Banaanbax ka dhacay dalka Israel

0
Monday December 31, 2018 - 22:11:09 in Wararka by
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaanbax ka dhacay dalka Israel

    Dibad baxyo waa wayn ayaa waxa ay ka dhaceen dalka Israel kuwaasi oo looga soo horjeedo wasiir katirsan dowlada Jordan oo lasheegay in uu istaagay calanka Israel. Dowlada Israel waxa ay sheegtay in ay cabasho u gudbisay dowlada Jordan taas oo ay k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dibad baxyo waa wayn ayaa waxa ay ka dhaceen dalka Israel kuwaasi oo looga soo horjeedo wasiir katirsan dowlada Jordan oo lasheegay in uu istaagay calanka Israel. Dowlada Israel waxa ay sheegtay in ay cabasho u gudbisay dowlada Jordan taas oo ay kaga ashtakoonayso wasiir u doolaha wasaarada warfaafinta Jordan oo lagu eedeeyay in uu dul maray calanka dowlada Israel.

Maamulka Yahuuda ayaa u yeeray safiirkooda u fadhiya dalka Jordan si baaritaano dheeraad ah loogu sameeyo sawirada lagu baahiyay baraha bulshada kuwaas oo tusinaya wasiirka oo ku dul taagan calanka Israel.

Wadamada Israel iyo Jordan ayaa sanadkii 1994’tii kala saxiixday heshiis nabadeed laakin waxaanan jirin wax xiriir caalami ah oo ka dhaxeeya wadamada Jordan iyo Israel waqti ay isku maan dhaafsan yihiin labada dal qadiyada falastiiniyiinta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip