Sawirro:-Rabshado Ka Bilaawday Magalada Jigjiga Iyo Rasaas Laga Maqlayo

0
Tuesday January 29, 2019 - 20:36:55 in Wararka by
  • Visits: 379
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Rabshado Ka Bilaawday Magalada Jigjiga Iyo Rasaas Laga Maqlayo

    Wararka naga soo gaaraya Magalada jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi ka bilaawdeen rabshado,sidoo kalena la maqlayo rasaas xoogan. Qaar ka mid ah dadka kasoo jeeda Qowmiyada Amxaarada ayaa la sheega

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magalada jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa waxa ay sheegayaan in goordhow halkaasi ka bilaawdeen rabshado,sidoo kalena la maqlayo rasaas xoogan. Qaar ka mid ah dadka kasoo jeeda Qowmiyada Amxaarada ayaa la sheegay in wadooyinka qaar ee Magalada jigjiga ay xireen,isla markaana Goobaha Ganacsiga iyo Gaadiidka intaba ay istaageen.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in sababta keentay rabshadaha iyo rasaasta laga maqlayo Magalada Jigjiga ay ka dambeysay in Dadka Amxaarada ay ka caroodeen Gawaari ay lahaayeen iyo Goobaha ay ku cibaadeystaan oo waxyeelo loo geystay.



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip