QM oo sheegty inay baarayso tirada ciidamada Kenya looga dilay deegaanka Ceel-Cadde

0
Saturday January 16, 2016 - 10:47:21 in Wararka by
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QM oo sheegty inay baarayso tirada ciidamada Kenya looga dilay deegaanka Ceel-Cadde

    Ban Ki Mun Xoghayaha guud ee QM ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarakada Al-Shabaab ay subaxnimadii Jimcaha ku qaaday saldhiga ciidamada Kenya ee AMISOM ay ku lahayeen degaanka Ceel Cade.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ban Ki Mun Xoghayaha guud ee QM ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarakada Al-Shabaab ay subaxnimadii Jimcaha ku qaaday saldhiga ciidamada Kenya ee AMISOM ay ku lahayeen degaanka Ceel Cade. Afhayeenka rasmiga ee Banki Moon Stevan Dogrig ayaa shir jaraa’id ah oo uu ku qabtay xarunta QM wuxuu ku sheegay inay wali wadaan baaritaan ku aadan in xog dheeraad ah laga helo halka dhaawaca ciidamada Kenya la ogyahay.


Mas’uulkaasi ayaa shaaca ka qaaday inay aad uga xun yihiin weerarka lala eegtay saldhiga ciidamada Kenya kuwaasi oo dalka u jooga sidii ay xasilooni ugu soo dabaali lahaayeen sida ay soo xiganayso wakaalada wararka Anadol.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip