HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 30-KA DICEMBAR 2018-KA

0
Sunday December 30, 2018 - 08:56:32 in Wararka by
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 30-KA DICEMBAR 2018-KA

    WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALLADA GALMUDUG Xaaladda degaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa maanta degan kadib markii halk aasi ay dagaallo ka socdeen maalmihii lasoo dhaafay sidda ay sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Wafdigii dowl

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALLADA GALMUDUG Xaaladda degaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa maanta degan kadib markii halk aasi ay dagaallo ka socdeen maalmihii lasoo dhaafay sidda ay sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka. Wafdigii dowladda Soomaaliya ay u dirtay degaanada Galmudug ayaa maanta sidoo kale lagu waddaa in ay taggaan degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud. Kulamo kala duwan ayaa lagu waddaa in ay la qaataan qeybaha kala duwan ee bulshadda si ay uga dhaadhiciyaan in ay dagaalka Joojiyaan. Degmada Galinsoor ayaa lagu heystaa Ciidan Itoobiyaan ah oo lagu soo qabtay dagaalkii ka dhacay Kaxandhaale, waxaana Mas'uuliyiinta ay ka codsadeen Maleeshiyaadka heysta in ay kusoo wareejiyaan Ciidankaasi si dowladda dhexe loogu soo gudbiyo.

XAAF” 19BILOOD OO AAN XILKA HAAYO DAGAAL AYAA IGU SOCDO,DF WAXAY IGA JARATAY LACAGIHII,”

Madaxweynaha D/G/Galmudug Ax med Ducaale Geelle Xaaf oo shir Jaraa’id ku qab tay M/Dhuus amareeb ayaa si kuul uga hadlay dagaalka Kaxandhaa le,isaga oo dhinaca kale eedeyn u jeediyay DFS.

Waxa uu marka hore Madaxwey ne Xaaf u tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay dagaalka Kaxandha ale,si doo kale waxa uu caafimaad u raje eyay intii ku dhaa wacnaty ,waxaana uu ugu baaqay male eshiyaadka da gaalamaya inay jooji yaan.

Ku dhawaad 200 oo ruux ayuu sheeg ay in dagaalada ka socda Ka xandhaale iyo tuulooyinka hoos taga Maxaas ay ku geeriyoodeen kuna dhaawacmeen ilaa iyo haddana ay san jirin wax natiijo ah oo la ga gaaray. Waxa uu markale ku ce liyay in Galmudug ay leedahay cadaw loo na baahan yahay in hub ka la isku ad eegsanayo lagu rido,hayeeshee reer Ga lmudug aysan dhexdoda ku dagalamin.

Dhinaca kale Md .Xaaf ayaa sheegay in 19 bilood uu hayo xilka Madaxweyna ha Galmudug ay DFS dagaal kula jir to,waxaana uu ku eedeeyay in lacagihii dowladda siin jirtay iyo kuwi Caalamka ka imaanayay inta ba laga jartay.

"Runtii DFS dagaal ayay nagula jirtaa dhaqaalihii waa nagala jaray 19 bilood aan jirnay,maalin walba Guddi federal ay aa naloo soo diraa kuwaas oo Galmud ug burburinaya ayuu yiri Md. Xaaf.

DFS ayuu sheega y in Galmudug ay Gacmaha ka xirtay,isla markaa na Wuf uud ay maalin walba u soo dirto deega annada Galmudug,kuwa asina ay Galm udug daaqada kasoo galaan. Xigasho:-Shaaciye.Com

KULANKA BAARLAMAANKA OO MAANTA LOO GA DOODAY MIISAAN IYADA 2019

Kulanka guud ee mudanayaa shagol aha Shacabka ee Baarlama anka JFS waxaa maanta looga ha dlay hal ajende oo ahaa Warbixinta iyo ka doodista Mii saaniyadda Dow ladda ee sanadka 2019-ka , waxaa na ugu horeyn guddoomiyaha Gola ha Shacabka Md. Maxamed Mursal Sh/C/xman oo kul anka shir gudoo min ayay uu sheegay in kalfadhigan gebage bada maraya uu wax bad an qabtay isl amarkaana uu ansixi yay afar hindise sharciyeed, wux uuna Xildhibaanada ka codsaday in Miis aaniyada ansixiyaan maadaa ma ay dalka muhiim u tahay.

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliy adda, Qorsheynta iyo la xisaabtan ka Hay’ada ha Dowladda ee Go laha Shacabka ayaa golaha u aqriyay warbixin hor dhac ah oo ku saabs an odoroska miisaaniyadda dowlad da ee sanadka 2019ka. Kul anka oo uu sidoo kale ka qeyb galay gu ddoomiye kxigeenka lab aad ee golaha shacabka Md. Ma had C/lla Cawad ayaa qaar ka mid ah Xildhibaanada G/shacab ka arag tiyadooda ka dhiibtay Warbixinta uu gudiga soo gudbiyay, iyagoo qaar ko od su’aalo miisaani yada ku saab san weydiinayay Madaxda Wasaar adda oo kulanka joogtay.

Wasiirka Maaliyadda ee XFS Md. Be yle ayaa xildhibaanada u fa ah faahiyay qodobada qaar oo war bixin miisaaniya deedka ku xusnaa. G/Guddiga Miisaani yadda,Maaliyadda,Qorsheynta iyo la xis aabtanka Hay’adaha Dowladda ee G/ Sha cabka Xildhibaan Maxam uud C/hi Siraaji ayaa uga mahad ce liyay xildhiba anada golaha shacab ka talooyinka ay warbixinta miisaani yadda ku biiriyeen.

Guddoomiye ku xigeenka 2aaad ee G/shacabka Md/ Cawad oo kula nka soo xiray ayaa sheegay in gud iga iyo was aaradda ay iska kasha nayaan talooy inka xildhibaanada kulanka kan xigana miisaani yadda cod la gelin doono.

GOLAHA AQALKA SARE OO WAR KA SOO SAARAY COLAADA HIIRAAN & GALGADUUD

G/Golaha Aqalka sare Md.Cabdi Xa ashi C/llaahi ayaa maanta shirg uddoom iyay kulanka guddiga joogt ada ah ee Golaha. Kulanka maanta ee guddiga jo ogtada ee Golaha Aq alka sare ayaa inti isa badan waxaa looga hadlay joojinta dagaal beele edyada ka socda qaar ka mid ah Gobolada dalka.

Gebagebada kulanka ayaa wax aa warbaahinta u faah faahiyay wa xy aabihii looga hadlay kuxig eenka xogh ayaha Golaha Aqalka sare Axmed Yusuf

Wuxuuna sheegay iney muhiim tahay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal bee leedyada ka dhacaya de egaanka Kaxa ndhaale ee gobolka Galgaduud iyo dee gaano hoostaga degmada Maxaas ee G/Hi iraan.

Senator Maxamed Cismaan Dhagaj u un iyo Senator Jawaahir Axmed Ci lmi ayaa odayaasha dhaq anka Mad axda G/Hiiraan iyo Galgaduud ugu baaqay iney ka qeyb qaataan nab adeynta be elaha walaalaha ee diriraya.

DFS ayaa wafdi ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaano u dirtay deegaana da ay ka jiraan colaad beel eedyada si ay jooji yaan dagaalada,nabadna u kala dhex dhigaan dhinacyada dagaalamaya.

GARSOORAYAASHII UU MAGACAABAY MAD AXWEYNE FARMAAJO OO MAAN TA LA DHA ARIYAY

Waxaa maanta lagu dhaariyay M/Mu qdisho Garsoorayaashii uu dhowaan ma gacaabay Madaxwey naha Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo, kuwaasoo ka mid no qonayaan Gorsoorayaasha Max ka madda Sare ee Dalka. Munaasabad da dhaarinta waxaa ka qeyb galay Gudd oomiyaha Maxk amadda Sare Garyaqa an Baashe Yuusuf Axmed, Wasiirka Ca daalad da Mudane, Xasan Xuseen Xa aji, Guddoomiyaha Maxkamdda Rac fa anka Garyaqaan Abshir Cumar C/hi,Ta liyaha Ciidanka Bo oliska Bashiir Cabdi Maxamed Ame eriko iyo Shaqaalaha kala duwan ee Garsoorka dalka.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in Garsoorayaashan ay qeyb weyn ka qaadanayaan dib u soo celinta dalka Dowlad nimadiisii.

"Waxaan rajeynayaa in aad kaalin weyn ka qaadataan dib u soo celi nta dow ladnimadii dalkan taas oo in muddo ah maqneyd, hadda waxaan heynaa shaqo aad u adag waxaana rajeynaa in aad isb edel wanaagsan nagu soo kordhisaan.”

Wasiirka Wasaaradda Cadaala dda Xukuumadda Soomaaliya Xas an Xus een Xaaji ayaa dhan kiisa waxa uu tilma amay Garsoorka dal ka uu isbedel weyn ka muuqdo taas oo in halkaas laga sii wa do ku dhiiri galinayaan Madaxda Maxkamada ha kala duwan ee dalka.

Xisbiyada siyaasadeed iyo Kut lada Badbaado Qaran ee Baarla maanka ay aa dhowaan sharci darro ku tilmaa may Garsoorayaasha uu magacaabay Mad axweyne Farmaa jo, waxaana ay sheeg een inay ka hor imaaneyso sharciga dal ka iyo dastuurka, maadaama Madaxwey nuhu illaa hadda uu magacaabay 10 Ga rsoore uu ku jiro Guddoomiyaha Maxka madda sare, halka Dastuur ka uu dhig ayo 9 Garsoore.

FAAH FAAHIN LAGA HELAYO GAARI DAD SHACAB SAARAN YIHIIN OO LA GU RASAASEEYAY GALGADUUD

Maleeshiyo hubeysan ayaa jidka u galay gaari ay la socdeen dad shacab ah, kaasi oo ka yimid sida la sheegay deegaanka Kaxan dha ale ee gobolka Galgaduud.

Waxa ay maleeshiyadan gaariga u galeen deegaanka Dhabad, iy adoo hal kaasi ay ka dhalatay kha saare dhima sho iyo dhaawac isugu jirta. Qof goob jo oge ah ayaa xaqii jiyey in halkaasi uu ku dhintey Hal qof, waxaana ku dhaawacm ay Afar kale.

Gaariga oo xowli ku socday aya a markii rasaasta lagu furay la shee gay in uu rogmaday. Tani ayaa im aaneysa xilli gobolka Galgaduud ay ka jiraan aanoo yin la xiriira dhanka qabiilka, iyadoo weli aan wax xal ah laga gaarin.

PUNTLAND OO KA MAMNUUCDAY DEE GAA NADEEDA INAY SOO GALAAN MAS’UULIYI INTA DOWLADDA FEDERAALKA

Wasaaradda Amniga Puntland ayaa soo saartay amaro ku aadan sugida am niga inta lagu guda jiro doorashada, iya doo ka mamnuucd ay deegaanadeeda inay soo galaan Mas’uuliyiin ka tirsan DFS.

Qoraal ka soo baxay Wasaarad da Amniga Puntland ayaa lagu she eg ay in laga mamnuucday inta do orashada dhaceyso inay Puntland soo galaan Sha qaalaha DFS sida Wasiirada, Agaasima yaa sha, Saraa kiisha ciidanka iyo howlw adaneeda Madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa qoraalka la gu sheegay in garoomada diyaar adaha iyo baraha Koontaroolada aanay soo geli ka rin lacago kaash ah oo sharci darro ah, haddii ay soo gashana lala wareegi doo no. Waxaa kaloo la faraha Shirkada ha Diyaaradaha imaanaya Puntland inay soo gudbiyana liiska dadka ay sidaan, in ta aysan ka soo duulin ga roonka diy aaradaha M/Muqdisho.

Amarkan ayaa u muuqda mid Puntl and kaga hortageyso in DFS goob joog ka noqoto doorashada ka dhaceysa 8da bishan magaalada Gar owe, wa xaana doorashada Puntl and ku loolamaya labaatamee yo Musharax.

JIHAAD DOON IS KA TIRSAN OO LAGA XAYUUBIYAY DHALASHADA

Neil Prakash oo ah Jihaad doon ka aad loogu raadka joogay dalka Australia ayaa laga noqday jinsiy ad da dalkaasi. Wasiirka arrimaha gud aha ee dalka Australia Peter Dutton ayaa Prakash ku tilmaam ay in uu yahay "shakhsi aad halis u ah”.

Saraakiisha sirdoonka ee dalka Australia ayaa sheegay in Prakash oo ku dhashay M/Melbourne uu ah aa tababare ka tirsan ururka isku magacaabay khilaafada Islaamka sidoo kalana uu qabanqaabin jiray weerarrada ka dhaca dalka Austr alia.

Haatan waxa uu ku xiran yahay dalka Turkiga halkaasi oo uu ku qa ad anayo xukun xabsi oo la xiri ira argagixisonimo. Bishii july, maxkam ad ku taalla dal ka Turkiga ayaa ga ashaanka u dar uurtay cod si ahaa in Praskash uu ciqaabta dambiyada uu geesy tay ku maro dalkiisa ho oyo. War saxaafadeed ayuu Mr Dutt on ku sheegay in Prakash uu daac ish u ahaa xubin muhiim ah oo u qaabilsan Bariga Dhexe

"Haddii Mr Prakash la siin lahaa fursad waxa uu dhibaatayn lahaa amaba dili lahaa dadka reer Austra lia.” Ayuu yiri Mr Dutton.

Sanadkii 2017kii mar uu ka soo muuqday mxkamad ku taalla Tur ki ga ayuu ka hor qirtay in uu ku lug la haa weeraradii argagixiso ee ka dhacay Australia balse uusan boqol kiiba boqol mas’uul ka ahayn.

Waxa uu sheegay in lagu khasba yay sameeynta muuqaallada ururka Daacsih ee been abuurka ahaa, uu na sidaa uga soo baxsaday kooxda k adib marklii uu arkay wajigooda dhabta ah

GUDDOOMIYAHA MAXKAMADDA SAR E OO SHEEGAY IN LA XIRAY DAD ALSHABAAB U DOONTAY GARSOOR

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Axmed Yuu suf ayaa sheegay in 7baadkii hore xabsiga loo taxaabay 3 Ruux oo AlShabaab garsoor u doontay deega anada ay maamulaan, kuwaa soo horay ugu guuldareystay Maxkama daha DFS.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sa re ee dalka ayaa sheegay in aan loo dulqaadan doonin dadka cad aal ad u doonta cadawga dalka, isagoo xusay in dadkaas laga qaadi doono tallaabo sharci ah. "Wax aa jira dad aan ognahay oo Maxkamadaha dac wado ka yaallaan oo dacwadaha lo oga guuleys tay, si ay cadaaladda u hor istaagaan cadawga dalka u do onta cadaalad, qaarkood xabsiga ayaa dhig nay”ayuu yiri Guddoomiya ha Maxkamadda Sare.

Guddoomiyaha oo sii hadlayay ayaa yiri "Waxaan rabnaa shacabka inaan ku baraarujino inaan la aqbali doonin adigoo cadaalad iyo garsoor dalka ka heli akro, in cadawga dal ka aad u dacwooto, baaritaanka aa nu sameynay waxaa ku ogaanay dadka u taga inta badana inay yihi in dad looga guul eystay dacwada ha, si ay cadaalada u horistaagaan taasi u sameeya, 3 ka mid ah hal kan lagu xiray 7aadkii la soo dhaaf ay, waxaana looga guuleystay dac wadihii, waxaa la caddeeyay inay heysteen dukumenti been abuur ah”

Baaritaanno ay sameeyeen hey’ ado maxalli ah oo dhowaan la sam eyay ayaa lagu ogaaday dadka ku nool Muqdisho iyo hareeraheeda ay u dacwad doontaan deegaanada Shabaabka, inta badan dac wooyin ka ayaa ku saleysan dhulal iyo gur yo la isku heysto.

MAXKAMMADDA CIIDAMADA QALAB KA SIDA OO DIL TOOGASHO AH FULISAY

Maxkamada ciidamada qalabka sida ay toogasho ku fulisay fagaaro ku yaala magaalada Baydhabo nin dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Ururka Alshabaab horey dil ugu geystay Sh Madeer Madgaab Caliyow 1562017kii.

Ninkan oo lagu magacaabo Ma xamed Aadan Cali Barrow ayaa ba rta mihii bishii June ee sanadkii hore Mas aajidkan oo ku yaala xaafadda Towfiiq ku dilay Sheekh Maxamed Deyr, oo si weyn looga garanaayay M/ Baydhabo.

Goobta dilka toogashada uu ka dhac ay, waxaa joogay Gudoomiya ha Maxka madda Sare ee Ciid ama da Qalabka Si da & Gudoomiyaha Maxkamadda Daraj ada 1aad ee Cii damada Qalabka sida.

2 maalin ka hor ayeey heyd mar kii si dan oo kale maxkamada cii da mada qal abka sida toogasho ugu fulisay M/Muq disho shaqsi Alsha baab u qaabilsanaa sahminta iyo qaraxyada la dhiggo goob aha dad ku ku badan yahay iyo xarum aha dowladda.

MUWAADIN SOOMAALIYEED OO LAGU DILAY DALKA KANADA

Cimraan Faraax oo 20jir ah waxa uu maalintii Khamiista ee la soo dhaafay u geeriyooday dhaawa cyo bishan 21dii ka soo gaartay Toogasho ka dhacday magaalladda Toronto ee dalkaasi.

Hadalqoraal oo ka soo baxay Bol iska Toronto ayaa lagu sheegay in Marx uumkaasi uu u geer iyodoay dhaawaca, iyadoo 2 kale oo da’doodu kala ahayd 19jir iyo 50jir si xun loogu dhawaacay To oga sha daasi, kuwaasi oo haatan la gu daa weynayo Isbitaal ku yaalla Toro nto

HAY’ADDII 3AAD OO XAFIISK EEDII NAIROBI U SOO WAREEJISAY MUQDISHO

Waxaa daraad si rasmi ah loo furay xafi iska Hay’adda Mercy Corps ee Soom a aliya iyadoo uu xariga ka jaray Wasiirka Qorsheynta XFS Jamal Maxamed Xas an oo uu wehl iyo madaxa Hay’ada iyo Xogh aya ha Joogta ah ee Wasaaradda Qora sheynta Cabdulqaadir Axmed Warsame.

Ka dib baaqii dowladda ayaa waxaa isi soo taraya iyadoo ay ka soo jawaa ba yaan dhamaan hay’a daha caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya ay wadan ka soo daga an intaan sandkan 2018 dhamaan.

Talaabadan ayaa muujinaysa isbede lada kajira dalka iyo sidii guud ahaan adeegyada loo qaban ayo Bulshada Soomaaliyeed xafiisy ada qaabilsan So omaaliya ay uga shaqeyn lahaayeen, iya doo la ogy ahay in ay ku shaqeyn jireen meel ka baxsan Soo maaliya. Dhawan waxaa M/Muqdisho laga fur ay xafiisyada Hay’ad daha Socdaalka ee IOM iyo. Ha y’adda Care International , si howla hooda shaqo ay uga bilowdaan gud aha Soomaaliya

MADAXWEYNE FARMAAJO OO XAFIISKIISA KU QAABILAY QAAR KA MID AH CARRUURTA CAWIL DAAHIR

https://i0.wp.com/www.jowhar.com/wp-content/uploads/2018/12/3-3.jpg Madaxweynaha JF Soomaaliya Max amed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maan ta xafiiskiisa waxaa ku booqday qaar ka mid ah carruurtii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariisteen Wariye Cawil Daahir Salaad oo 22kii bishan ku geeriyooday Qaraxa ay dhaqar qabayaasha AlShab aab ka gey steen mag aalada Muqdisho.

"Waxaa maanta isoo booqday qaar ka mid ah caruurtii uu ka geeriyooday wala alkeen Cawil Daahir Salaad oo ahaa nin wad dani ah, dalkiisa iyo dadkiisa jecel, hal abuur leh, dowlad dhis idda Soomaaliy ana kaalin muuqata ka geystay,” ayuu ku yiri madaxweyne Farmaajo qoraal uu soo dhigay bartiisa Face booka.

Sidoo kale,Madaxweynaha Soomaal iya Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo ay aa sheegay iney muh iim tahay in la ma amuuso dadka waxtarka u leh Bul shada sida Cawil oo kale lana sii xoojiyo ara gtidii wanaagsaneyd ay xam baarsana ayeen.

"Dadka waxtarka u leh bulshada sida Cawil oo kale waxay naga mudanyihiin in la maamuuso oo ara gtiyadii wanaags anaa ee ay xambaarsanaayeena la sii xoojiyo,argagixisada dilaysa haldoorka umm adda Soomaaliyeed waa inaan u midownaa oo aan meel uga soo wada jeesannaa,” ayuu ku yiri mada xweyne Far maajo qoraal uu soo dhigay bartiisa

XILDHIBAAN JEESOOW:” MASHAARIIC WAAN ANSIXINAA LAAKIIN MEEL LAGA FULIYO MAANAN ARAG”

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo kamid ah xildibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa shalay kullanka baar lamaanka bil ka dib ay yeesheen ka she egay in mashaariic ay ansixiyaan balse ay san arag halka laga fuliyo mashaariic daasi. Xildhibaan Jeesoow ayaa shee gay in wasaarada maa liyada looga baah anyahay in ay soo gudbiyaan mashaar iicda ay qabanayaan oo faah faahsan iyo hal ka ay ka fuliyanayaan si ay u fudu daato in lagula xisaabtamo howshooda.

Waxa uu ku nuux nuuxsaday xildhiba anka in uusan arag weli mashaariic xitaa hal ceel lagu qoday balse marwaliba xil dhibaanada golahu ay ansixiyaan miis aaniyada mashaariic aan la cayumin si da uu sheegay.

"Ma aragno halka laga fuliyo masha ariicda aan ansixino taasi micnaheedu waxaa waaye in ay ta hay meesha kaliya ee wax laga musuq maasuqo maadama weli aanan arag halka laga fuliyo masha ariicda aan ansixino” ayuu sheegay xildh ibaan Daahir Amiin Jeesoow.

Waxa kale oo uu sheegay Xildhibaan Je esoow in dowla dda hada jirta ay san weli wax shaqaalo ah qor an, taas ina ay ceyb ku tahay dowladda sida uu sheegay xil dhibaanka.

Halima_Ali_660 (1)ARDAYAD SOMALICANADA AH OO DAAHF URTAY HANNAAN CUSUB OO DHEEMANKA LOO SOO SAARO

Inan da’ yar oo reer Alberta – Cana da ah ayaa adduunyada kus oo ko rdh isay hab cusub oo dhag axa qaaliga ah ee dheemmanka loo soo dhiraan dhi riyo taasoo markii ho re ay dhici jirtey in dheemmanku uu burburo inta hawsha soosaaritsa lugu guda jiro.

Xamdi Cali oo ah 17 sano jir, kana mid ah barnaamij Jaamacad da Alberta ay ugu magac dartay WISEST oo ay ja amacaddu ugu tal ogasahay in lugu dhi irrigeliyo sidii ay hablahu u noqon lah aayeen ku wo daahfura aqoon dahs oon oo ku wajahan laamaha culuunta ee kala duwan.

" Waxa Xamdi ay bannaanka usoo sa artay waa wax run ahaan aan looga hor ayn oo lama filaan ah,” Xamdi Cali, lataliyeheeda, Margi Regier, ayaa sidaasi u sheegtay wartebiyayaasha CTV Edmonton. "Runtii waxba kama aqoon climiga joolojiyada,” Xamdi ayaa wariya yaa sha la wadaagtey. " Sidaas awgeed waan ka yar boodey markii u horreysey ee aan arkay aaladda aan ku shaqayn

doono ee SELF RAG”

Aaladdani, Xamdi waxa ay shee gtay iyada oo hadalkeeda sii wad ata, " waa mid danab koronto oo aad u sarreysa wax ku kala daad isa, tanoo ka dhigaysa aaladda mid farsamo sare huwan, laakiin sidoo kale taas macnaheedu wa xa uu iigu muuqday in ay ciribtir ku sam ayn karto dhagxaanta iyadoo adeegsa naysa xoog danab oo ah ilaa 200, 000 halbeegga voltage ka ee koro ntada lu cabbiro”

Haddaba Xamdi waxaa islamar kiiba u muuqatay halabuur cusub oo ah, in ha ddii qaab gooni ah loo adeegsado aa laddan ay suurtoobi karto in lugu bad baadin karo dhe emman qaababkii hore gurashada lugu waayi jirey oo halkaa ku baabi’i jirey.

Si ay hindiseheeda u tijaabiso, waxa ay qaadday raajo ama Xray laga qaada yo dhagaxa inta aan la bo loo kala goyn si loo eego in dhe emman ku jiro. Lab adii qaybood mid waxaa lugu burburiyey qaabab ka caadiga ah, oo adeegsada biro qaab gariir ah u kala tuuraya dhaga xa kanoo sidii ay qiyaasaysey cir ibtiray dheemankii ku jiray dhagax aasi. Qaybtii labaadna Xamdi waxa ay adeegsatay SELFRAG oo dhaga xa ku ganaya dan abkiisii sare, ta noo dhagaxii kala daadisay”

"Qaabka labaad waxaa ka soo baxay toban dheemman ah” Sida nna waxaa xaqiijisay Regier. " Wa xaa halkaan laga fahmayaa in qaa babka aan danabka adeegsan ee burburiya dhagaxu ay baa bi’iyaan dheemmankii meesha laga heli lah aa, tanoo hoos u dhigaysa fur sada ha in dheemmanku badbaado mar ka la guranayo” Daahfur cilmiyeed kani waxa uu u gudbey in laga hor jeediyo khu buro hawlahaan ka shaqaysta.

" Waxa aan hawshan ka horjee diyey madal dad badani soo xaad ireen.” Xam di ayaa tibaaxday."Waan yar qajilay laak iin waxa ay ahayd mid heer sare ah”

Brad Jongkind, oo ah xeeldh eere aqo onta dhagxaanta qaaliga ah, lehna meh erad lugu iibiyo majo wharaadkaayaa sheegay in daah furka Xamdi uu gaari karo heer ah " in gole kasta laga barto” gaar aha an adduunyada dheemmanka ka ganacsata. Jaamacadda Alberta ay aa iyana u han weyn Xamdi in ay noqoto mid horseedda in gabdhaha la da’da ahi ay cilmi baadhista daba gal ku same yaan.

"Uma baahnid PhD in aad cilmi baa dhis dhaxalreeb leh aad sama yso” Re gier ayaa hoosta ka xarrii qday. " Wa xa kaliya ee aad u baah an tahay waa halabuur iyo fikrad cusub, iyo dadaal aad ku dabaga sho ilaa ay dhab noq oto.”

Yeelkeede,inantan da’da yare ee Xamdi Cali weli mustaqbalkee da bir ku ma ay gooyn, laakiin cilmi ga Jooloojiya da ayaa noqonaya mid liiska doorasho oyinkeeda soo galay.

"Waa ku faraxsanahay ka baar aand egga meeshii aan halkan uga dhaqaaqi lahaa,”Xamdi oo hadalke eda soo afme ereysa waxa ay tiri, " weli dugsi sare dhameyntiis baaba ii dhimman.”

KULAN GAAR AH OO MUQDISHO KU DHEX MARAY MADAXDA BEESHA MUDDULOOD

Xildhibaanada iyo Sanators beesha Mudulood ku me tela lab ada (2) gole ee DFS aya a KULAN ay soo qaban qaa biyeen wu xuu ka dhacey Doorbin Hotel ee M/ Muqdisho, taariikhdu mar key aheyd December 29, 2018.

Mudul6 Kulankaas waxaa ka soo qeyb galay Siyaasiin cugc addaa ah, iyadoo qaark oodna ay dalka ka soo qabtaan xilalka u gu sarreeya sida Madaxweynihii hore Md.Xasan Sh. Maxamud, Madaxweyn ihii hore Md. Ali Mahdi Moha med, Ra’I isul Wasaarihii hore Nur Hassan Huss ein (Nur Cadde), Duqii hore ee gobalka banaadir Ali Ugas Abdulle, Sanators, Xil dhibaano, Xildhibaano hore, Duqii hore ee Muqdisho Sheikh Yusuf ( Madaale) Duqii hore ee Muqdisho Gen. Muungab, Duqii hore ee Muqdisho Adde Gabow, Aqoonyahanno, Ganacsato, Haween iyo shaqsiy aad bulshada dhexdeeda sumcad ku leh.

Ugu horreyntii waxaa kulanka ku furay Aayadaha Qur’aanka iyo soo dhoweyn S anator Mohamed Amiin,Xildhibaan Abdu lqaadir Ossoble Ali ayaa halkaas ka jeed iyey xogwarranyo soo jiitay ka soo qeyb galayaashii kulankaas, sidoo kale Xildhi baanad Drs. Muna Hassan Shibis ayaa iyaduna halkaas ka jeedisay khudbad meelo badan taabaneysay, Sanator Xa aji Muuse Suudi Yalahow ayaa’asana kulankaas ka jeediyey khudbad loo wada ilka caddeeyey.

Waxaa xusid mudan in kulankaas la gu cambaareeyey shaqsiyaad ka soo je eda beesha oo ku qaraabta magaca be esha balse aanan qadirin sida ay laga maarmaan u tahay dowlad loo wada sim an yahay. Ugu danbeyntii waxaa kulanka soo xirey Md. Hassan Sheikh Mohamoud as agoo ku baa qay deganaasho iyo kulamo danbe.

HAY’AD CAALAMI AH OO SOO BANDHIG TAY TIRADA CARRUURTA SOOMAALIYEED EE SANADKAAN LA ASKAREEYAY

Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeel ka Carruurta ee UNICEF waxay ka dig tay inay Malaayiin Car ruur ah soo food saarayso Khatar, waxayna ku eedeysay Hoggaamiyayaasha Caalamka inay Carru urta ka badbaadiyaan in si kutal agal ah loola baagsado dagaallka.

UnicefQiimeyn lagu sameeyey colaado 12kii bilood ee la soo dhaafay ka dhacay 18 dal oo ka tirsan Caalamka ayaa la she egay inay malaayiin carruur ah soo food saartay dhibaatooyin Hay’adda UNI CEF waxay sheegtay in Carruurta ku nool da lalka ay dagaalladu ka socdaan inay la kulmaan weerar toos ah, dil, dhaawac iyo in laga dhigto gabaad iyo in carruurta la askareeyo.

Warbixinta UNICEF waxay si gaar ah u qiimeysay xaalladda carruurta ku nool dalal ay ka mid yihiin Somalia, Syria, Ye men, Afganistan, Kongada Dimuqraadi ga iyo Nigeria.

UNICEF waxay sheegtay in ka badan 1,800 oo Carruur Soomaali la askaree yey 9kii bilood ee ugu horreysay sann adkan, iyadoo 1,278 ka mid ah carruur taasi la afduubtay, waa sida ay UNICEF sheegtay.

Hay’adda waxay si guud u sheegtay inay Kooxaha hubeysan ee ku sugan gu daha Somalia ka dambeeyaan inay Car ruurta u qortaan dagaalka, balse, Warbix inta laguma sheegin Kooxaha lagu eede ynayo arrimahaasi.

WAFDI AY DOWLADA DIRTAY OO GAARAY GOBOLKA GALGADUUD

Wasiirka arrimaha gudaha, F iyo dib u heshiisiinta XS Md Cabdi Maxamed Sa briye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira 2da Gole ee Dowladda Soom aaliya oo ka ambabaxay magaalada Mu qdisho ayaa shalay gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Ujeedka Wafdigan ka socda DFS ayaa wuxuu yahay sidii ay u kala dhex geli lahaayeen beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Kaxandha ale ee Gobolka Galgaduud iyo deegaa no hoostaga degmada Maxaas ee G/ Hii raan. Wafdiga uu wasiirka hoggaamina yo ayaa ku hormaraya degmada Geliso or,iyagoona uga sii gudbayo deegaanka Kaxandhaale si ay u qeyb kaga qaataan joojinta colaadda halkaas ka taagan.

" Arrinta shalay aan u socono waa cola adii ka dhacday dhinaca Gelinsoor,gaar ahaan ka dhacday agagaarka meesha la yiraahdo Kaxandhaale,soo noqodkeen na waxaan geli doonaa oo aan xal ka raadin doonaa labada beelood ee ku diri raya xuduudka Hiiraan iyo Galgaduud oo ciidanka Qaranka loo diray rajo wey na aan ka qabo iney kala dhex galaan 2ssi ciidan,” ayuu yiri Wasiirka arrimaha gud aha oo warbaahinta la hadlay ka hor inta aysan wafdiga garoonka Aadan Ca dde ka ambabixin.

Sidoo kale, Wasiirka Sabriye ayaa she egay in DFS gacan ka geysaneyso sidii dadka ku dhaawac may dagaalka dhex maray beelaha walaalaha ah u heli lah aayeen daryeel caafimaad lana soo qaa di doono,wuxuuna tacsi u diray ehalada dadkii ku geeriyooday dagaalada.

Madaxweynaha JFS Md M.C/hi Farm aajo iyo Rw. Xasan Cali Kheyre ayaa xil iska saaray nabadeynta beelaha colaad a ku dhexmareyso deegaanada Galmu dug iyo Hirshabeelle

:WASIIRO & XILDHIBAANO KA TIRSAN DF OO LA DARDAARMAY DHALINYARO SOOMA ALIYEED OO KA TIMID SWEDEN

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soo maaliya iyo Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soo maaliya ayaa ku lan la qaatay ciyaartoyda Soomaaliyeed ee ka timid dalka Sweden,iyagoo ku dhi ira geliyay iney ka qeyb qaataan horum arinta Ciyaaraha dalka.

Axmed Cabidi Maxamed Hanti Dhowr oo ka mid ah cayaartoyda Soomaaliyeed ee Sweden ka timid ayaa u mahad celiyay Wasiirada iyo xildhibaanada kul anka soo qaban qaabiyay.

Xildhibaan Cabdiwahaad Ugaas Xu seen Ugaas Khaliif iyo Wasiir kuxigeen ka Wasaarada Maali yadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhalinyarada ugu ham balyeeyay dadaalka dhinaca ciyaaraha ay wadaan. Wasiirka amniga XF S Md. Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa ugu danbeyn dhalin yarada kula dardaa rmay xoojinta ciyaaraha,islamarkaana Dowladda gacan ay ka geysaneyso.

Dhalinyarada cayaartoyda ee ka socda dalka Sweden ayaa waxaa socdaalko oda ku wehliya mas’ uuliyiin,Macallimiin iyo qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliya ee Sweden.

FAAH FAAHIN:GUDDOOMIYE WAAXEED XALAY LAGU DILAY XAAFAD KA TIRSAN MUQDISHO

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Xalay Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir wax a ay ku dileen Gu ddoomiye Waaxeed ka tirsaan Degm adaasi iyo qof shacab ahaa

Dad goobjoogayaal ah ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in dilka uu ka dhac ay Xaafadda Kood ka,isla markaana Ragg hubeysan ay toogteen Guddoom iyihii Waaxda Horseed ee Degmada Xa marweyne ee Gobolka Banaadir iyo qof kale oo shacab ah,kaasi oo ku sugaan xiliga uu dilka ka dhac ayay goobta.

Guddoomiye Waaxeedka la dilay ay aa waxaa lagu magacaabi jiray Xaaji Iikar,iyadoo ragii ka dambeeyay dilkiisa durbo goobta ay ka baxsadeen.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska So omaaliya ayaa waxaa la sheegay in ay go obta uu dilka ka dha cay ay gaar een,iyagoo halkaasi ka Meydka Guddo omiyihii Waaxda Horseed ee Degmada Xama rweyne.

Sidoo kale Ciidamada Booliska ayaa Xalay howlgalo amniga lagu xaqijinayo waxa ay ka wadaan Xaafaddo ka tirsan Degmada Xamarweyne ee Gobolka Ban aadir.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa mar arka qaarkood ka dhaca dilal qorshe ysan,kuwaasi oo loo ge ysto Mas uuliyiin ta ka tirsan Dowlada iyo dadka shacab ka ah,waxaana Mas’uuliyadooda shee gta Alshabaab.

BOGGA CAYAARAHA

CIYAARYAHAN CHRISTIAN PULISIC OO KOOXDA CHELSEA KU BIIRAY

Sida ay warinayaan wargeesyada ka soo baxa gudaha Germany oo ugu hore eyo Bild, Kooxda Blues ayaa ku guulee satay loolanka loogu jiray wiilka reer Am erica ee Christian Pulisic kasoo ay ku qa a dan doonaan aduun lacageed dhan £45 million, waxa uu imaan do ona koo xda Chelsea sedex maalmood kadib ama bilaawga bisha Janaayo. Wiilka Reer United States ayaa kooxda Dortmund ku soo biiray sanadka 2016-ka tan iyo markaasna waxa uu u saftay kooxdiisa 100-kulan asagoo u dhaliyay 15-gool waxa uuna ku qaatay waqti wa can horyaalka Bundisliga.

xilli ciyaareedkaan waxa uu noqday ciya ariyahan aan muhiim u ahayn macalinka kooxda Ninka lagu magacaabo Lucien Favre kasoo inta badan adeegsada ciy aartooyda da’da yar ee jordan Sancho kaasi wacdaro fiican ka sameenaya koo xdooda Dortmund.

Dortmund ayaa aaminsan in xiligaan la joogo ay tahay xiliga saxda ah ay xidi gaan ka iibin laha ayeen kooxaha xiisee naayo maadama wiilka uu hishiiskiisa uu dhacaayo isna uu iska diiday in uu wax hishiis ah u kordhiyo kooxdiisa. Kooxda Liverpool ayaa ahayd kooxdii lagu garaacay hishiiska Pulisic kasoo ha atan la xaqiijiyay in uu Chelsea ku biiray bisha Janaayana uu imaan doono Garoon ka Stamford Bridge. Macalin Sarri ayaa la ogeen qaab ka uu ugu faa’iidesan doono wiil kaan haat an kooxdiisa ku guulee satay saxiixisa, blues ayaa heysata ciyaartooy badan oo qadka dhexe ka ciyaarta waxayna mark aan ku soo darsadeen Pulisic.Pulisic waxa uu noqonayaa saxiixa 1aad ee Chelsea imaan doono Janaayo

WAA KUMA SAXIIXYADA UGU HOREEYO EE BISHA JANAAYO DHICI DOONA

Saxiixyada la rajeenayo bisha Janaayo inay dhacaan kooxaha EPL ayay xogtaan u badan tahay:

Douglas Costa Manchester United

Kalidou Koulibaly Manchester United

Gonzalo Higuain Chelsea

Alvaro Morata AC Milan

Cesc Fabregas AC Milan

Nicolas Pepe Arsenal

Nikola Milenkovic Manchester United

Christian Pulisic Chelsea

Thorgan Hazard Liverpool

Andreas Pereira Arsenal

MURAN MIDAB SALKA KU HAYA OO KA DHACAY XEEB KU TAAL CAPE TOWN KADDIB MARKII ‘XEEBTAAS LAGA SAARAY DADKII MADOWGA AHAA EE BOOQANAYAY’

Dibadbaxayaal ayaa isugu soo baxay mid ka mid ah xeebaha ugu wanaagsan ee magaalada Cape Town kaddib markii ilaalada shirkad gaar loo leeyahay oo ammaanka ka shaqeysa lagu eedeeyay inay dadka madowga ah amreen inay goobta isaga tagaan.

Ilaalada oo ay soo kiraysteen dad halkaa deggan ayaa la sheegay inay dalxiisayaasha galinkii dambe ee Axaddii la soo dhaafay ka kaxeeyeen xeebta Clifton 4th.

Dibadbaxayaasha ayaa sheegaya in dadka madowga ah ee xeebta tagayay loo beegsaday si aan cadaalad ahayn, hasayeeshee shirkadda ayaa diiday inay xeebta xirtay waxaana ay sheegtay in ay dambiga ka ilaaliso dadka deegaankaasi.

Xeebaha iyo goobaha ay dadka isugu yimaadaan ayaa dadka u kala soocnaa xilligii midab kala sooca.

_104986401_cba92fe4-9242-4e04-8c32-dacbaf88b22f Maayirka magaalada Cape Town Dan Plato ayaa sheegay in shirkadda ammaanka ka shaqeysa "aanay awood u lahayn inay dadka ku amarto inay isaga tagaan xeebta Clifton".

"Ma aynu u ogolaan doonno shirkadaha gaarka loo leeyahay inay xaddidaan galaangalnka goob aha ay dadku isugu yimaadaan," waxa uu sidaasi ku sheegay bayaan uu soo saaray.

Kuxigeenka wasiirka booliska Bon gani Mkongi ayaa waxa uu wacad ku ma ray "inay tallaabo adag ka qaadi doonaan shirkaddaas ammaanka ka shaqeysa".

"Xeebtu waa hantida qaranka, waa hantida dadka sidaas daraadeedna uma baahnin in halkaas ay joogaa shirkado am maanka ka shaqeeya," ayuu yiri.

Maayir Plato ayaa sheegay in ila aladu "ay dadka oo dhan ka dalbadeen in ay meesha isaga tagaan" oo si gaar ah uma aanay bartilmaameedsan dadka ma dowga ah.

Kooxaha u dooda xuquuqda xool aha ayaa waxa ay isku dhaceen dibad baxayaasha kuwaas oo xeebta ku qalay neef ido ah

Dibadbaxayaasha oo galabkii Jimc aha isugu soo baxay xeebta ayaa muran ka keenay hadalka ka soo yeeray shirk adda ammaanka ka shaqeysa.

"Shirkadahan gaarka loo leeyahay ee ka shaqeeya ammaanka… ayaa dhab ahaantii loo she egay in aanay xeebta u ogolaan dadka madowga ah ee u muuqda inay darafka magaalada ka yima adeen," Chumani Maxwele oo ah qof aaggaas deggan oo xuquuqda u ololeeya ayaa sidaasi u sheegay barta internetka ee News 24.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip