HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 13-KA FEBARAAYO 2019-KA

0
Wednesday February 13, 2019 - 10:36:08 in Wararka by
  • Visits: 484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 13-KA FEBARAAYO 2019-KA

    SOMALILAND:10 KUN OO QOYS OO BARA KA CAYAAL AH OO BIYO YARAANI SOO FOODSAARTAY X/Somaliland ayaa qaylo dhaan u dirtay hay'adaha gargaarka si biyo loola gaadho toban kun oo qoys oo biyo yaraani soo fo odsaartay. Gudoomiyaha hay'ada qaxoot

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOMALILAND:10 KUN OO QOYS OO BARA KA CAYAAL AH OO BIYO YARAANI SOO FOODSAARTAY X/Somaliland ayaa qaylo dhaan u dirtay hay'adaha gargaarka si biyo loola gaadho toban kun oo qoys oo biyo yaraani soo fo odsaartay. Gudoomiyaha hay'ada qaxoot iga iyo barakacayaasha Somaliland Cabd Ikariin Xinif ayaa sheegay in kaamamka ay ku jiraan barakacayaashu ay qarka u saaran yihiin biyo yaraan, kuwaas oo si degdeg ah ugu baahan in la gaadhsiiyo bi yo nadiif ah. Cabdikariin Xinif ayaa kulan la yeshay hay'adaha caalamiga iyo kuwo max aliga ah ee ku dhaqan Somaliland, isla marka ana soo gaadhsiiyey inay u gurmadaan dadkaasi biyo la'aantu soo food saartay. "barakacayaasha ku dhaqan gobolada ba riga waxa soo foodsaartay biyo yaraan, waxaanay biyo yaraantaaasi saamaysay toban kun oo qoys oo ku dhaqan gobol ada Saaxil, Togdheer, Sool iyo Sanaag" ayuu yidhi gudoomiye Xinif.

Sidoo kale,w axa uu sheegay Inay u sii daran yihiin tuulada Guumays ee gobolka Sool iyo gobolka Sanaag oo ah tuul ooyinka Fadhi gaab, Garadag iyo tuuloo yin badan oo ay barakacayaal badani isku gu yimaadeen.

Sidoo kale, hay’adda ka hortagga masi ibooyinka ayaa hore u shaacisay in dad la gu qiyaasay shan boqol oo kun ay soo foo dsaartay macaluul u baahan in loo gurm ado.

 

DAGAAL XOOGAN OO BARIGA SIIRIYA KU DHAX MARAY FALAAGADA KURDIYIINTA IYO KOOXDA DAACISH

Waxaa gobolka DeyrAzuur ee bariga dalka Syria weerar xoogan ku dhaxmaray kooxda lamagac baxday Khilaafada Isla amka iyo falaagada kurdiyiinta oo tagero xoog leh ka helaya ciidamada mareyka nka. Dagaalka xoogiisa ayaa ka dhacay goobaha ugu danbeeyo ay Daacish kaga sugan yihiin gobolka DeyrAzuur.

Weerarka oo ay qaadeen kooxda Kurdiyi inta ayaa waxaa dhanka cirka ka caawi nayay diyaaradaha mareykanka oo duqay naya goobaha ay Isis halkaasi uga sugan tahay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ku dhawaad 600 oo kamid ah dagaalamaya asha Daacish ay iskagasoo baxeen goo bo ay kaga sugnaayeen xaafada Baghuus oo u dhaw xadka Ciraaq.

Kudhawaad 2,000 oo shacab ah ayaa iskaga soo barakacay goobaha ay d aacish uga suganyihiin bariga dalka sir iya. Dowlada mareykanka iyo kooxda ku rdiyiinta oo isgarabsanaya ayaa labadaba balanqaaday in isbuucan ay soo afjari do onaan dagaalka ay kula jiraan kooxda Daacish.

R/W/ KU XIGEENKA DALKA”MUCAARADKA WAXAA KU JIRA KUWO INDHAHOODA XUSHALAY KALIYA AY QABTAAN”

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ayaa ka jawaabay dhaliilaha Siyaasiyiinta qar ay ka muujiyeen shirkii looga hadlayay arrimaha shidaa lke ee dhawaan ka qabsoomay Magalada London ee dalka Britain.

Waxa uu sheegay in shirkaasi uu ahaa mid qorshihiisa ay horay Wasaaradda Batroolka u soo bandhigtay,isla ma rkaana uu ahaa mid daba socday mid horay uga qabso omay bishii Noveber ee Sanadkii tegay dalka koonfur Afrika.

Siyaasiyiinta dhaliilaha ka muujiyay shirkaas ee sheeg ay in xirmooyin ka mida ah shidaalka Soomaaliya in lagu xaraashayo ayuu ku tilmaamay inay yihiin kuwo xushalay kaliya raadi ya,balse aan wanaagsan dowladdu qabato arkin."Waxaa ji ra si xun wax u sheeg sixiroole wuu ka daran yahay,waxaad moodaa in mucaaradka inay u gurteen in dhagahooda ay maqlaan kaliya xushalay balse aysan fiirin wanaaga,laakin cid kasta waan soo dhaweyneynaa waayo waa sababtii aan xisbiyo badan u sameysanay ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka.

Isaga oo la hadlayay gebagabadii mid ka mid ah tvya da ku hadla afka Soomaaliga ayuu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay masuuliyad weyn ka saran ta hay inay qabato wax walba oo dalka iyo dadka Soomaaliy eed u baahan yihiin.

Ka hor inta uusan qabsoomin shirka looga hadlayay arrim aha shidaalka ee Magalada London,waxaa shirkaasi ka soo horjeestay kuna baaqay in la joojiyo qaar ka mid ah Xis biyada dalka,

CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK (in 

the territory of SOMALIA)

CAUTIONARY NOTICE TRADEMARK(in the territory of SOMALIA)

NOTICE IS HEREBY GIVEN thatWILD OLIVE MARWO, a Chinese company with head office atChekou Village,Xinqian Street,Huangyan District, Taizhou Ctiy,Zhejiang Province,China

Is the owner and sole proprietor of the following trade mark:

https://i1.wp.com/somalisan.net/wp-content/uploads/2019/02/NOTICE.jpg?resize=632%2C480

The above trademark is used in the international class 03 in respect of the following products:

Class 03:Hair dyes, Adhesives for cosmetic purposes, Toilet water, hair oil, nutrition hair oil nutrition hair oil, Cosmetics, Depilatories, Beauty masks, Dentifrices, Perfumes.

NOTICE IS ALSO GIVEN that legal proceedings will be instituted against any person or company that uses the same trademark or any imitation thereof, or against anyone that violates this trade mark ownership rights

 

MUQDISHO OO LAGU QABTAY SHIR LOOGA HADLAYAY WACYIGALINTA DHIBAATADA GUDNIINKA FIRCOONIGA

ubax axmed Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay dal al ugu badan ee haweenka lagu fuliyo gu dniinka Fircooniga, taasoo sababta halis soo food saarta haweenka gudniinka lagu sameeyo oo qaarkood u geeriyooday

Haddaba magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay ka wacyigalinta bulshada dhibaatada uu leeyaha gudniinka Fircooniga.

Ifraax Axmed oo ah madaxa hay’adda Ifrah Foundation oo kulanka soo qabanqa abisay ayaa Hiiraan Online u sheegtay in la arkayo dhibaatada laga dhax –lay gud niinka noocan ah, haddana wali waalidi intu ku dhiiranayaa in ay sii wadaan in gabadhahooda u gudaan fircoon.

‘’ Waxaa iigu layaab badneyd mar aan Miyiga gobolka Galguduud ku booqday hooyo gabadheedii oo 10 sano jir ah u ge eriyootay gudniin, in ay ii sheegtay in had dii ay gabar kale dhasho wali ku taa gan tahay jidkii ay gabadhii hore uga dhimatay islamarkaana ku sameyn doonto isla gu dniinkii fircooniga ahaa ’’ ayeey tiri Ifraah Axmed.

Ifraah ayaa intaa ku dartay marka laga soo tago deeqa sidoo kale jiraan ilaa Lix gabdhood kale oo iyaguna u geeriyooday gudniinka fircooniga oo lagu sameeyay.

Axmed Cabdullaahi oo ah kuxigeenka xe er ilaaliyaha Qaranka ayaa dhankiisa ka hadlay waxa sharciyan uga aadan dowl adda Soomaaliya si loo joojiyo gudniinka noocan ah oo la sheegay in uu dhibaato ku yahay nolasha haweenka Soomaaliye ed.

‘’Labo arrimoodba waan dhihi karnaa mee sha ayeey ka muuqdaan, dhinaca hore waa tacadi qof loo geystay, dhinaca kal ana waa dhibaato guud ahaa bulshadii ta abaneysa, kiiska hadda ka dhacay Galmudug oo kale baaritaan ayaa ku so cda, marka uu gudniinku sababo ilaa heer dhimasho waa danbi culus, tallaabo aya ana la qaadayaa’’ ayuu yiri kuxigeenka xeer ilaaliyaha.

Sidoo kale gudniinkan ayaa ah mid khilaafsan shareecada Islaamka sida ay culima’uudinkii ka qeybgalay kulanka wa cyigalinta ah ''Nooc kasta oo uu yahay gu dniinka haddii uu qofkii dumarka ahaa dhibaato ku keenayo Diintu waa xaaraanti eysay'' Ma’aha markii ugu horeysay oo kulan noocan oo kale la qabto, waxaana muuqata in hadda bulshadu ku baraarug san tahay khatarta haweenku kala kulma yaan gudniinkan.

WASIIRKA MAALIYADDA BEYLE OO XAFIISKII SA KU QAABILAY MAS’UUL KA TIRSAN BANGIGA ADDUUNKA

Wasiirka Maaliyadda XFS Md. C/xma an Ducaale Beyle ayaa shalay xafiiskiisa kula kulmay Bella Bird oo ah Madaxa Ba ngiga Aduunka ee qaar ka mid ah Wa da mada Bariga Afrika sida, Soomaaliya, Tan zania, Burundi iyo Malawi.

Wasiir Beyle ayaa sheegay in Bella Bird ay ka wada hadleen horumarka iyo isbad alka Maaliyadeed ee dalka iyo sidii aan u xoojin laheyn wada shaqeynta aan la leen ahay World Bank.

"Waxaa sharaf ii aheyd inaan shalay xafiiskeyga ku qaabilo Bella Bird oo ah Madaxa Bangiga Aduunka ee Wadamada bariga Afrika qaar sida, Somaliya, Tanz ania, Burundi iyo Malawi, Waxaan ka wa da hadalnay horumarka iyo isbadalka Ma ali yadeed ee dalka iyo sidii aan u xo ojin laheyn wada shaqeynta aan la lee nahay World Bank.”ayuu yiri Wasiirka Ma aliy adda X F/Soom aa liya.Wasiirka Maaliyad da Soomaaliya ay aa sheegay in Bangiga Aduunku uu yahay Hay’ad muhiim u ah horumarka Soomaal iya .

JAPAN OO K/ KOONFUREED KA DALBATAY IN RAALI GALIN AY KABIXISO CAMBAAREYN AY USOO JEEDISAY

Dowlada Japan ayaa sheegtay in Kuur iyada Koonfureed ay ka dalbanayso in raali galin ay kabixiso eedeyn ay usoo jee disay boqortooyada Japan intii uu socday dagaalkii labaad ee dunida.

Afhayeenka Baarlamaanka Kuuriyada Koonfureed ayaa waqti sii horeysay she egtay in Ciidamada dalka Japan ay ku kac een falal galmo ah intii uu socday daga alkii labaad ee dunida.

Xoghayaha golaha wasiirada Japan oo hadalkaasi ka carooday ayaa sheegay in afhayeenka Baarlamaanka Kuuriyada Koo nfureed looga baahanyahay in hadalkaasi ay raagalin ka bixiso.

Waxaan si adag uga soo horjeednaa hadalka aan qiimaha laheen ee kasoo ye eray afhayeenka baarlamaanka Koonfurta kuuriya ayuu hadalkiisa sii raaciyay Xog hayaha golaha wasiirada Japan.

Intii uu socday dagaalkii labaad ee dunida ayaa waxaa lasheegaa inkabadan 200, 000 oo haween ah oo u badan kuwa soo kasoojeeda koonfurta kuuriya lagula kacay falal.

 

WARARKII UGU DAMBEEYAY HAWLGAL CIIDAMADA KA SAMEEYEEN WARTA NABADDA

Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay hawlgal ay ku soo qabqabteen dhalinyaro ka sameeyay Degmada Warta Nabadda ee Gobolka Banaadir.

Si gaar ah waxa ay ugu howlgaleen Xaafadaha u dhaxeeya Carwo Ikto illaa Cali Kamiin oo ka tirsan Degmada Warta Nabadda. Goobo fagaare ah ayay Askarta isugu gaynayeen Dhalinyarada oo baaris kadib sii deynayay qaarkood, halka kuwa ay ka shakiyaan ama ay la xiriirinayaan AlShabaab u qaadayay Saldhigyadooda, si ay Baaris ugu sameeyaan.

Inta howlgalka uu socday waxa ay xannibeen Ciidamada Booliska Isku socodka Dadka iyo Gaadiidka sida ay Risaala u sheegeen qaar kamid ah dadka Deegaanka.

Qof kamid ah dhalinyaradii lagu qabtay hawlgalka ayaa Risaala u sheegay in goob fagaare ah la isugu geeyay, shaqsiyaadka ay waji garteen ama ay ka shakiyeen Ciidamada Dowladda ay u wateen mid kamid ah Xarumahooda Baarista.

Hawlgalkaan ayaa wuxu ku soo aadayaa, iyadoo maalin ka hor Shabaab ay rasaas ku fureen xarunta Laanta Barwaaqo ee ku taalo Degmada Warta Nabadda.

SHABAAB OO SOO BANDHIGAY GAARI TIKNIKO OO MILLITARIGA KA QABSADEEN

Al Shabaab ayaa Warbaahintooda ku soo bandhigay gaari nooca dagaalka oo ay sheegeen inay ka qabsadeen Ciidamada Militariga Dowladda Federalka Somaliya.

Dagaal ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka dhanka Koonfureed Magaalada Muqdisho ayeey sheegteen Shabaab inay kula wareegeen gaarigaan.

Baabuurka Shabaab ay soo bandhigeen ayaa waxaa ku xirnaa qoriga wayn ee dagaalka ee loo yaqaan Dhashiikaha, sidoo kalena waxaa ku buufsanaa astaanta Ciidanka Xoogga dalka.

Saraakiisha Militariga Somaliya kama aysan hadlin baabuurkaan Ciidan ee Shabaab ay soo bandhigeen oo ay sheegeen inay ka qabsadeen Ciidamada Xoogga dalka.

Al Shabaab ayaa dhawr mar sidan oo kale u soo bandhigay gaadiid dagaal oo ay ka qabsadeen Ciidamada Militariga Somaliya.

WAQTIGA DIB LOO FURI DOONO HOTELKII AY ALSHABAAB WEERAREEN EE DUSIT D2 OO LA SHAACIYAY

Wargeyska The Star ayaa qoray in Hot eelkaasi dib loo furi doono bisha June ee sannadkan, kadib, markii ay Alshabaab weerar iyo qaraxyo ku ekeysiiyeen bishii la soo dhaafay ee Janaayo 15da.

Weerarkaasi waxaa lagu dilay 21 qof oo 6 ka mid ahaayeen Shaqaale iyo Ilaalo dhin aca Ammaanka ee Hoteelka Dusit D2.

Maareeyaha Guud ee Hoteelkaasi, Mi she el Metakas waxa uu shalay shaaciyey In ay u diyaar garoobeen sidii Hotelka uu mar kale u qaabili lahaa Macaamiisha iyo Martida kale, loona adkeyn lahaa Amma ankiisa. Dagaalamayaal; ka tirsan Alshab aab ayaa sheegay inay u weerareen Hoteelkaasi, si ay uga falceliyaan go’aan kii uu Madaxweynaha Maraykanka, Don ald Trump ku shaaciyey inay magaalladda Quddusta Lahaysto tahay Caasimadda Yuhuudda.

Dhinaca kale, Kooxda Sirdoonka ee SI TE ee ku caan baxday inay taxliiliyaan Dhaqdhaqaaqyadda Kooxaha Islaamiy iinta waxay sheegeen in ay Alshabaab faa hfa ahinta weerarkaasi soo mariyeen Wa rbaahintooda Dhaqdhaqaaqa Mujaahidiin ta.

Kooxda SITE oo fadhigeeda Dhexe ku yaallo dalka Maraykanka waxay sheegtay in Hoggaamiyaha Ururka Alqaacida, Ay man Alzawaahiri bixiyey Amarka lagu we eraray Hotelka Dusit D2 ee Nairobi, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Warbixinta waxaa lagu sheegay in Ay man Alzawaahiri si toos ah ugu baaqay Alshabaab inay weerareen danaha Reer Galbeed, si looga falceliyo hadalkii Dona ld Trump ee uu ku sheegay inay magaal ada Barakaysan ee Qudusta Latahay ta hay waxa u uugu yeeray caasimadda Yuhuudda.

PUNTLAND OO SHEEGTAY XUBNO DAACISH KU BIIRI RABAY IN LA QABTAY

Puntland ayaa sheegtay in gacanta lagu dhigay xubno doonaayay inay ku bii raan Ururka Daacish ee ka dagaalama dhulka Buuraha Golis ee deeganada Ma amulkaasi. Qoraal ka soo baxay Ciidanka PSF ee Puntland, ayaa lagu sheegay in Ciidamada ay ku guulaysteen soo qabash ada xubnahaasi & sidoo kale saanad Mil itari oo ay wateen sida qoraalka lagu she egay.

Hawlgalka oo laga fuliyay togagga Ga aca, Guban iyo Moqor ee koonfur bari ka xiga magaalada Boosaaso, ayaa lagu soo qabtay xubno doonayey, in ay ku biiran Daacish iyo saad ciidan oo loo gudbin lahaa, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay PSF. Qoraalka Ciidanka Puntland ka soo baxay laguma sheegin tirada xub naha Daacish rabay inay ku biiraan ee ga canta lagu soo dhigay & saanad Militari ee Ciidanka ay qabteen. Puntland ayaa Buuraha Golis waxa ay kula dagaalamay sa xubno Daacish ka tirs an, kuwaasi Sal dhigooda ugu wayn ee So maliya uu ku yaallo Buuraha Golis. Madax weynaha Pu ntland ayaa horay u sheegay in la kor dhinaayo qorshaha dagaalka Da acish & Shabaab.

SHIRKA TUBTA ARRIMAHA BULSHADA OO LOO GA HADLAY DIB U HABEYNTA AQOONTA SHA QAALAHA

Shirka tubta horumarinta arrimaha bu lshada oo shalay lagu qabtay xarunta wa saradda dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS ayaa lagu soo bandhigay barna amijka dibuhabaynta aqoonta shaqaal aha oo ay wado wasaaradda shaqada iyo arrima ha bulshada iyo Sharciga dawooyinka oo ay diyaarisay wasaaradda caaf imaad ka iyo daryeelka bulshada.

R/wasaaraha (XFS), md.Xasan Cali Khayre, oo guddoomiyay kulanka shalay ay aa sheegay in dawladda ay ka go’an ta hay in mawaadiniinta Soomaaliyeed ay si iso adeegyo caafimaad iyo waxbarasho oo tayo leh si loo horumariyo nolosha iyo wax soo saarka bulshada.

Sharciga Dawooyinka ee shalay lagu soo bandhigay tubta horumarinta arrima ha bulshada ayaa wasaaradda caafimaad ka iyo daryeelka bulshadu waxa ay u gud binaysaa golaha wasiirrada si ay u ansi xi yaan loona horgeeyo golaha sharci deji nta.Halbeegyada sannadkaan laga doon ayo inay ku guulaysato wasaaradda shaq ada iyo arrimaha bulshada ayaa waxaa qayb ka ah dibueegista sharciga shaqaa laha rayidka ah iyo horumarinta siyaasad da iyo barnaamijka ammaanka bulshada, halka wasaaradda caafimaadka laga doon ayo in dhaqan geliso xeerka qaran ee xirf adda caafimaadka, aasaasidda iyo ka sha qaysiinta guddiga qaran ee la socodka dawada, dhismaha kaydka qaran ee dawa da iyo aasaasimdda machadlka qaran ee caafimaadka.

MAXKAMAD LAASHAY RACFAAN UU QAAT AY MUWAADIN SOOMAALI LOO HEYSTO ALSHABAABNIMO

Maxkamadda Rafcaanka ee M/ Onta ariyo ee dalka Kanada ayaa shaacisay in ay laashay Rafcaan uu soo qortay Max amed Xasan Xersi oo 32jir ah, kaasi oo horey loo xukumay xabsi 5 sanno ah.

Maxamed Xasan Xersi ayaa la sheeg ay inay la xiray bishii Maarso 29dii ee sa nnadkii 2011kii, xilligaasi oo ay Ciiddanka dalkaasi ka qabteen isago odoonayey in uu raaco Diyaarad duullimaadkeedu ahaa dalka Masar. Dembibaarayaasha Boliska dalkaasi waxay xilligaasi ku soo eedeeye en inuu Masar kaga sii gudbo Somalia, si uu ugu biiro Dagaalamayaasha Alshab aab, waa sida hadalka loo dhigay.

Ciiddan dhar cad oo isqariyey ayaa la sheegay inay Maxamed Xasan Xersi kala sheekeysteen Dagaalka Kooxaha Isl aamiyiinta, waxayna ka duubeen cod isa goo u sheegayey inuu doonayo inuu u soc daalo Masar, oo uu kaga sii gudbin doono somalia, si uu uga mid noqdo Dagaalam ayaasha Alshabaab, waa sida ay Dembibaarayaashu Kanada sheegeen.

Garsoore ayaa waxa uu Maxamed Xasan Xersi ku xukumay xabsi 10 sanno ah, iyadoo lagu amray inusuan wax rafc aan ah qaadan karin ilaa uu soo dhamay sto kalabar xukunka lagu riday. Go’aanka lagu laalay Rafcaankiisa waxaa ku dhaw aaqday Xeerilaalinta Guud ee dalka Kan ada, iyadoo Maxamed Xasan Xersi uu ha ysto 60maalmood oo uu rafcaankisia ugu gudbin karo Maxkamadda Sare ee dalk aasi.

MAXKAMADA MAGAALADA NEW YORK OO KU HESHAY DAMBI JOAQUÍN "EL CHAPO”

Maxkamad ku taal magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa ku hesh ay dambi ah inuu ka ganacsanayay ma andooriye soo gelinayayna dalka Maray kanka Joaquín "El Chapo” Guzmán oo ah nin u dhashay dalka Mexico.Guzmán oo ah 61 sano jir ayaan weli Max kamadu ay san ku dhowaaqin xukunka uu mudan ka ro balse waxaa suurtogal ah in xabsi daa ’in lagu xukumo.

El Chapo ayaa lagu eedeeyay inuu ka dambeeyay shabakad ka ganacsata ma andooriyaha Sinaloa Cartel taasoo daro ogo badan soo gelin jirtey dalka Maray kanka.Waxaa la xirey Guzman January 2017 shan bil kadib markii uu ka baxsad ay xab si ku yaal Mexico isagoo asxaabti isa ay soo qodeen god ay tuubo weyn dhe xgeliyeen kadibna uu xilli habeenimo ah ku baxsaday.

Sidoo kale Guzman ayaa lagu eedee yay in uu madax ka ahaa koox dishay boq olaal ruux kana dambeysay afduub iyo jir dil lagula kacay kooxo ay iska soo horje edeen. El Chapo ayaa ka mid ahaa dadka ugu qanisan dalka Mexico iyadoo hay’ada tirakoobta maalqabeenada ee Forbes ay ku tilshalayy qofka 701aad ee ugu qanis an caalamka isagoo hantidiisa lagu qiyaas ay inay gaareysay hal bilyan oo dollar.

Gabagabada dhagaysiga dacwada loo haystay El Chapo ayaa waxaa ka qeybga shay xaaskiisii oo hore u soo noqotay Bo qorada Quruxda Emma Coronel Aispuro.

 

ISKU DAY IN AAD SHEEKADAN DHAMEYSATO QORE MAHAD ABDULE OSLO NORWAY

Isku day in aad sheekadan dhamaysato ood fikradaadana ka soo dhiibato. Mahadsanid.

Saacadu waxay ahay sagaalkii subaxnimo , waxaana daayay baraf aad u farabadan, qabowguna waxa uu garaacayay – 20.

http://www.somaliweyn.org/wp-content/uploads/2019/02/49B72E70-1E7C-4820-BA84-1EBC81582C29-100x70.jpeg Xaafad ka mid ah xaafadaha Oslo oo magaceeda la yiraa Grorud ayaan lugeeynayay , aniga oo sugaya Bass kii igayn lahaa shaqadayda oo markaa soo raagay ayaan is iri bal dib ugu noqo senterka xaafada si aan dhaxanta iyo barafkaba uga galo halkaa.

Markaan ku soo dhowaaday guryihii senterka ku yaalay ayaa waxaa daaqada iigala hadlay qof dumar ah oon ku qiyaasi karo 90+++ oo aan hadalkeeda waxba ka fahmi waayay.

Waxaan arkayay gacmihii oo isku dhagay iyo afkii oo aynan kala furi karin, lakiin isku dayaysa in ay wax ii sheegto lakiin awoodi la.

Waa dabaqa labaad, Waxaan isku dayay in aan fahmo hadaladeeda aniga oo codkaygana kor u qaadaya, hasa yeeshee waan is fahmi waynay.

Waxaan waydiiyay nr ka ay dagantahay iyo magaceeda, runtii taasina iima suurtoobin in aan ku guulaysto.

Laba qofood oo meesha marayay ayaan ka codsaday bal in ay i caawiyaan oo ay islaantan waayeelka ah dhagaystaan, dhamaan tood way i diideen in ay i caawiyaan,

Baskii wuu iga tagay, waxaanan markiiba wacay shaqadaydii aniga oo u sheegay in aan saacad soo habsaami doono.

Laba talo ayay noqotay in aan mid qaato, tan koowaad oo ah in aan policeka u waco una sheego sida ay wax u jiraan, tan labaad oo ah in aan ku dhiirado in aan u galo oon soo caawiyo.

Markaan 10 daqiiqo isla hadlaynay lakiin aan is fahmi la nahay ayaan ku dhiiraday in aan dariska ku garaaco.

Waxaan ku nasiibsaday midkii dhinaca ku hayay oon garaacay nrka albaabka, cidna way iga furi wayday.

Waxaan isku dayay in aan magacyada ajinabiga ah ka baaro si aan kalsooni uga helo.

Waxaan helay magac aan u maleelay in uu ahaa Pakistaan.

Waan garaacay, waa la ila hadklay oon u sheegay waxaan u socdo, waxay igula talisay in aanan galin oonan ku dagdagin , lakiin way ila noqon wayday, Waxaan ka codsaday in ay albaabka iga furto si aan u hubsado. Albaabkii ayaa la iga furay, markiiba dhinicii dabaqa 2baad ayaan u orday aniga oo u kleexday xaga midigta, waan is dajiyay hubsaday in uu guragani yahay kii ay igala hadlaysay.

Albaabkii ayaan garaacay aniga oo korna u hadlaya HELOO HELOO.

Waxaan markan maqlayaa taah iyo gurguurasho meel dheer ka soo socda. Intii ay soo socotay ayaan waxaan wacay hayàda badbaadada dadka waaweeyn, waxaan u ga sheekeeyay qisada iyo in aan doonayo in aan caawiyo.

Waxay i waydiiyeen magacayga iyo shantayda nambar ee aan ku joogo Norway , waan u sheegay markiiba.

Intii aan la hadlayay ayaan dareemay in ay i baarayeen oo ay police kana siiyeen 5taydii nr.

Waxay ii sheegeen in aan caawin karo oo aan gudaha gurigana u gali karo iyaga oo runtii mahadnaqna ii soo jeediyay baaritaanka ka dib sidaan dareemayay.

Islaantii waxay soo daag taagsataba way iga furtay albaabkii.

Runtii naxdintii abid aan la kulmay oonan halkan ka sheegi karin ayaan arkay.

Waxay ii sheegtay in ayna 3 cisho waxba cunin.

Waxaan dareemay qaboow aad uga sareeya kii dibadda.

Waxaan eegay talaagadii iyo shooladiiba , dhamaantood way bakhtiisanyihiin ama dansanaayeen.

Guriga korontaba way ka maqnayd 3 cisho.

Gudaha qabowgu waxa uu marayay 23. Laba daaqadoodi way iska furnaayeen, suuliga iyo meelaha kaleba lagama sheekayn karo.

Waxaan markiiba aniga oo la kaashanaya islaanta waydiiyay meesha ay korontadu guriga kaga taal, runtii may hadli karin oo waan ku guuldaraystay in aan ogaado goobta korontada laga maamulo.

Waxaan markiiba ku garaacay dariska dabaqa saddexaad oon caruur yar yar maqlayay.

Waxay iga caawiyeen meesha korontada ay ku taalo.

Waxaan ka codsaday in ay isoo raacaan si aan u caawino qofkan baniaadanka ah ee dhibaataysan kaligiina nool

Laga yaabee markaan wadankan imanayay 1987 in aan canshuurteedii ay bixinaysay wax la iga siiyay. Waxaan dareemayaa in aan u abaal gudo canshuurteedii la igu qaabilay 32 nasadood ka hor.

Qaybtii korontada markaan tagay ayaan mid walba qaybtiisii ka badalay , gurigiina sdaa ku siraadmay.

Intaa kumaan ekayne waxaan markiiba u sameeyay shaah iyo rooti meesha yaalay oon u mariyay badhar iyo malab.

Anigiina shaah kale ayaan soo shubtay oon la joogay saacad kale intii ay ka diirayaysay oo kuleeylihii ayaan cirkaa geeyay manadoonayn in aan uga tako mashiinadii kulaylka oo xagii ugu sareeyay taagan.

Waxaan u sheegay magacayga iyo wadanka aan ka soo jeedo, waxaan kaloon u sheegay in aan halkan ku noolaa 32 sanadood.

I ntaa kumaan ekayne waxaan mar kale ku celiyay qolooyinka guryaha ugu yimaada dadka waayeelka ah.

Waxaan goobtii uga tagay magacayga iyo nambarka telefonkaygaba.

Islaantii ayaydayda oo kale ahayd waxaann u sheegay in wax walba iska hagaagayaan oo ay is dajiso loona iman doono. Runtii way igu faraxday iina ducaysay.

Wadaaga yaal hadaba ha ilaawina in aad hareerihiina eegtaan, dariskiina ka war haysaan. Gaal iyo Muslimba waa dadkeenii oo ajirbaad ka helaysaa. Hadaba badbaadi si mar uun laguu badbaadiyo.

Qore Mahad Abdule.

 

BOGGA CAYAARAHA

HORDHAC: TOTTENHAM VS DORTMUND ? OGOW WAX KASTA OO KU SAABSAN KULANKAN …

Ciyaartoyda Kooxda Borussia Dortmund ayaa boorsoo-yinkooda u soo xir xirtay garoonka Wembley iyaga oona ciyaar adag oo ka tirsan wareega lugta koowaad ee 16-ka champions league la qaadan doona kooxda Tottenham .

Hogaamiyaasha horyaalka Bundesliga oo ku jira bandhig ciyareed aad u heersareeya ayaan dab yar kala kulmi doonin dhigeeda kooxda Londone ka dhisan ee Tottenhan waana kulan il gooni lagu wada haayo .

Spurs oo mininkeeda lagu ciyaarayo ayaa qabta kalsooni weyn balse waxaa garab taal in safkeeda ay ka maqanyihiin xidigaha ugu muhiimsan safkooda .

Maxaa ka cusub labada koox :

Mauricio Pochettino wali safkiisa waxaa ka maqan xidigo muhiim u ah waxaana ka mid ah Harry Kane iyo Dele Alli oo halbowlo u ah kooxda Tottenham .

Xidigaha kala ah Eric Dier iyo Erik Lamela ayaa la nasiyey kulankii dhawaa ee ay guusha ka gaareen kooxda Leicester ciyaar ku dhamaatay 3-1 si ay diyaar ugu noqdaan kulanka adag ee ay la yeelan doonana kooxda Dortmund caawa .

Dhanka kale safka Dortmund waxaa dhankooda ka maqnaaan doona kabtankooda Marco Reus oo qaba dhaawac muruqa ah iyo dambeedka difaaca dhexe ee Lukasz Piszczek kaas oo isna dhibaato dhaawac qaba .

Ogeysiiska kulanka :

Kulanka : Tottenham vs Dortmund (Champions league )

Goobta : Wembley Stadium

Goorta : 11: 00 oo habeenimo

Garsoorka: Antonio Mateu Lahoz (ESP)

Xaqiiqooyinka labda kooxood :

-Tottenham iyo Dortmund ayaa is wajahaya xili ciyareedkii sedexaad tartamada Eourope , labdii xili ciyareed ee hore oo ay is arkeen afar kulan waxa ay kala heestaan rikoor siman labo guul iyo labo guul.

-Dortmund ayaa dhalineysay gool mid kasta oo kamid ah kulamdii afarta ahaa ee ay wajahdo Tottenham tartamada Eourope.

– Ma jirto koox dhalisay gool in badan 15-ka daqiiqo ee ugu horeeya ee ciyaarta kulamda Champions League oo aan aheyn Borussia Dortmund oo dhalisay shan gool. Sidoo kale ciyaartoyda badalka ugu yimaada ayaa kuwa ugu wanaagsan waxa ayna dhaliyeen 5-gool.

-Borussia Dortmund waa kooxda ugu yar ee gool laga dhaliyey intii uu lagu guda jiray wareega heerka guruubyada kaliya labo gool ayaa laga dhaliyey lix kulan oo ay ka ciyaartay.

-Sideed gool oo kamida 9-gool oo ay Tottenham ka dhalisay Champions League xili ciyaareedkan waxa ay yimaadeen qeebta dambe ee ciyaarta . Cele celis ahaan (89%).

-Tottenham marna kuma adkaan garoonkooda kulan bug baxa oo ka tirsan UEFA Champions League (1bareejoiyo 2 – qasaaro ).

AJAX VS REAL MADRIID XOGTA KULANKA OO DHAMEESTIRAN IYO XAQIIQOOYINKIISA .

Boqorada yurub oo ah Real Madrid ayaa u safartay garoonka Johan Cruyff si ay ula soo ciyaaraan wareega lugta koowaad ee heerka 16-ka Champions league kooxda Ajax caawa oo arbaca ah .

Safka uu hurmuudka ka yahay macalin Santiago Solari’ ma qabaan wax cabsi iyo wal wal ah waxeyna maanka ku hayaan in guul muhiim aheyd aya ka soo gaareen kooxda ay dariska yihiin ee Atletico madriid bilowgii todobaadka kulan ku soo dhamaaday 3-1.

Dhinaca kale , kooxda Ajax ayaan heysan niyad sami ay ku wajahdo Madrid madaama aya qasaaro la soo kulantay kulankii ugu dambeyey ee ay ciyaartay .

Maxaa ka cusub labada koox :

Real Madrid ayaa heysata saf dhameestiran oo ay kula safartay Netherlands waxa ay weynayaan kaliyaa adeega axidigaha Isco iyo Marcos Llorente .

Xidiga milkiyadiisu ay lee dahay Barcelona ee Frenkie De Jong oo dhaawac ka soo laabatay ayaa ciyaaray 70-daqiiqo kulankii guuldarada ay kala kulmeen kooxda Heracles , balse waxaa la eegi doonaa in uu ku soo bilaavan karo kulan Real ee caawa .

Daafaca lagu magacaabo Lisandro Magallan ayaa nasiib daro dhaawac ku seegaya kulanka kooxdiisa Ajax aya la qaadaneyso dhigooda kooxda lagu naaneeso Cad Cadka .

Ogeysiiska kulanka :

KULANKA : AJAX VS REAL MADRIID (CHAMPIONS LEAGUE )

Goobta : Johan Cruijff ArenA

Goorta : 11:00 oo Habeenimo

Garsooka : Damir Skomina (Slovenia)

Xaqiiqooyinka ciyaarta laga diwan giliyey:

– Ajax ayaa laga badinayey lixdii kulan ee ugu dambeyey ee wajahdo kooxda Real Madrid tartamada Europe waxaana kulamadaas lowga dhaliyey 20 gool hal iyagu ay dhaliyee n 2 gool oo qura , markii ugu dambeysay ee ay Ajax ay

 

ka badiso Real Madriid waxa ay aheyd November1995 ciyaar ka tirsaneed Champions League heerkiisa guruubyada oo ka dhacday garoonka Madrid waxa ay ku soo dhamaatay 2-0 goolasha waxa ukala dhaliyey Jari Litmanen iyo Patrick Kluivert.

-kaliya hal jeer ayey bareejo galeen waana markoodii ugu horeysay ay iska hor imaadeen kulan rasmi ah oo tartamada Europe ciyaartaas oo ka dhacday Amisterdam xili ciyaareedkii 1967-68 waxa ayna ku idlaatay 1-1 goolka furitaanka ciyaartana waxaa dhaliyey Johan Cruyff.

– Ajax ayaa qeeb ka ah kooxaha aan marna laga badin intii lagu guda jiray wareega guruubyada tartanka Champions League waxeyna rikoorkaas la wadaagtaa kooxaha Barcelona , Bayer Munchun ,Lyon iyo Porto oo dhankooduna aan marna laga badin .

– waa is aragoodii 13-aad dhamaan tartamada ay qabato UEFA waxa aya horey u soo ciyaareen 12-kulan 7- jeer waxaa badisay Real Madrid halka Ajax ay guul gaartay afar mar halkulan bareejo ayey ku hishiiyeen .

-Kooxda reer Holand ayaan marna badin lixdii kulan ee ugu dambeyey ee ay ka ciyaarto Champions league kulamda bug baxa ( 2 -bareejo iyo 4- qasaaro )markii ugu dambeysay ee ay ka gudubto waxa ay aheyd sandkii 1996/97 markaas oo ay la ciyaareysay kooxda Atletico Madriid ciyaar lugti kowaad ku dhamatay 3-2 balse ay u suuro gasho in lugta labaad ay ku adkaadaan 4-3.

-Madrid ayaa eeganeysa sidii ay ku gaari laheed wareega quarter-finalka markoodii sagalaad oo xiriir ah sandkan . Rikoorka ay ka heestaan wareegan 16-ka ayaa ha 9-guul iyo 6- qasaro , waxaa dhacday in heerkan ay ka soo gudbi wayaan lixsano oo xiriir ah waana intii u dhaxeysay 2005 iyo 2010 , lkn hada waxa ay ka soo muuqanayaan sideedii sano ee la soo dhaafay .

-Kooxda ka dhisan Amsterdammers ayaa guuleysatay kaliya labo kulan oo kamida 14-kii ciyaarood ee ay wajahday kooxo ka socda Spain hal bareejo 11- qasaaro ah .

CHAMPIONS LEAGUE - ROUND OF 16 FEBRUARY 12

Manchester United 0 - 2 Paris Saint-Germain

Roma 2 - 1 FC Porto

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO MADAXWEYNAHA UGANDA OO KU KULMAY ADDIS ABABA

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Uganda Yoweri Museveni ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa, halkaasoo labada Madaxweyne uga qeyb galeen shir madaxeedka Midowga Afrika ee shalay la soo gabagabeeyay.

Madaxweyne Museveni ayaa qoraal uu soo dhigay boggiisa Twitterka ku sheegay inuu Madaxweyne Farmaajo ay ka wada hadleen sare u qaadista xiriirka labada dal, sidii loo adkeen lahaa iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen ammaanka, xiriirka iyo waxbarashada.

Kulankan ayaa ka mid ahaa kulamo ay si gaar gaar isugu arkayeen Madaxda Afrikaanka ee ka qeyb galay shir madaxeedka 32aad ee Midowga Afrika.

Inkastoo aan Madaxtooyada Soomaaliya faah faahin ka bixin kulankan, hadana waxaa jiray war saxaafadeed iyo sawirro Madaxtooyada faafisay oo ahaa kulamo Madaxweyne Farmaajo la qaatay Madaxda dalalka Sudan, Jabuuti, Itoobiya, Koofur Afrika iyo Equatorial Guinea.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan ka carootay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, kaasoo uu ku sheegay in Soomaaliya ka mid tahay dalalka aan laheyn dowlad.



SOMALIA
        

DIGNIINTA MARKA - OGEYSIISKA QALABKA
        

_______________________
 

                      LYFT

 

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamad ganacsi:
 
British American Tobacco (Brands) Limited, a British company of Globe House, 4 Temple Place, London WC2R 2PG, United Kingdom
 
waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:
 
Sigaarka; tubaako, qashin ama la soo saaray; tubaakada nicotine ee afka laga qaato oo aan tubaako ahayn (aan loo isticmaalin isticmaalka caafimaadka); cambar la cabo tubaakada; tubaakada sigaarka; baqda aan qiiqa lahayn; tubaako aan laheyn sigaar; ku duub tubaakadaada; sigaarka tubaakada; alaabta tubaakada; beddelka tubaakada (maaha ujeedo caafimaad); sigaarka; cigarillos; shumacyada; cayaaraha; qoraallada sigaarka; warqadda sigaarka, tuubooyinka sigaarka, santuuqa sigaarka; qalabka jeebka ee sigaar-cabista; mishiinka gacanta lagu hayo ee tubaakada isku mudda tuubada waraaqda; siga elektarooniga ah; dareeraha sigaarka elektarooniga ah; alaabta tubaakada loogu talagalay ujeedada kuleylka.
 
OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad isticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xadgudbo xuquuqda shirkaddaas.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip