WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 2-DA FEBARAAYO JANNAAYO 2016KA

0
Tuesday February 02, 2016 - 08:01:36 in Wararka by
  • Visits: 1736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO TALAADO 2-DA FEBARAAYO JANNAAYO 2016KA

    MADAXWEYNAHA OO DALKA KU SOO LAB TEY, KA DIB MARKII UU KA SOO QEYBGAL EY SHIR MADAXEEDKII 26-AAD EE MIDO WGA AFRIKA Madaxweynaha JF.Soomaaliya, Md. Xasan Sh.Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, ka dib markii uu M/Addis Ababa e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MADAXWEYNAHA OO DALKA KU SOO LAB TEY, KA DIB MARKII UU KA SOO QEYBGAL EY SHIR MADAXEEDKII 26-AAD EE MIDO WGA AFRIKA Madaxweynaha JF.Soomaaliya, Md. Xasan Sh.Maxamuud, ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, ka dib markii uu M/Addis Ababa ee dalka Itoobiya kaga soo qeybgaley Shir Ma daxeedkii 26-aad ee Midowga Afrika.

 

 

Madaxweynaha ayaa khudbad uu ka jeediyay Shir Madaxeedka, ayaa wax aa uu ka warbixiyey xaaladda dalka, dhinacyada si yaasadda , amniga iyo hannaanka doora shooyinka dhici doo na sannadkan 2016-ka.

Waxaa kale oo uu Madaxweynaha intii uu joogay Addis Ababa gud doomiy ay, shir madax eed ay isugu yimaade en dalalka Bariga Afr ika ee xubnaha ka ah Taliska Ciidammada Heeganka ee Bariga Afrika, iyadoo kulank aasina looga hadlayey xasaradda ka alo osan dalka Burundi.

Kulamadii ugu muhiimsanaa ee Ma daxw eynuhu la qaatay madaxda caal amka intii uu socday Shir Madaxeedka Midowga Afr ika, waxaa ka mid ah ku wo uu la yeeshay Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay, Madaxwe yna Masar, Ra’I isul Wasaaraha Itoobiya iyo diblomaa siyiin kale.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa wa xaa Garoonka Diyaaradaha ee Muqdi sho ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha BF, Md.Ma xamed Cusmaan Jawaari iyo mas’uuliyiin ka le oo ka tirsan laba da gole.

DHAMMAAD

WASIIRKA WARFAAFINTA OO NAYROBI KULAMO KULA YEESHAY DIBLOMAASIYIIN KALA DUWAN

W/W/Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiis ka ee DFS, Md. Maxamed Cabdi Xayir (Mareye ) iyo Agaasimaha Guud ee W/ Warfaafinta Md. Cabdirizaq Ali Yusuf (Bahlawi) ayaa kulamo looga hadlayay horum arinayo warbaahinta la qaatay diblo maasiin kala duwan oo fadhigoo du yahay magaalada Nayroobi.

Wasiirka ayaa dorraad kula mo la yeeshay Mas’uulka dhan ka Warbaah inta u qaabilsan Safaarada Mareykan ka Raym ond Stephens iyo mas’uuliyi in la socotay. Sidoo kale Wasiirka ay aa la kulmay Sean Brooks oo ah mas ’uul ka tirsan hay’adda USAID iyo Fowziyo Cali oo ka tirsan hay’ada AECOM oo mashaariic ka fulisa Soomaaliya.

Wasiirka ayaa mas’uuliyiinta uu la kulmay warbixin ka siiyay me el marinta xeerkii saxaafada Soomaaliya, qabashada shirkii warbaa hinta oo ay ka soo qeyb galeen maamulka goboleedyada ka jira dal ka iyo shirkii ugu danbeyay oo ay wasaarada qabatay bishii dham aatay oo looga hadlayay istiraatii jiyada warbaahinta ee shanta sa no soo socota. Wasiirka ayaa mas’uuliyiintaasi kala hadlay horumar inta warbaahinta Soomaaliya iyo sidii loo dhaqan gelin lahaa Istira atijiyada Warbaahinta Soomaaliya.

Wasiir Maareeye ayaa sidoo kale la kumay Madax Afrika ee hay’ ad da Xaquuqul Insaanka ee Human Rights Watch (HRW) oo ay ka wada hadleen tacadiyada loo geysto suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa u sheegay mas’uuli yiinta hay’adda xuquuqul insaanka in la soo qabtay gacan ku dhiiglayaashii dilay wariyaashii ugu danbeeyay ee la dilay,isagoo sheegay in la dilay qaar ka mid ah gacan ku dhiilayaashii,halka kuwa kalana dhawaan la dili doono, ka dib markii ay qirteen in ay fuliyeen dila lkaasi.

Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska Maxamed Cabdi Xa yir (Maareey) ayaa la filayaa in uu la kulmo Safiirada Finland iyo midowga Yurub (EU), isagoo maanta khudbad ka jeedin doonaa shi rka Kooxda Taageerta War baahinta Soomaaliya (Somali Media Support Group) oo ay hay’adaha iyo deeq bixiyeyaasha ku mide ysan yihiin.

IGAD OO UGU BAAQDAY DOWLADDA SOOMAALIYA INAY DHAMEYSTIRTO DHISMAHA MAAMULKA HIIRAAN IYO SH/DHEXE

Urur Goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay dha meystirto ho wlaha maam ul u sameyn ta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaa soo go goshi isa ay tallo magaala da Jowhar.

Shir Wasiir adda Arrimaha Dibadda IGAD ku yeesheen magaalada Addis Ababa ayaa waxaa loogu baaqay Xuk uumadda Soomaaliya inay dadaal dhe eri ah ku bixiso howlaha maa mul u sa meynta maamulka Hiiraan iyo Sha beellaha Dhexe, si shacabka labada gobol ay uga mid noqdaan dowlad gobole edyada hoos-taga dowladda Dhexe.

War si wada jir ah uga soo baxay Gol aha Wasiiradda IGAD ayaa loogu baa qay Madaxda dowladda inay xaliyaan muranada ka taagan shirka iyo ergada dhaliilsan sida ay wax u socdaan, isla markaana dhinacya da tabashada qa ba lagu qanciyo inay shir ka ka qeyb galaan.

Sidoo kale IGAD ayaa ugu baaqday dowl adda Federaalka inay sii wado wa da hada lada iyo dib u heshiisiinta ay ka dhex wado Maamulka Galmu dug iyo Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-ja meeca oo khilaaf ka dha xeeyo.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa 12-kii bishii tagt ay ee Janaayo ka furay magaalada Jo whar shirka maamul dhisida ee 2-da Gobol Hiiraan iyo Sh/Dhexe, inkastoo bilowgii shirkaas uu wajahay caqab ado ka imaanaya beelaha qaar oo qa adacay ka qeyb galka shirka.

Si kastaba ha ahaatee shirka Maam ul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa hakad ku jira, iyadoo Was aaradda Arrimaha Gudaha ay wado qorshayaal lagu xalinayo cabashada ay qabaan beelaha la bada gobol, sidii shirka dib loogu amba qaadi lahaa.

KULAN LA XIRIIRA AMAANKA GOBOLKA OO DHEXMARAY MADAXWEYNE XASAN IYO RW ITOOBIYA

Madaxweynaha Somaliya, Xasan She ekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaa raha dal ka Itoobiya, Haile Mariam De salegn ayaa shalay kulan gaar ah ku yeeshay magaal ada Addis Ababa ee Xar unta Dalka Itoobiya.

Kulankan ayay labada hoggaamiye kaga hadleen xiriirka labada dal, iskaa shiga dhinacyada Am maanka, Dhaqaa laha, Arri maha Bulshada iyo Kobcinta Kaabeyaasha Dhaqaalaha.

Dhanka Amniga Gobolka ayaa wax ay lab ada hoggaamiye hoosta ka xariiI qeen muh imadda isku-dubaridka hawl galka AMISOM ee Somaliya iyadoo bi shan dhamaadkeeda ay madaxda dal alka ay ciidamada ka jog aan Somal iya, kulan ku yeelan doonaan ma gaalada Jabuuti.

Sidoo kale, madaxweynaha Somal iya ay aa sheegay in Somaliya oo haat an kasoo kabsanaysa colaado muddo dheer kasoo socday, ayna diyaar u ta hay inay iskaashi iyo wax wada-qabsi buuxda la yeelato dala lka gobolka.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa isagana xusay inuu ku faraxsan yahay horumarka dhanka Siyaasadda ee So maliya, Dalkii suna uu doonayo inuu Ar ko Somaliya oo si buuxda u soo kab-satay, gobolkana kala shaqeysa amni ga, la-dagaalanka argagax isada, iskaa shiga dhaqaalaha iyo Adeegy ayada kale ee horumarinta.

Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sh. iyo R.W. Itoobiya, Haile Mariam Desalegn ayaa waxay kaloo ka wadah adlay kulan Ma daxeedkii dorraad dha maaday ee Midowga Afrika, oo laga soo saaray Go’aano wax lo oga qaba nayo Xasaradaha Qaaradda ka ji ra iyo Ajandayaal ku saabsan horumarka Afrika. Ugu dambeyntii, Kulankaan waxaa goob-joog ka ahaa Mas’uuliyiin ka kala So cday labada dhinac, wuxuuna ku soo dham maadey jawi is-af-garad leh

BOOLISKA OO SHEEGAY IN DEGMADA WARDHIIGLEY LAGA TUURAY MADAAFIICDII LAGU WEERARAY VILLA SOMALIYA

Taliyaha Ciidanka Booliska G/ Banaadir, General Cali Xersi Barre (Cali Gaab), ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in madaafiicdaasi laga tuuray Degma da Wardhiigley. Mada xtooyada Somali ya oo madaafiicda lagu weeraray waxay ku taallaa Degmadaasi. Taliyaha, ayaa wuxuu tilmaam ay inay baa ritaa no ku sameeyeen hal kii laga soo tuu ray madaafiicda, ayna xaqiijiyeen in la ga tuuray Degmada Wardhiigley.

"Waxaan ogaanay markii aan arrinta an baarnay in madaafiicda laga tuuray Degm ada Wardhiigley ee Gobolka Ba naadir, wax ayna ku soo dhaceen isla Degmadaasi.” Ayuu yiri Taliyaha.

Taliyaha, ayaa cadeeyay in rag la so cday gaari kuwa yar yar ah ay madaa fiic da tuu reen, isla-markaana ay ku ba xsadeen isla gaarigii ay wateen, ayna wadaan baaritaano ka dhan ah dem biilayaasha.

"Nimanka madaafiicda tuuray waxay wate en gaari nooca raaxada ah, mad aafiicda ka dibna waxay ku baxsadeen gaarigii ay wat een. Hadda waxaan wa dnaa hawlgal ka da ba tag ah, oo aanu ku raadineyno nimanka asi.” Ayuu yiri General Cali Xersi Barre.

Gen.Cali Gaab, ayaa cadeeyay in cunug yar uu ku dhintay madaafiic daasi, halka sid eed kalana ay ku dhaa wacmeen. Dadka ku dhintay, kuna dhaawacmay madaafiicdaasi ayuu ku sheegay inay shacab ahaayeen.

"Hal qof ayaa ku dhintay madaafiic da oo weliba cunug yar ahaa, sideed kalana way ku dhaawacantay. Dham maan dadkaasi wa xay ahaayeen ray id.” Sidaasi waxaa yiri Cali Gaab oo la hadlay Warbaahinta.

Iyadoo Taliska Booliska G/ Banaadir uu madaafiicdaasi ku eedeeyay Urur ka Al Shabaab, ayay hadana illaa iyo hadda si bu uxdo kaga hadlin eedeym ahaasi

MADAXWEYNE GAAS OO KA HADLAY UJEEDA DA KA DAMBEYSA TABABARKA CIIDA MADII UGU BADNAA EE PUNTLAND YEELATO

Maamulka Puntland oo maalmah aan wa day qorsheyaal uu difaacyo u ga samey sanayo degaa nada uu ka tal iyo ee Bad iyo berri isugu jira ayaa imi nka bilaa bay in tababar loo furo cii damadii ugu badnaa.

Madaxweynaha maamul goboleed ka Puntland C/Weli Maxamed Cali Ga as oo kormeeray xero ku taala magaa lada Boosa aso oo lagu tababarayo in ka badan Kun Askari ayaa khudbad u jeed iyay ciidamada tababarka u so cdo ."Waxa ugu muhiim san waxa weeya an in ciidamada loo tabab aro difaaca dalkiisa iyo wadan iyadda” ayuu yiri Ma daxweyne Gaas oo uga mahad celiyay dowla dda Imaaraadka Carabta taagee rade eda ku saabsan tababarka ciida madaasi.

Ciidamadaan oo isugu jira dhowr no oc ayaa waxaa ka mid ah qeyb loo tab abarayo ilaalada Badda iyo la dagaal anka kooxaha burcad badeeda sidii ay xeebaha Puntland uga difaaci lahaay een. Cutubyo kale oo ka mid ah ciidama da tababarka u socdo ayaa iyana ah kuwa Milateriga oo iyana loogu talo gal ay inay la dagaalamaan kooxaha arga gi xisada ah ee ku sugan degaanada Puntland iyo soo celinta amniga guud ahaan gobolada uu maamulku ka taliyo.

BANAANBAX DAD KU DHINTEEN OO SHLAY KA DHACAY BOOSAASO

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ayaa soo sheegaya in shalay uu dibadbax wa ta rabshado uu ka dhacay , waxaana jira khasaare dhima sho iyo dhaa waciyadoona Cii da nku ay ka hort agayaan dibad ba xa.

Dadka ayaa ka waday Banaanbaxa Laa miga, waxaana jira khasaare dhi masho iyo dhaawac, iyadoona wali ana la xaqiijin sida wax u dhaceen.

Warar horhdac ah ayaa shegeaya in hal ruux uu dhintay kaas oo wali ana naloo cad ayn dhinaca uu ka tirsan ya hay, dhanka kal ena waxaa dhawacyo qaba dad kala duwan.

Warar ayaa sheegaya in Dadka ban ana baxa wada ay ku soo hoos dhuun teen dad hubaysan kuwaas oo ciidan ka rasaaseey ay, walow aan wali laxaqi ijin taas.Dibad baxa ayaa lagu shee gay mid looga soo hor jeedo cadaalad daro la ga tirsanayo Dawla dda Puntl and, wax aana dhanka kale jira dad leh dano siy aas adeed oo qayb ka ah kacdoonka an.

BOKO HARAM OO 50 RUUX KU DILAY WE ERARO AY KA GEYSATAY WAQOOYI BARI NIGERIA

Ku dhowaad 50-ruux ayaa la soo wariyay in lagu dilay waqooyi bari dal ka Nigeria, markii dabley looga shak isan yahay inay taabacsan yihiin Boko Haram ay ka geysa tay weeraro qara xyo iyo ras aas isu gu jiray.

Sawirro laga soo qaaday dee gaan ka Dalori ayaa mu ujin aya dhismaya al la gu bay oo ku yaalla deegaank aas.

Dabka ka baxa yay deegaankaas ayaa laga arkayay ma gaalada Maidug uri oo qiyaastii 10-KM u jirta Tuulada as. Qof goob jooge ah ayaa sheegay in uu maqlayay caruur dab la qab ad-sii nayay, si doo kale dad kale oo ka bad baaday doorashada ayaa sheegay in wee rarka uu socday muddo saacado ah.

Wakaalada wararka ee Reuters ay aa soo tabinaya in dhimashada ay ka badan ta hay 50-ruux, ayna jiraan mey dadka 65 ruux oo la geeyay Isbitaa lada. Boko Haram ayaa weerar ka gey satay de egaano ka tirsan waqooyi bari Nigeria, halkaasoo lagu dilay boqolaal ruux.

MADAXWEYNAHA GALMUDUG OO KORMEERAY MID KA MID AH XERYAHA CIIDANKA XOOGGA

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed, ayaa shalay kormee ray qaybta 21-aad ee Ciid anka Xoogg a Dalka. Kor meeer ka uu mad axwaynaha Galmdug ku te gay xerada, ay aa waxaa ku wehliy ay xubno ka tirsan gol aha wasiirrada ee maamulka iyo mas’uul iiin kale, wax aa na halkaasi ku soo dhaweeyay Saraakiisha qaybta, isagoo salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan Ciidanka XDS.

Korneyl C/laahi Aadan Xuseen (Cirro) oo ka mid ah Saraakiishii halka asi ku soo dhaweysay Madaxweynaha Galmudug, ay aa ka warbixiyay xaal adda Ciidamada isag oo sheegay in sal dhigyo kala duwan ay ku leeyihiin Mag aalada Cadaado, tababaro gaagaaba na ay u socdaan qaar ka mid ah ciida mada.

Madaxwaynaha Galmudug C/kariin Xuse en Guuleed ayaa sheegay in qa ybta 21-aad ee cii danka XDS ay ka maamul ahaan la ka ashadaan waxya abo badan , isagoo xusay in dhawaan ay imaan doonaan saraakiisha sare ee xoogga dalka si ay uga halgalaan is ku dhafka ciidanka.

SOMALILAND OO SHALAY LAGA TUKADAY SALAADDA ROOB-DOON IYADOO ALLE LAGA BARYAY BARWAAQO

Dadweynaha Somaliland ayaa shalay u Dareertay Tukashada Salaadda Roob-do onka, taasoo ALLE looga ba ry ay inuu abaa raha ka jabiyo. Mada xweyne Siilaanyo ay aa magaalada Bu rco kala Qayb-galay tuka shadda sal aadda Roob doonta ah, Halka madax weyne ku xigeenkuna dadweynaha re er Harg eysa kala Qayb-galay. Salaad da Roob-doonta oo uu Madaxweynu hu kula Tu kaday Shacbiga Togdheer Garoon ka Kubb adda Cagta ee Alam zay Stadi um, oo ay igu soo baxen ku manaan ka mida shacbiga ku dhaqan magaalada Burco.Intii lagu gudo jiray u diyaar gar awga Salaada roobdoon ta waxa shacbiga la hadlay qaar ka mid ah culum mada Gobolka oo khudb ado kala duwan u jeediyay, kulana da rdaaray inay is cafiyaan oo ay alle dan bi dhaaf way di ist aan. Ugu danbayn, Madaxweyne Axmed Siilaayo ayaa gu ud ahaan sha cbiga Somaliland halkaa

uga duceey ey allena uga baryey inuu rax madiisa u shubo, kana soo furto abaaraha iyo biyo yaraanta. Sidoo kale Madaxwey nuhu waxa uu kormeer ku tegay goobo ay ka soc otay Diwaangelinta Codbixinta iyo Muwaadinka, waxaana goobahaasi warbixi mo ka siiyey dhalintii ama hawl-wad eenadii gacanta ku hayey shaqada iyo madax ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Gobolka Tog dheer Maxamed Aadan Qabo, Wasiirka Arr imaha Gudaha, Ca li Maxamed Warancade, iyadoo Siilaa nyo uu dadka ku dheerigeliyey inay is-diwaangeliyaan oo ay ka faa’iidaysta an Wakhtiga ay socoto Diwaan-gelin tu, si ay hadhaw u muujiyaan codkoo da ama Ka alintooda muwaadinimo oo ah mid waajib ku ah qofkasta oo u dhashay Somaliland

Sidoo kale, Madaxweyne ku xig eenka Somaliland, Cabdiraxmaan Say lici oo Ha rgeysa kula Tukaday Salaa dda Roob-doon ka Dadweynaha ayaa kula Dar-daarmay in ay Is-cafiyaan, isla markaana ilaahay ka bar yey inuu Roo b khayr qaba siiyo. Labaddii maalmo od ee u dambeeyey ayaa waxa dee gaano ka tirsan Somaliland ka da’ayey roob ka xayska loo yaqaan oo si tiix-tiix ah uga da’ayey magaalada Hargeysa & waqooyiga, waxana cirka isku gada amay daruuro dad kii reer xoolaha dha qada u rajaysay inay abartii kajabtay.

SOOMAALIYA IYO KENYA OO KALA SAXIIXDEY HESHIIS ISKAASHI

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Kenya, ayaa xarunta Mi dowga Afrika ee magalda Addis Ababa ku kala saxiixdey heshiis iskaashi oo 2-da dal ay dhinacyo bad an uga wada shaqeyn doo naan. Guddiga Wadajirka ah ee Is kaashiga 2-da dal (Joint Commission of Cooperation (JCC) ayaa kaalin we yn ka qaadan doona xoojinta iskaashi ga labada waddan.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee DF ee So omaaliya, Dr Cabdisalaam Had liye Cumar oo heshiiskan u saxiixay dhanka Sooma aliya ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan ka kororsan doonto heshiiskan

. Wasiirka ayaa she egay in heshiiskan oo markii ugu hore ysey ay 2da dal kala sax iixdeen sann adkii 2005, uu yahay mid shan tii sanna ba dib u eegis lagu sameeyo, si loo da rso baahiyada muhiimka ah ee jira iyo wixii qabsoomay.

Dhanka dalke Kenya, waxaa he shii skan u saxiixday Wasiirka Arrim aha Dibedda Am ina Mohamed Jibril, oo iya na sheegtay in la bada dal ay isu baa han yihiin, wax badanna ay iska kaa shan karaan. Sida uu dhigayo heshiis ka Guddiga Wadajirka ee Iskaashiga 2 dadal ayaa saxiixa wasiirrada ka dib, an sixinta heshiiskan si uu dhaqan gal u noqdo, waxaa iska leh madaxweyna yaasha 2da dal. Waxaana mustaqbal ka dhow la filayaa in 2-da ay qalinka ku Duugaan heshiiskan.Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo madaxwyenaha dowladda Kenya md. Xasan sheekh iyo uhuro kenyata Dhammaad

KENYA OO SOO IIBSATAY BAABUUR DAGAAL OO CASRI AH

Dowladda Kenya, ayaa waxay shalay soo bandhigtay gaadiid casri ah oo loogu talla-galay Ciidamada Qalabka Sida. Waxaana gaadiidkan loo adeegsadaa in lagu daabulo askarta iyo in lagu dagaal galo.

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Ke nyatta oo ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigay gaadiidkaasi, ayaa waxaa la arkaayay isagoo fuulaaya mid ka mid ah gaadiidkaasi, isla-markaana saaran halka uu fuulo askariga gaandhariga ah.

Madaxweynaha Kenya oo ka hadlaa yay gaadiidkaasi, ayaa wuxuu ku sheegay ku wo loogu talla-galay in lagu suggo am maanka, isagoona qaba inay kor u qaadi do onaan xoojinta amniga. Madaxweynaha wax aa uu tilmaamay in gaadiidkan ay adeegsan doonaan Ciidanka Booliska Kenya oo qura, hase ahaatee waxaa jira warar sheegaaya in loogu talla-galay Ciidanka Militariga Ke nya ee ka hawlgala Somaliya.

Inkastoo aanay Kenya si rasmi ihi u cad ayn dalka ay gaadiidkan ka soo iibsatay, ay aa waxaa hadana la dhihi karaa tani waxay ku soo beegmaysaa, xilli Kenya askar fara-badan looga laayay weerarkii 15-kii bishii January ka dhacay Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo. Xukuumadda Nayroobi iyo Taliska Militariga, ayaan illaa iyo hadda sha acin tirada rasmiga ah ee askartooda looga dilay weerarka, ay Al Shabaab kula waree gtay xeradii ay ku lahaayeen Degmada Ceel cadde.

Al Shabaab oo ka hadashay tirada ay Cii danka Kenya kaga dishay weerarkaasi, ay aa waxay ku sheegtay in ka badan 100 as kari. Al Shabaab waxay kaloo sheegtay in 12 kalana ay gacanta ku dhigtay, iyago nool.

BAARLAMAANKA OO AKHRINTA SADDEX AAD MARIYAY SHARCIGA QAXOOTIGA

Xildhibaananda baarlamaanka Feder aalka ah ee Soomaaliya ooshalay kulan ku yeeshay xar unta golaha shacabka ee maga alada Muqdisho, ayaa akhrinta 3aad mari yay hindise sharciyeedka Sharciga Qaxoot iga, iyado akhirnta koowaadna mariyay Hind ise sharciyeedyada Xanaanada xoolaha.

Mudanayaasha baarlamaanka ayaa mar kii ay kulanka soo xaadireen waxa ay amba qaadeen ka doodista sharciyada horyaalla.

Xildhibaan Cabdalla Boss oo ka tirsan Guddiga arrimaha gudaha ee Baarlamaan ka ayaa Xildhibannada u sharxay muhiimad da uu Hindise sharciyeedkan u leeyahay dal ka, isagoo ka codsaday inay meel mariyaan sharcigan.

Intaas ka dib mudanayaasha baarlamaan ka ayaa guda galay akhrinta koowaad ee Hi ndise shar ciyeedka xanaanada Xoolaha, iya doo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xool aha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid uu baarlamaanka u faah faahiyay sharcigan, isagoo tilmaamay inuu ahmiyad u leedayahay dalka.

Wasiirka ayaa Xildhibaananda ka codsa day in sharcigan oo ka kooban 14 cutub, marka ay u dhamaato akhrinta loogu talaga lay iyo tallooyinka Xildhibaannada ay meel mariyaan, isagoo xusay in uu ka qeyb qaad an doono horumarinta xoolaha dalkeena oo uu ku sheegay inay yihiin Kheyr aadka la hu bo.

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar oo shir guddo ominayay kulankii maanta ayaa Xildhibaannada ka maqan shirka ka co dsaday inay yimaadaan shir arka baarla maanka, maadaama ay horyaalaan sharciyo muhiim ah.

WAXGARADKA BOBOLKA BANAADIR OO KULAN AY YEESHEEN KAGA HADLEEN IN XUQUUQDOODA AAYA KA TALINTA G/ BANAADIR {WARS AXAADEED}

Kulankaan oo ay ka soo qeyb gale en inta bad an odaayaas ha iyo wax gar adka gobolka bana adir isla markaan lo oga soo horjeed ay go'aan nadii ka soo baxay shi rkii madashada wada tashi ga Qaran ee dha waan ka dhacay ma gaalada muqdisho ay aa shalay lagu qabtay magaalada muqdisho

kulnkaa ayaa inta shirka uu oscday Oda yaashu waxaa ay muujiyeen han naan ka ay ula dhacs aneyn xilligaan go’aaanada ka soo baxay qaarkood iy agoo dhinaca kalena mu ujiyey in xaqii Gobo lka Banaadir uu ku lahaa awood qeybsiga nidaamka fedraalka ee soo maaliya aanu gobolka Bana adir helin

Haddaba Qaar ka mid ah Wagardkii kula nkaasi ka hadlay oo uu ka mid a haa :-Mal aaq Cali Mal aaq Maxamed Malaaq Wehliye oo ah Malaaqa Xamar iyo Xamar daye wa xaana hadaladiisa ka mid ahaa:-

"wax Caddaalad Darraa Ummadda Soom aaliyeedna Ma Aqbali Karto Ann aguna ma Aqbali kar nno, mana qaad an karnno mana dooneyso, Sababtoo ah, maxaa yeelay gob olkaan banaadir dad ummada soomaal iyeed oo dhan ah ayaa ku nool gobollada 18-ka ah ay uuna la mid yahay, xuquuqda ay leeyi hiin oo kale ayuu leeyahay gobolka Ba naadir, waxaa sidaas yiri Malaaqa xa mar iyo xamar daye

Dhinaca kale Nabadoon CaliBakeeri ayaa isagana waxaa uu ka yiri kulan kaa "Gobol kaan Banaadir Waxaa Deg gan Dad Fara Badan oo Soomaali ka kooban haba loo soo kala horeey ee, haddana xaqoodii lama she egin halka as ayaad mooddaa in hoos la ge liyey taas ayaana dadkaani u cuntami wey say.

Dhanka kale kulankaa gabagadiisa ayaa waxaa laga soo saaray warsax aafadeed la gu muujiyey in dadka ku nool gobolka ban aadir aanay la dhac saneyn go'aanadii ka soo baxay shirkii madasha wada tashiga Qa ran ee ka dhacay madaxtooyada Soomaal iya wa rsaxaafadeedkaas oo uu Kulankaa Akhrinayey Xasan Maxamuud Axmed {Xas an Fanax} ayaa ahaa sida tan:-

1-in dib loo saxo go'aankii ka soo baxay m adasha qaran maadaama uu ahaa mid qil aafsan Dastuurka iyo quu uqda dadka ku nool Gobolkan Ban aadir

2-waxaan ka codsaneynaa Beesha Caal amka in ay aad uga fee jignaato Tallaaboo yinka lagu marin habaabin ayo ee lidka ku ah Dastuurka iyo Xuqu uqda Shacabka deg gan Gobolka Ban aadir

3-Ka maqnaanshaha Maamulka Gobol eed ka Banaadir ee hannaan Siyaasad da ee Dalka wuxuu horseedi karaa Jahwareer iyo Xasiloonni darro.

4-Waxaan ugu Baaqayaa Dadka Deg gan Gobolka Banaadir in ay si degdeg ah isugu yimaadaan si ay ugu tashad aan Aayaho oda

XIGASHO:-HONCBLE-TV

XAFALAD LAGU TAAGEERAAYO GUDOOMI YAHA BARLAMAANKA MAAMUL GOBOLEE DKA KOOFUR GALBEED

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada goteborg iyo jaaliyadda dal lada koofur galb eed ee swedhen ayaa waxay si wadajir ah u soo qabanqa abi yeeen xafalad lagu taag eeraayo gudo omiyaha barlamaanka maa mul gobol eedka koonfur galbeed Mudane Ca bdulqaadir Shariif Sheekhuna, xafladaas oo ka dhacday magaalada gothen berg. Aa dan Maamed oor iyo Mudane Ca bdulqaadir Axmed Sheef Sagaareey oo ah Afhayeenka Guud ee Dalladda Koofur galbeed ayaa ku soo dhaweey ey dadkii ka soo qayb galay xafladaas oo isugu jiray odayaal, culumo, siyaasiyiin, ray iyo dumarba leh,Aadan oor ayaa wuxuu ka sheekeeyey aqoonta uu u leeya hay C/qadir Shariif wuxuuna cadeey ey in Gudoomiyaha la doortay uu yahay sha qsi daacad ah, howlkar ah,leh aqoon iyo wa ayo aragnimo uu ku guto xilkaas loo doo rtay, Mr C/qaa dir Axmed Sagaareey ayaa isna mar uu ka hadlaayey aqoonta uu u lee yah ay gudoomiyaha wuxuu sheegay in C/q aadir shariif uu yahay aqoonyahan dhaliny aro ah kana soo jeedo qays siy aasiyiin iyo halgamayaal ah kuna soo koray guri siyaasad iyo aqoon yahan waana shaqsi mudan xilkaas lehna aq oon iyo karti uu ku guto xilkaas.

Olof Johansson oo ah masuul ka sha qeeya arrimaha is dhexgalka ayaa waxa hadaladiisi ka mid ah in ay tahay wax lagu faano shaqsi deganaa maga aladaan got henborg in uu masuul ka noqdo xil heerkaas ah wuxuuna u raje eyey C/qaadir shariif nas iib wanaag san.

Shiikh Cabdirahman Shikh Muxidiin oo is na wacdi diini ah halkaas ka jeedi yey ayaa wuxuu isna ku dheeraaday aqoonta uu u leeyahay Gudoomiyaha wuxuuna sheekhu sheegay in maamu lka Koofur galbeed ay doorteen masu ulkii ugu haboonaa marka la fiiriyo xaal adda uu dalka hadda ku jiro.

Waxaa intii ay xafladaas socotay kha dka telefoonka ugu mahadceliyey taag eeradaas gudoomiyaha baarlamaanka koofur galbeed Mudane C/qaadir Sha riif .Jaaliayadda soom aaliyeed waxay cambia reeyeen weerarkii wuxu uushnimada ahaa ee kooxda nab ad,nolol iyo horumar diidka ah ay ku qaadeen 21kii janaayo 2016 goob ku taalo muqdishoow oo ay ku wada na sa naayeen dad shacab ah oo ka nas aayey shaqdii usbuuca , weerarkaas

waxaa ka dhashay dhimasho, dhaa wan iyo in caruur ku waayaan wa alidkood,Jaaliyadda waxay la qaybsa na ayaan xauunkaas eheladii iyo qaraa badii dadkaas, Jaaliyadda waxay ham balyo iyo bogaadin halkaas uga soo je ediyeen ciid amada qaranka, gaar ah aan kuwa ka how lgala sugidda amniga sida geesinimada ah oo ay naftooda ugu hureen in ay ka horta gaan una dif aacaan sharfta iyo xaqa muw adinka soomaaliyeed

Jaaliyadda waxay ilaah ugu barye en intii ku dhimatay weerarkaas in uu illaah u naxariisto inta dhaawacana uu ilaah siiyo caafimaad. Kulankaas wax aa dadkii isugu yimid ay si wadajir ah u soo dhaweeyeen u na taageereen go,aankii ka soo baxay gol aha mada sha wadatashiga qaran oo ahaa qaab ka uu noqonaayo doorashada 2016.

Dadkii badnaa ee goobta ka had lay waxay dhamaantood caddeyeen in Mudane C/qaadir Shariif Sheekhunaa uu yahay sha qsi leh asluub, aqoon, ka rti iyo dad la dhaq an wanaagsan waa yna u rajeeyeyeen in uu ilaah la garab galo xilkaas waxayna kuladar daarmeen in uu xilkaas u guto si daaca dnimo ah.

DOWLADDA SOMALIYA OO DALKA MAREYKAN KA KA HIRGELISAY XARUN LAGA QAATO BASABOORKA SOMALIGA

Waxaa markii ugu horeysay dalka Marey kanka laga hirgeliyay xafiisay shacabka So maliyeed ka qaadan kar ayaan basaboorka Somaliga. Dadka Somaliyeed ee ku nool dalka Mareyk anka, isla markaa na aan weli la siin sharciga wayn ee dalkaasi ayay tani fursad u tahay.

Taliyaha Laanta Socdaalka & Jinsiyada ha Somaliya, General C/laahi Gaafow Maxamuud, ayaa waxaa uu bidhaamiyay in si rasmi ah ay xafiis kaga furteen wadanka Mareykanka.

Taliyaha, ayaa sheegay in xafiiskan uu bixin doono basaboorka Somaliga, ayna ka faa’iideysanayaan dadka Somaliyeed, ee u baahida qaba inay hellaan basaboorka dalkooda.

Taliyaha oo Warbaahinta kula hadlay Mag aalada Muqdisho, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday laga billaabo toddobaadkan in si buuxdo uu u hawlgeli doono xafiiskaasi.

General C/laahi Gaafow Maxamuud, ay aa qaba in xafiiskan uu dabooli doono baa hida ay dadka Somaliyeed u qabaan inay hellaan amaba qaataan basaboor Somaliga, sida uu yiri.

Magaalada Muqdisho, ayaa ah xarunta ugu wayn ee laga bixiyo basaboorkan, waxa ana Gar oonka Aadan Cadde laga hirgeliyay qalab casri ah, oo toboneeyo daqiiqo ku soo saari kara bas aboor cusub.

QM: CIIDANKA NABAD-ILAALINTA MIDO WGA YURUB XAD-GUDUBYO AYAY KA GEYSTEEN BARTAMAHA AFRIKA

QM ayaa shaacisay inay heshay mar kale eedeymo cusub oo ku saab san xad-gud ubyo ka dhan ah Xuquuq da Aadanaha oo ay ku kaceen ciid an kii nabad-ilaalinta Midowga Yurub ee EUFOR ee Hawlgalka u joo gay Dalka Bart amaha Afrika.

Warbixinta QM ayaa lagu sheegay in gabdho ay da’doo du u dhexeyso 14 illaa 16 sano ay cii damada ka socda dalka Gerogia ee Qaybta ka Howl-gal ka Nabad-ilaa linta ee EUFOR ee Bartamaha Afri ka. Sidoo kale, ciidamada Faransiiska ee iy aguna qayb ka ah ho wlgalka ayaa wax aa la sheegay inay Xad-guduyo u geysteen Ga bar Todd oba sano jirta iyo sagaal wiil ay ku la kace en Xad-gudub yo kufsi ah.

Ciidankaas ka socda Midowga Yur ub ayaa waxaa waddankaas loo geey ay sidii ay u soo af-jari lahaayeen cola da u dhexee ya Muslimiinta iyo Masiixi yiinta xukunka wa ddankaas isku hayay sannadihii lasoo dha afay.

Dagaallada u dhexeeyay Maleeshiyooyin ka Muslimiinta & Kirishtaanka ah ayaa billowday Markii Xoogagga Muslimiinta ah ay xukunka ka tuureen Sanadkii 2013-kii ma daxweynihii Jam huuriyaddaas oo Kirishta an ahaa, taa soo keentay inay ka gadood aan koox da Masiixiiga ah, halkaasna ay ka dha caan dagaallo ay dad badani ku Naf-wa ayeen.

Xad-gudubyadaan Kufsiga ah ayaa wax ay ka dhaceen kaam ay daggan yi hiin Bar akacayaal oo ku yaalla meel garoonka diy aaradaha magaalada Ban gui ee caasim adda Afrikada Dhexe bartankii sannadkii 2014-kii, balse wa xay dibadda u soo ba xeen toddobaad yo ka hor markii wareysi lala yeeshay kooxo ka tirsan QM oo boo qday dalk aas.

Mas’uulka Sare ee Hay’adda QM. ee Xu quuqda Aadanaha, Zeid Raad Al-Hussein ayaa xusay inuu aad uga na xay eedeymah an cusub ee lasoo shee gayo in ciidamada nabad-ilaalinta ah ee Midowga Yurub ay ka geysteen dal ka Bartamaha Afrika.

Bishii December ee Sannadkii hore ee 2015-kii ayay guddi Madax-banna an ayaa waxay ku eedeeyeen QM inay wax ka qab an wayday eedaha la xiriira xadguduby ada ay geysanayaan ciid amada ku sugan Bart amaha Afrika ee ka kala socda Dalalka; Fra nce, Equato rial Guinea iyo Chad.

Dowladda Faransiiska ayaa waxay bishii Decmber ee sanadkii 2013-kii u dirtay Barta maha Afr ika 2,000 oo Ask ari kuwaasoo ka horreeyay kuwa Q/M waddankaas oo ay Faransiisku gum eysan jiray, si xxaaladihii ka taaganaa wax uga qabtaan. Ugu dambey ntii, Wa xaana Howsha Nabad-ila alinta Dal ka as si toos ah ula Wareegay Bishii Sep te mber ee Sannadkii 2014-kii Ciidamo ka so cda Q/M.oo ay Tiradoodu gaaray so 10,000 oo Askari.

QARAMADA MIDOOBE OO KA DIGTAY MID LA MID AH RABSHADIHII MAANTA KA DHACAY MAGAALADA BOOSAASO

UNSOM, Xafiiska Qaramada Midoobe Somaliya, ayaa waxaa uu cambaareeyay ra bshadihii shalay ka dhacay Magaalada Boo saaso Ee Xarunta Gobolka Bari.

Ciidanka Booliska Ma gaalada Boosaaso, ayaa waxay maanta laba qof ku dileen Mag aaladaa si, halka toddobo kalana ay ku dhaa waceen. Ta ni waxay ka dambeysay markii ay Boolisku ka hortaggeen dad bannaanbax nabdoon isugu soo baxay.

Waxaa soo baxaaya warar sheegaaya in bannaanbuxu uu soo qaban qaabiyay C/s amad Maxa med Gallan, Gudoomiyihii hore Gobolka Bari, kaasoo dib ugu soo laabtay Magaalada Boosaaso. Cii danka Booliska oo galabta weeraray hoyga uu Magaaladaasi ka degan yahay C/samad Maxamed Gallan ayaa waxay iska caabin kala kulmeen ilaa ladiisa, inkastoo aan la garanayn khasaar aha ka dhashay iska horimaadkaasi. Boolis ka waxay ugu dambeen gacanta ku soo dhi geen, oo ay xabsiga u taxaabeen Mr. Gal lan.

Wakiilka Qaramada Midoobe Somaliya, Michael Keating oo cambaareeyay rabsha dahaasi, ayaa waxaa uu ka digay mid lamid ah rabshadaha maanta dhacay Magaalada Boosaaso. Wakiilka, ayaa wuxuu cadeeyay in Qaramada Midoobe ay cambaareynayso wax kastaa oo ku lug leh inay qalal aaso dhacaan, isagoona dhinacyada ku lugta leh rabshadaha Boosaaso ugu yeeray inay xaaladda qaboojiyaan.

Michael Keating, ayaa hadalkan ku sheegay qoraal uu caawa ku daabacay bog ga uu ku leeyahay Shabakadda Bulshada Xiriirisa Twitter.

Puntland, ayaan illaa iyo hadda ka hadlin shaqaaqada ka dhacday Magaalada Boos aaso. Xiis adda ku soo korortay Boosaaso waxay ku soo beegmaysaa, xilli uu ku su gan yahay Madaxwe ynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas.

Q/ MIDOOBAY OO KA DALBATAY MASAR INEY SII DEYSO WIIL SOOMAALI AH

QM ayaa ka dalbatay dowladda Masar inay sii deyso wiil yar oo Soomaali ah oo u xiran muddo lix bilood ah.

Wiilka oo lagu ma gacaabo Yuusuf Ma xamed Aadan, da’d iisuna ay tahay 17 jir ayaa Masar lagu xiray, horraantii bi shii Juun ee sannadkii hore. Warbixin ay soo saartay hay’ adda Qaramada Mi doobay u qaabilsan caruurta ee UNICEF ay aa lagu sheegay in wiilka yari dalkiisa uga soo qaxay amni darro. sidoo kale warbixinta ayaa lagu xusay in Yuuuf uu dalkiisa hooyo ka qaxay markii malleeshiyadka Al-Shabaab ay dileen walaalkiis.

Warbixinta ayaa waxaa kaloo lagu xusay in Masar ay ku xiran yihiin carruur qaxooti ah oo ay tiradoodu gaarayso 50,kuwaasoo 25 ka mid ah ay qaxooti ahaan u diwaaga nshan yihiin. Ciida mada amaanka dalka Ma sar ayaa xiray bishii July ee sanad kii 2015-ka Yuusuf Maxamed Aadan oo ah muwaa din Soomaaliyeed, waxa uuna wiilkan ku xir an yahay xabsiga Qarmuus ee ku yaal magaalada Alexa ndria.

CALI GUREEY OO SHEEGAY IN SOMALILAND AYSAN KA MAARMI KARIN SOMALIYA

Guddoomiye kuxigeenka 3aad ee Xisbiga UCID ayaa sheegay in Somaliland aysan ka maarmi karin Somaliya bacdamaa ay dad ka Somaliland isticmaalaan baasaboorka Soomaaliya.

"Aniga waxaan heystay Baasaboor ka Soomaaliya, dad badan oo Somaliland ah oo dibadaha ka shaqeeyana waxay isticma alaan baasaboork Soomaaliya bacdamaa aan la aqoonsaneyn baasaboorka Somalila nd”ayuu yiri Cali Gureey oo sheegay in ba asaboorka Soomaaliya uu si leen hoose ah ama suuq madow ah uga joogo Hargeysa 200$, halka marka ay Garowe ka doon taan na uu qiimuhu ku gaaro 800$.

AQAL SARE XILLIGIIS LAMA JOOGO {Faallo}

Saddex sababood dartood waxay iigu muuqataa in aan la joogin xilligii la dhisi lahaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

astaanta-qaranka

Qaabka la go’aansaday in loo dhiso Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu lid ku ya hay Midnimada Soomaaliya, wuxuu garabmarsan yahay Dasuurka Dalka, wuxuuna horseedi karaa xasillooni darro siyaasaadeed.

Somaliland Dowlad Goboleed ma aha Aqalka Sare waxaa qorshuhu ahaa in la dhiso marka ay dhammaystirmaan dhismaha Dowlad Goboleedyadu. Xataa midda Hiiraan iyo Shabee llada Dhe xe oo aan weli dhalan haddii lagu daro, Dowlad Goboleedyadu wax ay ka dhismeen oo keliya Gobollada Koofureed ee magaca Qarammada Midoobay uu Talyaanigu ku gaarsiiyay xorn imada.

Waxaa ka maqan Gobollada Woqooyi oo Ingiriisku gumeysan jiray ee Hargeysa ay caasimadda u tahay.

Khaatumo oo Gobolladaas ka tirsan laakiin Midnimo doon ah, waxay ku dhawaaqday Dowlad Goboleed ah qaab aan aad uga du waneyn sida kuwa Koofurta qaarkood ay ku billowdeen. Hadd ana Federaalku ma aqoonsana kana mid ma ahayn Madasha Wadat ashiga, kamana mid ahaan doonto Dowladaha Xubnaha ka ah Soomaaliya ee kuraasta qeybsanaya.

Somaliland inteeda kalena awalba diyaar uma ahayn in ay qeyb ka ahaato Baarlamaanka Soomaaliya, marka laga tago mas’uuliyiin ayagu iskood midnimo doon u ah.

Markaa Somaliland oo dhan waxaa laga soo qaaday in ay la miisaan tahay hal Dowlad Gobol eed oo ka mid ah Shanta Koofurta. Taas waxaan u arkaa in ay meel ka dhac ku tahay Soomaalida woqooyi oo dhan. Waxayna sii fogeyneysaa Midnimada Soomaaliya, hadiiba ay rajo laga qabi lahaa in maalin uun la is afgarto.

DASTUURKA YAAN LA REED MARIN

Sida ay madashu u qoondeysay in kuraasta Aqalka Sare loo qeybsado waxay khilaafsan tah ay Dastuurka.

Dastuurku wuxuu qorayaa in loo baahan yahay in ay Dowlad Goboleedyadu ay ku yeeshaan Aqalka Sare kuraas is tiro le’eg. Laakiin hadda markii si siman loo qeybsaday ayaa lix kursi oo soo hartay loo bixiyay qaab aan loo hayn qiil Dastuuri ah oo looga haro.

Dastuurku waxaa uu qabaa in murashixiinta u tartamaya Xubinnimada Aqalka Sare ay ka yimaadaan dhammaan 18 – ka Gobol ee dalka, taas oo hadda go’aanka soo maxay uu baal maray.

Midda kale, Dowlad Goboleedyada hadda jira ma ahan ku wa la hubiyay in ay buuxiyeen shuruudaha Dowlad Goboleed lama na yaqaan soohdimahoodu meesha ay dhacaan.

Xamar lama Xaqiri karo

Gobolka Banaadir oo ka kooban 17 Degmo, cod kuma laha Aqalka Sare!

Haa, waa dhab oo hal kursi kuma laha.

Taasi ma ahan wax maangal ah. Dadka qaar u qaba in ay si aqoon iyo waayo aragnimo leh u hadlayaan laakiin aan ogeyn in wax aan isku nooc ahayn aan la isbarbardhigi karin ayaa ku dooda caasimadda Mareykanku, Washington, kursi kuma laha Aqalka Sare ee Mareykanka, Muqdisho-na waxba kama duwana.

Marka laga soo tago taariikhda Washington Kursi ugu yeelan weyday Aqalka Sare, wakiilkeeda Aqalka Hoose-na aanuu u lahayn xuquuq cod oo la siman inta kale, Washington iyo Muqdisho tirada dadkoodu kala badan, dalalka ay caasimadaha u yihiinna kala dad badan. Muqdisho laba jeer ayay ka dad badan tahay Washington.

TASTUURKA Midda kale waxaan isu dhigmin saamiga ay dadka Washington ka yihiin tirada guud ee Mareykanka oo ah 318 milyan iyo saamiga ay Muqdisho ka tahay tirada aan la hubin ee qiyaas ahaan u dhexeysa 10 ilaa 15 milyan oo Soomaali ah.

Dadka Washington waxay tirada guud e dadka Mareykanka ka yihiin 0.21%. Laakiin Muqdisho waxaa ku nool, inkasta oo aanay muran la’aan ahayn, in ka badan 10% tirada guud ee dadka Soomaaliya.

Federaalku hadduu isku dayo in uu xuquuqda Muqdisho iska indha tiro, ma hubo in uu iska indha tiri karo dakhliga canshuurta Muqdisho ka soo gala.

Markaa inta la soo saarayo xeerka laga seexday ee qeexaya maqaamka Caasimadda, waxaan qabaa in aan lagu xad gudbin xuquuqda dadka Muqdisho deggan.

Gunaanad

Saddexdaas qodob oo aan kor ku sheegay, waxay muujina yaan in qaabka la doonayo in loo dhsio Aqalka Sare ee lagu go’a amiyay Madasha Wadatashigu uu halis ku yahay midnimada Soo maaliya, xad gudub ku yahay Dastuurka uuna horseedi karo qalal aase siyaasadeed.

Sidaa darteed waxaan qabaa in dib loo dhigo dhismaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Qalinkii Yusuf Garaad

Xigasho:-Somaliweyn.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip