
HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 31-KA DICEMBAR 2018-KA
SHEEKH HASINA OO MAR KALE LOO DOORTAY RA’IISALWASAARAHA BANGLADESH
Ra’iisalwasaaraha dalka Bangladesh Sheekh Hasina
ayaa mar saddexaad loo doortay xilkaasi ka dib doorashadii guud ee dalkaasi ka
dhacday shalay oo Axad ahayd, sida uu sheegay guddiga doorashooyinka dalkaasi.
Xisbiga Sheekh Hasina ayaa helay 281 ka mid ah 350 kursi ee uu ka kooban yahay baarlamaanka dalkaasi, waana kuraas ka badan tii uu helay doorashadii tan ka horreysay.
Mucaaradka dalkaasi ayaa cambaareeyay waxa uu ku tilmaamay doorashada "khiyaaliga ah” ee ay hareeyeen rabshado, handadaad iyo eedeymo ah in lagu shubtay doorashadaasi.
Mucaaradka ayaa baarlamaanka ka helay toddobo kursi oo kaliya, waxa ayna codsadeen in doorashadu lagu celiyo.
"Waxaan ugu baaqeynaa guddiga doorashooyinka in si deg deg ah uu laalo natiijadan khiyaaliga ahi,” ayuu yiri Kamaal Xuseen oo ah hoggaamiyaha mucaaradka.
"Waxaan dalbaneynaa in sida ugu dhakhsaha badan loo qabto doorasho cusub oo ay maamu leyso dowlad dhexdhexaad ah.”
MAGACYADA SARAAKIIL AJAANIB OO KA TIRSAN ALSHABAAB OO LAGU DILAY JILIB.
Ciidamada Militariga Soomaaliya oo ay kaashanayaanCiidamo Mareykan ah ay aa Howlgal qorsh eysan waxaa ay ka ful iyeen degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe.
Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun ay AlShabaab ku tababaranayeen, taasi oo ku taalo gudaha degmada Jilib.
General Cali Maxamed Maxamuud (Bog madow) Taliyaha qeybta 43Aad ee Cii danka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la hadlay Idaacada ku hadasha Afka Cii damada qalabka Sida ayaa shee gay in cii damada danab oo taageero ka helaya ciidamo Mareykan ah ay weerar qorshey san ay ku qaadeen Xarun tababar oo Alshabaab ay ku lahayeen degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe.
Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaaw ac la gaarsiiyay dagaalamayaasha AlShabaab. Inta la xaqiijiyay Ku dhawaad 30 Dagaalame iyo 4 Sarkaal oo ka tirsan Alshabaab ayaa lagu dilay weerar ka dhacay degmada Jilib.
Saraakiisha Weerarada lagu dilay ay aa waxaa la sheegay in ay ahaayeen Aja anib ka barbar daga alamaysay AlShaba ab.Magacyada Saraakiisha Ajaanibta ah ee lagu dilay howlgalka iyo dalka ay kasoo jeedaan ayaa kala ah Aweys Abu Xamza oo heesta dhalashada Dalka Suuriya , Hassan AlQa yaadi (Abu Yaxya) ayaa heesta Dhalashada Dalka Liibiya isagoona ka mid ahaa raga ugu sareeya nabadiidka Alshabaab
MUSHARIXIINTA PUNTLAND OO KA DIGAY FARAGE LIN LAGU SAMEEYO DOORASHADA
Qaar kamid ah musharixiinta Mada xtini mada maamulka Puntland oo maan ta ku shi ray maga alada Garoowe ee xar unta ma amulkaasi ayaa waxa ay ka had leen arrimo dhowr ah oo ku saabsan doo rashada Punt land.
Musharxiinta ayaa shirkooda markii uu soo idlaaday warbaahinta la wadaa gay wax yaabaha ay isla meel dhigeen oo ay isla gar teyn, waxaana ay sheeg een in afar arrimood oo doorashada ku saab san ay ka wa dahadleen.
Waxa ay ku baaqeyn in amniga xiliga doorashada looga dambeeyo taliyihii dhawaan la magaca abay ee amniga xili ga doorasha da oo shaqadiisa loo madax baneeyo.
Waxa kale oo ay ka digeen faragelin lagu sameeyo doorashada, iyagoo sheeg ay in ay san aqbeli doonin in doorashada madaxt inimada maamulkaasi la farage liyo. Hadalka Musharixiinta ayaa kusoo bee gmaya iyadoo maalmo oo ka liya ay inaga xig aan xiliga loo madals an yahay in doorashada mad axweynaha maa mulk aasi majaraha u qaban doono la qabto.
TALIBAN OO DIIDAN WADAHADAL AY LA YEE LATO DOWLADDA AFGHANISTAN
Kooxda Taliban ee dalka Afqanistan ay aa sheegtay in aysan wadahadalo toos ah la yeelan doonin dowladda Afqa nis tan marka wareega 2aad ee wadaha da lada nabada ay ka billaabmaan dalka Sac uudiga.
Hasa yeeshee sargaal sare oo ka ti rsan wakiilada Taliban ayaa sheegay in saraak iisha marey kanka ay kula kulmi doonaan magaalada Jiddah ee boqorto oyada Sacuudiga. Kooxda Taliban ayaa mar walba diida in ay la kumaan dowla dda Afqanistaan oo ay ku tilmaamaan mid daba dhilif u ah reer Galbeedka.
Diidmada Taliban ay diideen in ay la ku maan dowladda Afqanistaan ayaa ah mid waji gabax ku ah xukuumadda madaxwa yne Ashraf Ghani, oo horey u sheegay in ergo uu u diri doona kulanka Taliban.
Wareegii hore ee wadahadalada ayaa ka dhacay dalka Imaaraadka markaasi oo ay sidoo kale Taliban diideen ina y la kul maan dowladda Afqanistan. Madaxwa yne Khani ayaa horey ugu baaqay koox da Taliban in ay xabbadda jo ojiyaan oo ay wada xaajood la galaan dowladda Afq anist an.Dagaalyahanada Taliban ayaa gacanta ku haya qaybo ka mid ah go bolada dalka Afqanistaan. Waxa ay go obaha ay dowladda ka taliso ka gaystaan weeraro ay dad badan ku dhintaan.
SHIRWEYNIHII SAXAAFADDA EE XUKUUMAD DU SOO ABAABUSHAY OO QODOBO LAGA SOO SAARAY
Shirweynihii qaran ee saxaafada ee wasaaradda warfaafint Somalilnad u soo abaabushay oo soc day laba cisho ayaa shalay laga soo saaray sagaal qodob oo khuseeya saxaafadda Somaliland.
Sagaalkan qodob waxa wada jir u sa xeexay wasaarada warfaafinta, ururka saxaafada ee SOLJA iyo ururka haween ka ee saxaafadda ee WIJA.
Sagaalkan qodob waxa warbaahinta u akhriyey wasiirka warfaafinta Cabdira xmaan Guri barw aaqo, waxaanay u qorn ayd sidan:1. Warbaahintu inay si mug leh ugu dhug lahaato kaalinta muhiimka ah ee ay ku leedahay horumarinta wadaniya da, ilaal inta qaranimada Somaliland, hou rmarinta iyo wa da noolaanshaha bulsha da reer Somaliland.
2. In si midaysan looga qaybgallo tobabar ta, dhawrida xormadda suxufiga iyo hel ida dhamaan baa hiyaha maqan ee warb aahinta reer Somaliland.
3. In
aan si sharciga baalmarsan loo xidhi Karin loona dhiba ateyn Karin saxafiyiinta
ka hawlgalla warbaahinta kala duwan ee Somaliland.
4. In warbaahinta Somaliland dhan uga soo wada jeesato suxufi kasta oo ku xad gudba qawaaniinta iyo akhlaaqiyaadka warbaahinta Somaliland.
5. In la dadajiyo dhamaystirka xeerka sa xaafada Somaliland, iyadoo ay ka wada shaqaynayaan bah wadaagta ay khusey so hawshani.
6. In warbaahintu ay ciyaarto kaalinteeda ay ku leedahay horumarinta iyo ilaalinta af soomaaliga.
7. waxa shirweynuhu xusay heerarka ka la duwana ee ay soo martay warbaahinta Somaliland iyo heerka ay shalay maray so, waxay aqoonyahanka shirweynaha ka soo qaybgalay isla wada qireen in wa rbaahinta Somaliland samaysay horumar la taaban karo, isla markaana ay jiraan caqqabado u baa han in la waajaho.
8. In saxafada Somaliland ku mushqiilin arrimaha siyaasada oo kaliy ee ay qaada to doorkeeda la xidhiidha arrimaha bulsh ada ka wacyigelinta bulshada qabyaala da iyo la dagaalanka maan doo reyaasha iyo dhaqan xumidda.
9. In warbaahinta Somaliland aanay furs ad siin cid kasta oo waxyeelo u gaysana ysa wada jirka bulshada, nabadgalyada iyo qaranimada Somaliland guddo iyo dib adba
GOLAHA SHACABKA OO COD WADA OGOL AH KU ANSIXIYAY XEER HOOSAADKA
degmada tiyeegloow oo gacanta ku ha yaan dagaalamayaasha Alshabaab, isku furka waddooyinka isku xiriiriyo Gobolka Bakool iyo guud ahaa Gobolada maamu lka Koonfur Galbeed dhamaana laga sif eeyo Alshabaab.
Madaxweyanah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Bu lshada Iyo odayasha iyo maamulka si cad ugu sheegey in Dhabaatooyinka ay ka tabaneyaan wax laga qaban doono.
"Waxaan ugu mahadcelinayaa dham aan bulshada reer Bakool soo dhoweyntii ay noo sameey een aniga iyo wafdigeyga, waxaana ballanqaadayaa in aan Alsh abaab ka sifeeyn doono deegaanada ma amulka, isla markaana wax weyn ka qa ban doono kaabayaasha dhaqaalaha oo burbur san,ayuu yiri Madaxweyne Cabdi casiis Xasan Maxamed Laftagareen.
Madaxweynaha cusub ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casi is Xasan Max amed lafta Gareen ayaa daraad safarkii ugu horeeyay tan iyo mar kii la doortay waxa uu ku tegay Deg mada Xudur ee Gobolka Bakool,halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay,isagoona xal ay ku hoyday degmadaasi.
XILDHIBAAN JEESOW”DEGANAANSHO SIYA ASADEED LAMA HELAYO INTA WASIIR KU XIGEEN UU MUSHAAR AHAAN U QAATO $7200”
Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ay aa sheegay in Xeerhoo saad kaGolaha ay qeyb ka tahay in Xil dhibaan walba xilliga fsaxa uu dib ugu la abto deegaanada laa soo doortay had ana dhaqaaliii ku bixi lahaa uusan heys an.
Waxa uu sheegay Xildhibaanka in dalkaan
aan xasilooni Siyaasadeed aan laga heleyn inta Wasiir ku xig een uu qa adanayo
$700”,isla markaana Xildhibaan uu waayo wixii uu ku tegi lahaa deega anadii
laga soo doortay.
"Deganaansho Siyaasadeed lama hel ayo inta Wasiir ku xigeen uu mushaar ah aan u qaato$700”,xildhibaanada uu waa yo lacagihii uu ku tegi lahaa deegaanadii laga soo doortay,waxaana codsan lahaa in miisaaniyadda xildhiba anada lagu daro miisaaniyadda dowladda ee 2019 ayuu yiri Xildhibaanka.
Inta badan xilliyada qaar ayaa Xildhib aan ada Golaha Shacbaka qaarkood wa xa ay keeneen mo oshin ka dhan ah Mad axda ugu sareysa dalka,waxaana Xildhi baanka uu u sababeeyay in Xildhi baana du aysan heysan dhaqaaloku filan..
DEGMADA YAAQSHIID OO LOO MAGACA ABAY GUDOOMIYE CUSUB
Degmada Yaaqshiid ee Gobolkaani Ba naadir ayaa loo magacaabay Gudoomiye cusub kadib mar kii gudoomiyihii hore deg madaasi lagu sameeyay shaqo joojin.
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdi raxmaan Cumar Yari isoow ayaa lagu ma gacaabay gudoomiyaha cusub ee Yaaqshiid yeelanayso.
Gudoomiyaha cusuab ee Degmada Yaaqshiid shalay loo magacaabay ayaa ah Cabdiweli Cabdull aahi Maxamed, wax aana xusid mudan in gudoomiye Cabdi weli uu horaan u ahaa Gudoomiyaha deg mada Xamar Jajab ee gobolka Ban aadir Gudoomiyihii hore ee Yaaqshiid Ge edoow ayaa la sheegay in shaqo joojin lo ogu sameeyay sababa la xiriira musuq maasuq lagu soo eedayay.
MAS'UULIYIINTA DEGMADA LAASCAANOOD AYAA WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAME EN GO'AAN GUDIGA NABADGELYADA KA SOO BAXAY
Fadhi aan caadi ahayn oo ay yee she en golaha degaanka degmada Laas can ood ayay kaga horyi maadeen go' aan la gu joojinayo dhismaha qaarkii oo ay gud iga nabadgelyadu daraad soo sa areen.
Gabagabdii fadhigaas oo ay saxaafada la hadleen qaar ka mid ah xildhibaanada degmada Laasca anood ayay ku shee geen in go'aankaas uu baalmarsan yahay sharciga aanayna u hogaansami doo nin.
Gudoomiyaha degmada Laascaanood Cabdicasiis Xusseen Xassan ayaa waxa uu dhaleecayn dusha uga tuuray Gudoo miyaha Gobolka Sool oo uu sheegay in hawlihiisii ay dayacan yihiin isla markaa na uu doonayo in ta dawlada Hoose uu carqalad geliyo.
"Waxay ahayd shalay in la bilaabo Qorshihii Town Planka magaalada wax aana taas ka horyimi Gu doomiyaha" sida ana waxaa yidhi Gudoomiyaha isagoo int aas raaciyey in mashaakilaadka magaala da ka jira oo ay ka mid tahay taageerada doorashada Puntland ee halkan lagu qa banayo uu waxba ka qaban waayey.
Dhamaan xildhibaanada ayaa fariin u diray Madaxweynaha Somaliland oo ka cadsaday in uu wax ka qabto Gudoomiy aha oo ay sheegeen in uu la kowsadey imaanshihiisii amni xumada ka jirta magaa lada Laascaanood.
Dhinaca kale waxaa shalay ka anba baxay magaalada Laascaanood Wasiir ka Hawlaha Guud oo la filayey in uu xa dhiga ka jaro qorshaynta magaalada Laa scaanood taas oo loo qaatay in khilaafka haatan jiraa uu sabab u noqday inaanay bilaabmin. Go'aanka khilaafkan sababay ayaa sheegay in la joojiyey mudo sid deed bilood ah dhis maha dhulka qaarkii iyo ka garnaqo odaba.
XILDHIBAAN C/LLAAHI MAXAMED NUUR OO KU DHAWAAQAY INUU ISAGA BAXAY XUBI NNIMADA XISBIGA UPD
Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlam aan ka Federaalka ay aa ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay xubinnimada Xisbiga Mido wga Horumarka iyo Nabadda (UPD) ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamu ud.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceb ook ayuu ku sheegay in sabab u gaar ah oo uusan xusin isa ga baxay Xisbiga UPD. "Waxaan Shalay oo ay Taariikhdu tahay 30/12/2018 halkaan ku caday nay aa inaan ka tanaasulay Xubinnimada Xis biga Midowga Nabadda iyo Horuma rka (UPD) sababa aniga ii gaar ah oo aa nan halkaan ku xusi karin, waxaana u ma had celinayaa dhamaan Madaxda, Xubna ha iyo Taageerayaasha Xisbiga oo aan siwanaagsan u soo wada shaqaynay ahnaSaaxiibo igu qaali ah. Waxaana u rajayn ayaa Xisbiga Mustaqbal Wanaagsan iyo Horumar Wacan”ayuu yiri Xil dhibaan C/llaahi Maxamed Nuur.
Xisbiga Midowga Horumarka iyo Nab adda ee UPD oo dhowaan la sameysay ayaa waxaa ku mido obay xisbiyo kala du wan iyo Xildhibaannadii Qabyo, lama oga saameynta ay ku yeelan doonto Xis biga dhismihiisa ka bixitaanka C/llaahi Max amed Nuur. C/llaahi Maxamed Nuur oo ahaa Xoghayihii Guddiga Maaliyadda ay aa ka mid ah xubnaha ugu firfircoonaa Xisbiga UPD, sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa Xildhibaanada sida weyn uga soo horjeeday Xukuumadda, isagoo hogg aaminayay Warb ixintii Guddigii Maaliyad da ee la xiriirtay musuq maasuq inay maq an tahay lacag dhan 42 Milyan oo Doolar.
Sidoo kale waxaa uu jimcihii ku dha waaqay inuu iska casilay Guddiga Maaliy adda, kaddib markii wareegto uu soo sa aray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal uu kaga saaray Gudd iga isaga iyo labo xubnood oo kalexigashojowhar.com
GUDOOMIYIHII RUGTA GANACSIGA SOMALIL AND OO IS CASILAY
Gudoomiyihii Rugta Gancasiga Som aliland Maxamed Shugri Jaamac, ayaa m aanta shaaciyey in uu is casilay,isla mar kaana xilkii gudoomiyenimana ku ware eji yey ku xigeenkiisa.
Gudoomiyaha rugta Ganacsiga So maliland ayaan faahfaahin sababta keent ay is cisiladaasi ba lse wuxuu ku gaabsa day in hawlo isaga u gaar ah darteed isku casilay. "Waxaan go’aansaday in xilkii gudoomiyenimo ee rugta ganacsiga aan u hayey sababo aniga ii gaar ah dartood aan iska casilo, gud dida maamulka mar kii aan u bandhigay way iga aqballeen wa yna ku mahadsan yihiin”ayuu yidhi Max amed Shugri gudoomiyihii rugta Gana csiga Somaliland.
Maxamed Shugri ayaa muddo ku sim an sideeed sanno xilkaasi hayey, ka horna ahaa gudoomiye ku xigeenka rugta ganacsiga.
MADAXWEYNAHA KGS OO KA HADLAY GEERIDA XILDHIBAAN KA TIRSANAA MAAM ULKAAS
Madaxweynaha
D/GK/Galbeed So omaaliya Md.. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa gu ud
ahaa Ummada Soomaaliy eed gaar ahaan Shacabka KG S iyo Ehelada Xildhibaan
Khayre Maxa medAxmed uga tacsiyadeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid
Xildhibaanka, kaasi oo xanuun hayay dartii shalay ugu geeriyooday Magaalada
Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Madaxweynaha ayaa Eebe uga bary ay in uu ugu bisha areeyo Janada fardo wsa, qoyskiisa iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo, Aamiin.
Allaha u naxariistee Ex Xildhibaan Kh eyre Maxamed Axmed ayaa xaalad caafi maad darteed loo keenay Magalada Muqdi sho,hayeeshee ugu dambeyn uu saak ay ugu geeriyooday Magalada Muqdisho
XILDHIBAAN KA TIRSANAA BAARLAMAANKA FS IYO XILDHIBAAN KA TIRSANAA BAARLAM AANKA K/GALBEED OO GEERIYOODAY
Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Korneyl Ruush) ayaa shalay ku geeri yo oday magaalada Muqd isho isagoo ka mid ahaa Xildhibaanada golaha Shacab ka Soomaaliya. Allaha u naxarisitee Xildhib aan Axmed Ma yow ayaa la sheegay in uu u geeriyooday xan uun kaga soo boo day wadnah.
Xildhibaanka geeriyooday ayaa ka mid ahaa Guddiga dastuurka ee golaha Shac ab ka Sooma aliya,isagoo ka mid ah aa xil dhiba anada laga soo doortay Maamulka K/galbeed. Dhinaca kale wa xaa M/Muqdisho ku geeriyood ay shalay Kheyre Max amed Axmed oo kamid ahaa xildhi baa nada ba arl amana ka Koofurgalbeed Soo maaliya. Xildhibaanka ayaa xaalad caafi maad darteed loo keenay Magalada Mu qdisho, hay eeshee ugu dambeyn uu saa kay ku geeri yooday M/ Muqdisho.
AXMED MADOOBE OO MAGACAABAY GUD DOO MIYAHA GOBOLKA JUBBADA DHEXE
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jub baland Axmed Maxamed Islaam"Axmed Madoobe”ayaa wareegto uu soo sa aray ugu mag acaabay guddoomiyaha go bolka Jubbada Dhexe Haajir Bile Sugaal.
Wareegtadan oo shalay soo baxday ay aa waxaa ay ku soo beegantay xilli uu Mad axweynaha Jubbaland ku dhowaa qay inuu dagaal ku qaaday deegaanada ay ururka AlShabaab maamusho oo ka ti rsan Maamul Goboleedka Jubbaland.
Gobolka Jubbada Dhexe ayaa wa xaa gebi ahaanba maamula ururka Alsha baab iyadoo saldhi gyada ugu waa weyn ee AlShabaab ay ku yaalaan gobo lka Jubbada Dhexe. Dowlada Federalka ayaa sheegtay shalay in howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada DANAB iyo ciidamo Maraykan ah ay howlgal ka fuliyeen degmada Jilib ee gob olka Jubbada Dhexe ayna ku dileen saraakiil isugu jirta Soomaali iyo ajnabi oo ka mid ah madaxda ururka AlShabaab.
Gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa uu ka kooban yahay degmooyinka kala ah Bu’aale,Jilib iyo Saakow. Degm ada Bu’aale ayaa ah magaalo madaxda Maamul Gobol eedka Jubbaland sida ku qor an dastuurka Jubbaland.
GUDDIGA DIB U HESHIISIINTA QARANKA OO BAAQ KASOO SAARAY DAGAAL BEELEED YADDA
Gudiga dib uheshiisiinta qaranka oo maa nta shir jaraid warbaahinta ugu qab tay magaa lada Muq disho ayaa waxa ay baaq nabadeed udireen beelaha walaal aha ah ee kudagaala maya qaar kamid ah gobolada dalka .
Ismaaciil macalin muuse Gudoom iyaha Gud iga dib uhishiisiinta qaranka ay aa waxa uu baaq nab badeed udiray be el aha walalaha ah ee kudagalamaya deg aanada qaar ee gobalada , Galgaduud, Hiiraan , Habeel aha hoose iyo Shabe el aha dhaxe .
Waxa uu ka dalbaday Culuma udiinka , iyo odayaasha dhaqanka ee kunool gob alad aasi in ay ku baxaan dadka ay dirirtu kadhax aeyso ayna ufidiyaan gogol na badeed .Degmada maxaas ee gobolka hiiraan iyo degaanka kaxandhaale ee go balka Galga duud ayaa mudooyinkii da mbe waxaa ka jiray dagaal beeleedyo u dhaxeeya beelaha walal aha ah ee gob ahaasi wada dega .
XIISAD U DHEXEYSA SOOMAALIDA CANFAR TA OO KA TAAGAN ETHIOPIA
Xiisan dagaal u dhexeysa Qowmiya daha Canfarta iyo Soomaalida ayaa lagu soo warramayaa in shalaya y ka taagan tahay Xadka ay wadaagan maamulada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Ethiop ia. Xiisadani oo soo bilaabatay 25kii bi shani, sida ay warisay warbaahinta Ethi opia ayaa waxa ay ka taagan tahay deegaan Endefo, kaas oo xiriiriya Xadka labadaasi maamul.
Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in deegaankaasi ay ku dagaalameen Boo liska Maamulka Canfarta iyo Rag hubey san oo ka tirsan Qowmiayadda Soomaa lida.
Waxaana la sheegay in dhimashadu ay mareyso illa18 Qof iyo dhaawacuna intaasi uu ka badan ya hay. Ciidamo ka tirstan Booliska federaalka ee Ethiopia ay aa loo daad gureeyay, si ay uga horta gaan xiisadaasi.
Arrintaniayaa imaaneysa, xilli Qowmi yadda Soomaalida Ethiopia ay wajaha ys ay xiisad kale oo kala dhaxeysa Qowm iyad da Oromada ee dalkaasi.
GAARI LAGA SOO BUUXIYAY WALXAHA QARXO & RAGII LA SOCDAY OO GACANTA LAGU DHIGAY
Wararka ka imaanaya Magaaladda Ba ydhabo ee xarunta KMG ah ee Maamul ka K/Galbeed So omaaliya ayaa sheeg aya in Ciidamadda amaanka Maamulka as ay gacanta ku dhigeen gaari waxyaa baha qarxa laga soo buuxiyay iyo ragii watay.
Gaariga waxyaabaha qarxa ay saar naayeen ayaa la sheegay in uu ahaa No oca Soomaalida u Taqaano Caasiga, wa xaana la socday 3ruux oo gacanta haa tan lagu hayo. Saraakiisha Ciid amadda amaanka maa mulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxyadda la doonayay in lagu weeraro qeybo kamid ah magaalada Baydhabo. Saraakiisha ay aa sidoo kale sheegay in la ba arayo ga ariga waxyaaba ha qarxa laga soo buuxi yay iyo raga la socday, waxa ayna dambi baara yaasha ogaanayaan halka gaariga loo waday iyo cida soo dirtay.
GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYADEEYAY GEERIDA XILDHIBAAN AXMED MAYOW
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka FS ayaa qoraal uu soo sa aray waxa uu kaga tacsiyadeeyay geeri dii ku timid Allaha ha u naxriistee Marxu um Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Col Ruush) oo shalay ku geeriyooday Ma Muqdisho. Guddoomiye Mursal ayaa marxuum Axmed Alle uga baryay inuu si iyo naxriistiisa, ehelkiisa, golaha Shac abka oo uu ka tirsanaa iyo guud ahaan Um adda Soomaaliyeed ee uu ka geeri yoodayna Samir iyo iimaan ka siiyo.
"Innaa lillaah wa innaa illeehi raa jicuun Anigoo ku hadlaya magaceyga, kan Guddoonka Golaha Shacabka iyo kan Guud ahaan Xildhibaanada waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Ehelka, xildhi baan ka uu ka geeriyooday, Golaha shac abka oo uu ka tirsanaa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed Allaha ha u naxriisto, kitaabkiisa gacanta midig All aha haka siiyo Xildhibaanka waxa uu ah aa qof wa dani ah oo jecel horumarka do wladnimada dalka, waxa uu ahaa shaqsiyadiisa qof af gaaban oo mar walba cibaadada Alle ku dadaala, naxriis badan Alle ka cabsigana dadka ku waan iya Illaahey naxriis tiisa haka waraabiyo Anagana gadaashiisa nama fidneeyo”. ayuu yiri Guddoomiyaha Golaha Shacab ka.
Allaha ha u naxriistee Xildhibaan Ax med Mayow Cabdulle ayaa wuxuu ka mid ahaa Baarlamaan ka 10aad gaar ahaan Golaha Shacabka, sidoo kale waxa ka mid ahaa Baarlamaankii 9aad ee Sooma aliya.
WASIIRKA ARRIMAHA GUDAHA OO GAARAY GALINSOOR
Wafdigii ka socday DFS soo Daraad gaaray Cadaado, ayaa shalay safar ku tagay M/ Galinsoor ha lkaas oo lagu hayo 2 askari oo itoobiyaan ah.
Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Sa briye, waxaana saf arkiisa ku wehliya Was iiru dowlaha Howlaha Guud DFS Ax med Qoorqoor, Wasiir ku xigeenka Xan nada Xoolaha DFS Cabdikariin Khaliif iyo mas uuliyiin kale.Wafdigan ayaa hadda shir kula jira wa xgar adka Galinsoor, waxa ana kulan lo oga hadlayaa in Maxaabiista itoobiyaan ka ay dadka degaanku hay aan lagu soo wareejiyo wafdiga Dowladda Dhexe, in kastoo dadka degaanku ay ka biyo diid san yihiin arintaan.
Masuuliyiintan ka socota dowladda ay aa awoodda saaraya sidii ay ula soo war eegayaan Maxaab iista itoobiyaanka iyo hubkii laga furtay.
DOWLADDA OO KA JAWAABTAY CABASHADA SHAQAALAHA ISBITAALKA BANAADIR
Wasiiirka
caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abiikar Nuur ayaa markii ugu horeysay ka
hadashay dibad baxyo iyo gadood shaqo ay sameeyeen shaqaal aha isbitaalka Bana adir
ee Muqdisho.
Guux ka dhashay isbadallagu sameeyay Maamulka Isbitaalka Banaadir ay aa sab abay banaanbax cabasho ah in shaqaal aha ay dhigaan, iyagoo eedeen kulul u jeediyay wasaaradda Caafimaadka.
Fowziya Abiikar ayaa warbaahinta u mar isay shaqaalaha iyo Maa mulkooda in loo baahanyahay degaanaanta iyo xasilooni si aysan hakad u galin howsha Isbitaalka uu hayo.
Waxeyna intaasi ku dartay in aysan ji rin shaqaale laga ceyrinayo isbitaalka bal se ay isbedal ay ku sameeyeen kaliya ma amulka Isbitaalka Banaadir, howshuna ay halkeeda ka sii soconeysa.
Wasiiirka caafimaadka Soomaaliya Fowziya Abiikar carabka ku adkeysay in dibad bax iyo qeylo dhaan la sameeyo aysan ka leexin doonin qorshaha wasaar adda caafimaadka ee ku aaddan la wa reegida isbitaalka Banaadir.
Mar ay dhigeen dibad bax u muuqday mid abaabulan Shaqaalaha isbitaalka Ba naadir ayeey ku eed eeyeen wasaaradda caafimaadka musuq maasuq, waxeyna muujiyeen in aysan dooneyn maamul cu sub in loosoo magacaabo isbitaalka banaadir.
War qoraal ah oo goor sii horeysay ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa la gu sheegay in Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Ba naadir uu ka mid noqonayo xarumaha Ca afim aadka ee si tooska ah ay u maamuli doonto Dowladda.
SHACABKA MUQDISHO OO BOGAADIYAY HORUMARKA DFS
Qaar
ka mid ah shacabka ku dhaqan M/Muqdisho oo aan la dhex qaad nay cod baahiyaha
Radio Shabelle, si aan wax uga weydiino dareenkooda ku aadan dow laddii ugu
horreysay oo u istaagtay in ay soo deyso Maxa asbiis Soomaaliyeed oo ku xirneyd
dalalka Caalamka, sida Shii shalis, Hin diya, Liibiya , Itoobiya iyo wa dama
kale.
Ugu horreyn shacabkan ayaa soo dhaweeyay tallaabooyinka ay dhinaca hourmarka u qaaday DFS
Sidoo kale waxa ay ugu baaqeen Mad axweynaha iyo Ra’iisul waaaraha in kiis aska nuucan oo kale ah ay dib u eegis ku sameeyaan, maadaama ay sheegeen in dambiyo been abuur ah lagu soo oogo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku xiran Xabsiyada dalalka caalamka.
Waxaana ay tilmaameen in sidoo kale loo baahanyahay in marka la keeno dhalinyaradaasi lagu wareejiyo Ehellado oda, halka lagu sii xiri lahaa gudaha dal ka.
Dhinaca kale Axlaan Tahliil oo Sayi geeda uu ka mid yahay dhalinyaro laga keenay Shiishalis, balse haatan ku xiran xabsiga dhexe ee Xamar ayaa baaq u dirtay dowladda.
Axlaan ayaa ka dalbatay madaxda Qar anka in la soo daayo Sayigeeda oo in mu ddo ah ku dhibaa teysnaa dalka diba ddiisa.
DFS ayaa horay dalka u keentay dhal inyaro badan oo ku xirnaa xabsiyo ku ya alla dalal ka mid ah caalamka, tallaabad aas oo ay shacabku ku bogaadiyeen mad axda dalka.
TURKIGA OO QABTAY MUHAAJIRIIN AY KU JIRAAN SOOMAALI
Howlgal ballaaran oo Ciidamada amm aanka ee dalka Turkiga ay ka same yeen qeybo ka mid ah dalkaasi ayey ku soo qabteen 189 Muhaajiriin ah, sida ay shee geen saraakiil ka tirsan Booliska dalkaasi.
Booliska ayaa sheegay in Muhaajiriin ta ay soo qabteen oo u badnaa Caruur iyo Haween ay badankood ka yimaadeen Qaaradaha Afrika iyo Aasiya.
Wasiirka arrimaha gudaha Turkiga ay aa sheegay in howlka ay Ciidankooda ka wadaan dalkaasi lagu soo qabanayo Muh aajiriinta sida sharci darrada ah ku soo galay Turkiga.
Ciidamada ilaaladda ee xeebaha ee dalkaasi ayaa sidoo kale gacanta ku dhi gay tiro dad ah oo la sheegay in ay doon ayeen in ay u gudbaan dhinaca dalka Giriiga.
War qoraal ah oo ka soo baxay wasa aradda arimaha gudaha ee Turkgia ayaa lagu sheegay in Mu haajiriinta laga soo qa btay gudaha dalkaasi ay ka soo kala jeed aan dalalka Afghanistan, Palestine, Som alia, Kenya, Masar, Eritrea iyo Cameron.
Ciidamada ammaanka ee dalka Turkiga ayaa sanadkan qabtay 265,000 oo ah Muhaajiriin doonayay in ay u sii gudbaan qaar ka mid dalalka Qaaradda Yurub.
LIISKA XILDHIBAANADA PUNTLAND OO MAANTA LA SHAACINAYO
Guddiga xalinta Khilaafka doorashooyinka Puntland ayaa lagu waddaa in ay shaaciyaan saaca ddaha soo socda Liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Puntland sidda ay Risaala u xaqiijiyeen xubno ka mid ah guddiga.
Liiska Xildhibaanada ayaa ka koobnaan doona 66 Xildhibaan oo ku qoran dastuurka maamulka Puntland, waxaana maalmaha soo socda ay dooran doonaan Gudoonka baarlamaanka maamulka Puntland.
Xildhibaanada ayaa waxaa ka dhashay buuq badan, waxaana la aaminsan yahay in lagu bixiyay dhaqaallo badan Musharaxiin badan ayaa u taagan xilka Madaxtinimada maamulka Puntland.
Ku dhawaad 30 Musharax oo u taagan xilka Madaxtinimada Puntland ayaa hadda ku sugan Mag aalada Garowe, waxaana dhammaantood ay sheegayaan in ay shaki badan ay ka muujinayaan Xildh ibaanada lasoo doortay.
MUCAARADKA CONGO OO DHALIILAY DOORASHADII DHACDAY
Musharraxiinta mucaaradka ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ayaa ka cabanaya wax isd aba marin ballaaran oo ay sheegeen inay haraysay doorashadii madaxtinnimo ee shalay ka dhacday dalkaasi.
Dadka codkooda dhiibtay ayaa sheegay in safafku ay aad u dheeraayeen, qaar ka mid ah qal abka codeynta uu shaqeyn waayay, halka roob mahiigaan ah uu ka da'yay qeybo badan oo dalkaasi ah.
Dhanka kale rabshado ka dhacay gobolka Koonfurt Kivu ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan laba qof, sida BBCda uu u sheegay sarkaal ka tirsan Qaramada Midoobay.
Madaxweyne Joseph Kabila, oo lagu wado inuu xilka wareejiyo ka dib 17 sano oo uu dalkaasi ka talinayay, ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Congo sida nabada iyo sharafta leh ee ay codkooda u dhiibteen.
Balse Felix Tshisekedi oo ka mid ah musharraxiinta mucaaradka ayaa sheegay inuu ka cabsi qabo in rabshadaha dhacay ay ahaayeen kuwo laga soo shaqeeyay, si doorashada loo baajiyo, isla markaana ay taasi u sahasho in xilka uu sii hayo Joseph Kabil.
Caqabada xigta ayaa ah dhamaystirka tirinta codadka iyo soo gudbinta natiijada rasmiga ah, taa soo dhibaato badan dhalisay doorashooyinkii hore ee ka dhacay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo. Natiijada hordhaca ah ayaa la filayaa 6da bisha January 2019.
BOGGA CAYAARAHA
GOLDEN BOOT: KADIB KULAMADII 20-AAD EE PREMIER LEAGUE, MAXAA ISKA BADALAY TARTANKA GOOL DHALINTA KABTA DAHABKA AH PREMIER LEAGUE?
Waxaa la soo gaba gabeeyay kulamadii 20 aad ee horyaalka premier league kuwaas oo bilaw u ahaa qaybta labaad ee xili ciyaareedkan. Kooxda hogaanka premier league haysa ee Liverpool ayaa xasuuq xun u gaysatay Arsenal si ay 7 dhibcood ugu hayso hogaanka premier league kadib guushii ay Man city ka soo gaadhay kooxda Southampton.
Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa sidoo kale guulo muhiim ah ku soo xidhay san adkan 2018 iyada oo kooxaha Arsenal iyo Tottenham ay noqdeen labada kooxood ee murugo ula war eegi doona sanadka cusub ee 2019.
Laakiin tartanka kooxaha waxaa barbar socda loolanka adag ee loogu jiro kabta dahabka ah ee Golden Boot taas oo aan ilaa hadda la saadaalin karin ciyaartoyga ku guulaysan doona maadaama oo aad layskugu dhaw yahay.
Mohamed Salah ayaa la wareegay hogaanka gool dhalinta Premier league kadib markii uu hal go ol ka dhaliyay kulankii Arsenal wuxuuna yeeshay 13 gool oo uu la wadaago Aubameyang kaas oo aan wax goolal ah ka dhalin kulankii Liverpool.
Laakiin Mohamed Salah ayaa hogaanka gool dhalinta Premier league kuhaya in uu 13 gool iyo 7 gool caawin leeyahay isla markaana uu ahaa xidigii gool dhalinta kaga danbeeyay Aubameyang.
Aubameyang ayaa haysta 13 gool wuxuuna soo sameeyay 3 gool caawin oo kaliya waxayna isku mid yihiin Harry Kane oo hal gool ka dhaliyay kulankii Wolves isla markaana haysta 3 gool caawin.
Eden Hazard ayaa ah xidiga afraad ee goolasha ugu badan ka soo dhaliyay Premier league inkasta oo uu ku fashilmay in uu wax goolal ah ka dhaliyo kulankii Crystal palace laakiin waxa uu haddaba leeyahay 10 gool halka uu soo caawiyay 9 gool.
Mohamed Salah ayaa ah xidiga xili ciyaareedkan gool dhalinta ugu badan ee Premier league ka soo qayb qaatay wuxuuna ku soo lug yeeshay 20 gool kadib markii la soo ciyaaray 20 kulan waxayna la micno tahay in uu celcelis ahaan kulankiiba hal gool ku soo lug lahaa halka Hazard uu 19 gool ku soo lug yeeshay isla markaana uu u yahay xidiga labaad ee ugu saamaynta badan.
Mohamed Salah, Aubameyang iyo Harry Kane ayaa hadda si buuxda ugu muuqda saddexda xidig ee sida dhabta ah ugu tartami doona kabta dahaba ah ee Golden boot.
Halkan kaga bogo Miiska Kala saraynta gool dhalinta Premier league ee Kadib kulamadii 20 aad ee la Ciyaaray.
1-Mohamed Salah- Liverpool=13 gool
2- Aubameyang- Arsenal =13 gool
3- Harry Kane- Tottenham 13 Gool
4- Eden Hazard- Chelsea=10 gool
5-Raheem Sterling-Man City=9 gool
6-Sergio Aguero- Man City =9 gool
7-Richarlison-Everton =9 gool
HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 31-KA DICEMBAR 2018-KA
GOLAHA WASIIRADA OO ANSIXYAY HINDISE SHARCIYEEDKA MAAMULKA DAKHLIGA Golaha wasiirrada XFS oo shalay ye eshay kulankoodii ugu dambeeyay sann adka 2018, ayaa ans ixn horeiyay hindise sharc iyeedka maamu lka dakhliga oo ay gol aha usoo gudbisay wasaa