HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA KHAMIIS 31-KA JANNAAYO 2019-KA

0
Thursday January 31, 2019 - 08:42:23 in Wararka by
  • Visits: 528
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA KHAMIIS 31-KA JANNAAYO 2019-KA

    R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Shalay Xafiiskiisa ku qaabi lay Madaxa Waaxda siya asadda iyo dhi smaha nabad da Q/M. Rose mary DiCarlo oo Muqdisho safar ku soo gaartay. Kulanka ayaa loo ga hadlay adkaynta xiri irka Q/M iyo DFS, in s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

R/Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Shalay Xafiiskiisa ku qaabi lay Madaxa Waaxda siya asadda iyo dhi smaha nabad da Q/M. Rose mary DiCarlo oo Muqdisho safar ku soo gaartay. Kulanka ayaa loo ga hadlay adkaynta xiri irka Q/M iyo DFS, in si dhaw 2da dhi nac ay uga wada shaqeeyaan danaha um madda Soomaaliyeed, in dawladda laga taageero dhismaha dawlanimada iyo nab adda iyo in la dhiirri geliyo Bahwadaa gni mada waqtiga fog ee Soomaaliya u suu ra gelinaysa mustaqbal barwaqaysan. R/Wasaare Kheyre iyo Rose mary DiCarlo ayaa ku heshiiyay in QM ay dawl adda ka la shaqayso ka guul gaaridda ha dafyada waawayn ee dowladda oo ay ka mid yihiin kobcinta dhaqaalaha, cafinta da ynta, ka shaqaynta siyaasadda loo dhan yahay, dagaalka dhanka ah musuqmaa suqa, dar dargelinta amniga iyo sidii dad ka Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen wax bar asho iyo caafimaad. R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa amma anay taageerada xooggan iyo dawrka mu uqda ee qaramada midoobay ka qaadatay dib u soo kabadashada, xasilinta iyo koba ca dalka Soomaaliya. Madaxa waaxda siy aasadda iyo dhismaha nabadda Q/ Mido obay iyo R/wasaare Khayre ayaa is ku raa cay in dawladda iyo shacabka Soo maaliy eed ay qaataan dawrka hoggaamineed iyo jaan goynta qaybaha muuhiimka ah ee dawladda laga caawinayo iyo in QM ay ku taageerto in lagu fuliyo xilliyada lagu tala galay in lagu dhaqangeliyo. Rosemary DiCarlo ayaa Shalay ajan daha dibuqaabaynta dawladda, waxa ay na ballan qaaday in QM ay teegeero xoog gan ku bixinayso dhaqan gelinta halbeeg yada Tubaha siyaasadda loo dhan yahay, amniga iyo cadaaladda, horumarinta dhaq aalaha iyo arrimaha bulshada. Rosemary A. DiCarlo, (DPPA), waxa ay xoghayaha guud ee QM, António Guterr es, kala talisaa arrimaha nabadda iyo amniga caalamka.




RA’IISUL WASAARE KUXIGEENKA "SIYAASI YIINTA XANAAQSAN MAR WALBA WAXBA LA MA QABAN AYAY LA SOO TAAGAN YIHIIN”

guled R/Wasaare kuxigeenk a Soomaaliya Mahad Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa weerar afka ah ku qaa day siyaasiyiinta Muc aaradka, isagoo u ade egsaday erayga Siyaa siyiinta Xanaaqsan oo horay u u adeegsaday Madaxweyne Farmaajo.

Mahad Guuleed oo xalay ka hadlayay Munaasabad lagu soo bandhigayay Wa xqabadka Gobolka Banaadir ayaa shee gay in siyaasiyiinta aanay arkeyn wax badan oo la qabtay, kana war heyn horum arada dalka laga gaaray.

"Waxqabadkii Gobolka Banaadir anaga waa aragnay, Culimadii waa arkeen, iyo dhamaan bulshada inteeda kale, mudane Guddoome waxaa soo jeedin lahaa inaa u soo bandhigtid niman saaxibadeen ah ay agana arkaan oo aan wax badan ka war heyn, mar walba la soo taagan waxba la ma qaban, lama dhaqaaqin, qabyo waa halkeedii”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare kuxi geenka Soomaaliya.

Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa siyaasiyiinta mucaaradka u adeegsada lahjado adag, mana jirto fag aare ay isugu yimaadaan oo ay ku dooda an labada dhinac ee isku haya siyaasad da, marka laga reebo in hadalo kulul ay hawada isku mariyaan.

CIIDAMADA MILITARIGA ITOOBIYA OO LA WAREEGAY JIGJIGA

Xaaladda Magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa degan ka ddib markii ciidammada militariga Itoobiya ay la wareegeen waddooyinka magaalada Jigjiga iyo guud ahaan goobaha Muhiimka ah ee Jigjiga.

Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaa lada Jigjiga ayaa warbaahinta u sheegay in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay Sha lay xilli hore Ammaanka magaalada la war eegeen, waxaana sidoo kale Ciidamadasi Ammaanka la sugaya Ciidamada Bool iska.

Milatariga Itoobiya ayaa inta badan lo oga baran in ay soo dhexgalaan magaalo oyinka, waxaana la sheegay in ay kasoo guureen xeradii ay ka deganaayeen dul eedka Jigjiga. Saraakiisha Dowlad Deeg aanka waxay sheegeen in la dejiyay xaal adda isla mar ka asna magaalada ay had da xasiloon tah ay. Rabshadihii Dorraad ka dhacay Jigjiga waxaa ku dhintay labo qof halka ugu yaraan saddex qof ay ku dhaawacmeen.

BARAYAASHA JAAMACADAHA SUUDAAN OO DALBADAY IN UU ISCASILO AL BASHIIR

Qaar ka mid ah Macalimiinta Jaama caddaha ugu waa weyn dalka Suudaan ayaa Shalay Shaaciyay in ay ku biireen Banaabaxyadda ka socda dalkaasi e looga horjeedo Madaxwey naha Suud aan Cumar Xasan AlBashiir.

albashiir-480x330 Macalimiinta waxa ay sheegeen in Magaalada Khartum ay ka sameyn do onaan Banaanbaxyo waa weyn, Maadaama Nolosha dadka ay ciriiri gashay bilihii ugu dambe eyay.

Qorshahahan ayaa kusoo beegmaya xilli dowladda Suudaan ay amar ku bixi say inay xabsiga kasoo sii deyneyso dad kii la xiray ee ka qeyb qaadanayay dibad baxa lagu codsanayay inuu iscasilo mad axweyne Al Bashiir.

Baryaasha jaamacadaha dalka Suuda an waxay sidoo kale daabaceen dokume nti ay ku codsanayaan inuu xilka ka dego Al Bashiir.

Dadka u doodo xuquuqul insaanka wa xay sheegeen in ka badan kun qof in xab siga loo taxaabay tan iyo markii dibadb axyada ka bilaawdeen Suudaan.

MALEESHIYADA XUUTIYIINTA OO SII DAAY AY ASKARI SACUUDIYAAN XANUUNSAN

Askarigaasi oo lagu magacaabo Mu use Bin Showi Cawaji ayaa la sheegay in la sii daayey, wuxuuna xalay ka degay Sal dhigga Diyaaradaha Milliteriga ee lagu magacaabo King Salman air base oo ku yaalla caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyaaadh.

AfhayeenkaIsbahaysiga Milliteri ee Sacuudiga, Turki Almaaliki ayaa xaqiijiy ey in la sii daayey Askariga Sacuudiyaan ka, wuxuuna xusay inuu Askarigaasi uu xanuunsan yahay, isla markaana aysan xaalladiisu caadi ahayn.

Waxa uu tilmaamay in Ergayga QM u jooga dalka Yemen, Martin Griftis uu ka shaqeeyey sidii ay labada dhinaca isku weydaarsan lahaayeen Maxaabiista.

Maleeshiyadda Xuutiyiinta waxay Aska riga Sacuudiyaanka ee ay wareejiyeen ku bedelan doonaan 7 ka tirsan Maleeshiya dooda oo la filayo inay Isbahaysiga Sacu udiga sii daayaan maalmaha soo socda.

Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ee ICRC waxay soo dhaweysay Tallaaba dda ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta Yemen ku sii daayeen Askarigaasi oo la sheegay inay siidayntiisu qeyb ka tahay

Heshiis ay Sacuudiga iyo Xuutiyiinta isku weydaarsan doonaan Maxaabiista ay kala hayaan.

tahriibMEYDKA 47QOF MUHAAJIRIIN AH OO LAGA HELAY XEEBAHA JABUUTI & BAADI GOOB WELI LAGU JIRO

Ciidamada Badda Dowladda Jabuuti, dadweyne is xilqaamay iyo shaqaale ka ti rsan hay’adda socdaalka Adduunka IOM ayaa shalay helay meydadka qaar ka mid ah muhaajiriintii saarneyd laba doon oo ku qalib may xeebaha dalk aasi Jabuuti.

Wararka ayaa sheegaya in xubn aha ku howlan baadi goobka raq iyo ruux dad tir adoodu gaareyso 130qof oo saa rnaa laba doon la helay meydadka ilaa iyo 47ruux, waxayna saraakiisha ciidamada Ba dda Jabuuti sheegeen inay aad u kac san tahay badda Cas isla markaana ay jiraan roobab wata duufaano.

Muhaajiriintaan ayaa la sheegay in lab ada doon oo ay saarnaayeen qalibantay xilli ay mareysay xeebaha sare ee dalka Jabuuti, waxaana gebi ahaanba burburay doomihii ay saarnaayeen, iyadoo weli la baadi goobayo dadkii kale ee la socday meydadka la helay.

2da doon oo ka baxay xeebaha dalka Jabuuti ayay sheegayaan saraaki isha In ay jiraan caqabado soo wajahay ho wlgal kooda ay ku baadi goobayaan muha ajiriin tii saarneyd doomaha ku qalibmay biyaha sare ee xeebaha dalkaasi.

Ilaa iyo iminka lama sheegin muhaajiri inta dalalka ay ka soo jeedaan, inkasta oo warar hordhac ah sheegayaan inay u ba dan yihiin dalalka Afrika, kuwaasi oo iyagu doonayay inay gaaraan dalka Yemen ee ay deriska yihiin dalka Jabuuti si ay uga sii tallaabaan dalka Sacuudiga.

FOWZIYO YUUSUF "CANAANTA MADAXW EYNE MUSEVENI YAAN LOO ARKIN COLAAD

fowziyoXildhibaano ka tirsan Golaha Shacab ka ee Baarlamaanka Federaalka Soom aal iya ayaa siy aabo kala duw an uga hadlay ha dalkii ka soo yeeray Madax wey naha Ugan da ee ahaa in Soom aaliya ay san ka jirin dowlad nidaamsan maa musha.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Dib adda Soomaaliya Fowziyo Yuusuf Xaaji Aad am ahna Xildhibaan ka tirsan Gol aha Shacabka ayaa ka digtay in lagu deg de go tallaabo ay dowladdu ka qaado dowla daha iyo hey’adaha taageera Soo maal iya.Fowziyo Yuusuf ayaa sheegtay in Ug anda ay dhiig badan u daadisay Soom aaliya, illaa iyo hadda garab taagan tahay, sidaas darteedna canaanta Mada xweyne Museveni aan loo arkin colaad. "Waxaa nasiib darro ah in markale lagu degdego tallaabo laga Qaado hay’adaha ama daw ladaha u heellan, taakuladeen na iyo ilaali nta nadgelyadeenna, Ugan da waxay inoo daadisay dhiig badan ilaa haddaan way inna garab taagan tahay. Ma aha in cana anteeda colaad loo ar ko”ayay tiri Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadam.

Dhinaca kale Xildhibaan Xuseen Car ab Ciise ayaa sheegay in Soomaaliya ay abaal weyn u heyso dowladda iyo Shacab ka Uganda, isagoo xusay in hadalka ka soo yeeray Madaxweyne Museveni aysan aheyn mid ku haboon shacabka Soomaa liyeed.

"Waxaan nahay dal ay ka jirto Dowlad shaqeysa, aduunka ayaa laga aqoonsan yahay Dowladda Soomaaliya waxaana u dhameestiran hey’adihii Dowladnimo, Uga nda halkaan waxaa u jooga Safiir, an nag ana waxaa noo jira Safiir dalka Ug anda, Safiiro waxaa isu dirsada Dow lado, hadii aysan Soomaaliya Dowlad ka jirin muxuu qabanayaa Safiirkooda”, ayuu is weydi iyay Xuseen Carab Ciise Guddoom iyaha Guddiga Difaaca ee Golaha Shacab ka.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaali ya Axmed Ciise Cawad ayaa ku tilmaam ay hadalka Madaxweyne Museveni inuu ahaa qof iska hadlay, isla markaana Soo maaliya ka jirto dowlad la aqoonsan yah ay, waxaana uu xusay ka dowlad ahaan jawaab hoose oo diblomaasiya deed u diri doonaan.

DANJIRE CABDULLAAHI ODAWAA OO GAARAY KUWAIT

Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Kuwait Danjire Cabdullahi Odawaa ayaa gaaray caasimadda dalkaa si ee Kuwait City. madax ka socotay Was aaradda arrimaha dibadda iyo mas’uuliyiin kale oo ay kamid ahaayeen 19 safiiro oo ka kala socday wadamada Africa Iyo Car abta ayaa ka qeyb qaatay soo dhaweynta Safiirka cusub ee Soomaaliya.

Danjire Cabdullahi Odawa ayaa kul amo is xog wareysi ah la yeeshey madax da dalkaasi Kuwait,iyo diblomaasiyiin ka le,si loo dardargeliyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kuwait oo ay mas’uuliyadiisu tahay.

Cabdullahi Odawaa ayaa ka mid ahaa Safiiro dhowr ah oo dhawaan ay Magac owday dowladda Soomaaliya.

MAXKAMAD KU TAAL KENYA OO XUKUNTAY RAG XIRIIR LA LEH ALSHABAAB

Maxkamad ku taalla M/Wajeer ee Go bolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa min 15 sano oo xabsi ah ku ridday 3 nin oo ku eedeysan inay xiriir la leeyihiin AlShaba ab.Mbarouk Ali Adibu oo 34 jir ah, Idarous Abdirahman oo 32 jir ah iyo Islahi Juma oo 22 jir ah ayaa dhammaantood ka soo jeeda Dalka Tansaaniya, waxaana lagu helay agabka ay kooxaha argagixisada u adeegsadaan qaraxyada, sida uu sheeg ay Garsooraha Maxkamadda, Amos Mako ros.

Raggan oo ay laamaha ammaanku qa bteen Sanad ka hor, xilli ay qorsheyn aye en inay ka tallaabaan xadka kala qey biya Soomaaliya iyo Kenya, ayaa dib loo dhig ay xukunkooda October 19, 2018, markii la waayay xog dhammeystiran oo ku aadd an dambiga lala xiriirinayo.

Maxkamadda Magaalada Wajeer ee Waqooyi bari Kenya ayaa qabatay in ka badan 50 Kiis oo la xiriira Dacwadaha ka dhanka ah raggan la tuhmayo in ay gac ansaar dhow la leeyihiin Kooxaha arga gixisada.

ITOOBIYA OO SHEEGTAY INAY DUQEYN KU DISHAY SARAAKIIL KA TIRSAN ALSHABAAB

Wasaaradda Gaashaandhiga ee dalka Itoobiya waxay sheegtay inay Duqeyn dhinaca Cirka ku qaadeen Saldhig ay

Dagaalamayaasha Alshabaab ku leeyihiin Deegaanka Buur Haybe oo 75 KM dh anka Bari kaga toosan magaalladda Bay dhabo oo Xarun KMG u ah Maamulka K/Galbeed.

Hadalqoraal oo ay Wasaaradda Difaa ca Itoobiya u dirtay Warbaahinta Itoob iya ee EBC ayaa lagu sheegay in Duqeyn taasi oo dhacday bishan Janaayo 24dii la gu dilay 35 xubnood oo ka tirsan Alsha baab, oo ay 2 Hoggaamiye ka mid ahaa yeen, waa sida ay Itoobiyaanka hadalka u dhigeen.

Hoggaamiyayaasha la sheegay in lagu dilay duqeyntaasi waxaa lagu soo koobay Cabdu Cusmaan oo ahaa Madaxa Guud ee Hawlgalladda Alshabaab iyo C/salaam oo ahaa Khabiir dhinaca qarxinta Bambo oyinka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Duqeyntaasi ayaa u muuqata mid ay Milliteriga Ethiopia kaga falcelinayeen As kartii looga dilay weerarkii Jidgalka ee ay Dagaalamayaasha Alshabaab bishan Jan aayo 18dii la beegsadeen Koloyo Ciiddan ka Itoobiya oo marayey duleedka Degmad da Buurhakabo ee Gobalka Bay.

Ciiddanka Itoobiya ee jidka loo galay oo ku sii jeeday M/Bay wax aa soo gaaray khasaare isugu jiray dhimasho, dhawacy o, iyo iyadoo Gaari Ural loga gubaywerar

ah oo loogu gubay weerarkaasi

UK OO SAFIIR CUSUB U SOO MAGACAWDAY SOOMAALIYA IYO SAFIIRKII HORE OO LA BEDELAY

safiirka cusub ee dalka ingariiska u soo magacaabay soomaaliyaDowladda UK ayaa Safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kaasoo bisha soo socota ee February 2019 xilka la wa reegi doona. Safiirka cusub ayaa lagu ma gacaabaa Be jamin James Fen der, wax aa uu ho ray uga soo shaq eeyay Safaar ado kala duwan oo uu ka soo noqday Qun sul, Safiir kuxigeen iyo Xoghayaha1aad.

Mr Ben Fender ayaa bedeli doona Saf iirkii Ingiriiska David Concar oo muddo xi leedkiisa dhamaaday, kaddib labo sano oo uu joogay Soomaaliya.

Inta badan Safiirada Ingiriiska u soo mag icaabo Soomaaliya ayaa muddo labo sa no kaliya shaqeeya, kaddibna la bedelo.

UK ayaa ka mid ah dowladaha si dhow u taageera Soomaaliya, waxaa ka jooga So omaaliya Ciidamo tababar siiya Ciidanka AMISOM iyo kuwa Soomaalida.

NIN KA TIRSANAA ERGADA DOORASHADA OO XALAY LAGU DILAY DEGMADA AFGOOYE

Dabley hubeysan ayaa Xalay Deg mada Afgooye gaar ahaan xaafada Go dey waxa ay ku dileen nin ka mid ahaa Ergadii Doorashada maamulka Koonfur Galbeed. Raggan ayaa toogtay nin Oday ahaa oo lagu magacaabi jiray Xayeesi Mu rsal oo la sheegay in Ergadii Doorashada Xildhibaanada Koonfur Galbeed uu ka tirsanaa.

Wararka ayaa sheegaya in dableydii dilkaasi gaysatay durba ay meesha ka ba xsadeen, kadib markii ay toogasho ku dil een Xayeesi oo si wayn looga yaqaanay degmada Afgooye. Ehelada Marxuumka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay kooxda dil ka gaysatay inay ahaayeen laba ruux oo dhalinyaro ah, si nabad ahna meesha dil ka ay ka gaysteen ay uga baxsadeen.

Dilalka qorsheysan ayaa maalmahaan dambe ku soo badanaya Degmada Afgo oye, kuwaasi oo ay geysanayaan xubna ha hubeysan ee ka kala tirsan Ururka Al Shabaab iyo kooxda yar ee Daac ish.Ciidamada ammaanka ayaanan inta badan ku guuleysan soo qabashada rag ga dilalka qorsheysan ka fulinaya Degm ada Afgooye.Ciidamada amaanka ayaa Habeen ho re waxaa ay baaritaano ka wsameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Afgooye.

FAL ARGAGAX LEH OO KA DHACAY XAAFAD KA TIRSAN MUQDISHO

Wararkanagasoo gaaraya Magaalada Muqdisho Gaar ahaan xaafada Carta ee degmada heliwaa waxaa ay sheegayaan in halkaasilagu arkay meeydka ruux la jarjaray kaasi oo dilkiisa loo adeegsaday Baangad, sida ilo deegaanka ahinoo xaqi ijiyeen.

Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray cali laami, wuxuuna ahaa ruux ka ga nacsan jiray xoolaha nool, waxuuna ahaa ruux si weyn xaafadaasi looga garanaayo. Ilaa hadda si cad looma oga.

xigaso;somaliweyn.com

CAJIIB: ARDAY NAFTOODA HALIS U GELIYA SI AY ISKUULKA U TAGAAN

Ka warran haddii marka aad iskuulka aadeysid aad ku khasbantahay inaad ku dabaalatid biyaha badda oo ay ka buuxa an geedo, adigoo madaxa ay kuu saarany ih iin buugaagtaada oo bac ku duuban?

Inta aad sii socotid oo dhan waxaad ku rafaadeysaa sidii aad wajigaaga uga sara marin lahayd biyaha isla markaana u xaqiijin lahayd in aadan biyaha ku hafan ka hor inta aadan iskuulka gaarin.

oday la dilaySidoo kale waxaad niyadda ku heysaa in iskuulka ka dib aad sidaas oo kale ugu dabaalato guriga.

Qaar ka mid ah carruurta ku nool waddanka Philippines, arrintan waxay u tahay wax maalin walba ay sameeyaan, laakiin hay’ad samafal ah ayaa isku dayeysa iney nolosha u fududeyso, si ay hab sahlan wax barashadooda ugu aadaan.

Waxay hay’addan carruurtaas siineysaa doomo lagu geeyo dugsiga ka dibna looga soo celiyo.

Mashruucan oo lagu magacaabay doonta jaallaha ah ayaa ka billowday fikrad yar oo lasoo dhigay baraha xiriirka bulshada, wuxuuna hadda noqday barnaamij caan ah oo lagu caawiyo dhammaan carruurta u baahan ee ku nool daafaha waddankaas.

Bulshadii ugu horreysay ee deeqda samafaleyaasha heshay waxay ahaayeen qoysas kalluumeysato ah oo deggan jasiirad ka baxsan xeebta magaalada Zamboanga, oo ku taalla gobolka ay dagan yihiin dadka saboolka ah ee Mindanao, kaasoo ku yaalla dhinaca galbeed ee dalka.

Carruurta qoysaskaas ayaa masaafe dhan ilaa 1 kilomitir biyaha ku dhex dabaalan jiray, si ay dugsigooda u gaaraan.

Mararka qaar haddii ay biyuhu badan yihiin carruurta dabaasha taqaanna oo kaliya ayaa ka gudbi karta.

"Arrintaas waa mid khatar ah oo aan la isku halleyn karin, xitaa haddii ay yihiin kuwo dabaasha si fiican u yaqaanna, in badan oo carruurta ka mid ahna ma yaqaannaan sida loo dabaasho”, ayuu yiri Jay Jaboneta oo ah aasaasaha hay’adda samafalka ah.

Maadaama dhammaan qoysaska kalluumeysatada ah ay doomahooda u isticmaalaan si ay quutul daruuriga ugu raadsadaan, ma jiraan doomo kale oo ay carruurta u dhaafaan.

Carruurta ayaa isku daya iney baco ku xiraan buugaagtooda iyo dharkooda iskuulka, si aysan uga qoyin inta ay dugsiga u sii socdaan.

"Kama war qabin xaaladdan, markii aan maqlayna aad baan u argagaxay waxaana ku qoray barteyda Facebook”, ayuu yiri Mr Jaboneta oo ku koray meel aan ka fogeyn deegaankaas.

Markii uu farriintiisa Facbookga ku codsaday in wax laga qabto xaaladda, Qaar badan oo ka mid ah saaxiibadiis ayaa ka soo jawaabay oo ku yaboohay lacago.Shalay hay’addan samafalka ah waxay ka howl gashaa guud ahaan dalka Philippines, iyadoo sameysa doomo loogu tala galay iskuullada ku yaalla jasiiradaha dhexdooda, kuwaasoo dhammaan la mariyay rinji jaalle ah oo la waafajinayo kan la mariyo basaska iskuullada

WARIYE MUDDO XIRNEYD OO LA SIIDAAYAY

Dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Wariye Mareykanka ku dhalatay oo ka howl gasha TVga afka dowladda Iran ku hadla, ay dib ugu laabatay Iran kadib markii muddo ka badan isbuuc ay ku xirneyd Mareykanka.

Haweyneydaan ayaa lagu Magacabaa Marzieh Hashemi waa war akhriye ka tirsan Press Tv, waxaa la xirey 13kii January kadib markii ay soo caga dhigatay St. Louis, Missouri, oo ay qoyskeeda ku booqaneysay.

Masuuliyin Mareykan ah ayaa sheegey in la sii daayay Marzieh isbuucii la soo dhaafay kadib markii baaris lagu sameeyay.

Dowaldda Mareykanka ayaan faahfaahinin kiiska gabadhhaasi wariyaha aheyd.

BOGGA CAYAARAHA

WAA KUMA WIILKA SOMALIYEED EE MUCJI SADA KA DHIGAYA ASIAN CUP?

Akram Hassan Afif, waa ciyaaryahan Soomaiyeed oo November 1996 ku dhashay magaalada Doha ee dalak Qatar.

Haatan wuxuu amaah ugu ciyaara kooxda Al Sadd, laakiin waxaa iska leh kooxda reer Spain ee Villarreal.

Afif waxaa uu kasoo jeedaa Qoys Sports, waxaa la dhashay Ali Afif, oo ah ciyaaryahan kubadda cagta ciyaara oo katirsan kooxda QSLside Lekhwiya.

Aabihiis, Hassan Afif, wuxuu ahaa ciyaaryahan hore oo caan ka ahaa geeska Africa, isagoo u ciyaaray kooxaha Simba Tansaaniya iyo Horseed Soomaaliya ka hor inta uusan u guurin dalka Qatar.

Akram Afif wuxuu ku hadlaa luuqada Isbaanishka maadaama uu u ciyaaray kooxaha Sevilla iyo Sporting Gijon.

Waxaa loogu yeeray xulka qaranka kubada cagta Qatar bishii September 2015, iyadoo tababare Daniel Carreño uu siiyay fursadiisii ugu horeysay.

Wuxuu dhaliyay goolkii 1aad ee xulkaan 3dii September 2015 intii lagu jiray kulamadii isreebreebka Koobka Aduunka 2018.

Waxa uu sidoo kale haatan kala qeyb galayaa xulkiisa Ciyaaraha Asian Cup, hakasoo oo uu wadaro ka dhigayo.

Afif ayaa Saddex caawin ka sameeyay kulankii Semfinalka Asian Cup oo ay xulkiisa 4-0 kaga badiyeen UAE.

Akram yaa xulkiisa ka caawiyay inay markii ugu horeysay gaaraan Finalka Asian Cup oo ay ku wajahayaan xulka Japan.

Wiilkaan waa 22 jir, mustaqbal fiican kuleh kubadda cagta, wuxuu ka garab ciyaaraa heerka kooxda Xavi oo looga haray Qibrad khadka dhaxe ee garoonka.

XIDIGAHA LAGA YAABO IN AY KA TAGAAN KOOXOHOODA

Suuqa kala Iibsiga Horyaalada Qaarada Yurub ee Bartamaha Xilli Ciyaareedka ayaa haatan Gabagabo Ku Dhaw ayadoo waqtigii Loogu Tala Galay Uu Dhamaad yahay.

31-ka Bisha Ayuu Xermayaa Marka aya Saacada Gudaha England Ku Beegan Tahay 11:00pm Habeenka Khamiista.

Kooxo Badan Ayaa Weli suuqa Ka Dhex Muuada Iyagoo Doonaya In Ay Weli Saxiixyo Sameeyaan.

Kubo Qaar Weli Hal Saxiix xitaa ma Aysan Sameen Halka Qaarkood Ay In Ka Badan Labo saxiix soo xero galiyeen.

Xidigaha qaar ayaa Rajo Ka Qaba Ilaa Habeenka Ugu Dambeeya In Ay Kooxo Kale Ku Biiraan.

Xidigaha Bixi Kara Habeenka Ugu Dambeeya:

Cahill To Fullham ama Arsenal

Willian To Barcelona

Ivan Peresic To Arsenal ama PSg

Barella To Chelsea Ama Man United

Ramsey To Juventus

FT: MAN UNITED OO SI DIRQI AH KAGA BADBAADAY BURNLEY

Qeebti Hore Ee Ciyaarta waxaa lagu Kala Nastay 0-0 Oo LabDa Kooba waa iska Dhalin waayen Wax Gool Ah.

Qeebta Marki La Isku Soo Laabta ayay Labada Dhinac Ciyaar Xiiso Leh Soo Bandhigeen.

Daqiiqadii 51-aad Hogaanka Ciyaarta waxaa la wareegtay Kooxda Burnley Kadib Markii Uu Gool U Dhaliyay A. Barnes.

Daqiiqadii 81-aad ayay Hogaanka Dheereesteen Kooxda Burnley Markaas Oo Ay Ciyaarta ka Dhigeen 2-0 Waxaana Goolka U Dhaliyay C. Wood.

Kooxda United ayaa Sameesay Isku Dayo ay Ku Soo Kaban Karaan waxaana daqiiqadii 87-aad Gool U Soo Celiyaya Pogba Kasoo Rikoore ahaa.

wax walbo ayaa is badalay Daqiiqadihii Dheeriga ee Ciyaarta lagu daray waxaa ciyaarta Barbaro ka dhigay V. Lindelof.

Ciyaarta ayaa ku soo Idlaatay 2-2 Gool.

BARCELONA OO SOO LAABASHO CAJIIB AH KU SAMEESAY CUMP NOU, KADIB MARKII AY SI XUN U XASUUQEEN KOOXDA SEVILLA + SAWIRO

Kooxda Barcelona ayaa sameesay soo laabasho cajiib ah kulanka lugta labaad wareega 8-da Copa del Rey, kadib markii ay ku xasuuqeen kooxda Sevilla 6-1.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 2-0 ay hogaanka ku heysay kooxda Barcelona.

Daqiiqadii 13 Philippe Coutinho ayaa ciyaarta ka dhigay 1-0, kadib markii uu dhaliyay gool rigoore ahaa.

27 daqiiqo marka ay ciyaarta ahayd Ever Banega ayaa ka qasaariyay kooxdiisa Sevilla rigoore uu garsooraha ku abaal mariyay.

Laakiin kooxda Barcelona ayaa la timid goolka 2-aad ee ciyaarta waxaana daqiiqadii 31-aad ciyaarta 2-0 ka dhigay Ivan Rakitic.

Qeybta labaad marka dib leysigu soo laabtay labada kooxood ayaa waxay sameeyeen fursado cajiib ah, inkastoo ay Barca ay ahayd kooxda ku gacan sareesay garoonkeeda Cump Nou.

53 daqiiqo Philippe Coutinho ayaa ciyaarta ka dhigay 3-0, kadib caawin uu ka helay Luis Suarez.

54 daqiiqo Sergi Roberto ayaa dheesha ka dhigay 4-0.

Laakiin 68 daqiiqo marka ay mareesay dheesha ayay kooxda Sevilla la timid gool waxaana ciyaarta 4-1 ka dhigay Guilherme Arana.

Laakiin gaba gabagabada ciyaarta Barcelona ayaa dhalisay goolkeeda 5-aad ee ciyaarta waxaana dhaliyay Luis Suarez oo ciyaarta ka dhigay 5-1.

Lionel Messi ayaa 90-ka daqiiqo soo xiray bandhiga goolasha wuxuuna ka dhigay 6-1 oo ugu dambeyntii ay ciyaarta ku soo idlaatay.

Wadarta guud ee labada lugood ayay ku soo idlaatay 6-3, maadaama ay kooxda Sevilla ay ku adkaatay kulanka lugta hore 2-0.

LEICESTER CITY OO TAAKO U DHIGTAY LIVERPOOL, XILI BOURNEMOUTH AY SI XUN U XASUUQDAY KOOXDA CHELSEA + SAWIRO

Ciyaarta ayaa lagu kala nastay qeybta 1-1 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Liverpool.

Daqiiqadii 3-aad ee bilawga ciyaarta Sadio Mane ayaa hogaanka u dhiibay kooxda Liverpool wuxuuna ka dhigay 1-0.

Laakiin dhamaadka qeybta hore ee ciyaarta Leicester City ayaa dhalisay goolka barbaraha waxaan ciyaarta 1-1 ka dhigay daqiiqadii 45-aad Harry Maguire.

Qeybta labaad ee dheesha marka dib leysugu soo laabtay, kooxda Liverpool oo inta badan ciyaartan iska maamulaneysay ayaa waxay halkeeda ka sii waday inay sameyso furado badan oo ay ku raadineysay in ay ku dhaliso goolkeeda 2-aad.

Laakiin ugu dambeyn ciyaarta ayaa ku soo idlaatay barbaro 1-1 ay labada kooxood dhibcaha ku kala qeybsadeen.

Dhinaca kale kooxda AFC Bournemouth ayaa waxay cashar lama ilaabaan ah u dhigtay kooxda Chelsea, kadib markii ay ku xasuuqeen 4-0.

Goolasha kooxda Bournemouth ayaa kala dhashay daqiiqadihii 47-aad Joshua King, 63-aad David Brooks, halka daqiiqadii 74-aad uu Joshua King ciyaarta ka dhigay 3-0, balse 90 Charlie Daniels ayaa hurdo heer u diray kooxda Chelsea kadib markii uu ciyarta ka dhigay 4-0

1548882076117_lc_galleryImage_BOURNEMOUTH_ENGLAND_JANUA

SOMALIA

DIGNIINTA GANACSiGA- OGEYSIISKA QALABKA

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga sare (Fasclean Device) ay tahay hantidaNICE GROUP CO., LTD. a Chinese Company of 3 SHANGSHUINAN, LISHUI CITY, ZHEJIANG PROVINCE, P.R. CHINA iyo in calaamad ganacsi isku mid ah loo isticmaalo waxyaabaha soo socda:



Fasalka 03: Saabuun; keegga saabuunta musqusha; xayiraadaha timaha; dhaqashada budada; nadaafadda diyaarinta; dentifris; dhaqidda dareeraha; dharka lagu dhaqdo; saabuunta bullaacadaha; shamboo timaha.

OGAYSIIS WAXAA KA HELAA NICE GROUP CO, LTD. wuxuu sheeganayaa xuquuqda oo dhan marka la eego calaamadda ganacsiga ee ku taala Soomaaliya, waxaanay bilaabi doontaa tallaabo sharci ah oo ka dhan ah qof kasta ama dadka lagu helo in ay isticmaalayaan calaamad ganacsi ama calaamad kale oo ganacsi oo isku mid ah ama isku khilaafsan, ama haddii kale xadgudub ku ah xuquuqdeeda.

SOMALIA
DIGNIINTA GANACSiGA- OGEYSIISKA QALABKA

_______________________

OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga sare (DIAO Device) ay tahay hantida NICE GROUP CO., LTD. a Chinese Company of 3 SHANGSHUINAN, LISHUI CITY, ZHEJIANG PROVINCE, P.R. CHINA

Iyo in calaamad ganacsi isku mid ah loo isticmaalo waxyaabaha soo socda:


Fasalka 03: Saabuun; keegga saabuunta musqusha; xayiraadaha timaha; dhaqashada budada; nadaafadda diyaarinta; dentifris; dhaqidda dareeraha; dharka lagu dhaqdo; saabuunta bullaacadaha; shamboo timaha.


OGAYSIIS WAXAA KA HELAA NICE GROUP CO, LTD. wuxuu sheeganayaa xuquuqda oo dhan marka la eego calaamadda ganacsiga ee ku taala Soomaaliya, waxaanay bilaabi doontaa tallaabo sharci ah oo ka dhan ah qof kasta ama dadka lagu helo in ay isticmaalayaan calaamad ganacsi ama calaamad kale oo ganacsi oo isku mid ah ama isku khilaafsan, ama haddii kale xadgudub ku ah xuquuqdeeda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip