
HALKAAN KA AKHRISO:- WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 2-DA DICEMBAR 2018-KA
Maareeyaha ayaa intaasi ku daray in Hay’addu soo diyaarisay xeernidaamiy eyaal iyo dokomintiyo kale oo ay ka mid yihiin Habraaca Sharciyada (Rules of Pro cedures) oo qeexaya sida loo soo gudbin karo talooyinka la xiriira xeernidaamiyeya asha, Xeernidaamiyaha Lambarrada (Nu mbering Regulation), Xeernidaamiyaha Iskuxirka (Interconnection Regulation), iyo Ogeysiiska Dadweynaha ee Xeerni daamiyaha Iskuxirka (Public Notice), Wa ajibaadka iyo Qaabka ay u ekaaneysoo rukhsadda shirkadaha Isgaarsiinta (Lice nse Template – Telecom Company), Jaa ntuska Qoondeynta Hirarka Qaranka (Nat ional Frequency Allocation Table), iyo Til maamaha Fasaxa Qalabka electronic ee dalka lagu adeegsanayo (Type Approval Guidelines) oo loogu talo galay in lagu kontoroolo tayada qalabka electroniga ah ee dalka lagu adeegsanayo.
"Waxaan dareensanahay in fekerka hay’ad suuqa nidaamisa (regulator) ay dal keena ku cusub tahay. Waxaa sidoo kale wax cusub ah in hay’addaas ay soo sa arto xeernidaamiyeyaal dadweynuhu talo ka dhiiban karaan. Sidaasi darteed, wax aan ka codsaneynaa in daneeyeyaasha oo dhan ay soo gudbiyaan talooyinkooda, qaab waafaqsan Habraaca Sharciyada, mana aha oo kaliya inaan dhageysane yno shirkadaha isgaarsiinta oo kaliya,” ay uu yiri Maareeyuhu.
Garyaqaanka Guud ee Qaranka, Md. Cusmaan Guuleed iyo Guddoomiyaha Guddiga Isgaarsiinta ee Golaha Shacab ka, ayaa labaduba ku bogaadiyay Hay’ad da Isgaarsiinta Qaranka inay billowday dhaqangelinta Sharciga Isgaarsiinta Qar anka, iyadoo u mareysa xeernidaam iyey aal.
Sidoo kale waxaa halkaasi ka hadlay Wasiirudawlaha Maaliyadda, Md. Maxam uud Xayir iyo Wasiirka Warfaafinta, Dha qanka & Dalxiiska, Md. Daahir Maxamuud Geelle, oo sheegay in wasaaradahoodu ay si dhow ula shaqeeyaan Wasaaradda Boostada iyo Hay’adda Isgaarsiinta Qar anka maadaama ay jiraan dhinacyo bad an oo ay iska kaashan doonaan sida can shuuraha iyo maareynta hirarka, sida uu qabo Sharciga Saxaafadda Soomaaliya oo sheegaya in marka Wasaaradda Warf aafintu rukhsadda siiso shirkad warbaa hineed in Wasaaradda Boostadu ay siin doonto shirkadpdaas hirarkii ay ku shaq eyn lahayd.
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Te knolojiyada oo si rasmi ah u furay wadatashiyadan ayaa ku ammaanay hoggaan ka, Guddiga iyo shaqaalaha HIQ sidii ay u gu guuleysteen inay dhisaan hay’ad aw ood u leh inay gudato waajibka ka saaran nidaaminta suuqa isgaarsiinta.
Wasiirka ayaa intaasi ku daray in isg aarsiinta ay ahmiyad gaar ah u leedahay Xukuumaddan maadaama ay tahay mid saameyn ku leh dhammaan qeybaha kala duwan ee dhaqaalaha iyo nolosha dalka. Wasiirka oo arrintaas tusaale ka bixinaya ayaa yiri "shirkadaha waxay ka faa’iidaya an in ay ka baxaan fowdadii suuqa ka jirt ay; macaamiisha waxay ka faa’iidayaan in ay helaan adeeg wanaagsan sida in shir kaduhu isku xirmaan oo hal taleefoon aad kula hadli karto dalka oo dhan, dawladd una waxay ka faa’iidi doontaa in dakhlig eedu uu kordho, kaasoo qeyb ka mid ah dib loogu celinayo suuqa si loogu dhiso kaabayaasha isgaarsiinta,” ayuu yiri wasiirku.
Munaasabaddan waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee ay saa meyn karaan xeernidaamiyeyaasha isga arsiinta iyo teknolojiyada, sida shirkadaha isgaarsiinta dalka oo ay ka mid yihiin: Hormud, SomTel, NationLink, Golis, Som Net,iyo SomLink; Ururka Bankiyada Soo maaliyeed iyo xubnahooda; shirkadaha diiwaangeliya dotSO, shirkadaha tilefi shinada, ururrada jaamacadaha, iyo wasa aradaha iyo hay’adaha dawladda ee xiriirka la leh xeerarkan.
TUULAX OO KORMEERAY SADDEX DEGMO OO MUQDISHO KA TIRSAN
Gudoomiye Ku xigeenka ammaanka & Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa shalay ko rmeeray Xarumaha Saddex Degmo oo ka mid ah Gobolka Banaadir. Xarumaha uu kormeerka ku tagay Gudoomiye Tuulax, ayaa waxa ay kala yihiin Degmooyinka Xamar weyne, Xamar Jajab & Degmada Waaberi halkaasi oo uu ugu kuur gal aayay qaabka shacabka Degmooyinkaasi loogu adeego iyo hanaanka ammaanka Degmooyinkaasi uu yahay.
Gudoomiye Tuulax ayaa la sheekeyst ay qaar ka mid ah Shaqaalaha Xarumaha Degmooyinka oo uu waydiiyay sida sha cabka ay ugu adeegaan, waxaana uu kul a dardaarmay inay sii laba jibaaraan shaq ada Bulshada ay u hayaan ee ah u adeeg ida shacabka Somaliyed.
Kormeerka ayaa ka bilowday Deg mada Xamar weyne, halkaasi oo maam ulka Degmada & Shaqaalaha si wanaag san u soo dhaweeyeen Gudoomiye Ku xigeenka ammaanka & Siyaasadda Ma amulka Gobolka Banaadir Maxamed C/l aahi Tuulax, kadibna ay uga warbixiyeen sida shacabka ugu adeegaan.
Sidoo kale Degmooyinka Xamar Jaj ab & Waaberi ayuu si la mid ah Degmada Xamar weyne kormeerka ugu tagay, halk aasina si wanaagsan ugu soo dhaweey een Shaqaalaha & Maamulka Xarumah aasi. Gudoomiye Tuulax ayaa saddexda Degmo ee uu tagay Maamulka & Sha qaalaha kula dar daarmay inay si hufnaan ah ugu adeegaan Bulshada Somaliyed ee Degmooyinkaasi ku nool, si dadka looga haqabtiro adeegyada dowladda hoose.
WARARKII UGU DAMBEEYAY QARAX KA DHACAY DULEEDKA MUQDISHO
Sarkaal ka tirsan laanta canshuuraha Gobolka Banaadir iyo laba askari oo la so cotay ayaa ku dhaawacmay qarax ka dha cay deegaanka Waydoow ee dul eedka Muqdisho.
Qaraxa oo la dhigay waddada dhinace eda ayaa la sheegay inuu qabsaday gaar igaan oo ay wateen xubnaha ku dhaaw acmay. Sarkaalka gaariga watay ayaa wa xaa magaciisa lagu soo koobay Salaad oo ka tirsan qaybta Canshuuraha Gobol ka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa miino la dhigay waddada dhinacee da oo jawaan lagu riday, kadibna lagu qar xiyay iyaga oo waddada maraayay.
Dhaawaca Sarkaalkaan iyo illaaladiisa ayaa la geeyay isbitaalka Madiina, halk aasi oo xaaladooda Caafimaad lagu dab iibaayo.
GUDDOOMIYAHA BAARLAMAANKA MAXA MED MURSAL OO SI WEYN LOOGU SOO DHOWEEYAY MUQDISHO
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mu rsale Sheekh C/raxmaan ayaa shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdi sho, kaddib safar uu muddooyinkan ugu maqnaa dalka Turkiga.
Guddoomiye Mursal ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Guddoomiye kuxigeenada 1aad, 2aad iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.
Soo dhoweyntan ayaa waxaa ka muu qatay dhoolatus iyo loolan u dhaxeeyay Xildhibaanada labada dhinac ee Baarlam aanka, kuwa taageersan Xukuumadda iy o kuwa ka soo horjeeda, waxaana laga dareemayay in labada dhinacba raadin ayaan kalsoonida Guddoomiyaha.
Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa wareysi uu siiyay Idaacada VOA ku she egay in marka uu ku laabto Muqdisho uu ka hadli doono waxa xeer hoosaadka ka qabo kala diridii muranka badan dhalisay ee Guddoomiye kuxigeenka 1aad ku sam eeyay Guddiga Maaliyadda Golaha Shac abka.
Mr Mursal ayaa heysata labo daran mid dooro go’aanka uu qaato waxay ku xiran tahay awooddiisa siyaasadeed hal ka ay aado, inkastoo haatan la sheegayo in aanu ku qanacsaneyn tallaabadii lagu kala diray Guddiga Maaliyadda, hadana go’aan walba uu qaato wuxuu kala kulmi doonaa caqabad.Guddoomiyaha ayaa markii lagu soo dhoweeyay garoonka diya aradaha Muqdisho ma aanun siin saxa afada wax war ah, iyadoo markii dambe loo galbiyay Xarunta Villa Hargeysa ee ku taal xeyndaabka Madaxtooyada Villa Somalia.
FAAH FAAIN: DUQEYN CUSUB OO MAREYKANKA KA FULIYAY GOBOLKA BAAY
Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa shaaciyay in duqeyn cusub uu ka fuliyay maalintii daraad deegaan ka tirsan Gobolka Baay uu ku dilay dagaalamayaal ka tirsan AlShabaab.
Duqeynta ayaa ka dhacday deegaan lagu magacaabo Lebede, hase ahaatee dadka deegaanka ay sheegayaan inuu yahay deegaanka Buur Gaalway oo u dhaxeeya Diinsoor iyo Buurhakaba.
Taliska Mareykanka AFRICOM ayaa sheegay in 9 dagaalame ay ku dileen duqeynta, iyadoo aanay jirin dad rayid ah oo waxyeelo ka soo gaartay.
Duqeyntan ayaa ah tii 37aad oo Mareykanka ka fuliyo Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Dowladda Soomaaliya ayaa goor sii horeysay shaaciyay in howlgal ay fuliyeen ciidanka Amniga iyo saaxibo caalami lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan AlShabaab.
XILDHIBAAN BAARLAMAANKA HORTIISA KA SHEEGAY INUU QABO CUDURKA AIDSKA
Md.ka tirsan aqalka hoose ee baarlama anka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo cudurka HIVga, xilli uu aqalka ka doodayay arrin ku saabsan caa fimaadka dadweynaha. Lloyd RussellMo yle, oo ah xildhibaanka xisbiga shaqaa laha ee laga soo doortay degmada Br ighton Kemptown, ayaa noqday mudanihii ugu horreeyay ee xaaladdiisa ku saabsan cudurka HIVga uga dhawaaqa gudaha baarlamaanka hoose, wuxuuna noqday xildhibaankii labaad ee sheega inuu la nool yahay xanuunkaas.
HALKAAN KA AKHRISO:- WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 2-DA DICEMBAR 2018-KA
HANNAANKA WADATASHIYADA XEERNIDAAMIYEYAASHA ISGAARSIINTA OO LA DAAHFURAY Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daahfurtay hannaan ka wadatashiga xeernidaamiyeyaasha is gaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaas