
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 26-KA FEBAARYO 201-KA
GABAR KALE OO LAGU LA’YAHAY M/G/KACYO IYO WARARKII UGU DAMBEEYAY
Wararka aan ka heleyno M/Gaalkacyo ee Xarunta G/nudug waxa ay sheegayaan in hal kaasi Gabadhii 2aad oo da’yar ah lagu la’ya hay. Waxaa la sheegay in gabadhan ay Qoys keeda ka maqan tahay muddo 3maalmood ah,isla markaana aan la Ogeyn halka ay Jaan iyo Cirib dhigtay gabadhaas.
Dadka ku sugan Magaalada Gacyo oo aan xiriiro ka la la sameeynay ayaa wabaahinta waxa ay u sheegeen in Gabadha la la’yahay lagu magacaabo Hani Maxamed Warsame Da’ahaana ay jirto 13sano. Sidoo kale Ehe lada gabadha maqan ayaa dadka deegaanka Magaalada Gaalkacyo ka Codsay in lala baadi goobo Gabadhoo da,isla markaana haatan ay ka walwalsan yihiin halka lala aaday.
Arrintaan ayaa ku soo aadeysa,kadib markii shalay subax Meydka Gabar Yar oo la la’aa laga he lay Xaafad ka tirsan Koonfurta Magaalada Ga alkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, taasi oo la dilay. Gabadha yar oo jirta 12sano ayaa wa xaa lagu Magacaabi jiray Allaha u Naxariistee Caa;isha Ilyaas Aadan,waxaana la sheegay in la dhigay Mey dkeeda Gurigooda Hortiisa, is la markaana maalma haan ay Reerkeeda ka maqneyd oo ay baadi goobayeen.
Taabit Cabdi "Waxaa noqonay bulsho gum aad u joog ah oo baraaruga ku yar yahay”
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Max amed ayaa si kulul u cambaareeyay falkii Shalay lagu laayay Haween ka shaqeynayay howlo nadaafadeed iyo dhacdadii naxdinta la heyd ee gabadhii lagu kufsaday Gaalkacyo, kadibna la dilay. "Wixii Shalay ka dhacay inta u dhaxeysa Afgooye iyo Muqdisho ee lagu lay ay 8 qof oo ka shaqeynayay howlo nadaaf ade ed, oo dumar u badnaa iyo kufsiga, jariimada iyo dilka Caisha loogu geystay Gaalkacyo waa bartilmaameed ka dhan ah dadka birimagey dada ah, gaar ahaan dumarka”ayuu yiri Taa bit Cabdi Maxamed.
Taabit oo sii hadlayay ayaa yiri "Gudaha ayaan ka gubanayaa, mana hayo ereyo aan ku qeexo kuwa geystay falalkaas naxariis dara da ah. Waxaan tacsi u diraya dhamaan dadka ehelka ah ee sida hoose ay u taabteen dhacd ooyinkan madoow” "Waxaa noqonay bulsho gumaad u joog ah, oo baraarugu ku yaryahay, sidaa darteed waxaan codsanayaa in si walb aba laga falceliyo dhacdooyinkaan, oo aan la aqbalin iney sii socdaan”ayuu yiri Guddoomiyi hii hore Gobolka Banaadir.
Dhacdooyinkii shalay ka dhacay duleedka Muqdisho iyo Gaalkacyo ayaa noqday kuwo dad badan uurkutaalo ku reebay, gaar ahaan gabadha yar ee sida arxan darada loogu kuf saday Gaalkacyo, lana dilay. iyo waliba mid ka le oo la la yahay rerrkooda 3 maalmood ay ra adinayaan taasi waa wax laga xumaado
MADAXWEYNE LAFTA GAREEN OO KA HADLAY SHACAB LAGU LAAYAY SH.HOOSE.
Madaxweynaha DG K/Galbeed Cabdi Casi is Xasan Maxamed Lafta Gareen oo la hadlay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay dad shacab ah oo shalay lagu laayay deegaanka Xaawa Cabdi ee Gobalka Shabeelaha Hoose.
Waxaa uu sheegay madaxweyne Lafta Gar een inuu aad ugu xunyahay falkii ka dhacay Sh/hoose, isagoona cambaareeyay falkaasi.
Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa falkan waxaa uu ku eedeeyay dagaalam ayaasha Alshabaab.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa wacad ku maray inay u aar gudi doonaan dadka shac abka ah ee lagu dilay deegaanka Xaawa Cab di ee Gobalka Shabeelaha Hoose.
Madaxwaynaha Mareykanka oo hour mar dhaqaale u balanqaaday Waqooyiga Kuuriya.
Madaxwaynaha dalka mareykanka Donald Tru mp ayaa sheegay in kuuriyada waqooyi ay ka mid noqon doonto wadamada ugu xoogan du nida dhanka dhaqaalaha. Hadalkiisan uu md. Trump kusoo qoray bartiisa twiter ka ayaa ima anaya saacado uun kadib markii xoghaya ha arimaha dibada mareykanka Mike pompeo uu heegay in ay wali jirto cabsida Niyukleerka ee laga qabo Pyongyang.
27’ka illaa iyo 28’ka bishan ayaa lagu bala n sanyahay in magaalada Hanooy ee dalka Vi etnam ay markale ku kulmaan hogaamiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong Un iyo madaxwa ynaha mareykanka Donald Trump. 2da hogaa miye oo bishii June ee sanadkii hore kulanko odii ugu horeeyay kadhacay dalka Singapore ayaa isku afgartay heshiisyo dhawr ah oo ay qayb ka ahayd baabi’inta warshadaha soo sa aro hubka Niyukleerka ee ku yaalo gudaha ku ur iyada waqooyi.Hogaamiyaha Kuuriyada wa qooyi ayaa Dor aad Train uga soo safray dalk iisa isagoona ku soo wajahan magaalada Han ooy oo lagu bala nsanyahy in kulanka 2’aad uu ka dhaco.
MADAXWEYNAHA SUUDAAN OO MAGACAA BAY WASIIR CUSUB
Madaxweynaha dalka Suudaan, Omar Xas an Albashiir waxa uu Xilka Wasiirka Maaliyad da cusub ee dalkaasi u magacaabay Mustafa Yuusuf, kaasi oo beddeli doona Mucataz Mu USA, oo isaga 2maalin gudaheeda ku wa ayey xilal ka Ra’isulwasaraha iyo Wasiirka Maaliyadda.
Hadal ka soo baxay Madaxtooyadda dalk aasi ayaa lagu sheegay Magacaabistaasi. Sab tidii la soo dhafaay ayey ahayd, markii uu Ma daxweyne Albashiir uu magacaabay Madax weynekuxigeen iyo R/wasare cusub si ay u maareeyaan Mashaqada Dibadbaxyadda la siyaasadeedyey ee gilgilay Deganaanshihii dalkaasi.
Cawad Maxamed Axmed Ibnu Coof oo ah Wasiirka Difaaca ee Suudaan waxa uu loo ma gacaabay Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee dalkaasi, iyadoo xilka Ra’isulwasaaraha cus ub ee dalkaasi loo magacaabay Guddoomiy ihii Gobalka Jazeiira, Maxamed Daahir Ayaa la, oo isagoo u muuqda Ninka xilka kala ware egi doona Madaxweyne Albashiir
Madaxweyne Albashiir oo 75 jir ah waxa soo wahajayo Dibadbaxyadii ugu ballarnaa tan iyo markii Talada dalkaasi la wareegay sa nnadkii 1989kii. Waxa uu Madaxweynihii jimc ihii hore kala diray Dowladdii Dhexe iyo ku wii Maamulgobaleedyadda, wuxuuna dalka ku soo rogay Xukun Degdeg ah oo socon do ona muddo hal sanno ah.
Madaxweyne Albashiir waxa kale oo uu ku dhawaaqay inay Xildhibaanadda Barlama anka joojiyaan Isbedelka lagu samaynayo Das tuurka, si ay isaga fursad ugu nqooto inu umar kale isku soo taago Doorashadda Madaxtinim adda marka uu dhamaysto Xillihawledkiisa sannadka soo socda ee 2020ka.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO NOQDAY
MadaxweynahaJFS Mudane Maxamed C/hi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib ka qaybgalkiisii Shir Madaxeedka dalal ka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub oo shalay lagu soo gabagabeeyay M/ Sharm ElSheikh ee dalka Masar. Shirka Madaxe edka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midow ga Yurub ee sannadkan wa xa lagu lafoguray arrimaha ay wadaagaan labada dhinac iyo xal uhelidda dhibaatooyinka tahriibka, xasilooni darrada iyo isbeddelka cimilada.
Madaxweyne Farmaajo oo Shirka Khudbad ka jeediyay ayaa bogaadiyay qabsoomidda shirka isaga oo xusay in iskaashiga dalalka Ja amacadda Carabta iyo Midowga Yurub uu mu hiim u yahay xallinta caqabadaha horyaalla 2d a dhinac oo u baahan wadashaqayn iyo isk aashi miradhal ah.
Madaxweynaha ayaa intii aanu ka soo am babixin magaalada Sharm ElSheikh waxa uu shalay subax la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Denmark Mudane Lars Rasmussen, iya ga oo ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo si dii Denmark u maalgashan lahayd Soomaal iya, sarena ugu qaadi lahayd taageerada ay siiso DFS. Md. Farmaajo ayaa sidoo kale intii uu ku sugnaa M.Sharm ElSheikh shir doceed yo la yeeshay madaxda dalalka Ciraaq, Talyaaniga iyo Sweden, isaga oo kala hadlay inay DFS ku garab istaagaan dibudhiska Ci idam da Qala bka sida iyo dadaalka ay dowlad du ugu jirt o indeynta laga cafiyo.=DHAMAD=
BRITAIN OO KU BAAQDAY IN LA SOO GEBAGEB EEYO DAGAALKA YEMEN, XILLI AY UK WELI…
R/wasaarada dalka Britain, Tereesa Meey waxay hadalkaasi ka sheegtay Shir Madax eedka Dowladaha Carabta iyo kuwa EUda ee lagu soo gabagabeeyay magaalladda Sharm asheekh ee dalka Masar. Waxay ugu baaq day Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/Cas iis oo ku sugnaa Madasha Kulankaasi inuu xo ogiisa isugu geeyo sidii uu ugu dhiirigelin lah aa Kooxaha ku dagalaamaya gudaha dalka Yemen inay wada gaaraan Heshiis Nabadeed, kana shaqeeyaan Dibudhiska Dowladnimo ee dalkaasi.
Tereesa Meey waxay u sheegtay Dowladaha Caalamka inay laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan Deganaanshaha Siyaasadeed ee Xiis adda Colaadeed ee dalka Yemen.
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 26-KA FEBAARYO 201-KA
MAAMULKA DEEGAANKA LAFOOLE OO LOOGA YEERAY XARUNTA CIDDA IYO SABABTA warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Idaacadda Dalsan M.Muqdisho sida ay she egtay ayaa sheegaya in maamulka deegaan ka Lafoole ee G/ Sh/Hoose looga yeeray Xar unta Hay'a