Share with your friends via email
Muxuu macalinka kooxda Manchester United ka yiri isku aadka wareega 8aad ee UCL iyo iney Barcelona ku dhaceen?
Macalinka kooxda Manchester United ayaa aragtidiisa ka dhiibtay kadib markii ay kooxdiisa qori tuurka UCL ku dhaceen kooxda Barcelona.