
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 26-KA JANNAAYO 2019-KA
AJAANIB WEERARTAY DEEGAAN SOOMAALIDA DEGTO OO LA MAXKAMADEEYAY
Xaakim heer Federaal oo lagu magacaabo Eric Melgren ayaa waxaa uu xili xabsiyeed aad u dheer ku kala xukumay Saddex eedeysane oo cadaan ah kuwaasi oo ku eedeysanaa in Bambaanooyin ay ku weeraren Masjid iyo dhismo guri u ahaa Soomaali xaqooti ku ahaa Gobolka Kansas ee dalkaasi Mareykanka 2016’kii.
Melegren waxa uu min 25 sano oo xili xabsiyeed ah ku xukumay Curtis Allen iyo Gavin Wright, halka Patrick Stein lagu xukumay 30 sano oo xabsi ah.Ifrah Farax Gabar lagau magacaabo kana mid ah Soomaalida degta Kansas ayaa Maxkamada ka sheegtay in Soomaalida ay yihiin dad nabada jecel oo aanan xiligaani usoo jeedin in ay ka falceliyaan weerar kaga yimaada cadaanka jinsiga neceb.
Ragaan Saddexda ah ee la xukumay ayaa codsaday in wax laga dhimo sanadaha la xukumay.
DFS IYO AMISOM OO KA WADA HADLAY XOOJINTA HOWLGALADA
DF/Soomaaliya iyo xubno ka socday howl galka AMISOM ayaa kulan ku yeeshay Muqdi sho. dowlada waxaa metalayay Lataliyaha am maanka ee Madaxwaynaha, Cabdi Saciid iyo Taliyaha ciidamada xo oga, Jenaraal Indhaq arsh. AMISOM waxaa shirka ku metalayay ma daxa howlgalka ahna wakiilka midowga Afrika, Francisco Madeira iyo taliyaha ciidamada nab ad-illaalinta ah ee Christine Alalo.
Ujeedada kulanka ayaa wuxuu ahaa dar-da rgelinta howlgalada ay wada fuliyaan ciidama da AMISOM iyo kuwa xooga wadanka. Mad axa howlgalka AMISOM, Madiera oo ugu hor eyn halkaasi ka hadlay ayaa xusay in lagu jiro qorshaha ciidamada AMISOM ay ku wa dowl adda ugu wareejin lahayd qaar mid ah saldhig yada ay ku leeyihiin Muqdisho oo qayb ka tah ay xerada Jaale Siyaad
Mr.Madiera ayaa intaasi ku daray in Somal ia ay bishan soo socota ka baxayaan 1000 As kari oo ka tirsan ciidamada AMISOM gaar aha an kuwa ka socda dalka Burundi. Ugu dambey ntii, Wakiil ayaa xus ay in loo baahanyahay in howlgalo wadajir ah ay qaadaan ciidamada AU-da iyo kuwa dowladda si ko oxda Al-Shab aab looga saaro deegaano badan oo ay gaca nta ku hayaan.
MAREYNKANKA OO DUQEYN KA FULIYAY GOB OLADA BAAY & JUBBADA DHEXE EE SOMALIYA
Diyaarado laga leeyahay dalka Mareynk an ka ayaa duqeyno khasaaro geystay ka fuliy ay degm ooyinka Jilib iyo Buurhakaba ee gobo lada Bay iyo waliba Jubadda Dhexe. Sidda ay sheegeen qa ar ka mid ah dadka degaanka duqeymo iyo weeraro ayaa xalay ka dhacay saldhig ay dagaalamaya asha Al-Shabaab ku lahaayeen meel u jirta 35km degmada Buurh akaba ee gobolka Baay.
Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in goobta la duqeeyay ay aheyd mid ay ku sugna ayeen dad Shabaab ay soo xirxireen maalmi hii ugu dambeeyay. Wali ma jirto wax war ah oo kasoo baxay taliska Mareykanka , dowlad da dhexe, maamulka Koonfur Galbeed iyo wal iba Al-Shabaab.
Dhanka kale War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Africa [AFRICOM], ay aa lagu sheegay in weerar ka dhacay duleed ka degmada Jilib, ee gobolka Jubbada Dhexe lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. AFRI COM ma sheegin tirada Al-Shabaab uga dile en duqeymaha, balse waxay xaqi ijisay in uus an jirin wax khasaaro ah oo dadka shacabka kasoogaarey howlgalkan
FAAFAHIN QARAX LALA EEGTAY CIIDMADA JUBBA LAND
Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo barqanimadii maan ta Ciidamo ka tirsan kuwa Jubbaland lagula eegtay qeybo ka mid ah G/Jubbada Hoose ee K/ Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa nuuca mina da dhulka lagu aaso ayaa waxaa la sheegay in Ciidamadan lala bartilmaameedsaday, xilli ay marayeen inta u dhexeysa deegaanka Dho obley iyo degmada Afmadow ee gobolkaasi.
Ciidamada qaraxa lala eegtay ayaa la shee gay inay ka soo ambabaxeen deegaanka Dho obley, kuna soo jeedeen degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.
Macadda illaa iyo hadda khasaaraha ka dhashay qaraxan, iyadoona xiriiro aan la sam eynay saraa kiisha Jubbaland ay ka gaabsade en in ay ka hadlaan qaraxaasi.
Dhinaca kale Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qaraxan, sida ay ku baahiyeen barahooda Int ernet-ka. Al Shabaab ay aa war kan ku sheegay in qaraxaasi ay ku dileen 19 Askari oo ka tirsanaa Ciidanka ma amulka Ju bbalanbd, sidoo kalena ay ku dha waaceen hal Askari, kuwaas oo la socday Ga ari Cabdi Bile ah oo uu qaraxu haleelay, sida ay hadal ka u dhigeen.
DADKII KA DAMBEEYAY DHIBAATADII KA DHAC DAY JIGJIGA OO LA SHAACIYAY
Xafiiska xeer ilaalinta Itoobiya ayaa shaaci yay tirada dadka loo aqoonsan yahay iney sab abta u yihiin dhibaatadii 4-tii bishii Agoosto ka dhacday M/Jigjiga ee xarunta dowlad deega anka Soomaalida. Mas’ uuliyiinta xeer ilaalinta guud ee dalka auaa Shir Jaraa’id oo ay qabt een waxay ku sheegeen in 46 ruux ay mas’uul ka yihiin tac adiyadii dhacay, waxayna intaas ku dareen in 6 ka mid ah dadkaas horay gac anta loogu dhi gay oo ay xiran yihiin.
Waxaa socda howlgal loogu raad joogo dhammaan 40-kii ruux ee kale, sida lagu qeex ay macl uumaadka uu shaaciyay xafiiska xeer ilaalinta guud ee dalka Itoobiya. Waxay shee geen in 6-da ru ux ee xiran uu ku jiro madaxw eynihii hore ee dowlad deegaanka Cabdi Ma xamuud Cumar.Xeer ilaalinta ayaa shirkooda jaraa’id ku qee xay in eedeysaneyaasha lagu raad joogo ay ku kala sugan yihiin dadlka gudihiisa iyo dib addiisaba. Waxay sidoo kale intaas ku dareen inay la xiriireen dowladaha ay dadka baxsad ay ku sugan yihiin ayna ka codsadeen in meel aha ay joogaan laga soo xiro, loona soo gac an galiyo dowladda Itoobiya.
Qaar ka mid ah dadka lagu raad joogo ay ey sheegeen iney ku sugan yihiin dalal ku yaal la qaaradda Afrika, inkastoo aysan carrabaa bin.Waxaan sidoo kale ilaa iyo hadda si rasmi ah loo shaacinin maga cyada dadka la doon do onayo. 4-tii Bishii Agoosto ee sannadkii la soo dhaafay ayaa mudahar aadyo ka dhacay M/Ji gjiga lagu geystay tacaddi iyo boob hanti oo waxyeello badan geystay
XIGASHO:-BBC SOMA LIA
MADAXWEYNE KU-XIGEENKA HIRSHABEELLE OO FARIIN ADAG U DIRAY BEELAHA KU DIRIRAYA HIIR AAN & SH/DHEXE
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Hirs habeelle Cali Cabdullaahi Guud-laawe ayaa baaq nabadeed udiray beelo walaalo ah oo ku diriya xadka gobolada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Madaxwayne ku xigeenka oo la hadla yay munaasabada furitaanka Kal-fadhiga 5a ad ee Baarlamaanka maamulkaan ayaa ku tar tarsiiyay Beelaha in colaada ay ku belaan nabad iyo wax wada qabsi.
Dib-u-heshiisiin dhab ah ayuu cod dheer ku qeexay in loo baahan yahay in loo sameeyo Beelahaasi, si aysan dib udambe usoo laaban isku dhacyada, kuwaasi oo galaaftay nolasha Tobaneeyo ruux.
Dhowaan ayay ahayd markii colaad beele edyo ay dib uga soo cusboonaatay xadka G/ Hiiraan iyo Sh/Dhexe, iyada oo tan iyo xilligaa si ay isasoo tarayeen baaqyada nabadeed ee loo dirayo.
KHASAARAHA KA DHASHAY DAB XALAY KA KACAY SUUQA DEGMADA WADAJIR
Xalay saqdii dhexe ayaa waxaa dab khasa aro hantiyadeed geystay uu ka kacay Suuqa weyn deg mada Wadajir ee G/Banaadir, waxa na dabkaas siweyn looga dareemay uuradiisa Xaafadaha degm adaasi Wadajir.
Mas’uuliyiinta Maamulka degmada Wadajir ayaa waxa ay sheegeen in dabka uu ka bila awday qey bta qandalka lagu iibiyo ee Suuqa, isla markaana uu ka dhashay koronto. G/De gmada Wadajir Cumar C/llaahi Xasan ayaa sheegay in ugu dambeyn lagu guuleystay dem inta dabkaas,isla markaana ay gurmad weyn u soo sameeyeen Gawaarida Gurmadka Shirk adda Hormuud,Mamulka gobolka Bana adir iyo kan degmada Deeyniile.
G/ye ku xigeenka dhinaca amniga iyo Siya asada G/Banaadir Maxamed C/hi Tuulax oo booqday Suuqa ayaa sheegay in hay’adaha amniga ay ku guuleysteen inaan la bililiqeysan hantida ka badbaaday dabkaas. Waxa uu she egay in dabka uu dhashay koronto,waxaana uu sheegay in ka maamul ahaan ay kala hadli doonaan Shirkadaha korontada,isaga oo u ma had celiyay Maamulka Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud. Si kastaba mudo laba bilood gudah ood ay aa waxaa dab khasaaro hantiyadeed geystay uu ka kacay Suuqa Bakaaraha,Goob Ganacsi oo ku taalla inta u dhaxeysa Isgo ysyada Banaadir iyo soobe iyo Goobo kale.
ITOOBIYA OO KA MAMNUUCEYSA QAXOOTI SIIRIYAAN INAY WADOOYINKA ADDIS ABABA KU TUUGSADAAN
D owlada Itoobiya ayaa ka mamnuuceysa qaxooti Siiriyaan inay ku tuugsadaan amaba ku dawarsadaan wadooyinka magaalada Add is Ababa ee caasimada dalka Itoobiya.
Qoysas badan oo ka soo cararay dagaa lada ka dhacaya dalka Siiriya ayaa soo galay dalka Itoobiya iyadoo qaxootiga badankood ay dalka ku yaal Afrika ku soo galaan dal ku gal ah inay yihiin dalxiisayaal. "Waxaan diyaariney naa ciidamo dhaqan geliya qorshe lagu mamn uucayo in ay dadka Siiriyiinta ah ku dawarsa daan wadoo yinka umana dulqaadan doono. ”ayuu yiri ku xigeenka Madaxa qaxootiga dal ka Itoobiya Yemane Gebremeskel.
"Illaa 600 oo Siiriyiin ah ayaa soo galay dal ka Itoobiya intii u dhexeysay bishii August iyo December ee sanadkii hore bad ankoodna waa ay laabteen balse qaar kale ayaa weli joo ga kuwaasoo wadooyinka ka dawarsa da.”ayuu sii raaciyay Yemane oo u waramay ay Walaalada Wararka ee AP.
Inku dhow 120 Siiriyiin ah ayaa codsaday qaxootinimo dalka Itoobiya oo ka mid ah da lalka ugu badan ee soo dhoweeya qaxoo ti ga waxaana la siiyaa dadkaas taageero dhan illaa $73. Dad badan oo Itoobiyaan ah ayaa la yaabay markii ay arkeen dad Siiriy iin ah oo jo oga wadooyinka caasimada isla markaan qo orta u suran tahay warqad ku qoran afka Amx aariga oo ay ku codsana yaan kaalmo.
Wadanka Itoobiya ayaa waxaa ku nool qaxooti ka kala yimid dalalka Somalia, Sou th Sudan, Eritrea iyo Sudan kuwaasoo tira deodu gaareyso illaa sagaal boqol oo kun oo ruux.
LA TALIYIHII MADAXWEYNAHA MARAYKANKA ROGER STONE OO XABSIGA LA DHIGEY
Siyaasiga Roger Stone oo muddo dheer isbahaysi la lahaa Madaxweyne Trump ay aa lagu xirey Magaalada Florida isagoo loo hay sto illaa 7ba dambi.
Mr Stone oo lagu wado in la horgeeyo maxk amad ayaa dambiyada loo haysto wax aa ay yihiin kuwo xiriir la leh jabsashada Ruushku uu jabsaday emailada madax ka tirsan xisbiga dimuqraadiga 2016.
Dukumintiyo sir ahaa oo ku jirey emai lada ayaa waxaa soo bandhigay shabakada Wiki Leaks sanadkii 2016 xilligaa oo uu socday ololihii doorashada Maraykanka.
Madaxii ololaha doorashada ee Hillary Cli nton ee 2016 John Podesta ayaa la bartilm aa meedsaday jabsiga emailada iyadoo uu hore Mr Stone u sheegay inuu ka warqabay.
Baarayaasha ayaa sheegay in Mr Stone uu qirtey inuu xiriir la sameeyay aasaasihii Wik iLeaks Julian Assange kahor inta aan ema ila da la soo bandhigin waxana uu ku tilma amay xiriirkaa inuu ahaa mid sharci sax ah.
Mr Stone ayaa u ololeyn jirey ilaa iyo san adkii 1970kii xisbiga Jamhuuriga oo uu ka tirsan yahay. Siyaasigan Mr Stone ayaa noq onaya qofkii 34aad ee lagu soo oogo dambiyo la xiri ira kashifaada emailada xis biga Dimuqraadi ga waxaana ka mid ah dad kaas illaa iyo 25 ru ux oo isugu jira saraakiil milatari iyo dad rayid ah oo u dhashay dalka Ruushka.
CIIDAMADA MARAYKANKA OO JOOJIYAY INAY SHAACIYAAN WAXYEELADA KA DHALATA DUQEYM AHA AY KA GEYSTAAN SOOMAALIYA
Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ay qaadeen labo weerar oo duqeyn ah ka fu li yeen gobolka Jubbada dhexe balse waxa ay ciidamadu diideen inay sheegaan faah faahin ku saabsan dagaalamayaasha ay ku dileen ama waxyeelada ka dhalatay duqey nta.
Afhayeen u hadlay Taliska Ciidmada Mar aykanka Afrika ayaa sheegay in faahfaahin ad aas hadda kadib laga doonayo inay shee ga an dowlada Soomaaliya. Sabtidii aynu ka soo gudubnay ayaa Maraykanku sheegay in uu du qeyn kudiley illaa 52 dagaalame kadib markii weerar xoog leh lagu soo qaaday sal dhig ay ciidamada dowlada ku lahaayeen duleedka magaalada Kismaayo.
Hase yeeshee war ka soo baxay ciidama da Maraykanka ayaa lagu sheegay in du qey mihii ugu dambeeyay ay Arbacadii ka dhacde en meel ku dhow degmada Jilib.
Maraykanka ayaa kordhiyay weeraradii du qeymaha ahaa ee uu la beegsan jirey Al-Shab aab tan iyo markii uu talada dalkaas la wareeg ay Donald Trump waxaana sanadkii aynu ka soo gudubnay la diiwaangeliyay illaa 47 duqe ymo ah.
RA’IISULWASAARE ABIY OO SOO FARAGELIYAY KHILAAFKA MADAXDA DDS
R/ Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa soo faragaliyay Khilaafka ka dhex tag an Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaali da ee dalka Itoobiya Mustaf Maxamed Cumar iyo Gudoomiyaha xisbiga tala haya ee dowlad degaanka.
RW Abiyaa ayaa Qadka taleefanka kula ha dlay Madaxweyne Mustafe iyo Axmed Shide , waxaana uu ka codsaday in lasoo Afjaro Khil aafka, islamarkaana si wanaagsan loogu adee go Bulshadda degaanka. Madaxweynaha D DS ayaa si weyn uga Carooday dadaallo uu waday Wasiirka maaliyadda ee Itoobiya Axm ed Shide, kaasoo ahaa in xubno horay uga ti rsanaa maamulka Cabdi Maxamuud Cumar la gu daro Golaha Wasiiradda iyo Mas’uuliyiinta Xisbiga.
isniintii ayaa 2 jeer magaalada Addis Ababa looga yeeray madaxweynaha dowlad deeg aanka, isagoo markii uu dib uga soo laabtayna shir la yeeshay xukuumadda gobolka. Go’aan nadii shirkan kasoo baxay waxaa ka mid ahaa in isku shaandheyn lagu sameeyay wasiirrada oo oo qaarkood xilalka laga qaaday kuwo kale na laga badalay jagoyinkii ay horay u hayeen.
PUNTLAND OO AMAR DUL DHIGTAY SIYAASIYIIN TA MUCAARADKA EE TAGAY GAROOWE.
Warar laga helayo M/Garoowe ayaa shee gaya in Taliyaha Booliska Puntland uu mamn uucay inaan abaabulan axsaab lagu sameyn karin Garoowe inta ay ka dhamaan eyso ca leyma saarka madaxweynaha cusub ee maam ulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.Sidoo kale wararku waxaa ay intaasi ku darayaan in siyaasiyiinta mucaaradka ah ee gaaray Garoowe loo sheegay in aysan furne en is eed eeyn iyo in xafladda la isku weera ro, balse loo yimid kaliya ka qeybgalka Cale ema sa arka.
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Xas an Sheekh Maxamuud , madaxda maamul gobal eedyada iyo siyaasiyiin kale ayaa ma anta gaaray M/Garoowe. iyadoo la filayo in uu berri M/Garoowe uu tagoMadaxweyne Farmaajo iy adoo haatan ay wufuud hor dha u ah wafdigi isa ay ku sugan yihiin Magaalada Garoowe.
GOLAHA WASIIRADA OO WAR KA SOO SAARAY BURBURINTA CIIDANKA KENYA EE XARUMAHA SHIRKADDA ISGAARSIINTA HORMUUD
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, aya a Shalayguddoomiyay shirka golaha wasiirr ada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Ken ya ay ku hayaan Xarumaha shirkadda Isgaars iinta Hormuud, hawlaha muhiimka ah ee sann adkaan la doonayo in la qabto iyo hab-raaca heshiisyada Caalamiga ah.
Shirka ayaa ugu horayn looga hadlay hal-beegyada afarta tubood ku jira ee wasiirradu ay ballan qaadeen in ay fulinayaan sannadka an 2019, waxaana golohu isku raacay in san nadkaan uu noqdo sannad shaqooyin badan la qabto isla xisaabtankana la dardar-geliyo.
Wasiirka boostada, isgaarsiinta iyo teknoologi yada XFS, Eng. Cabdi Canshuur Xasan, ayaa intaa kadib goloha wasiirrada war bixin ka si iyay xaruma ay leedahay shirkadda Isgaaarsi inta Hormuud oo ay burburiyeen ciidanka Ken ya.
Golaha aaa isku raacay in dhibaatada xaru maha la gaarsiiyay looga hadlo kulan ay daw ladaha Soomaaliya iyo Kenya ku yeelanayaan magaalada Mandheera ee dalka Kenya.
Shirka golaha ayaa ugu dambayn dood dheer looga yeeshay hab-raaca heshiisyada caalami ga ah oo golaha uu usoo gudbiyay garyaqaan ka guud ee dawladda.
WASAARADDA BATROOLKA OO FAAH FAAHIN KA BIX ISAY SHIRKA LONDON EE LAGU SUUQ-GEYN AYO SHIDAALKA SOOMAALIYA
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shir looga hadlayo shidaal ka Sooma aliya oo bisha soo socota ee February ka dhacayo magaalada Lond on.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa la gu sheegay in shirkaas uu yahay mid lagu soo bandhigayo kheyraadka Shidaalka uu leeyah ay dalka iyo sidii loo bixin lahaa ruqsado ama shati ku saabsan shidaal qodista. Wasaara dda ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay in shirkaas lagu suuq geynayo shidaalka Sooma aliya, isla markaana lagu bixinayo xirmooyin dhan 50 Blocks.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa qor aal uu soo dhigay bartiisa Facebook kaga hor dhacay shirkaas, isagoo ku tilmaamay inuu ya hay shir lagu xaraashayo shidaalka Soomaal iya, isla markaana lagu bixinayo illaa 50 Bloc ks shidaal qodis ah oo la siinayo shirkado shid aalka baara.
Inkastoo Wasaaradda ay beenisay in shirka as lagu xaraashayo shidaalka Sooma aliya, ha dana Page-ka lagu xayeysiiyay shirkaas lagu na soo bandhigay macluuma adka shirka ka dhacaya London ayaa ka muuqatay in shirka lagu xaraashayo xirmooyin dhan 50 Blocks, kaasoo ah dhul dhan 173KM, waxaa kaloo page-ka ka muuqday qariirada goobaha sahm inta shidaalka lagu sameynayo
Shirka looga hadlayo shidaalka Soomaaliya oo dhici doona 7-da bisha February ayaa lagu soo beegay maalin ka hor sanad-guurada lab aad markii la doortay Madaxweyne Farmaajo.
DEGMO CUSUB OO LAGU KORDHINAYO GOBOLKA BANAADIR
DegaankaGubadley oo dhinaca bari uga beegan magaalada Muqdisho waxaa maa nta ka dhacday munaasabad lagu dhagax dhigay ay xarunta degmada cusub ee Guba dley, waxaana munaasabadaasi ka soo qeyb galay xubno ka tirsan bulshada qeybaheeda kala duwan ee degaankaasi degan.
G/G/Banaadir Eng. C/ra xmaan Cumar Cu smaan (Eng. Yariisow) oo ay la socdeen mad ax ka tirsan maa mulkiisa iyo qaar ka mid ah saraakiisha laa mahaam niga degmooyinka G/ Bana adir ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad kooban oo uu uga hadlayay degmada cusub ee gobolka lagu kordhinayo.
"Xaruntaan oo aad ugu talo gasheen in loo gu adeego dadweynaha Gubadley, waxa ana idiin ballanqaadeynaa rabitaankiina ah ee Gub adley ay degmo ahaato” ayuu yiri Eng. Yarii sow oo sheegay in maamulkiisa uu bilaabayo wadadii loo fulin lahaa rabi taanka shacabka.
Dhinaca kale ku dhawaaqista degmada cusub ee uu maamulka Banaadir ku kordhiy ay degmooyinka gobolka oo iminka tiradoo du gaareyso 18-degmo ayaa ku soo beeg maya xilli maamulka degaanka Garas baa ley uu isna dadaal xoogan ugu jiro in degmo laga dhi go dhulka uu ku fadhiyo degaan kaasi Garasb aaley.
SARKAAL KA TIRSANAA SIRDOONKA DALKA SUDAN OO LA DILAY
Hadal ka soo baxay Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka Qaranka dalkaasi ayaa lagu sheegay in Sarkaalkaasi xalay lagu dilay is ka horimaad xubno ka tirsan Ciiddanka Na ba dsugidda iyo kuwa Milliteriga dalkaasi ku dhex maray magaalladda Bort Saciid.
Sarreeye Gaas Maxamed Muuse Cumar oo Xoghaye ka ah Guddi u qaabilsan Ammaa n ka G/Badad Cas ayaa sheegay inuu dhowr qof lagu dhaawacay Iska horimadkaa si.
Waa iska hor-imaadkii ugu horeeyey ee ka dhaca magaalladda Bort Saciid, tan iyo markii ay bilowdeen Dagaalladda looga soo horjeedo Dowladda Sudan bishi ila so odhaafay ee December 19-dii.
HAWEENEY LA DILAY KADIBNA MEYDKEEDII LA GU JARJARAY DEEGAAN KA TIRSAN GOBOLKA SH/ DHEXE
Wararka ka imanaya deegaanka Balcaano oo
dhinaca Bari kaga beegan M/Jowhar ee xa runta DG/Hirshabelle illaa iyo 30km
ayaa sheegaya in lagu diley haweeney ka
mid ah dadka ku nool deegaanka Balcaano kadibna meydkeedii la jarjaray. Falkan
oo la sheegay inuu ka dambeeyay nin ay qaraabo ahaayeen gabadha la diley oo
magaceeda lagu sheegay Xakiimo Abuukar Xasan ayaa ahaa mid aad looga naxay
iyadoo meydka gabadhaas oo la jarjaray laga helay meel ka baxsan deegaanka ay
ku nooleyd.
"Meydka gabadha ayaa laga helay iyadoo lagu jarjaray mindi oo lagu dhex ridey jawaan waxayna joogtay beer ay qoyskeedu ku lah aayeen deegaanka Gaaleef.”ayay tiri Dahabo Cali oo ka mid ah dadka ku nool deegaan kaas.Lama oga sababta ka dambeysay dilka haweeneydan hase yeeshee waxaa wararka qaar ay sheegayaan inuu la xiriiro arrimo dha xal ah.
Wararka ayaa sheegaya in nin lagu tuhuns an yahay in uu ka dambeeyay falkan lagu qab tay magaalada Jowhar haatana uu ku xiran yahay saldhigga Booliska magaalada Jowhar.
Falkan ayaa ah kii ugu horeeyay oo nooci isa oo kale ah oo ka dhaca deegaan ka mid ah gobolka Sh/dhexe.
CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO LA WAREEG AY DEEGAAN MUHIIM AH
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Jubbaland ayaa Al-shabaab kala wareegay degaanka Janaay Cabdalla ee Gobolka Jubbada Hoose.
Howlgalka ayaa ujeedkiisa ahaa Al-shaba ab looga saari lahaa degaanada iyo degmooy inka ay ka joogaan Gobolada jubboyinka.
Degaanka Janaay Cabdalla waxaa hore uga Sugnaa dagaalyahano Al-shabaab iyagoona ay Ciidamada Xoogga Dalka ay ka weerareen labo jiho .
General Bogmadow ayaa tilmaamay in dag aalkii Al-shabaab ay la galeen uu ka dha shay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaa wac. Taliyaha ayaa sheegay in dagaalka lagu dilay 10 dagaalyahano oo ka tirsan Al-shabaa b,halka lagu dhaawacay 22 Saraa kiil,w aa si da u dhigay General Bogmad ow.Sidoo kale S/guudto Bogmadow ayaa sheegay in dag aalka Al-shabaab loo ga qab saday Afar gad iid oo ah kuwa dag aalka
iyo hub fara badan.
DAACISH-TA SOMALIA OO SHEEGTAY IN DAGA ALAMAYAAL AJAANIIB AH LAGA DILAY
Muuqaal Video ah oo ay Daacish-ta ka dagaalanta gudaha Somalia soo bandhigeeen ayaa lagu sheegay in dhowr Dagaalamayaal haysta Dhalasho Ajaaniib ah looga dilay dagaallo ka dhacay Deegaanadda Puntland ee W/bari Somalia.
Wargeyska Long War ee ka soo baxa Maraykanka ayaa soo bandhigay Sawiradda Dagaalamayaasha ka tirsan Daacish-ta Somalia ee la dilay, waxaana magacyadooda lagu kala sheegay:
1- YuusufMajeerteeni oo haystay dhalashad da dalka Knaada, isla markaana ahaa Dhakh tar, balse Daacish ma aysan sheegin goorta la dilay iyo halka lagu dilay.
2- Bashiir Abu Nucmaan
3- Maxamed Makawei Ibraahim Maxamed oo u dhashay dalka Sudan, kaasi oo ay Alsha baab horey u dileen dabayaaqadii sannadkii 2015-kii. Dagaalamayaal badan oo ka tirsan Daacish-ta Somalia ayaa la dilay tan iyo sa nnadkii 2015-kii, sida ka muuqata Muuqaalka Video-ga ee ay soo bandhigeen.
Wargeyska Long War waxa kale oo uu qo ray in Maleeshiyada ugu badan ee Daacish-ta Somalia yihiin Soomaalida Deegaanka, balse waxaa Muuqaalka ka soo muuqday Dagaalam ayaal kale oo u muuqday inay ka soo jeedaan Kilinka 5-aad ee Ethiopia ama dalka Jabuuti.
Dhinaca kale, Muuqaalka ay Daacish-ta Somalia baahiyeen waxaa ka muuqday Dagaa lamayaal ku dabaalanaysay iyo kuwo ku ciy aarayey Xeebta iyo dhowr kale oo sheegaya inay daacad u yihiin Hoggaamiyaha Guud ee Ururka Daacish, Abu Bakar Al-baqdaadi.
Dhammaadka Muuqaalka Video-ga ee ay Daacish-ta Soomaaliya baahisay waxaa ka muuqda Weerar Is-qarxin ah oo bishii Feberaa yo ee sannadkii 2017-kii ka dhacay Hotelka Vil lage Hoteel ee magaalladda Bosaaso iyo Is-qarxin kale oo bishii Maarso ee isla sannad kaasi ayla beegsaday Ciiddan ka Ammaanka Puntland ee ku sugnaa Bosaaso.
ITOOBIYA OO NOQONEYSA DALKII U HOREEYAY EE AFRIKA OO MARTI GELINAYA SHIRKA DHAQAA LAHA ADDUUNKA
Itoobiya ayaa noqon doonto dalkii u hore eyay oo Afrikaan ah oo marti gelin doona Shir ka dhaqaal aha Adduunka (World Economic Forum) sanadka 2020.
Sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka Ito obiya Aas aasaha Madasha Dhaqaalaha Add uunka Prof Klaus Schwab iyo Ra’iisul Wasa are Abiy Ahmed ayaa gaaray heshiiska Itoobi ya ku marti gelin doonto shirka soo socda.
Xafiiska R/Wasaaraha Itoobiya ayaa shee gay in labada Hoggaamiye ay ka wada hadl een muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta dowladda, shirkadaha gaarka iyo ururada bu lshada ee ku saabsan arrimaha muhiimka ee caq abadaha adduunka.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmeday aa ka qeyb galay shirka Dhaqaalaha Adduun ka ee sanadkan 2019 lagu qabtay maga alada Davos ee dalka Switzerland Waxaa uu ugu ba aqay maalgashadayaasha inay ka faa’idey staan ganacsiga xoogga leh iyo fursadaha muhiimka ee ka jira dalka Is bedelada ka dhac ay Itoobiya bishii April ee sanadkii hore, ka dib markii uu Xafiiska la wareegay ayaa sabab u noqday in dalku galo furfurnaan ganacsi iyo inay ku soo hirtaan maalgashadayaal fara ba dan.
BOGGA CAYAARAHA
CHELSEA OO U SOO BAXDAY KAMADAMB EYSTA CARABAO CUP
Kulan xiiso badan oo dhex maray kooxa ha Chelsea iyo Tottenham ayaa soo idlaa day. Tottenham ayaa lugtii hore ee waree gga Semi-Final-ka tartanka Carabao cup ku soo adkaatay 1-0.
Balse kullankii xalay ka dhacay garoonka Stamford Bridge ayaa waxaa Blues ay ku soo gashay qaab ciyaareed heer sare ah.
N’Golo Kante ayaa daqiiqaddii 27-aad ee ciyaarta dhaliyay goolka koowaad ee Chel sea, waxaana isla qaybtii hore ee ciyaarta kusoo idlaatay 2-0, ka dib markii Eden Haz ard uu dhaliyay goolka labaad ee ciyaarta daqiiqaddii 38-aad.
Markii dib la isugu soo laabtay ayay Spurs goolka madiga ee kullankii Habeenhore, iyo kii barbarraha ee isku celceliska dhalisay, wax aana madax qurux badan dhaliyay Fernan do Llorente daqiiqaddii 50-aad.
isku celceliska labada kullan ayaa ku idea lday 2-2, waxaana xeerka kullanka uu yah ay inaan la xisaabin doonin goolka bannaan ka,sidoo kalena uusan jirin waqti dheerri ah Sidaas darteed, rigooreyaal ayaa la tuurtay, waxaana Chelsea ay ku adkaatay 4-2
DHAQTAR SIIRIYAAN OO U GEERIYOODAY DHAA WAC KA SOO GAARAY QARAX LAGULA EEGTAY MUQDISHO
Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Dr. Muhanad Cali Axmed oo u dhashay dalka Siiriya, kaasoo 21-kii bishan uu dhaawac ka soo gaaray qarax lagula eegtay degmada Hodan ee bartamaha magaalada Muqdisho.Marxuumka ayaa labadii maalin ee la soo dhaafay waxaa xaaladiisa Caafimaad la gu dabiibayay Isbitaalka weyn ee Digfeer, ink astoo uu Maqribnimadii Habeenhore u geeriyooday dhaawaca daran ee ka soo gaaray qaraxa.
Dr. Muhanad Cali Axmed ayaa mudo sanado ah waxa uu ka howlgalayay Isbitaalka Muqd ihso City ee ku yaala degmada Hodan, isagoo qaabilsanaa xanuunada ku dhaca Cunaha, Sanka iyo Afka (E.N.T).
Saraakiisha Caafimaadka ee Isbitaalkan ay aa sheegay in xaaladooda Caafimaad ay wa naagsan tahay Dhakhtar kale oo Siiriyaan ah iyo mid Soomaali ah, kuwaasoo la socday mar xuumka geeriyooday, waxeyna sheegeen in Dr. Muhanad uu ahaa qofkii u danbeeyay ee gaariga ka soo daga markuu qarxayay.
Si kastaba, Dhakhaatiirtan ayaa xiliga la beeg sanayay waxa ay ka yimaadeen garoon ay ku soo ciyaareen Kubbada Cagta, kaasoo ku ya ala meel aan ka fogeyn Isbitaalka, waxaana gaariga ay saarnaayeen uu qarxay, xilli ay sii galayeen Xarunta Isbitaalka.
Ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada qaraxa, iyadoo laamaha amniga ee dowladdana aysan wali ka hadalin iyo hadii ay jiraan baaritaano ay sameeyeen qaraxa kaddib.
HOGGAAMIYAHA MUCAARADKA VENEZUELA OO MADAXWEYNE LOO AQOONSADAY
Waxaa cirka isku sii shareereysa xiisadda u dhaxaysa dowladda Venezuela iyo dalka Mare ykanka. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu hoggaamiyaha muc aar adka Venezuela Juan Guaidó uu u aqoons an yahay madaxweynaha ku meel gaarka ah. Hadalka Mareykanka ayaa yimid kaddib markii 35-sano-jirkaasi uu Dorraad caasimad da Ve nezuela ee Caracas kaga dhawaaqay inuu yahay ku simaha madaxweynaha.
Qaar ka mid ah dalalka Koofurta Ameerika ku yaalla, oo ay ku jiraan Brazil, Colombia iyo Peru, ayaa sidoo kale aqoonsaday Mr Guaidó.
Arrintan ayaa ku soo aadeysa iyadoo ay dalkaasi ka jiraan dibad baxyo looga soo ho rjeedo madaxweyne Nicolás Maduro.
Sicir barar, koronto la`aan iyo badeecadaha quutul-daruuriga ah oo dalkaasi ku yar ayaa ku kalliftay malaayiin qof inay isaga tagaan Venezuela.
Mr Maduro ayaa markii labaad loo dhaari yay madxatinnimada dalkaasi horraantii bish an, waxaana jirtay in mucaaradka dalkaasi uu ka biyo diiday natiijada, isagoo ku andacoon aya in lagu shubtay.
MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO SI RASMI AH U FURAY KALFADHIGA 5AAD EE BAARLAMA ANKA HIRSHABELLE
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa manta si rasmi ah u furay Waxaa kalfadhiga 5aad ee Barlamaanka Dowlad gobaleedka Hirsha bee le.Munaasabada furitaanka kalfadhiga 5 aad ee Barlamaanka waxaa
kasoo qeybgalay ma daxda ugu sareysa maamulka Hirshabeele, si da Maxaxweynaha dowlad gobaleedka Hirsh abeele, Maxamed Cabdi Waare, Ku xigeenka Hirshabelle Cali Cabdullahi Xuseen, Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeele, Maxamed cali Caadle iyo marti sharaf kale.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabe ele Cismaan Bare Maxamed oo ugu horeyn goobta ka hadlay ayaa ka warbixiyay waxyaab ihii u qabsoomay afartii kalfadhi hore ee Barlamaanka Hirshabelle uu furnaa.
Dhinaca kale Madaxweyne kuxigeenka Hirsha beele Cali guulaawe Xuseen ayaa sheegay mudada uu dhisan yahay maamulka Hirsh ab eele in xildhibaanada dhabar adeeg kusoo shaqeeyeen.
Ugu dambeyn Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa sheegay inta uu furan yahay kaldhiga 5aad ee barlamaanka in ay deegaanada Hirshabeele ka qabsoomi doonaan ilaa 16 mashriic
Gabagabada munaasabada ayaa lagu dhaa riyay Golaha Wasiirada cusub ee xukuumada Hirshabeele ka dib markii uu maalin ka hor madaxweynaha Hirshabeele, isku shaandeyn uu ku sameeyay sidoo kale waxaa goobta lagu dhaariyay xildhibaan ku cusub Baarl amaanka Hirshabeele kaas oo bedeley xildh ibaan Cabweli maxamed Ibraa him oo ku geer iyooday qarax loogu xiray gaarigiisa.
Baarlamaanka Hirshabelle oo xirnaa lab adii bilood ee la soo dhaafay ayaa waxaa ho ryaal hindise sharciyeedyo badan kuwaa soo la doonayo inay xildhibaanada Baarla maanka ansixiyaan. kalfadhiga 5aad ee baarlamaanka Hirshab elle
DOWLADDA KENYA OO UGU BAAQDAY QM IN LA MAALGELIYO HAWLGALKA SOMALIA EE LA-DAGAALANKA AL-SHABAAB
Dowladda Kenya waxay ku boorisay QM in ay maalgeliyaanHawlgalka Qaaradda Afrika ee ka soo socda Somalia ee lagula dagaala mayo Al-Shabaab, si aysan mar kale gacanta ugu dhigin Somalia, waa sida ay sheegtay Xoghayaha Maamulka ee Wasaaradda Arri maha dibedda ee dalkaasi.
Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Aba abu Namwamba waxay hadalkaasi ka sheeg ay Kulan ay Diplomaasiyiin ka kala socday Ur urka Midowga Afrika iyo Midowga Europe dha waan ku yeesheen caasimadda dalka Beljim ee Barasalis.
Waxay kaloo sheegtay in loo bahaan yahay inay Caalamka kordhiyaan maalgelinta Howlgalka AMISOM, iyadoo carrabka ku dhu ftay inay nasiib-xumo tahay inaysan AMISOM ku filnayn Lacagaha aan la hubin ee lagu maa lgeliyo.Abaabu Namwamba waxay Kulanka asi ku matalaysay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Kenya, Moniko Juma
HAY’ADDA DHAWRISTA TAYADDA SOMALILAND OO XIDHAY XARUNTA CAAFIMAAD EE AL-HUDDA HERBEL MEDICINE
Hay’adda dhawrista tayadda Somaliland ayaa xidhay cijaalka ku yaalla Hargeysa oo dadka ku dabiibay dawoyin uu sameyey oo dabiici ah
Hay’adda dhawrista tayada ayaa sheegtay in ay xidhay guud ahaan ganacsiga cilaajka Al-Huda Herbel Medicine oo ku yaalla magaalada Hargeysa Xadhiga xaruntan caaf imaaad ayaa lala xidhiidhiyey ka dib markii ay dalka soo gal isay Capsul madhan, oo khatar caafim aad ku keeni karta bulshada qayb aheeda ka la duw an,isla markaana ay soo gu dbin kari waayeen waraaqo sax ah oo cadda ynaya dawooyin hore hay’adda dhawrista tayadu caddaynto oda soo waydiisay.
Warqadda xarunta Al-Huda Herbel Med icine lagu xidhay oo ka soo baxday hay’adda dhawrista tayada oo uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha hay’adda dhawrista tayada Mu use Xasan Xaaji Yuusuf,ayaa u dhignayd si dan.”Anigo tixraacaya xeerka hay’adda dha wrista tayadda qododbkiisa sagaal iyo sodon aad (39-naad) ee dambiyadda ciqaabaha sheegaya qofka lagu helo inuu soo saaray si warshadaysan, soo dajiyay, qaybiyay, iibiyay, ama si uun uga ganacsaday dalka Jamhuuriy adda Somaliland gudihiisa badeecad aan wa afaqsanayn Heer-tayeedka la waajibiyay ee xeerkani jidaynayo oo lagu ilaalinayo wax ka sta oo bulshada u keeni kara caafimad darro.”
Waxa intaas lagu daray "Waxaa jirtay inaad wadanka soo geliseen oo waliba qariseen Ca psul madhan oo aan wax daawo ahi ku jirin, kaas oo khatar ku keeni kara bulshada reer Somaliland.
Capsulka madhan waxaanu ogsoonnahay in lagu gurayo daawo aan la garaneyn waxay tahay, taasi oo khatar kale ku noqoneysa caaf imaadkii bulshadda. Waxaa jirtay in dawooyin kale oo aanu idinku xidhney inaad keentaan waraaqihii cadaynayay dawoodooda iyo halka lagu sameeyay iyo tayadoodab markii aan ark ay waraaqihii oo aan waafaqsaneyn shuruud ihii la idiin sheegay, markii aan arkay khatarta ay keeni karto dawooyinka aan la hubin iyo capsulka madhan oo lagu talagalay in lagu shubo daawo aan la ogayn waxaa ay tahay.
Kadib markii hay’adda dhawrista tayadu samaysay baadhitaan qoto dheer iyo xog urrurin baaxad dheer, waxay hay’addu go’aan ku gaadhay in laga bilaabo maanta(Dorraad) in la xidho dhammaan ganacsiga Al-Huda Medic ine, waxaan faraya hay’addaha dawladda ee ku shaqada leh inay ka gutaan waajibaadkoo da ku aadan fulinta go’aankan lagu xidhayo ga nacsiga Al-Huda Herbel Medicine..”
DABLEY HUBEYSAN OO 4 QOF KU TOOGATAY AFGOOYE
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya inuu halka asi ka dhacay fal dil ah. Toogashada oo la she egay inay ka dambeeyeen dabley ku hubey san Bastoolado kuwaas ayaa la beegsaday askar ka tirsan dowlada oo ku sugnaa suuq ku yaala bartamaha degm adaasi.
Goobjoogayaal la hadlay Warbaahinta qaarayaa sheegay inay arkeen 2 Askari iyo 2 Ruux kale oo shacab ah, kuwaasi oo ay dileen rag ga hubeysan.Kooxihii falkaas Dilka ah geystay ayaa la soo shaagay inay durbadiiba meesha ay wax dhaceen isaga carareen. Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda dilkaan, balse, dhac dooyinka noocaan ah ee ka dhaca guud aha an wadanka waxaa sheegatay kooxda Al-Sha baab. iyadoo Maamulka degmada Afgooye ee hoostaga D/GK/Galbeed wali ma uusan ka ha dlin arrintaasi.
GAROOWE OO LA CIIRCIIREYSA MARTI-GALINTA SIY AASIYIINTII UGU BADNEYD ABID OO KALA SOCDA DOWLADDA DHEXE IYO MUCAARADKA
Magaalada Garoowe ee xarunta maamul go bolleedka
Puntland waxaa saacadihii u gu dan beeyay tag ay siyaasiyiintii ugu badneyd
Abid oo kala socda dowlad da dhexe iyo Xisbiy ada mucaaradka ku waa oo la
filayo in ay ma alinta berri ka wada qeyb gallaan munaas abada call eemo saar ka
hoggaanka cusu b ee Puntland.
Dhinaca dowladda waxaa ku sugan M/ Waf di ballaran oo ka kala socda Labada Aqal ee baarlamaanka oo kala hoggaaniyaan guddoo miye Golaha Aqalka sare Cabdi Xaanshi Cab dullaahi iyo guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalle Cawad, Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa ku sugan magaalada Ga roowe madaxda maamul gobolleedyada Jubb aland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug oo aan isku mowqif ka aheyn dha maantood marka la eego sida loo wajahayo si yaasada iyo xiriirka dowladda dhexe ee So omaaliya. Tusaale ahaa madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Jubbbaland iyo Galm udug kama aysan qeyb galin calleemo saarkii ugu danbeeyay ee madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xas san Lafta-Gareen ee ka dhacday magaalada Baydhabo oo ay ku kala aragti duwan yihiin siyaasada iyo wada shaqaeynta Dowladda dhexe.
Waxaa kaloo ka mid ah mas’uuliyiintii ma anta Garoowe lagu soo dhaweeyay madaxw eynihii hore ee dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsa me. Maalinta berri ah oo la filayo in la qabto munaasabada calleemo saarka hoggaanka cu sub ee Puntland ayaa lagu wadaa in uu gaaro magaalada Garoowe madaxweynaha dowla dda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farma ajo iyo wafdi ka socda beesha caalamka.
Dadka intiisa badan ayaa u arka waxa ka socda magaalada Garoowe ‘’ Dhuula-Tus Siy aasadeed’’ iyo loolan u dhaxeeya dowlad da dhexe iyo siyaasiyiinta mucaaradka oo dhi nac walba uu doonayo in uu soo jiito hoggaa nka cusub ee Puntland oo aan wali la ogeyn mow qifkooda la xiriira wada-shaqeynta dow ladda dhexe iyo jiritaanka Isbaheysiga dowlad gobo lleedyada oo ay hadda ku sii harsan yihiin ma daxda dowlad gobolleedyada Jubba land iyo Galmudug marka laga reebo maam ulada Koonfur Galbeed iyo Hirshab eelle oo wada sheqyn dhaw la leh dowladda dhexe ee fede raalka.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Max amed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan qoraal uu soo saaray ku sheegay in dowladda dhexe mar walba diyaar u tahay wada shaq eyn dhaw oo ay la yeelato dowlad gobolleed yada dalka, gaar ahaan waxaa uu baaq u di ray hoggaanka cusub ee loo doortay maamul lada Koonfur Galbeed iyo Puntland oo uu kula dardaarmay in ay xoojiyaan xiriirka kala dhax eeya xukuumadda federaalka.
WADAHADALLADA TAALIBAAN IYO MARAYKAN KA OO HORUMAR SAMEEYEY
Waxaa soo baxaya ifafaalo ah in horumar la ga sameeyey wadaahadalladii Maraykanka iyo Taalibana ku dhexmarayey waddanka Qa dar, taasoo keentay in dadka qaar ay u arkaan in degaanansho siyaasadeed laga gaari karo colaadda 17-ka sano socota ee Afghanistan.
Wadahadallada ayaa furmay Isniintii, wax aynadhexmarayeen koox uu hoggaamiyo erg aygaMaraykanka Zalmay Khalilzad iyo Taali baanka, waxaa kaloo joogay wakiillada Qadar iyo Pakistaan.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa VOA u sheegay in labada dhinac ay ka wadahadleen arrimo kala duwna oo ku saabsan xasilinta wa ddankaasi. Taalibaan ayaa ku dhowaaqay in ay doonayaan in waqti loo qabto xilliga ay Mar aykanku ka baxayaan dalkaasi, taasi beddelke edana waxay bixinayaan dammaanqad inaan waddankaasi loo adeegsan meel laga weeraro Marayanka.
Wararka ayaa sheegaya in Taalibaanku ay ku dhowaaqi karaan xabad-joojin haddii hor umar laga sameeyo qodobka u weyn ee dalab kooda oo ah inay Maraykanku ka baxaan Afghanistan.
Dhinaca kalena Taalibaanka ayaa magaca abay wakiil u joogi doona xafiiskooda Qadar oo lagu magacaabo Mullah Cabdul Ghani Bar adar, ninkaasi oo ka mid ah taliyayaasha mila tariga Taalibaan isla markaana hoggaaminaya wadahadallada ka socda Qadar.
KULAMO CAAWA KA SOCDA GAROWE
Kulamo kala duwan oo u dhaxeeya Mad axda maamul goboleedyadda ayaa xalay ka ka dhacay Magaalada Garowe ee Caasi madda Puntland.
Kulamaddan ayaa ahaa kuwo diiradda lagu saarayey Wada shaqeynta maamulada, waxa ana ka garwadeen ka ahaa Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Dani.
Magaalada Garowe ayaa waxaa ku sugan dhammaan Siyaasiyiinta Mucaaraadka ah ee dowladda kasoo horjeedda , Madaxda maam ul goboleedyadda, Wafdi ka socdda dowladda dhexe iyo Beesha Caalamka.
Maanta ayaa lagu waddaa in ay dhacdo Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha cu sub ee Puntland Saciid Dani iyo ku xigee nkiisa Axmed Garaash. ka dib markii doora sha taarikhi ah ay ka dhacday Magaalada Garoowe taasoo rag badan oo filanayey guu sha kama danbeysta ay halkaasi isag hulee leen waxaana dadka deegaanka iyo ka qeyb galayaasha doorashadaba ay madaxda cus ub ku bogaadiyeen guusha maantana waxaa loo fadhiyaa sidii caleemo qoyan loo saari lah aa si maamulkaasi hore u socdo
SOMALIA
DIGNIINTA MARKA - OGEYSIISKA
QALABKA
______________________
B52
OGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda
ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamad ganacsi:
Bavaria N.V. ,a company, organised and existing under the laws of the Kingdom
of the Netherlands of de Stater 1, Lieshout, 5737 RV, The Netherlands
waxaana
loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:
Cabitaannada tamarta.
OGAYSIIS WAXAA KA BIXIYAY in dacwad
sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad isticmaala calaamada ganacsiga
ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xadgudbo xuquuqda
shirkaddaas.
TA5211193 / 4853724.1
HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA SABTI 26-KA JANNAAYO 2019-KA
HOLAHA DOWLADDA MARAYKANKA OO DIB LOO FURAY Madaxweynaha maraykanka Donald Trump ayaa saxiixay habeenimadii xalay heshiis ogola anaya in dib loo furo hawlihii shaqo ee dawladda maraykanka oo hakad ku jiray. Madaxweynaha ayaa ogolaaday in si ku mee