Macalinka kooxda Manchester United ayaa aragtidiisa ka dhiibtay kadib markii ay kooxdiisa qori tuurka UCL ku dhaceen kooxda Barcelona.
Manchester United ayaa wajihi doonto kooxda Barcelona iyadoo lugta koowaad uu ka dhici doono garoonka Old Trafford 10 bisha April.
Manchester United interim manager Ole Gunnar Solskjaer applauds on the touchline during the Premier League match at Old Trafford, Manchester.
Muxuu macalinka kooxda Manchester United ka yiri isku aadka wareega 8aad ee UCL iyo iney Barcelona ku dhaceen?
Macalinka kooxda Manchester United ayaa aragtidiisa ka dhiibtay kadib markii ay kooxdiisa qori tuurka UCL ku dhaceen kooxda Barcelona.