
Barcelona oo rikoor sameen doonta hadii ay caawa guuldaro iska ilaaliyaan
Barcelona shan sano ka hor ayaa ugu dambeesay in Camp Nou looga badiyo waxaana markaas 3-0 kaga badisay Bayern Munich Semi Fiinaalaha Champion-ka lugtiisa labaad waxayna ahayd habeenkaas taariikh ahaan 1 May 2013.
Wixii markaas ka dambeeyay Barcelona waxay guuleesatay 26-kulan halka 2-kulana ay bar baro gashay oo ay Camp Nou ku cayaartay sidoo kalena 2015 koobka ayay qaadeen.
Fadlan hoos kaga bogo kooxaha UEFA Champions League kulamada ugu dheer guuldaro la kulmin garoonkooda:
29 Bayern (04/03/1998 – 02/04/2002)
28 Barcelona (18/09/2013 –)
24 Arsenal (14/09/2004 – 15/04/2009)
23= Juventus (02/10/2013 –)
23= Manchester United (27/09/2005 – 03/11/2009)
21= Chelsea (12/09/2006 – 08/12/2009)
21= Barcelona (24/11/2009 – 10/04/2013)
21= Real Madrid (27/09/2011 – 09/12/2014)
Barcelona oo rikoor sameen doonta hadii ay caawa guuldaro iska ilaaliyaan
Barcelona caawo waxay dooneysaa inay guuldaro ka fogaato kulanka Tottenham si ay u gaarto 29-kulan oo xariir ah oo aan garoonkeeda Camp Nou looga badinin una bar bareeso rikoorka Bayern Munich Champion-ka u yaalo. Bayern Munich iskoorkan 29-kulan