HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AISNIIN 25-KA FEBARAAYO 2019-KA

0
Monday February 25, 2019 - 09:50:50 in Wararka by
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AISNIIN 25-KA FEBARAAYO 2019-KA

    TOOGASHO LAGU DILAY NIN AFDUUBTAY DIYAARAD RAKAAB SIDAY Ciidammada sida khaas ah u tababaran ee Bangladesh ayaa toogasho waxa ay ku dileen Qof Shacab ah oo looga shakiyay in uu doonayay afduubta Diyaarad rakaab ah oo ku wajahneyd Dubai. Dilka k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TOOGASHO LAGU DILAY NIN AFDUUBTAY DIYAARAD RAKAAB SIDAY Ciidammada sida khaas ah u tababaran ee Bangladesh ayaa toogasho waxa ay ku dileen Qof Shacab ah oo looga shakiyay in uu doonayay afduubta Diyaarad rakaab ah oo ku wajahneyd Dubai. Dilka ka hor ayaa la sheegay in qofka Shacabka ah uu ku hanjabay in uu wato bustoolad lana soo baxayo,tas oo keentay inay howlgal ku dilaan Ciidamada sida khaaska ah u tababaran ee dalka Bangladesh. Diyaaradaas ayaa waxaa laheyd Shirkadda Biman Bangladesh Airlines,waxaan saarnaa 148 ruux oo rakaab ah iyo Shaqaalaha Diyaarada,kuwaas oo si nabad ah ku tagtay Dubai. Wali ma cadda sababta qofka laga shakisan yahay uu isugu dayay in uu diyaaradda afduubto.,isla markaana ay ciidamada toogtaan.


Wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganeysa Saraakiil ka tirsan ciidammada qalabka sida ayaa waxa ay sheegtay in ninka marka hore la dhaawacay,balse mudo kadib uu dhaawicii u geriyooday, iyada oo la rumeysan yahay in ninkaasi

KHAYRE OO GUDDOOMIYAY SHIRARKA TUBAHA DHAQAALAHA IYO AMNIGA

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda fede ralka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Shalay guddoomiyay shirarka tubaha horumarinta dhaqaalaha iyo amniga iyo caddaaladda oo looga had lay sameynta Hay’adda Maalgelinta Gan acsiga yaryar iyo Kuwa Dhexe iyo heerka ay marayso Diiwaangelinta Ciidamada qalabka sida.

Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa tubta hour marinta caddaaladda iyo amniga waxa ay kusoo bandhigtay warbixin ay ka diya arisay samaynta Hay’adda Maalgelinta Ganacsiga yaryar iyo Kuwa Dhexe.

Dhanka kale, shirka tubta amniga iyo caddaalada ayey wasaaradda maaliyaddu kusoo bandhigtay warbixin la xariirta heer ka ay marayso diiwaangelinta ciidamada qalabka sida (Biometric registration).

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa hay’adaha iyo wasaaradaha halbeegyada ku leh tubaha waxa uu faray in ay laba jibbaaraan dadaallada ay fulinayaan ball an qaadyadii ay sameeyeen sannadkaan bilaawgiisii, si loogu guulaysto gaarista himilooyinka tubaha qaranka.

SACUDIGA OO MARKII UGU HOREYSAY U MAGACAABAY QOF DUMAR AH SAFIIR

Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa markii ugu horeysay u magacawday qof dumar ah inay noqoto safiir,waxaana saf iirka dalka Maraykanka ay u magacowday Amiiradda Riima Bint Bandar.

Amiirada oo aabaheed hore u soo noqday Safiirka Boqortoyada Sacudi Carabiya u fadhiya dalka Maraykanka 1983 ilaa 2005 ayaa bedeleysa wiilka uu dhalay Boqor Salman ee Amiir Khaalid Bin Salman oo loo magacaabay Wasiir ku xigeenka gaa shaandhigga. iima Bint Bandar ayaa xilka la waree gaysa iyadoo weli ay taagan tah ay xiisadii ka dhalatay dilkii Jamaal Kha shoggi oo ay ku dileen qaar kamid ah sird oonka Boqort ooyada Sacudi Carabiya gudaha Qunsuli yada uu ku leeyahay magaalada Istanbul.

Amiirada ayaa Shahaadada koowaad ka qaadatay Jaamacada George Washington Universitey ee dalka Maraykanka waxa yna xilal kala duwan ka soo qabatay Boqo rtoyada Sacudi Carabiya.

MAXEY KA WADA HADLEEN DUQA MUQD ISHO & TALIYAHA CIIDANKA ASLUUBTA SUUDAAN?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cu mar Cismaan Yariisow ayaa Xarunta Dowl adda Hoose ee Muqdisho kusoo dhawee yey taliyaha ciidanka Asluubta dalka Suud an oo maalamahaan booqasho ku jooga Soomaaliya.Taliyaha Ciidanka Asluubta Sudan S/Guud Hatim Abdulkadir Alnur iyo Duqa Muqdisho Eng Yariisow ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii dowladda suu dan gacan uga geysan laheyd dib u dhis lagu sameynayo Xabsiyada ku yaalla Gob olkan Banaadir.

"Taliyaha Ciidanka Asluubta Sudan S/Guud Hatim Abdulkadir Alnur oo maa lmahan booqasho ku joogay Muqdisho ayaan ka wada hadalnay sidii ay gacan uga geysan lahaayeen horumarinta Xabsi yada Caasimadda ayuu yiri Guddoomiy aha Gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa labada masuul waxaa ku wehliyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Bashiir Maxamed Jaamac( Bashiir Goobe) iyo Guddoomiye ku xige enka dhinaca Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nu ur,waxana uu kusoo gebagaboobay sidii loogu talo galay.

TALIYAHA CIIDANKA ASLUUBTA SUUDAN OO BOOQDAY XARUNTA TALISKA BOOLISKA

Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Sudaan S/Guud Haatim Alnuur C/qaadir oo martiqaad ka helay dhigiisa dalka Soo maaliyaS/guud Bashiir Maxamed Jaa mac ayaa waxaa Xarunta Taliska Boliiska ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Bolii ska Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Madaxda Hogaanadda Boo liiska Soomaaliyeed.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Su daan oo ay wehliyaan Taliyayaasha Ciida madda Asluubta iyo Boliiska ayaa Salaan ka qaatay Cutub ka tirsan Ciidanka Boliis ka waxaana kooxda baanbeyda Muusika da u garaaceen Astaanka Muusikada Lab ada Dal, isagoo mid mid ugu soo wareeg ay qaybaha uu ka kooban yahay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Taliayaha Ciidanka Boliiska Soomaa liyeed S/Gaas Bashiir Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa martiqaad ras mi ah ugu dhiibay Taliyaha Ciidanka Boli iska Suudaan.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Su daan Saree Guud Haatim Alnuur C/qaadir ayaa ka mahadceliyey soo dhaweynta ay u sameeyeen Ciidanka Boliiska, iyadoo ay tahay markii ugu horeysey ee uu booqa sho ku yimaado Dalka Soomaaliya.

Dalka Suudaan ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka ugu horeeya ee ka caawiya Soomaaliya Tababarida qaybaha ay ka kooban yihiin Ciidanada Qalabka Sida.

DUQEYN RAYID KHASAARE U GAYSATAY OO LAGA FULIYAY KUUNYA BAROW 

AL Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirada Duqeyn Diyaaradaha dagaalka Mareykanka xalay ay ka gaysteen deega anka Kuunya Barow ee Gobolka Shabellaha hoose. Duqeyntaan ayaa waxa ay waxyeelo ka soo gaartay dad shacab ah oo ku sugn aa deegaanka Kuunya Barow, waxaana ku dhintay Macalin Dugsi Qur’aan & ilmo yar oo laba sano aanan gaarin.

Warbaahinta Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen maydka ilmaha yar ee duqeynta ku dhintay & macalinka Dugsi Qur’aanka, sidoo kalena waxaa dhaawac uu ka soo gaaray duqeyntaasi haweenay iyo wiil kale oo yar. Masuuliyiinta Maamu lka Gobolka Shab ellaha hoose, ayaa she egay duqey ntaasi in lala eegtay Xubno ka tirsanaa Shabaab oo lagu beegsaday deeganada la duqee yay. Inkastoo duqey nta ay ka dhacday de egaano badan oo ka tirsan Gobolka Sha bellaha hoose, ay aa haddana Khasaar aha rayidka soo gaa ray ay tahay dhima shada labadaasi ruux.

DILAL KALA DUWAN OO KA DHACAY MUQDISHO

Kooxo hubaysan ayaa xalay Magaal ada Muqdisho waxa ay ku dileen nin Nabadoon ahaa oo ka mid ahaa dadka ku nool Degmada Dharkiinley ee Gobolka Ba naadir. Dilka Nabadoonkaan ayaa waxaa gaystay dabley hubaysan oo watay Bist oolado, kuwaasi oo ka baxsaday goobtii ay ku dileen Nabadoonka, iyadoo saaka la soo aasay Nabadoonkaasi.

Ciidamada Booliska Dharkiinley ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan dilka Nabadoonkaasi loo gaystay.Dhinaca kale Kooxo hubaysan ayaa goor dhaw tabeelaha Sheekh Ibraahin ee dule edka Muqdisho waxa ay ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda.

Askarigaan oo watay Mootada loo yaqaan Fekonta ee labada lugood leh, ayaa wa xaa dilay rag kale oo watay Mooto, kuwa asi oo ka qaatay qorigii uu watay askari ga.Booxdii dilka gaysatay ayaa baxs atay, kuwaasi oo ku baxsaday Mootadii ay wat een, sida Saraakiil ay xaqiijiyeen.

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO WEERARAY FARMAAJO

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo la hadlayay qaar ka mid ah Sha cabka kunool degaanada maamulka Som aliland ayaa ayaa ka hadlay Wadahadal ada Somaliland iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Muuse Biixi ayaa ku tilmaamay Mada xweyne Farmaajo mid aan ku dhaqmin Da stuurka, islamarkaana ku jira Xaalad Go’ doon ah. Waxaa uu sheegay in Somali land ay soo dhaweynayso Wadahadallada Somaliland iyo Soomaaliya, islamarkaana ay kala tashan doonaan shacabka degaa nada Somaliland. Waxaa uu sheegay in marnaba aan laga tanaasuli doonin Mada

xbaanida Somaliland

MARXUUM XILDHIBAAN BOQORE OO LAGU AASAY MUQDISHO

Allaha unaxariistee waxaa Shalay qa buuraha isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho lagu aasay Marxuum Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa Xildhibaana da golaha shacabaka ee baarlamaanka Soomaaliya. Aaska Marxuumka waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada aqal ee ba arlamaanka, wasiiro iyo ehellada uu ka baxay Xildhibaankaasi.

BoqoreGuddoomiye ku xigeen ka labaad ee golaha shacabka Mahad Cabd alla Cawad oo ka had lay aaska ayaa ka had lay waxya abaha lagu xasuusan doono Cisma an Cilmi Boqore.

Dhankiisa guddoomiyaha aqalka sare Ca bdi Xaashi C/laahi ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Marxuumka, waxaana uu tilmaamay in uu ahaa halyey u soo shaq eeyay dalka.

Dorraad gelinkii dambe ayaa xildhibaan kan lagu dilay degmada Kaaraan ee G/ Banaadir, iyadoona laamaha amnigu ay shaaciyeen in dad loo soo qab qabtay dilk aasi.

DILAL KA DHACAY MAGALADA MUQDISHO IYO DULEEDKEEDA

Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Weeyd oow ee duleedka Magalada Muqdisho wa xaa la sheegay inay ku dileen askari ka tir sanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliy a,kadibna ay baxsadeen.

Askariga oo la sheegay in uu ka tirs anaa Ciidamada Nabadsugida Soomaal iya ayaa watay sida ay Goobjoogayaal sheeg een Mootada nooca fekonta,wax aana la sheegay in sidoo kale ay toogteen rag hu beysan oo iyana Mooto wat ay,halkaasna ay isaga baxsadeen.

Ciidamo Boolis ah ayaa saacado kadib gaaray goobta uu dilka ka dhacay,iyaga oo halkaasi kasoo qaaday Medyka askari balse aaney u suurtagelin inay gacanta ku dhigaan kooxii ka dambeeyay dilkaas.

Wararka aan heleyno ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in raggii ka dambee yay dilka askariga ka tirsanaa Ciidamada Nabadsugida ay horay u sii qaateen Qori nooca AK47 ah oo uu watay.

Dhinaca degmada Dharkenley gaar aha an Xaafada Macmacaanka ayaa waxaa kooxo hubeysan ay ku dileen Nin Oday ah aa oo la sheegay in uu ahaa Nabadoon la guna Magacaabi jiray Muxudiin Kilk il ow,isla markaana dadkii dilay ay Goobta ka baxsadeen.

Inta badan dilalka loo geysto askarta ka tirsan ciidamada Dowladda Soomaali ya ee ka dhaca Muqdisho iyo duleedkee da ayaa waxaa mas’uuliyadooda sheegta Ururka AlShabaab.

BANAANBAX KA DHACAY XAAFADO KA TIRSAN BALADWEYNE

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in dadweyner farabadan ay banaanbax cabasho ah ka dhigeen Xaafado ka tirsan Magalada Bal adweyne.

Dadkaas oo u badan Haween iyo Car uur ayaa isugu soo baxay intooda badan Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako ee Magalada Baladweyne,iyaga oo ka caba naya in deeq raashin ah oo la keenay Magalada la musuq maasuqay.

Qaar ka mid ah dadka ayaa baanbaxa ka hordhigay bakhaaro ay she egeen in lagu xareeyay raashin deeq ah oo ay dowladda Sacuudiga ugu talo ga shay dadka Reer Baladweyne .iyagaa oo sheegay in dadka qaarkood la siiyay raas hinkaas dadna aan weli lasiin.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) ayay ka cod sadeen in cabashooda uu tixgel iyo,isla markaana raashinkii loogu talo galay dad gaar ah ay leexsadaan waxana uu ka qabto.

SARAAKIIL KA TIRSAN CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO TABABAR LOO FURAY

Tababar ku soo saabsan aqoon koro rsi la xiriira xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoo gga Dalka, ayaa loo furay saraakiil kati rsan Ciidanka Xoogga iyo Agaasime waa xeedyada Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya.

Maalmaha uu socdo tababarka ayaa dhi nacyada ka qeyb galaya waxa ay baran doonaan xeerkan iyo habka ugu wanaa gsan ee loo dhaqan gelin karo, si xeerkan uu u noqdo mid shaqeeya.

"Waxaan Shalay Daahfuray Siminaar ku saabsan Xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Waxaana ka qeybgalaya Saraakiil ka tirsan Taliska Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Agaasima Waaxeedyada Wasaaradda Gaashaan dhigga”ayuu yiri Wasiirka Gaa shaan dhig ga Soomaaliya Mudane Xasan Cali Ma xamed.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa dadaal ugu jirta sidii loo soo saari lahaa ci idan tayeysan oo fahamsan waajibaad ka ka saaran dalka iyo dadka Soomaaliye ed. Tababar loo furay qaar kamid ah sar aakiisha ciidamada xoogga dalka

DHAQTAR LAGU DHAAWACAY MAGAALADA MUQDISHO

Rasaas ay fureen ciidamo ka tirsan ku wa dowladda Soomaaliya ayaa lagu wara mayaa in ay haleeshay mid ka mid ah dha qaatiirta ka howlgal Ex Isbitaalkii hore ee Digfeer oo hadda lagu magacaabo Ordugan Dhaqtarka oo lagu magacaabo Dr. Cabdi Xaliim ayaa la sheegay in ay ra saastu haleeshay xili uu watay gaarigiisa meel aan ka fogeyn Isgoyska Zoobe, wax aana markii danbe dhaawaciisa la dhigay isla isbitaalka uu ka howlgalo Ordugan.

Dhaqtarka ayaa la dhigay qeybta qaliinka ee isbitaalka Erdogan, lama oga in la qabtay iyo in kale ciidanka rasaasta furay, mana jiro war ku saabsan dhacdadan oo ka soo baxay Saraakiisha laamaha amniga.

Dad ka agdhawaaan goobta ayaa war baahinta u sheegay in dhaawaca gaaray Dhaqtarka uu ka dhashay rasaas ay wad adda ku furanayeen ciidamada dowladda ka dib markii ay gaadiid badan isku xir een, waxayna rasaastu ka haleeshay gar abka xili uu saarnaa gaari uu watay.

MAREYKANKA OO SHEEGTAY INUU 4 WEERAR XALAY KA GEYSTAY GOBOLKA SHABELAHA HOOSE.

Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee Africom ayaa war ka soo saaray 4 weerar oo xalay ay ka geysteen deegaano katir san gobolka Shabeelaha Hoose.

Qoraal lagu daabacay Twitterka Afri com, ayaa lagu sheegay in weerarada la ba kamid ah ay ka dhaceen deegaanka Kuunya Baroow, mid kale lala eegtay Aw dheegle, halka weerarka 4aadna uu ka dhacay deegaanka Janaale.

Mareykanka waxa uu sheegtay iney baabi’iyeen goobo Shabaabka ay Cansh uuro ku qaadi jireen, wuxuuna khasara aha ku sheegay oo kaliya dhimashada la ba dagaalame oo Shabaab ah.

Howlgalka oo saqdii dhexe ee xalay dhacay ayaa Mareykanka waxa uu shee gtay iney hoggaaminayeen Ciidamada So omaalida, iyaguna taageerayeen oo kal iya.

Mareykanka waxa uu ugu danbeyn sheegtay inuu sii wadayo weerarada dhin aca cirka ah ee ka dhanka ah Shabaab, kuwaasoo ujeedka laga leeyahay ay tah ay sidii loogu taageeri lahaa Ciidam ada dowladda iyo kuwa maamul gobole edy ada iney ka adkaadaan AlShabaab.

AlShabaab oo qirtay jiritaanka weerara daas, ayaa meesha ka saartay wararka sheegaya in khasaare uu ka soo gaaray duqeynta, waxaana ay tilmaameen in du qeynta ka dhacday Kuunya Barow ay wax yeelo gaarsiisay dad shacab ah, isla mar kaana ay ku dhinteen saddex ruux oo mid carruur ahaa, Macalin Dugsi iyo qof deeg aanka ah, sidoo kalena ay jiraan dhaawa cyo laba kale.

SOOMAALIYA OO SANADKAN QABANEYSA HOGGAANKA GOLAHA WASIIRADA JAAMA CADA CARABTA

Wasiirka arrimaha dibadda Soom aaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya ay madax u noqoneyso Gol aha Wasiirada ee Jaamacada Carabta. Amb. Cawad ayaa sheegay in lixda bilood ee soo socota ay Soomaaliya qaban do onto Hoggaanka Golaha Wasiirada Jaamacadda Carabta tan iyo sanadkii 1974kii. Soomaaliya ayaa 10 sano ka hor shir guddoomisay Shirka Golaha Wasiir ada Jaamacadda Carabta ee ka dhacay Qaahira, waxaana xilligaas shir guddoo miyay Wasiirkii hore ee Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan C/shakuur Warsame

Wasiir Cawad ayaa ka mid ah wafd iga Madaxweyne Farmaajo ee ka qeyb galaya shirka hoggaamiyayaasha dalalka Carabta iyo kuwa Midowga Yurub ee ma anta ka furmaya M/ Sharma Sheekh.

Waxaa uu sheegay inta lagu guda jiro shirkaas ay Madaxweyne Farmaajo is arki doonaan Madax kala duwan, sida Mad axweynaha Masar iyo Ra’iisul Wasaa rayaasha dalalka Denmark iyo Sweden.

Shirka Shalay ka furmaya Magaalada Sharma Sheekh waxaa ka qeybgelaya 22ka Hoggaamiye ee Waddamada Jaam acadda Carabta iyo 28ka Hoggaamiye ee Waddamada Midowga Yurub.

Waxaa shirkan diiradda lagu saarayaa Maalgashiga, xiriirka, la dagaallanka Arga gixisada iyo sidii loo yareyn lahaa Muha ajiriinta ka baxa Waddamada Carabta ee u tahriiba dalalka Yurub.

RW KHEYRE OO TAGAY DEKADDA MUQDI SHO, AMARNA KU BIXIYAY IN LA FASAXO GAADIIDKII GANACSATADA KA XAYIRNAA

Todobadyadii la soo dhaafay waxaa de kadda weyn ee Magalada Muqdisho ku xa yirnaa Gaadiid farabadan oo ay dalka kee neen Ganacsato Soomaaliyeed,balse ay u xayirnaayeen dhowr sababoob.

Ganacsatada Gaadiidkaas leh ayaa waxa ay sheegeen in sababta ugu weyn ee Ga waaridooda uga oo bixi weysay dekada Muqdisho ay aheyd in loo waayay Taargo oyin,isla markaana shirkadii Taargooyinka bixin jirtay ay soo wajahday dhaqaale la’aan.

Mid ka mid ah Ganacsatadaas Gaa diidka asi leh oo lagu Magacaabo Cabdi Waaxid Cabdi Shakuur Cali ayaa sheegay in Shirkadda bixisa Taargada Gaadiidka laga soo dejiya Dekadda ay awood u waa yeen inay kumanaan taargo soosaara an,isla markaana dhaqaalaha ay inta ba dan ku maqan tahay Wasaaradda Maal iyadda xukuumadda Soomaaliya.

Waxa uu sidoo kale sheegay in caqabada haas ay Gaadiidkooda muqdisho kusoo gelin waayeen ay kala hadleen, Wa sa aradda Maaliyadda,Wasaaradda Gaadiidk a iyo Shirkadda dekadda maamusha ee Albeyrak balse aan waxba laga qaban.

Cabdi Waaxid Cabdi Shakuur Cali ayaa sidoo kale sheegay in maalmo ka hor de kadda Weyn ee Muqdisho uu tegay Ra’ iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre,isla mar kaana uu amar ku bixiyay in gaadiidkaas la fasaxo,sidaasina inta badan la fasaxay Gaadiidkoodii ka xayirnaa.

SACUDIGA OO MARKII UGU HOREYSAY U MA GACAABAY QOF DUMAR AH SAFIIR

Boqortooyada Sacudi Carabiya ayaa markii ugu horeysay u magacawday qof dumar ah inay noqoto safiir,waxaana saf iirka dalka Maraykanka ay u magacowday Amiiradda Riima Bint Bandar.

Amiirada oo aabaheed hore u soo noqday Safiirka Boqortoyada Sacudi Carabiya u fadhiya dalka Maraykanka 1983 ilaa 2005 ayaa bedeleysa wiilka uu dhalay Boqor Salman ee Amiir Khaalid Bin Salman oo loo magacaabay Wasiir ku xigeenka gaa shaandhigga.

Riima Bint Bandar ayaa xilka la waree gaysa iyadoo weli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay dilkii Jamaal Khashoggi oo ay ku dileen qaar kamid ah sirdoonka Bo qortooyada Sacudi Carabiya gudaha Qun suliyada uu ku leeyahay magaalada Ista nbul.

Amiirada ayaa Shahaadada koowaad ka qaadatay Jaamacada George Washing ton Universitey ee dalka Maraykanka wax ayna xilal kala duwan ka soo qabatay Boq ortoyada Sacudi Carabiya.

MADAXWEYNE DENI "WAXAAN KA XUMAH AY IN HUB FARA BADAN OO SOOMAALIYA LOOGU DEEQO, UUSAN PUNTLAND SOO GAARIN”

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa beesha Caalamk a ku dhaliilay iney soo gaarin taageerada uu ku bixiyo magaca Soomaaliya.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in maamulkiisa dhibaato ku qabo Kooxaha Shabaab iyo Daacish, kuwaasoo uu she egay iney ku soo qulqulayaan deegaan ada Puntland, iyagoo ka soo talaabaya ba ddaha.

Si arrimahaas looga hortago, ayuu talo ahaan u soo jeediyay in maamulkiisa lagu garab istaago sidii meesha looga saari lahaa Kooxaha argagixisada oo saldhigyo waaweyn ka sameystay buuraleyda gobolka Bari. "Waxa ugu weyn ee Shalay Soomaa liya la rabo in laga taageero waa Nabadge lyo, waa Cadawgii oo hada ka soo talla abaya badda oo Ajaanib leh oo soo gal aya buuraha bari ee Puntland iyo cadaw deegaano kale ka imaanaya oo raba in midnimada iyo wadajirka puntland ay wiiq aan, arrimahaasoo dhan waxey u baahan tahay difaac adag” ayuu yiri Madaxweyne Deni.

Waxaa uu sheegay in Puntland aaney soo gaarin hub fara badan oo loogu dee qay dowladda Soomaaliya, maamulkii sana aaney awood u leheyn inuu hub soo iibsado haduu dhaqaale ku bixin lahaa xitaa.

"Waxaan aad uga xumahay in hub aad u fara badan oo Soomaaliya loogu de eqay uusan Puntland soo gaarin, iyadoo ah meesha kaliya oo ilaalisa midnimada Soomaaliya, hor istaagtay cid kasta oo da mac ka gashay Soomaali in wixii ay mud neyd aysan helin waxa ugu weynn ann aga xisaabta aan gelin doono waxaa ka mid ah in xuquuqda Shacabka iyo Ciid anka la helo” ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweynaha.

Hadalkan ayaa Madaxweynaha Puntl and uu ka jeediyay Xerada 54aad oo ah taliska guud ee ciidamada difaaca Punt land ee ku taalla duleedka Garowe.

WASIIRKA GAASHAANDHIGGA OO DIGNIIN U DIRAY SARAAKIISHA CIIDAMADA

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhig ga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amardambe) ayaa digniintaan diray Shalay xilli uu tababar u furay sar aakiil katirsan Ciidanka Xoogga iyo Agaa sime waaxeedyada Wasaaradda Gaasha andhigga Xukuumadda Soomaaliya.

Maalmaha uu socdo tababarka ayaa dhin acyada ka qeyb galaya waxa ay baran doonaan xeerkan iyo habka ugu wana agsan ee loo dhaqan gelin karo, si xeer kan uu u noqdo mid shaqeeya.

"Waxaan Shalay Daahfuray Siminaar ku saabsan Xeerka Anshaxa ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Waxaana ka qeybgalaya Saraakiil ka tirsan Taliska Xo ogga Dalka Soomaaliya iyo Agaasima Waaxeedyada Wasaaradda Gaashaandhi gga”ayuu yiri Wasiirka Gaashaan dhigga Somaliya Md. Xasan Cali Maxa med.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in Sharcigan lagu dhaqmo,isla mark aana cidii fulin weysay sharcigaas in caw aaqib xun uu la kulmi doono,isla markaa na tallaabo laga qaadi doono.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa dadaal ugu jirta sidii loo soo saari lahaa cii dan tayeysan oo fahamsan waajibaadka ka saaran dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Dhageyso Codka Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda.

XALIIMO YAREY OO KORJOOGTO KA AH DOOR ASHOOYINKA NIGERIA

x Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Ba naan ee Doorashooyinka Qaranka Xal iimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaakor joogta ka ah doorashooyinka ka socda Dalka Nigeria.

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Ban aan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa si doo kale ka qeybqaadaneysa daabulidda agabka doorashada, tababaridda hawlwa deennada KMG ah ee goobaha codbixin ta iyo sidoo kale wadashaqeynta Guddi ga iyo daneeyayaasha doorashadan.

Ka sokow inay guddoomiyaha iyo wafdig eedu ay qeyb ka yihiin hawl galka Mid owga Afrika ee korjoogteynaya doorasha da dalka ugu dadka badan Afrika, waxaa sidoo kale arrintan guddoomiyaha iyo waf digeeda ay u tahay fursad ay ku soo koro rsadaan waaya aragnimo u fududeysa inay ka soo baxaan waajibka loo igmaday oo ah inay Soomaaliya ka hirgeliyaan doo rasho qof iyo cod ah 2020ka.

Korjoogayaasha ayaa la filayaa inay warb ixin dhameystiran kasoo saaraan markii ay Soo dhamaadaan doorashada ka soc ota Nigeria.

DUQA MUQDISHO DAAH FURAY TARTANKA GOAL FM OO AY KA QEYBGALAYAAN KOO XO KA SOCDA 32 ISKUUL

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa she egay in Ciyaaruhu ay muhiimad weyn u yihiin dhalinyarada iyo dhexgalka bul shada Caasimadda.

Duqa Muqdisho ayaa tilmaamay in Maam ulka Gobolka Banaadir uu hormuud ka ya hay adeegsiga ciyaaraha, si bulshada la iskugu xiro, door weynna uga qaataan Nabadda iyo iskuxirnaantooda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Shalay daah furay tartanka GOAL FM oo 32 Iskuul oo Caasimadda ku yaalla ay ku tartamayaan ayaa ugu baaqay buls hada Muqdisho in loo istaago horumarinta ciyaaraha iyo dhiirigelinta dhalinyarada, Maamulka Gobolka Banaadir na uu had iyo goor u taagan yahay wax walba Isb oortiga lagu taageerayo.

"Ciyaaruhu waa fursaddii ay dhalinyaradu uga qeyb qaadan lahayeen isdhexgalka bulshada, gaar ahaan ammaanka iyo xas illoonida magaalada Muqdisho, maa daama ay dhalinyaradu tahay udubdhexa adka Caasimadda . Waxan ugu baaqayaa dhalinyaradu iney xoogga saaraan dadaalladooda ku aaddan ciyaaraha anaguna waa idin garab taaganahay”.

Maamulka Gobolka Banaadir ee hoggaa miyo Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xoogga saaray isdhe xgalka, si ay bulshooyinku u noqdaan kuwa wax isla qabsada is weheshada la na yimaadaan hal hadaf oo mideysan.

JAWAARI OO KA HADLAY DILKA XILDHIBAAN BOQORE

Guddoomiyaha hore ee golaha shac abka ee Baarlamaanka Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Mu dane Maxamed Sheekh Cusmaan Jaw aari ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Cus maan Cilmi Boqore oo Dorraad ay gacan ka xaq daran ku dishay Magaaladda Muqd isho.

Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa Marxuumka Alle uga baryay inuu naxriistiisa janno uu ka waraabiyo guud ahaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan ehelkii iyo qaraabdii uu ka geer iyoodayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in Alle ha u naxariistee Marxuumka uu ahaa muwaadin dadkiisa iyo dalkiisa jecel islamarkaana mar walba u taagnaa horumarinta dowladnimada Soomaaliya.

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA EE SHIR MADAXEEDKA DALALKA JAAMACADDA CARABTA IYO MIDOWGA YURUB

Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf ii ah inaan kamid ahaado masuuliyiinta iyo saaxiibbada sharafta leh ee ka qaybgelaysa Shir Madaxeedka Mid owga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Car abta oo markiisii ugu horreysay qabs oomaya.

Waxaan Dowladda Jamhuuriyad da Carbeed ee Masar uga mahadcelin ayaa martisoorka heerkiisu sarreeyo ee aniga iyo wafdigayga na loo fidiyey iyo inay martigelisay wadahadalladan taariikhi ga ah ee ku aaddan mustaqbalka iskaa shiga dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub.

Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Carabtu waxa uu qabsoomay wakhtigii loo baahnaa, wuxuuna adkeynay aa xiriirka labada dhinac oo ku dhisan isixtiraam iyo kalsooni, asaaskiisuna yahay iskaashi siyaasadeed iyo dhaqaale oo mi radhal ah. Xiriirka saaxiibtinnimo ee u dhexeeya dalalka Carabta iyo Midowga Yurub waa mid taariikhi ah balse waxaan u baahannahay inaan sii xoojinno innaga oo abuurayna iskaashiyo cusub oo laga wada faa’ido.

Mudanayaal iyo Marwooyin,

Cinwaanka Shirka "Maalgelinta Xasil oonideenna” waa mid wakhtigan la jaanqa adaya maadaaama oo uu caalamku uu si xawli ah isu beddelayo. Dalalka Carabta iyo Midowga Yurubba waxay waajahay aan caqabado ay wadaagaan oo la xiriira amni darrada, dhaqaale xumada, tahriibka iyo dhibaatada deegaanka. Caqabadaha ni waa kuwo caalami ah oo aan hal dal ke ligiis wax ka qaban karin—si kasta oo uu hodon u yahay ama u diyaarsan yahay. Si daasi awgeed, iskaashiga dalalka Carabta iyo Midowga Yurub waxa uu muhiim u yah ay xallinta caqabahan caalamiga ah. Iska ashigeenna labageesoodka ahi waa inuu ahaadaa mid ay hagayso aragti iyo uje eddo guud isla markaana ku salaysan nati ijooyin waxtar u leh shucuubteenna iyo caalamka intiisa kale.

Wadashaqaynta dhanka dhaqaalaha iyo ganacsigu waxay gundhig u noqon do ontaa iskaashiga Carabta iyo Midowga Yurub. Labada dhinacba , dowladuhu wax ay dadaal ku bixinayaan inay badiyaan ila ha dhaqaalahooda, dhiirrigeliyaan halabu urka ganacsi, abuuraan marinno ganacsi oo cusub, isla markaana ganacsatada u suurtageliyaan deegaan ay ku kobci ka raan, shaqooyin cusubna ku abuuri kar aan. Marka arrintan laga hadlayo, waxa jira heshiisyo badan oo ku saabsan gana csiga xorta ah balse waxaa muhiim ah ina an xoojinno wadashaqaynteenna iyo tan ganacsatadeenna si aan si dhab ah uga faa’idaysanno iskaashigeenna.

Waxaan rabaa inaan hadalkayga ku soo koobo ku celinta muhiimadda uu lee yahay iskaashiga dalalka Carabta iyo Mid owga Yurub wakhtigan la joogo ee ku sun tan isku xirnaanta iyo isku tiirsanaanta.

Waxaan ku kalsoonahay inaan caqa bad kasta ka gudbi karno, kana faa’id aysan karno fursadaha waaweyn ee ina horyaalla haddii aan si dhaw isula shaqa yno. Innaga oo wadajirna, iskaashi waxtar lehna ina dhex yaallo waxay ka dhigan tahay inaan xooggannahay, isku xiranna hay, sidii horena ka hodonsannay. Kani waa maalgashiga ugu weyn ee aan ku samayn karno xasiloonideenna mustaqbal ka iyo barwaaqada guud. Dhammaanti in waad mahadsan tihiin. DHAMMAAD

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIRDOCEEDYO LA YEESHAY MADAXDA DALALKA CIRAAQ, SWEDEN IYO TALYAANIGA

Mad axweynaha Jamhuuriyadda Federaala So omaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qaybgalay Shir Mad axeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaa macadda Carabta oo maanta ka furmay magaalada Sharm ElSheikh ee dalka Masar.

Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo markiisii ugu horreysay taariikhda la qabanayo ay aa waxa xoogga lagu saarayaa sare u qa adidda iskaashiga u dhexeeya dalalka Yu rub iyo kuwa Carabta, xallinta caqabada ha ay wadaagaan iyo in laga hawlgalo si dii xasilooni buuxda looga suurtagelin lah aa dalalka Carbeed ee ay amni darradu ka jirto.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Shirdo ceedyo la yeeshay Madaxweynaha dalka Ciraaq Mudane Barham Salih, Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden Mudane Stefan Löfven iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Taly aaniga Mudane Giuseppe Conte.

Madaxweynaha iyo dhiggiisa dalka Ciraaq Mudane Barham Salih ayaa kulan kooda ku lafoguray xoojinta xiriirka laba da dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa la dagaallanka argagaxisada, sare u qaad idda ganacsiga labada dal iyo sidii deeqo waxbarasho loogu suurtagelin lahaaard ay da Soomaaliyeed.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale Madaxweynaha dalka Ciraaq kala hadlay cafinta deynta ay Dowladda Ciraaq ku leedahay Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden Mudane Stefan Löfven ayaa ka wada hadlay adkeynta xiriirka iyo iskaashiga labada dal iyo sidii Sweden ay Soomaaliya uga taageeri la hayd dhisidda iyo tayeynta hay’adaha dowladda.

Madaxweyne Farmaajo oo shirdoc eed la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga ayaa kala hadlay xiriirka soojireenka ah ee labada waddan, isaga oo Dowladda Talyaaniga ka codsaday in ay door weyn ka qaadato dibudhiska Cii damada Qalabka Sida, tayeynta waxbar ashada iyo hirgelinta dugsiyo farsamo. DHAMMAAD 

BOGGA CAYAARAHA 

HORDHACA: KULANKA GAADIIDKA VS ELMAN

Kooxaha Gaadiidka iyo Elman ayaa galabta ku ballansan garoonka Banadir Stadium ciyaar qeyb ka ah horyaalka Soomaali Premier League.

Kulankan ayaa ah mid aad u xiiso badan, waana kulankii 13-aad ee laga ciyaarayo horyaalka fasal ciyaareedkan.

Naadiga Gaadiidka kulankii ugu dambeyay waxey bar baro 0-0 la dhaafi weysay kooxda Madbacada Qaranka, kulankan ciyaareed dhacay 15-02-19.

Kooxda lagu naaneyso Jaalayasha ee Elman ciyaartii ugu dambeysay waxey 3-1 ugu soo adkaatay naadiga Heegan, xili ay goolasha ka kala heshay kooxda Elman xidigeeda Anwar Shankunda, kaas oo gaaray shaqada naadiga Heegan 3- jeer.

Gaadiidka waxey fadhisa kaalinta 7-aad ee horyaalka halka ay Elman fadhiso booska 3-aad ee kala sareynta horyaalka.

Labadii kulan ugu dambeyay ay isku arkan horyaalka labadan kooxod waxaa mid kamid ah badisay naadiga Elman, waxeyna ku adkaatay 3-0 halka kulanka kale ay ku kala baxeyn bar baro 2-2, taas oo ka dhigan iney kooxda Elman ay ka fir fircoontahay kooxda Gaadiidka marka aan ka cabir qaadano labadii kulan ugu dambeyay.

Elman waxaa ka hor imaan doona xidigaheeda kala Shakur Ala kaas oo iminka qeyb ka ah kooxda Gaadiidka iyo Direy oo isagana ka tirsan naadiga Otobaarka.

Ogeysiis Ciyaarta:

Tartanka: Horyaalka Somali Premier League

Kooxaha: Elman Vs Gaadiidka Fc

Garoonka: Banadir Stadium

Saacada: 3:30

SAWIRADA DABAAL DEGA KOOXDA MANCHESTER CITY, KADIB MARKII AY KU GUULEYSTEEN KOOBKA EFL CUP

Manchester City ayaa qaaday koobkeedii ugu horeeyay ee xili ciyaareedkan, kadib markii ay kaga guuleysteen kooxda Chelsea kulankii fiinalka ay ku wada ciyaareen koobka EFL Cup.

kooxaha Manchester City ayaa ku guuleysatay markii labaad ee xiriir ah tartanka EFL Cup, kadib markii ay kaga qaaday Chelsea rigoorooyin 3 – 4.

Waa markii 6-aad ay kooxda Manchester City ku guuleysaneyso tartankan taariikhda, marka dhinaca kale loo dhigo waa markii 3-aad, 4-tii sano ugu dambeysay.

Hadaba dhanka hoose ka daawo dabaal dega sawirada kooxda Manchester City, kadib markii aay ku guuleysteen koobka EFL Cup markii labaad ee xiriir ah:

ASKARI KA TIRSAN CIIDANKA XOOGGA OO SAAKAY XUKUN LAGU RIDAY.

Maxkamad ciidamada qalabka sida ayaa saakay waxaa ay xukun dil ah ku ridayDable Xoogga Dalka –



Cabduqaadir Maxamuud Cali oo loo heysto dilka Marxuum Cabdiraxmaan Cadow Maxa-muud, dilkaasi oo ka dhacay degmada Ma-hadeey ee Gobalka Shabeelada Dhexe Sanadkii26-11-2018.

Marxuum Cabdiraxmaan Cadow Maxamuud ayaa aha wada gaari oo ku saf-rayay qeyba kamid ah gobalka Shabeelada dhexe, waxa uu caan ka ahaa deeganada gobalkaasi, marxuumka ayaa istaagsanaa halka loogu tala galay hubinte gaadiidka ee ah meesha laga soo galo degmada Mahadeey ee goalka Shabeelada Dhexe, ciidamada amniga ee ku sugnaa goobta ayaa hubinyay gaariga iyo laba qof oo kale oo la socday balse nasiib xumo Dable Xoogga Dalka Cabduqaadir Maxamuud Cali ayaa ka soo toogtay meel fogaan u jirto taasi oo sababtay geerida Mar-xuumka, sidaasi waxaa daabacday maxk-amada ciidamada.

Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa waxaa soo bandhigeen , Qiraalka eedeysanah, Mar-kaatiyaal gaariga la saarnaa marxuumka, Warqadda cadeynta dhimashada oo ku lifa-aqan sawirka Marxuuumka iyo qoreygii lagu toogtay Marxuum Cabdiraxmaan Cadow Max-amuud ayaa lagu yiri qoraalka.

download (1) Ugu dambeyn Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Cii-damada Qalabka Sida oo warbaahinta la hadlay ayaa maanta go’aan ka soo saareen dhageysiga dacwadda loo heystay, Dable Xoogga Dalka Cabduqaadir Maxamuud Cali, waxaa ayna Maxkamadda ku xukuntay dil-toogasha ah oo ah qisaasta Marxuum Cab-diraxmaan Cadow Maxamuud



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip