Nin lagu toogtay caawa yaaqshiid

0
Sunday December 02, 2018 - 23:58:26 in Wararka by
  • Visits: 449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin lagu toogtay caawa yaaqshiid

    waxaa caawa lgau dilay xaafada towfiiq ee degmada yaaqshiid ee magaalada muqdisho nin lagu magacaabo Cabdirashiid Taara kaasoo Oo ay Caawa ku dileen kooxo hubeysan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa caawa lgau dilay xaafada towfiiq ee degmada yaaqshiid ee magaalada muqdisho nin lagu magacaabo Cabdirashiid Taara kaasoo Oo ay Caawa ku dileen kooxo hubeysan .

 warka ayaa itaa raacinaya in  in uu xiriir a lahaa ninka la dilay  sida ay sheegeen  dadka deegaanka dowladda soomaaliya.

Marxuum Cabdirashiid Taara ayaa si gaar ah loogu dilay Nawaaxiga Isgoyska Hotel Towfiiq oo uu ku yaalay hoygiisa, sida Eheladiisa  u Xaqiijiyeen.

Qaar ka mid ah warbaahinta   iyadoo ay  eheladiisa ay sheegay marxuumka in uu mudooyinkii danbe xiriir la lahaa dowlada,balse waxey ka gaabsadeen iney faah faahin kale bixiyaan.

Ciidamo katirsan dowladda ayaa gaaray goobta lagu dilay Cabdirashiid Taara oo ilaa hadda aysan jirin cid sheegatay masuuliyada dilkiisa.


Waxii kusoo Kordha Goordhaw La Socoda isnah allaah wararkeena dambe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip