Akhriso;Magacyada Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland

0
Sunday January 06, 2019 - 21:18:42 in Wararka by
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso;Magacyada Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland

    Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa shaaciyay Liiska rasmiga ah ee Musharixiinta u tartameysa Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Puntland. Illaa 21 musharax ayaa u tartami doonto xilka Madaxweynah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa shaaciyay Liiska rasmiga ah ee Musharixiinta u tartameysa Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Puntland. Illaa 21 musharax ayaa u tartami doonto xilka Madaxweynaha Putnland halka ay 11 kalana u tartamayaan xilka Madaxweyne ku xigeenka Puntland sida ay shaaciyeen Guddiga Doorashada Puntland. Doorashada Madaxweynaha cusub ee Puntland ayaa loo qorsheeyay in ay dhacdo 8-Bishan oo ku beegan Talaadada soo socda waxaana lagu wadaa in Berri oo ah 7da Bisha Janaayo ay xildhibaanada Puntland dhagaystaan qudbadaha Musharaxiinta. Halkan hoose ka aqriso Magacyada Musharaxiinta Puntland;

Halkan hoose ka aqriso Magacyada Musharaxiinta Puntland;
Dowladda Punland ee Soomaaliya Golaha Wakiilada
Guddiga Doorashada Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka DPL
-----------------------------------------------------------------------
Tix.GDM&MWK/DPL/01/2019 Garowe, Axad, 06/01/2019
Ku:-Musharrixiinta Madaxweynaha &Madaxweyne kuxigeenka DPL Garwe
Og:-Dhammaan Xubanah Golaha Wakiillada DPL gAROOWE
OG:-Guddoonka Golaha Wakiilada DPL Garoowe
UJEEDDO:-Liiska Rasmiga ah ee Musharrixiinta Madaxweynaha & Madaxweyne ku XigeenkaDPL.
GUDDIGA DOORASHADA MADAXWEYNAHA & MADAXWEYNE KU XIGEENKA DPL
Markuu Arkay:-Dastuurka DPL Qodobkiisa 64-aad Farqadiisa 8-aad
Markuu Arkay:-Dastuurka DPL Qodobkiisa 78-aad
Markuu Arkay:-Xeer Hoosaadka Golaha Wakiillada DPL Qodobkiisa 37-aad Faraqdiisa 2-aad
Markuu Arkay:- Qoraalka Summadiisu tahay XGG/DPL/001/2019 ee ku saabsaneyd Magacaabida Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigaanka DPL,
Markuu Arkay:-Habraacii Doorashada Madaxweynaha &madaxweyne ku xigeenka ee Guddigu soo Diyaariyey
Wuxuu soo Saaray:-Liiska Rasmiga ah ee Musharraxiinta Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka DPL,kuwaasoo Buuxiyey Dhammaan Sahruudihii looga Bahnaa, waana sidan:-
Musharrixiinta Madaxweynaha Dowladda Puntiland
1.Saciid C/hi Dani
2.Saciid Cabdi Awaare
3.Gen.Asad Cismaan C/hi
4.Saciid Maxamed Xirsi
5.Cali Xaaji Warsame
6.Maxamed Axmed Jaamac Shaalle
7.Maxamed Saciid Xirsi{Moorgan}
8.Cabdi Farax Saciid{Juxa}
9.Dr.Bashiir Maxamed Xuseen
10.Inj.Maxamed Khaliif Jabiye
11.Faarax Cali Shire Jaamac
12.C/samad Maxamed Gallan
13.Maxamuud Cabdi Axmed{Gar-Libaax}
14.Dr.Cali Ciise Cabdi
15.Jen. Khamiif Ciise Cabdi {Mudan}
16.Daahir Mire Ibraahin
17.Maxamed C/hi Xuseen{Shoortaaye}
18.C/qaadir Yaasiin C/lle {Qodax}
19.Aadan Maxamed Ciise Gaadaale
20.Inj.Maxamed Cisman Cali-maad
21.Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas
Musharaxiinta Madaxweyne ku xigeenka Punlnad
1. Clhi Cali Xirsi{Timo-cadde}
2.Inj.C/Xakiin C/hi Cumar{camey}
3.Axmd Cilmi Cismaan
4.C/raxmaan Guuleed Cali
5.Cabdi Ibraahin Warsame{Qowdhan}
6.Axmed Cali Maxamed {Dhagacadde}
7.Axmed Maxamed Saadiq {Dr.Saadiq Enow}
8.C/salaan Maxamuud Jaamac {Salwe}
9.Inj.Maxamuud Axmed Xasan {Dhgaweyne}
10.C/kariin Maxamed Xasan Gaalleef.
11.C/hi Sh.Maxamed Sh.Cumar
wadashaqeyn wacan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip