
Sen. Cabdi-qaybdiid " Radio Kulmiye waan dhageestaa, waxaan leeyahay mararka qaar weerarka naga daaya"
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qayb qaatay hambalyada iyo dabaal dagga Radio Kulmiye oo maa-musaya sanad guuradii sideedaad ee Aas Aaska Idaacadda.
Cabdi qaybdiid ayaa sheegay inuu katirsan yahay dhageestiyaasha Idaacadda islamarkaana ay tahay Idaacad aad u wanaagsan oo waxbadan ku soo kordhisay Soomaaliya.

"Sanad guuro wanaagsan, Hambalyo ayaa leeyahay maamulka iyo shaqaalaha, waan dhageestaa waxaan leeyahay mararka qaar weerarka naga yareeya” ayuu yiri Cabdi qaybdiid oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
"Xubinta kalamaan ayaa katirsanahay dhageestiyaasheeda waa Xubin iyo Barnaamij madadaalo xiiso badan leh” ayuu yiri Cabdi qaybdiid oo katirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya
Sen. Cabdi-qaybdiid " Radio Kulmiye waan dhageestaa, waxaan leeyahay mararka qaar weerarka naga daaya"
Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qayb qaatay hambalyada iyo dabaal dagga Radio Kulmiye oo maa-musaya sanad guuradii sideedaad ee Aas Aaska Idaacadda. Cabdi qaybdiid ayaa sheegay inuu katirsan