Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hor Yimid Qorsho Uu Wato Maraykanka

0
Tuesday January 08, 2019 - 22:26:32 in Wararka by
  • Visits: 410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Turkiga Oo Si Kulul Uga Hor Yimid Qorsho Uu Wato Maraykanka

    Madaxweyne Erdogan oo maanta ka hadlay Xildhibaanadda Xisbiga haya talada dalkaasi ee AK Party ayaa sheegay inay Madaxda Maraykanka sheegeen waxyaabo kala duwan, wuxuuna si gaar ah ugu eedeeyey La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton inuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Erdogan oo maanta ka hadlay Xildhibaanadda Xisbiga haya talada dalkaasi ee AK Party ayaa sheegay inay Madaxda Maraykanka sheegeen waxyaabo kala duwan, wuxuuna si gaar ah ugu eedeeyey La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton inuu galay Qalad khatar ah.

"Maleeshiyaadka YPG iyo PKK marnaba ma matali karaan dadka Kurdishka” ayuu yiri Madaxweyne Erdogon, wuxuuna Dowladda Maraykanka ugu baaqay inay soo wareejiyaan Saldhigyadooda ku yaalla gudaha Syria.

Waxa uu carrabka ku dhuftay inay Diiddankiisa diyaar u yihiin inay gudaha u galaan dalka Syria, wuxuuna ugu baaqay Maraykanka inay ka dhabeeyaan inay ka baxaan magaalladda Manbij ee dalka Syria.

Dhinaca kale, Madaxweyne Erdogan waxa uu hakiyey Kulan uu galabta la yeelan lahaa La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton, wuxuuna taasi bedelkeeda sheegay inuu Boltan la kulmi doonaa dhigiisa dalka Turkiga, Ibrahim Kalin, iyo Saraakiisha kale ee joogta Qasriga Madaxtooyadda Turkiga





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip