Ciidamada Ammaanka Oo Toogtay Nin Dilay Darawal Mooto Bajaaj

0
Monday December 31, 2018 - 21:46:39 in Wararka by
  • Visits: 400
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Ammaanka Oo Toogtay Nin Dilay Darawal Mooto Bajaaj

    Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Degmada Kaaraan ee Gobolka ayaa toogtay Askari ka tirsanaa Ciidamada,kaasi oo dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa. Waxaa la sheegay in uu dilka kahor muran dhex maray askariga iyo darawalka bajaajlaha ah ee la dilay,isl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Degmada Kaaraan ee Gobolka ayaa toogtay Askari ka tirsanaa Ciidamada,kaasi oo dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa. Waxaa la sheegay in uu dilka kahor muran dhex maray askariga iyo darawalka bajaajlaha ah ee la dilay,isla markaana askariga uu xabad Madaxa kaga dhuftay.
Askariga dilka u geystay Darawalka mooto Bajaajle ahaa ayaa isku dayay in uu baxsado,isla markaana waxa uu galay Guri ku yaalla Xaafadda Faanoole ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Ciidamo ka tirsan maamulka Degmada Kaaraan ayaa tegay gurigii uu galay askariga hubeysnaa,iyagoona ugu dambeyn guriga dhexdiisa ku toogay gacan ku dhiiglaha.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip