
HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 1-DA JANNAAYO 2019-KA
ERGAYGA GAARKA AH EE XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY U QAABILSAN SOOMAALIYA
Nicholas Hayom ayaa warqad u qor ay Wasiirka Amniga ee dawladda Sooma aliya Maxamed Abuu kar Islow Warqad da as ayuu kaga hadlay saamaynta ka iman karta wararka sheegaya in ciidamo Soo maali ah oo ay taageerto Qaramada Mido obay inay ku lug lahaayeen qabashada Mukhtaar Roobow 13kii bishan Dece mber, iyo dhimashada 15 rayid ah iyo dhaawaca laba qof oo kale oo dhaawa cmay, iyo weliba qabqabashada 300 kale oo ku lug lahaa bannaanbaxyo dhacay saddexdaasi maalmood ee kala ahaa 13, 14 iyo 15ka, dadkaasi oo 254 ka mid ah la hayey wax ka badan 48 saacood ink astoo la sii daayay muddadii u dhaxaysay 1822ka Diismabar.
Nicholas Hyasom waxa uu warqadda ku sheegya in dadka la qabqabtay la she egya inay u badna anyeen carruur.
Waxa uu sheegay in qaraararada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay adkaynayaan in kaa lmada Qaramada Midoobay ay ku xidhnaanto ilaalinta xeer arka xuquuqda aadanaha. Waxa uu shee gay in Qaramada Midobay ay haatan taageero siiso ciidamada boolisika fede raalka iyo ciidamada booliiska Koonfur Galbeed.
Waxa uu Haysom warqaddaasi ku she egay inuu warqad ka helay Midowga Yur ub, Jarmalka iyo Brit ain kuwaasi oo u she egay inay hakinayaan kaalmadii ay siin jir een ciiddamada boolisika Koonfur Galb eed, iyaga oo sabab uga dhigaya hab dhaqanka ciidanka booliiska Koonfur Gal beed ee xilligii door ashada iyo hadallo uu jeeeidyey Taliyaha ciidamada Koonfur Galbeed.
Waxa uu ku sheegay warqaddaasi in warar lagu kalsoon yahya ay u sheegeen in qabashda Mukhtara Roobow ay ka da mbeeyeen ciidamada Itoobiya qaybtooda fadhigoodu yahay magaalada Baydhaba.
Waxa uu sheegay in muddo kooban lagu hayey xarunta ciidamada 3aad ee AM ISOM oo ah kuwa Ito obiya kadibna lagu wareejiyey ciidamada amniga Somaliya. Waxa uu sheegay inuu helay war qaddii ay wasaaradda amniga ka qortay xariga Roobow balse ay cuskatay inuus an ka soo wada bixiin shuru udihii dhaqan celinta iyo inuu hub iyo ciidan soo galiyey magaalada Baydhaba si uu xasilloni darro u abuuro.
Haysom waxa uu sheegay in haddii eedahaas la xaqiijiyo ay yihiin kuwo cul us,. Hase yeeshee wa xa uu sheegay in aan weli Roobow la hor keenin maxk amad, isla markaana aan dambi lagu soo oogin. Hay som waxa uu ka dalabaday wasiirka Amniga Soomaaliya Maxmamed Abuukar Islow inuu sharraxa ad ka bixiyo sharciga loo cuskadaay qabashada Roo bow, ciidanka Soomaaliyeed ee hawsha fuliyey, iyo haddii ay taageero ka codsa deen ciidamada Itoobiya.
Waxaa kale uu ugu baaqay inuu soo sheego tallaabooyinka la qaaday si loogu baahdo xaaladda ay ku dhinteen dadkii dhintay iyo kuwa dhaawacmay intii u dhaxaysay 1315 kii Diisambar, ciidama da ha wsha ku jiray makrii uu socdeen ba naanbaxyasa Baydhaba iyo su’aalo kale.
Xigasho: VOASomali
RUUSHKA OO XIRAY NIN U DHASHAY MAREYKANKA
Ruushka ayaa M/Moscow ku xiray mu waadin Mareykan ah oo ay ku eedeey een inuu basaas yahay, sida ay sheegtay warbaahinta Ruushka. Hay’adda Adeega Amniga Federaalka Ruushka ee FSB aya a shalay soo saartay bayaan ay ku shee gtay in Paul Whelan la xiray 28kii Decem ber "isaga oo fulinaya ficillo jaajuusnimo”
Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheeg ay in Paul lagu wado baaritaan dambi yeed. Ma aysan bixin faahfaahin intaas dheer, hase yeeshee wakaaladda warar ka Ruushka ee TASS ayaa sheegtay in Paul uu wajahayo 20 sano oo xabsi ah haddii dambiga lagu qiro.
Saraakiisha Mareykanka weli wax jawa ab ah kama aysan bixin xarigan. Warka ku saabsan xariga Paul ayaa yi mid wax ka yar 24 saac un kadib markii madaxw eynaha Ruushka Vladimir Putin uu soo sa aray hambalyada sanadka cusub oo uu u diray madaxweynaha Mareykanka Donald Trump isaga oo sheegay in Msocow ay diyaar u tahay inay wadahad allada arrimo badan lasii waddo Washin gton.
QARAX GAARI OO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO
warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo duhurnimadii shalay ka dhacay isgoyska Tarabu unka ee M/ Muq disho.
Qaraxan ayaa la sheegay in Gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan Ciidamada Milatariga Sooma aliya, kaas oo maga ciisa lagu soo gaabiyay Sahal.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Sarka alkaasi uu ka badbaaday qaraxa, islamar kaana burbur xoo gan uu soo gaaray Ga arigii uu watay oo ahaa nuuca raaxada.
Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha laamaha amniga oo ku sa absan qaraxaasi. Inta badan Al Shabaab ayaa beegsa da Saraakiisha iyo Askarta Ciidamada dowlada ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho.
WARIYE 44 SANO XAASKIISA OO KALIYA AY DHAGEYSAN JIRTAY
Deke Duncan oo ah 73 jir farsame yaq aan ah, una dhashay dalka Ingiriiska ay aa muddo hadda laga jooo 44 sanno wax aa uu sameystay idaacad ay dhageysan jirtay xaaskiisa oo keliya. Nnkan oo inta as oo sano aanan heysan dhagestayaal kale oo ku taxan barnaamijyadiisa ayaa haatan isu diyaarinaya in uu ballaariyo dhageeysteyaashiisa, waxaana uu raadiy ahiisa ka baahin jiray barnaamijyo mad adaalo ah.
Beer uu eeyahay Deke oo ku taalla M/Stevenage ayuu na ka bilaabay raad iyaha, oo uu ka ciyaari jir ay codad uu duu bay,Deke ayaa barnaamijka BBC raadiyo 3 laga siiyay barnaamij gaar ah oo soc ona ya muddo hal saac ah, loogu na tala galay dhamaadka sanadkaan 2018ka.
Mr. Duncan ayaa sheegay in hamigiisa raadihaya uu biloowday sanadkii 1960dii, kadib markii uu dhageysan jiray raad iye lagu magacaabi jiray Caroline, waxaa na intaa kadib uu sameystay Radio 77 oo agabkiisa laga soo iibiyay dalka Mareey kanka.
Hasayeeshee raadiyehiisa ma uusan la hayn shati uu ku howgalo, sidaa dar teed na waxa ay danta ku khasabtay in uu qolkiisa dhigto sameecadaha oo ay dhageysato xaaskiisa Teresa oo keliya. Ninkan ayaa dhamaadka toddobadkasta soo tabin jiray barnaamijyo aan kala go’ lahayn. Deke ayaa ilaa iyo haatan waxa uu wali soo tebiyaa barnaamijka Radio 77 oo xaskiisa oo kaliya ay dhageesato. Hamiga ninkan uu u hayo tabinta raadiya ha ayaa qabsatay dhamaan warbaahinda dalka Ingiriiska oo ay ka mid tahay BBCda, waxaana uu sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in sidaan looga hadal hayo warba ahinta dalkiisa.
ASKARTII LAGU QABTAY KAXANDHAALE OO LA GEEYAY JIGJIGA
M/ Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa maan ta la gaarsiiyay 2 Askari oo daraad lagu waree jiyay waxgaradka ka socday dowl ad deg aanka Soomaalida ee dalka Itoo bi ya,kuwa asoo ay ku wareejiyeen Waxg arad ka soc day degmada Galinsoor.
2da Askari ayaa waxaa galinkii dambe la ga qaaday degaanka Kaxandhaale, wa xaana shalay la gaarsiiyay Magaalada Jigjiga, wax aana la sheegay in halkaasi lagu maxkama deyn doono.
Qaar ka mid ah waxgaradka ayaa war baahinta u sheegay in ciidanka Itoobiya anka ah la weydiin doona sababta keen tay in lagu qabto dagaal beeleedkii dega anka Kaxan dhaale.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaal iya Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wafdi uu hoggaaminaayay oo gaaray degmada Galinsoor ee G/Galgaduud ayaa loo dii day daraad in lagu wareejiyo Ciidan Itoob iya an oo ay soo qabteen Maleeshiyo Bee leed. Mas’uuliyiintii DS ay u dirtay dega an ka Galinsoor ayaa Ku guuldareystay inay wali xal ka gaaraan labadda dhinac, waxaana muuqata in waxgaradka 2da Be elood ay waddaan dadaallo lagu heshiis iinaayo Maleeshiyaadka dagaallamay.
XIGASHO:RADIORISAALA.COM
SHIRKADDA MAAMUSHA DEKADAHA EE DPWORLD OO KA WAREEGSANEYSA BERBERA.
Shirkadda maamusha dekadaha lag ana leeyahay Imaaraatka carabta ee Dp world ayaa qorshey eysa in ay ka guurto dekadda Berbere ee Soomaaliland oo heshiis sadex geesood ah ay ku joogto si da ay inoo sheegeen ilo xog ogaal ah.
Shirkadda DP world ayaa sanadkii hore waxaa dalka sharci looga mamnuucay soo saaray Golaha sha cabka ee Baarla maanka Soomaaliya, balse wali meelo dalka ka mid ah ayay ka howlgashaa sida dekadaha Boosaaso iyo Berbera.
Qorshaha ay shirkadda uga guureyso Bebera ayaa aan ka soo xiganay ilo ka agdhaw dhinacyada uu Heshiiska dekada haasi u dhexeeyo ee Soomaaliland , Ito obiya iyo Shirkadda Dp world.
Wararka ayaa sheegaya inuu socdo qorshe uu maamulka isbedelka wada ee Itoobiya uu doonayo in dib u eegis lagu sameeyo heshiiska ay qeybta ka yihiin ee Berbera lagana hadlay madaxda shirkadda.
Kulamo u dhaxeya dhinacyada qaar ee heshiiska qeybta ah ayaa looga hadlayo isbedelka, waxaana qorshaha qeyb ka no qo neysa in Itoobiya iyo Dp world ay is kaga bax aan heshiiska Berbera ee ay So omaalilandkula jiraan.
Ta a bedelkeed heshiiska Berbera loo ware ejiyo dekada Asaba ee Eritrea.
BANAANBAX KA DHACAY DALKA ISRAEL
Dibad baxyo waa wayn ayaa waxa ay ka dhaceen dalka Israel kuwaasi oo loo ga soo horjeedo wasiir katirsan dowlada Jordan oo lasheegay in uu istaagay calan ka Israel. do wlada Israel waxa ay sheeg tay in ay cab asho u gudbisay dowlada Jo rdan taas oo ay kaga ashtakoonayso was iir u doolaha wasaara da warfaafinta Jord an oo lagu eedeeyay in uu dul maray ca lanka dowlada Israel.
Maamulka Yahuuda ayaa u yeeray safiirkooda u fadhiya dalka Jordan si baar itaano dheeraad ah loo gu sameeyo sawirada lagu baahiyay baraha bulshada kuwaas oo tusinaya wasiirka oo ku dul taagan calanka Israel.
Wadamada Israel iyo Jordan ayaa sanadkii 1994’tii kala saxiixday heshiis nabadeed laakin waxaanan jir in wax xiriir caalami ah oo ka dhaxeeya wadamada Jordan iyo Israel waqti ay isku maan dhaafsan yihiin labada dal qadiyada falastiiniyiinta.
CIIDAMADA AMMAANKA OO TOOGTAY NIN DILAY DARAWAL MOOTO BAJAAJ
Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka De gmada Kaaraan ee G/Banaadir ayaa too gtay Askari ka tirsa naa Ciidamada,kaasi oo dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa.
Waxaa la sheegay in uu dilka kahor mu ran dhex maray askariga iyo darawalka bajaajlaha ah ee la dil ay,isla markaana askariga uu xabad Madaxa kaga dhuftay.
Askariga dilka u geystay Darawalka mo oto Bajaajle ahaa ayaa isku dayay in uu baxsado,isla markaana waxa uu galay Guri ku yaalla Xaafadda Faanoole ee De gmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
Ciidamo ka tirsan maamulka Degmada Kaaraan ayaa tegay gurigii uu galay aska riga hubeys naa,iyagoona ugu dambeyn guriga dhexdiisa ku toogay gacan ku dhiiglaha.
Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ee G/Banaadir C/fitaax X.Nuur ayaa Idaac ada Dalsan u xaqiijiyay in la toogay Aska rigii shalay dilka u geystay Darawal Moo to Bajaajle ahaa.
Meydka Darawalka Mooto bajaajle a haa ayaa waxaa loo qaaday Xarunta Hay’ adda Dambe baarin ta ee CIDda ee M/Muqdisho. Dilalka loo geysanayo Dara walada mooto bajaajta ayaa mar walba w axa ay ka dhacaan Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.
XILDHIBAAN KORNEEL RUUSH OO MUQDISHO LAGU AASAY
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Md. Maxamed Mursal Sh.C/raxma an ayaa shalayy ka qeyb galay Salaada Janaasada ee MarxuumXildhibaan Ax med Mayoow Cabdulle (Korneel Ruush).
Salaada Janaasada oo marxuumka lag ula dukaday Masjidul Shuhadaa ee ku yaalla gudaha madaxt ooyada Soomaali ya ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay RWasare XFS Md.Xasan Cali Kheyre, xi ldhi baanada 2lda Golle ee Baarlamaan ka, wasiiro, ehelka Marxuumka iyo masu uliyiin ka socday hay’ addaha dowladda.
Masuuliyiinta ka qeyb gashay Janaasa da ayaa Alle uga baryay Marxuumka inuu Janadii Firdowsa geeyo, eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Gddoomiy Mursal ayaa sheegay in Mar xuum ka uu ahaa Shaqsi afgaaban oo mar walbo cibaadada Alle ku dadaala, na xariis badan dadkana caawiya, ku weyn tahay Soomaali nimada, jeclaa hormarinta dowladnimada, midnimada iyo dib u heshiisiinta. Alle ha h naxariistee Xildhib aan Korneel Ruush waxa uu ka mid ahaa baarlamaankan 10aad ee hada shaqe eyo gaar ahaan golaha shacabka, waxaa laga soo doortay k/galbeed Soomaaliya.
Sidoo kale waxa uu xubin ka ahaa gud diga dastuurka ee labada golle ee Baarla maanka. Daraad galab ayaa Xildh ibaanka wadnaha istaagay, waxa uu ugu dambeyn ku geeriyooday Isbitaalka Digf eer ee Muqdisho.
WAFDI KA SOCDA DOWLADDA SOOMAALIYA OO SHIR UGA QEYB GALAY DALKA ITOOBIYA
Shir looga hadlayo qorshaha dib u ka bashada abaaraha iyo sidii looga gashaa man lahaa abaaraha soo noqnoqda (R RF) ayaa shalay ka furmay M/ Addisab aba ee dalka Ethapia, waxaana ka qeyb galay xubna ka socday Wasaaradda Qo rsheynta Dowladda Federaalka iyo D/go baleedyada.
Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qors heynta,maalgashiga iyo Horumarinta dha qaalaha dalka Mud ane Cabdulqaadir Ma xamed Aadan (Cabdul) oo shir gudoomi nayay kulan howleedkan ayaa qeexay ah miyada ku dul xusan qorshahan RRF iyo maraaxisha kala duwan qorshahan dib u gaba shadaaba araha uu soo maray.
"Dhaamaanteen waan la wada socan ay qorshahan marxalada kala duwan ee uu soo maray, shalay waxaan joognaa q aabkii fulintiisa aan u guda gali lahayn, Garowe markii aan isku imaanay dowlad da DF Siyo Dowladd gobaledyada, arinta si wanagsan ayaan uga wada shaqeynay innagoo wax ajanabi ah nagu dhex jirin, marka qorshahan waa mid Soomaali ay gacanteeda ay ku Sameysatay, iyadana ay leedahay waxan noogala baahan ya hay in mudnaansiinta howlahan aan guda galno "ayuu yiri Xog hyaha joogtaa.
Qaar ka midah Agaasimyaasha Guud ee Wasaradaha Qorsheynta Dowladd Gob aleedyada oo ka jeedi yay shirka hadalo kooban ayaa bogaadiyay qorshaha iyo sida ay uga shaqeenayso Wasaaradda Qor sheynta Dowladda federaalka So omaaliya arintan .
Bilowgii Sanadka 2017 markii talada ay la wareegtay Xukuumadda Soomaal iya ee haatan jirta ayaa Wasaaradda qor sheynta dadaal u gashay sidii qorshe lo oga yeelan lahaa abaaraha soo noq noqd ay, iyadoo Wasiirka Qorsheyenata Amb: Jamaal Maxamed Xasan uu warqad u qo ray Beesha Caalamka uu ka dalbanayay iney dowladda ku gacan siiyan warbaxin lagu eegayo xajmi ga ay reebtay abaar ahii dhacay 2016 2017 iyo wax laga bar an karo, waxana daraasa daasi lagu soo bandhigay raadadka aba arta ay ree bto,tasoo laga sameeyay gobalada dalka oo dhan.
Ka dib ayaa Wasaaradda wax ay go, aan ku gaartay in la la guda galo qorsha han dib u kabashada abaaraha soo noq noqday, iyadoo la tixraacayo daarasada DINA lagu saleenayo ahmiyada kala du wan ee dhinacyada Xool aha ,Beeraha, Kalluunka , Biyaha Caafimaad ka iyo Dhi smaha Wadooyinka tasoo fursad u ah sidii looga gaashaman
lahaa abaaraha soo noq noqday intii xad ah.
WASIIRKA WARFAAFINTA SOOMAALIYA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY SAFIIRKA TURKIGA EE SOOMAALIYA
Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta xir iirka Warbaahin eed ee labada Dal, waxaana madaxda Wasaaradda Warfaafintu ay sheegeen in Warb aahinta Qaranka ay door muuqda ku leedahay baahinta waxqabadka Dowl adda Turkiga ee Soomaal iya, iyadoo Safi irka lagu soo wareejiyey Qeybta TVga Qaranka oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyey.
Safiirka Dowladda Turkiga ee Sooma aliya Mr Mehmet Yilmaz ayaa uga mahad celiyay sida diiran ee loo soo dhaweeyay waxaana uu sheegay in ka safaarad ahaan ay kaalin ka qaadan doonaan sidii loo hormarin lahaa warbaahinta Dowlad da.
"Aad ayaan ugu faraxsanahay kulanka iyo sidii aad isoo dhaweyseen waxaan halkaan u imid in aan iska xogwareysano xariirka Warbaahinta labada dowladood, xariirka soomaaliya aan la leenahay waa mid taariiqi ah”ayuu yiri Safiirka Dowlad da Turkiga ee Soomaaliya
XIGASHO:www.sonna.so
SARAAKIIL SOMALIA AH OO DHOOLATUS MILLITERI UGA QEYB GALAYA SACUUDIGA
M/Jidda ee ku taalla Galbeedka dalka
Sacuudiga waxaa daraad ka furmay Dho olatus Milliteri oo dhinaca Badda, oo ay
ka qeyb galayaan Ciiddamo ka kala soc da dalalka ku xeeran Badda Cas.
Dhoolatuskaasi oo loogu magac daray Hirka Cas ee 1aad ama (Red Wave 1) waxaa ka qeyb galayo Ciiddamo ka kala socda dalalka Sacuudiga, Sudan, Jabuu ti, Masar, Urdun iyo Yemen.
Sidoo kale, Saraakiil ka socda Mill iteriga Somalia ayaa la sheegay inay Goo bjoog ahaan uga qeyb galayaan Dhoolatus kaasi oo socon doona ilaa maalinta Khamiista ee soo socota.
Taliye ka tirsan Milliteriga Sacuudiga oo lagu magacaabo Jeneral Saqar Alxa rbi, ayaa sheegay in hadafka laga leeyah ay Tababarkaasi tahay sidii sare loogu qa adi lahaa Amm aanka ee Dowladaha ku xeeran Badda Cas, Ilaalinta Badda Cas, Iskaashiga Milliteriga.
Jeneral Saqar Alxarbi oo Wareysi siiyey Wargeyska Asharqalawsad ee Sacuu d
iga waxa uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Natiijooyinka laga filan karo Carbiska Milliteriga, wuxu una xusay inay Khubarada Milliteriga ee dalalka Mand iqadda isku dhaafsan doonaan Khibrad ahooda ku aadan Difaaca Danaha Dowl adaha ku teedsan Badda Cas iyo sidii loo joogteyn lahaa Carbiska Wad ajirka ee dalalkaasi.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SAXIIXAY SHARCIGA DHISMAHA HAY’ADDA NAAFADA QARANKA
Madaxweynaha JFS Md.M.C/hi Farm aajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasa yo Hay’adda Naaf ada Qaranka oo si gaar ah ugu adeegi doonta dadka naafada ah ee Soomaaliyeed.
Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooy ada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya ayaa Madaxweyn uhu ku saxiixay Sha rcigan, wuxuuna Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare uga mahadceliyey ansixinti isa, isagoona xusay inay jiraan 29 Hindi sesharciyeed oo horyaalla Baarlam aanka Jamhuuriyadda Fed eraalka Soom aaliya oo ay tahay inay meelmariyaan.
"Waxaan rabaa inaan u mahadceliyo Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo lix bilo ood gudahood ku soo dhammeeyay shaqadan, waxaana ku dhiirrigelinayaa inay si dhakhso ah usoo dhammeystiraan Hindisesharciyada har ay oo uu ugu horreeyo hindisesharciyee dka Xaqsiinta Ciidam ada Qalabka Sida.”
Madaxweyne Farmaajo ayaa horraantii Diseembar ugu baaqay Aqalka Sare inay dedejiyaan hindisesharciyeedka dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka, isaga oo xusay in dowladda Federaalka Soomaa liya ay mudnaan gaar ah siin ayso dadka naafada ah iyo daryeelko oda.
Munaasabadda uu Madaxweynuhu ku saxiixay sharcigan ayaa waxa goobj oog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Hawe enka iyo Xuquuqul Insaanka, Wasiiru Dowl aha Madaxtooyada, Guddoomiyay aa sha Guddiyada Xuquuqul Insaanka ee 2da Aqal iyo xubno ka socdey Ururrada ay ku midaysan yihiin Naafada Soom aaliyeed.DHAMMAAD
MADAXWEYNAHA WAQOOYIGA KUURYA OO KA CODSADAY MADAXWEYNE TRUMP KULAN XASAASI AH
Wargeyska JOSUN ILBO ee ka soo baxa dalka Koonfurta Kuurya waxa uu sa akayto oo Isniin ah qor ay inuu Kim Jong Un qoraal u diray Madaxweyne Trump, kana codsaday Kulankaasi.
Warqadda Kim Jong u diray Trump ayaa la sheegay in la sii marsiiyey gacan kale oo aan la shaacinin, sida uu Wargeyska asi ka soo xigtay ilo Diplomaasiyadeed oo aan la carabaabin.
Dhinaca kale, Waaxda Arrimaha Dib edda ee Mraaykanka iyo Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin caasimadda dal ka Koonfurta Kuurta ee Siyool midnaba kama hadlin wararka sheegaya inuu Hogga amiyaha Waqooyiga qoraal u diray Donald Trump.
2da Hoggaamiye waxay Kulankoodii ugu horreeyey ku yeesheen dalka Singabuur bishii June ee sann adkan, iyagoo ku he shiiyey in laga shaqeeyo sidii ay Waqo oyiga Kuurya u burburin lahaayeen Hubk ooda Nukliyeerka.
WASIIR XILKA ISAGA CASISHAY WALAALKE ED OO HOGGAAMIYE KA AH KOOXDA DAACISH
wasiiraddii Tacliinta ee Dowladda Iraq, Shayma Khaliil Alhayali ayaa iscasish ay, maalmo kadib markii ay Mudanayaa sha Barlamaanka ansixiyeen magacaabis teeda..
Iscasilaadeeda ayaa timid, kadib, mar kii warar dhinaca Sirdoonka sheegeen in uu Walaalkeeda oo lagu magacaabo Layth Khaliil Alhayali ahaa Hoggaamiyih ii Kooxda Daacish ee magaalladda Mosul muddadii u dhexeysay 2014kii ilaa 2016kii. Sirdoonka waxay kaloo sheegeen in 2 wiil oo uu dhalay Layth Khaliil Alhayali la gu dilay dagaalkii Kooxda Daacish looga saaray magaalladda Mosul sannadkii 2016kii.
Dhinaca kale, Wasiiraddii Tacliinta ee Dowladda Iraq ee iscasishay, Shayma Khaliil Alhayali ayaa la sheegay inay Ra’I ulwasaare Caadil Cabdul Mahdi u gudbisay qoraalkii ay isku casishay.
Wasiiradda oo ka tirsan Isbahaysiga AlBinna ee taageersan Dowladda Iiraan wa xay sheegtay in Walaalkeeda lagu khas bay inuu la shaqeeyo Kooxda Daacish, looguna hanjabay in la dili doono.
SOOMAALIYA KAALINTEE KAGA JIRTAA TIRADA DHIMASHADA WARIYAASHA CAALAMKA?
Xiriirka Caalamiga ah ee Suxufiyiinta (IFJ) ayaa sheegay shalay oo Isniin ah in Saxaafiyiin iyo shaqaale Warbaahine ed oo gaaraya 94 la dilay sanadkaan sii dhamaanaya ee 2018ka.
Warbixintaan oo sanadkiiba mar laga sii daayo xarunta xiriirkaasi ee magaalada Brussels dalka Bilj am,ayaa lagu xusay in Saxaafiyiin iyo shaqaale Warbaahineed ay u dhinteen dil la bartilmaameeds aday, qaraxyo,xabado la isweydaarsaday iyo shilal dhacay sanadkaan.
Lix ka mid ah dadkaasi dhibanayaasha ah ee la dilay ayaa warbixinta lagu she egay in ay ahaayeen Haween,halka 3shaqale lala xiriiriyay shil. Tirada dhimas hada sanadkaan waxa ay ka sareysaa tii san adkii 2017dii ee la diiwaangaliyay ,taas oo gaaareysay 82,waxaana dhima shada hadda la tilmaamay in ay tahay 84 suxufi iyo 10 shaqaale warbaahineed.
Madaxa Xiriirka Caalamiga ah ee Su xufiyiinta Philippe Leruth ayaa ka codsaday Qaramada Midoo bay in la ansixiyo ama la dhaqangaliyo cahdi ilaal iya amniga iyo badqabka Saxaafiyiinta.
Soomaaliya kaalintee kaga jirtaa tirada dhimashada wariyaasha caalamka?
Tirada dhimashada ee shaqalaha warb aahinta sanadkaan
Afghanistan: 16 Mexico: 11
Yemen: 9 Syria: 8
India: 7 Pakistan: 5
Somalia: 5 United States: 5
Philippines: 3 Ecuador: 3
Brazil: 3 Colombia: 2
Palestine: 2 Guatemala : 2
AKHRISO:MADAXWEYNAHA SOOMAALI LAND OO SAMEEYAY XILKA QAADIS IYO MAGACAABIS
Madaxweynaha Somaliland, Md. Muu se Biixi Cabdi waxa uu wareegto madax weyne oo sum adeedu tahay JSL/XM/ XKQ/222/1248/122018 uu Xilka qaadis, Magacaabid iyo Iskubeddel ku sam eeyey xubno ka mida xukuumadda.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Mada xweynuhu Sidan:
WAREEGTO MADAXWEYNE UJEEDDO: XIL KAQAADIS
Ku: Md.C/rashiid Xuseen Cabdille (Ga rgaar) Guddoomiyaha G/ Sool.
Ku: Maxamuud Axmed Maxamed Shiil,
Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sool.
Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland
Ku: Mudane Siciid Saalax Shire,
Maareeyaha Madbacadda Qaranka
Og: Maareeye Kuxigeenka Madbacadda Qaranka
Mudanayaal,
Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado cid dii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda shalay aan idinka qaado xilkii aad hayseen ee Guddoomiyaha, Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sool iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka.
Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilka qaranka ee kala ah Guddoomiyaha, Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sool iyo Maareeyaha Madbacadda Qaranka.
Magacaabid
Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waayaaragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: Latashi;
Waxaan Go’aamiyey;
1) In laga bilaabo taariikhda shalay aan xilalkan u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:
Tir Magaca Xilka
1 Maxamed Cabdi Gurxan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.
2 Maxamuud Raage Ibraahim Maareeyaha Madbacadda Qaranka .
3 Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Guddoomiyaha Gobolka Sool.
4 Saleebaan Diiriye Cabdi (Joof) Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sool
2) In laga bilaabo taariikhda shalay aan mas’uulkan u beddelo xilkan: Tir Magaca Xilka 1 Cabdiraxmaan Sh.Xa san Ismaaciil Agaasimaha Guud ee Was aaradda Caddaaladda
SARKAAL KA TIRSAN CIIDANKA XOOGGA DALKA OO LAGU DILAY MAGAALADA MUQDISHO
Sarkaal ka tirsan ciidanka xoogga da lka Soomaaliya oo lagu magacaabayay Cabdi Maxamed Culus ow ayaa shalay la gu dilay xaafad ka tirsan degmada Waab eri ee magaalada Muqdisho.
Kooxo hubeysan ayaa Sarkaalka ku dilay xaafad ku dhow Saldhiga Booliska degmada Waaberi, iy adoo ka baxsaday goobta Wararka ayaa sheegaya in ciidam ada ammaanka oo goobta gaaray ay ku gu uldareysteen inay gacanta ku soo dhigaan raggii dilka geystay.
Sarkaalkan ayaa horay uga qeyb qaatay howlgaladii ka dhanka ahaa AlShabaab ee Muqdisho qey bo ka mid ah looga saaray. Sawirro uu horay lagu daa bacay barta Facebook ayaa muujinayay inuu mar ka mid ahaa dad u tartamayay xilka Guddoomiyaha degmada Waaberi, isagoo olole u galay sidii xilkaas loogu magacaabi lahaa.
GUDOOMIYE YARIISOW OO KA HADLAY AHMIYADA AY LEEDAHAY IN QOFKA LA DHIIR I GELIYO.
Guddoomiyaha G/Banaadir Md.abdira xmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu bixinayay Abaalmarinta (Mogadishu Awards 2018), taasoo abaalmarin lagu guddoonsiiyanayay shaqsiyaad iyo Hey’addo wax gal u ah bulshada oo loo gartay in ay yihiin shaqsiyaadka sanadka.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku ammaanay Mogadishu Awards sida ay isugu xilqaantay in ay bulshadeeda dhiirageliso, gaar ahaan haldoorkii gutay kaalintii kaga aadanayd u adeeggidda bul shada.Eng. Yarisow ayaa ku dheeraaday kaalintii ay ka qaateen horumarka dalka dadkii guuleystay iyo u adeeggidda bulshada Soomaaliyeed, waxuna kula dardaarmay in ay sii xoojiyaan dadaalladooda.
"Waxaan uga mahadcelinayaa Mog di shu Awards abaalmarinta iyo dhiirigelinta Wanaagsan ee ay la garab taagan yihiin dadkii howlaha muhiimka ah u soo qabtay bulshada, waa hubaal in dad badan ay mudan yihiin abaalmarintan, balse tani waa in ay idiin sii noqotaa jidkii aad howshiina ku xoojin lahayd een” Gudoomiye Yariisow ayaa amaanay Idaacadda Kulmiye, isagoona in kulmiye ay tahay idaacadda dhex dhexaad oo bulshadu ay jeceshahay.
Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ayaa xusay in Maamulka Gobolka Banaadir uu sii wadi doono dhiirigelinta iyo garabistaaga cid walba oo dalkeeda horumarkiisa wax ku biirisa.
"Dhiirigalintu waa furaha dhaqaajiya naftaada waxuna sabab u noqdaa inuu qofku qabto hawl heer keedu aad u sareeyo oo natiijo aad u wayn gaarsiisa waana dhabaha keena guusha.
Qofkii hela dhiirigalin joogta ah waxaan shaki ku jirin inuu nolosha guul ka gaarayo.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MEELMARIYEY MIISAANIYADDA DOWLADDA EE SANADKA 2019
Muqdisho, Diseembar 31, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxa med Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Madaxwenaha ayaa ku bogaadiyey Xildhibaannada Golaha Shacabka sida xilkasnimada leh ee ay u guteen waajibaadka dastuuriga ah ee kaga aaddanaa qiimeynta iyo gorfeynta miisaaniyadda sann adlaha ah ee Dowladda oo ay ku ansixiyeen cod aqlabiyad leh.
Madaxweyne Farmaajo oo dulistaagay kororka miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faray Xukuumadda in ay xoogga saarto dardargelinta adeegyada bulshada, kobcinta fursadaha shaqo ee dhallinyarada iyo xaqiijinta amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed.
"Kobaca dakhliga dalka waxa uu markhaati ka yahay mirodhalka qorsheyaasha ku qotoma ladagaa llanka musuqmaasuqa, sidaas darteed waa in isbeddel muuqda aan ka sameyno dhinacyada adeegga bulshada, amniga iyo hirgelinta kaabeyaasha dhaqaalaha, si dadkeennu ay u helaan nolol wanaagsan.”
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa tilmaamay in miisaaniyaddani ay ka markhaanti kacayso dadaalka wadajirka ah ee shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ugu jiraan dibudhiska dalkooda.
"Miisaaniyaddan qaybta ugu badan waxa ay ku suntan tahay dakhligeenna gudaha, taas oo muujinaysa kartideenna iyo sida ay nooga go’an tahay in dalkeennu uu la jaanqaado dalalka kale ee caalamka, isla markaana uu gaaro maqaamka iyo maamuuska uu mudan yahay.”
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Wasaaradda Maaliyadda Dow ladda Federaalka Soomaaliya iyo dhaqaalyahannada Soomaaliyeed diyaarinta iyo jaangoynta miisaan iyad waxtar u leh dadka iyo dalka.
DHAMMAAD
GAAS OO LAGU EEDEEYAY MAKIINADO LACAGAHA SAMEEYA IN UU GEYSTAY GAROWE
Senator C/maan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa eedeyn u jeediyay Madaxw eynaha Puntland Ca bdiweli Max amed Cali Gaas oo uu sheegay in uu dh ibaato u badan geystay intuu ahaa Madaxwey naha.
Faroole ayaa ku eedeeyay Madaxwey naha Puntland iyo Guddoomiye ku xig eenka Baarlamaanka Puntland in ay Ma kiinado lacagaha sameeya geysteen Gar oowe. Waxaa uu sheegay in sameynta la cagaha been abuur ah ay dhibaato bad an kasoo gaartay dadka Shacabka ah ee kunool degaanada maamulka Puntland.
Faroole ayaa sheegay in C/Wali Gaas iyoGuddoomiye ku xigeenka BaarlamaankaPuntland ay faragelin ku hayaan doora shada lagu wadda in ay ka dhacdo degaannada Maamulkaas billowga Bisha soo socota.
Waxaa uu tilmaamay in Cabdiweli uu ku fashilmay maamulidda Puntland isaga oo sheegay in shaqaa laha iyo ciidamada Puntland aysan mushaar qaadan.
SAWIRRO:TURKIGA OO TAAGEERO CUSUB U BALAN QAADAY SOOMAALIYA
Wasiirka Cadaaladda XFS M. Xasan Xuseen Xaaji ayaa shalay xafiiskiisa ku la kulmay safiirka Tur kga u fadhiya So omaaliya Amb: Mehmet Yilmaz. Wasiirka Cadaalada Soomaaliya iyo safiirka Tur kiga ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira hormarinta Hay’adaha cadaalada Jam huuriyadda f ederaalka Soomaaliya.
Wasiirka oo ay wehliyaan mas,uuliyiin kale oo Wasaaradda ka tirsan ayaa ma rkii uu xafiiska ku soo dho weeyay safiirka waxaa uu tusay oo uu uga sheekeeyay maab muujinaya howlaha shaqo ee wasaaradda, sidoo kale waxaa ay mas,uuliyiintu kormeereen xafiisyada shaqada ee Wasaaradda oo markaas ay ka socdeen howlaha shaqo ee bulshada loo hayo.
Wasiirka iyo Danjiraha ayaa waxaa ay isla soo qaadeen intii uu socday kula nkoodu sii xoojinta iska ashiga labada dal iyo sidii dowladda aan walaalaha nahay ee Turkigu wasaaradda uga gacan sii lah ayd sare u qaadista horumarinta hay’a daha cadaaladda dalka iyo adeega gars oor ee bulshada Sooma aliyeed u baahan tahay.
"Waxaan ka wada hadalnay labada dal xiriirka wanaagsan ee ay leeyihiin qa as ahaan waxaan uga wada hadalnay ba hda cadaaladda waxaan isku af garanay in la xoojiyo bahda cadaaladda iyaguna wa xii ay ka qayb qaadan karaan ay nagu gacan siiyaan waxaan uga warbixinay in bahda cadaaladu meel wanaagsan mar eyso dib u eegista sharuucda badanko odu ay socdaan maxkamadahana lagu same yay dib u eegis waxaa ay aad iyo aad u daneynayeen in garsoorka Soom aaliya uu meel fiican marayo anaguna waan u sheegnay” ayuu yiri Wasiirka Ca daaladda Xasan Xuseen Xaaji.
Mehmet Yilmaz Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya ayaa wasiirka u balan qaa day in dowladiisu ay sii xoojin doonto tag eerada dhinacyada badan ee ay siiso dhanka garsoorkuna uu noqon doono mid ay muhiimad weyn siiso,waxaana kulankoodu uu ku dhamaaday jawi qurxoon.
LIISKA XILDHIBAANNADA CUSUB EE BAAR LAMAANKA PUNTLAND OO LAGU DHAWA AQAY
Guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansi xinta xildhibaannada Baarlamaanka Puntl and ayaa shalay ku dhawaaqay mag acyada xubnaha cusub ee Baarlamaanka Puntland. Guddiga ayaa shaaciyay dha mmaan 66da xildhibaan ee ay ka kooba nyihiin golaha wakiilada Puntland,iyadoo xubnaha cusub ay haweenku ku leeyihiin kaliya hal xubin.
Baarlamaanka cusub ee Puntland 49 xubnood
waa kuwa cusub halka 17 ka kal ana ay ka soo laabteen Baarlamaankii ho
re,guddoomiyaha guddiga xallinta khilaa faadka iyo ansixinta xildhibaannada
ayaa sida sheegay. Ku dhawaaqistan ayaa im aneysa xilli siweyn guud ahaan
deegaan nada Puntland looga diyaargaroobayo doorashada madaxweynaha oo ay u tar
tamayaan musharixiin dhowr ah oo into oda badan hadda ku sugan Garoowe , waxaana musharrixiinta ka mid ah
mad axweynaha xilliggan Cabdiwali Gaas.
HOOS KA AKHRI MAGACYADA XUBNAHA CUSUB EE BAARLAMAANKA PUNTLAND;
TIROMAGAC GOBOLKA
BARI
1.C/casiis C/llaahi Cismaan {Bari}
2.Xaamuud Cismaanciil Xirsi {Bari}
3.C/Raxmaan Sh. C/salaam {Bari}
4.Daa'uud Nuur Muuse {Bari}
5.C/laahi Yuusuf Muuse {Bari}
6.Muuse Saciid Xasan {Bari}
7.MahadMaxamed Warsame {Bari}
8.Faarax Khaliif Cilmi {Bari}
9.C/raxmaan Xasan aciid {Bari}
10.Axmed Jaamac Diiriye {Bari}
11.Jaamac Yaasin Jaamac {Bari}
12.Maxamed Faarax Mire {Bari}
13.Bashiir Askar Xuseen {Bari}
14.M/med Is/cii lM/med {Siibad} {Bari}
15.Maxamuud Maxamed Barre {Bari}
16.C/raxmaan Saciid Faarax {Bari}
17.sharma'arke Cali Cilmi {Bari}
18.Ayaanle Galan Guueed {Bari}
19.Cabdi Ciise Saciid M/Mud {Bari}
20.Suleymaan Faarax Ciise {Bari}
21.Raage Saalax Cismaan {Bari}
SOOL IYO CEYN
22.Saadiq Abshir Garaad M//ed {Sool}
23.Axmed Yaasiin Cabdi {Sool}
24.Keyse Cawil Cali Boobe {Sool}
25.Ismaaciil M//ed Warsame {Sool}
26.C/xmaan Muuse Jaamac {Sool}
27.Faarax Maxamed Dalmar {Sool}
28.NimcoCabdi Caarshe {Sool}
29.Aadan Yuusuf Aadan {Sool}
30.Xuseen Yaasiin Xaaji Diiriye {ceyn}
31.C/risaaqM/medSahal {Macow} {ceyn}
32.C/R/maan X. Axmed Aadan {ceyn}
33.C/raxmaan Diiriye Carab {ceyn}
34.Maxamed Axmed Caalin {ceyn}
35.Axmed Xariir Gaas Guutaale {ceyn}
36.M/med C/hi Cilmi {Dhuubane} {ceyn}
SANAAG
37.Abw.C/R/shiid Yu/uf Jabriil{Sanaag}
38.C/maanM/medAxmed {Dhobo {Sanag}
39C/RmaanM/mudM/med{Dhorre} {Sanaag}
40.C/Raxmaan Cali Jabriil {Sanaag}
42.CaliAxmedSaalax{C.Dhahar} {Sanaag}
43. Mahdi Saciid Xasan {Sanaag}
44.C/Risaaq M/edSaalax{Cawale} {Sanaag}
45.CabdiJaamac CismaanAxmed Sanaag}
46.Cabdi Saciid Kafad {Sanaag}
47.Ismaaciil Cabdi Abtiile {Sanaag}
NUGAAL
48. C/risaaq Xasan Ciise {Nugaal}
49.Aweys Axmed Sardheeye {Nugaal}
50. C/raxmaan Jaabir Samatar {Nugaal}
51. C/qani Abshir Jaamac {Nugaal}
52.M/med Axmed Cabdi Xaraf {Nugaal}
53.C/Salaan Guuleed Saacid {Nugaal}
54.C/laahi Saciid Axmed {Nugaal}
55.Fu'aad bshir Axmed {Nugaal}
56.C/Qani Faarax Diirshe {Nugaal}
57.C/Xakiin Yuusuf Xuseen {Mudug}
58.Cawil Xasan Daad {Mudug}
59.Saciid Macallin Daahir {Mudug}
60.Axmed Jaamac C/lle {Mudug}
61.C/Wali Yuusuf Warsame {Mudug}
62.Xuseen Axmed Nuur {Mudug}
63.Khadar Cawil Maxamed {Mudug}
64.Mursal Cabdi Farasle { Mudug}
65,M/med Cabdi Warsame {WerowMudug
6.C/dir Faarax Shaaciye {Mudug}
HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 1-DA JANNAAYO 2019-KA
GUDOOMIYE CUSUB OO LOO MAGACAABAY DEGMADA CABDICASIIS.. Wareegto kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha gobolka Ban aadir Cabdiraxmaan Cumar Yariissoow ayaa waxaa gudoomiye cusub loogu magacaabay degmada Cabdicasiis. Gudoomiye Yariisoow ayaa gudoomi