Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa sidoo kale qaabilay safiirka Talyaaniga u fadhiya Muqdisho, Carlo Campalina, oo ay ka wada hadleen xariirka iyo danaha isku tolan ee labada dawladood.
-
D37a0038 681×454 -
D37a0068 681×454 -
D37a9971 681×454 -
Naciim -



0 



SAWIRRO: RW Kheyre Oo La Kulmay Safiirada Cusub Ee Indonosia Iyo Masar
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirrada cusub ee Soomaaliya ay u soo magacaawdeen dawladaha Indonosia iyo Masar, Soehadjono Sastromihardjo iyo Mohamed Ibrahim