
HALKAAN KA AKHRISO:- WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 25-KA NOVEMBAR 2018-KA
MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOO QDAY DEEGAANKA TUKARAQ
Madaxweynaha jamhuuriyadda Som aliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Shalay booqasho ku tagey magaalada Laasca anood isago oo markii dambe uga sii gud bay deegaanka Tukaraq oo ay dhawaan ka dhaceen dagaal beeleedyo, sida uu xa qiijiyay Afahayeenka madaxtooyada Som aliland,Maxamuud Warsame Jaamac.
Afahayeenka wuxuu sheegay in mad axweynaha uu ugu baaqay dadka ku nool deegaanka Tukaraq iyo ciidammada halk aasi joogaba inay nabadda ka shaqeey aan ayna iska foggeyaan tallaabo kasto uu dhiig ku daadan karo.
Muuse Biixi ayaa sidoo kale ku baaqay in la xoojiyo isu socodka iyo wada noolaa nshaha buulshooyinka wada dego halka asi.
waxaana sidoo kale uu ka hadlayay Laascaanood ayaa dadweynaha ugu baa qay inay ka shaqeey aan nabadda iyo xasiloonida gobolka.
Degaanka Tukaraq waxaa horraan ka dhacay dagaal u dhexeeyay ciidamm ada Somaliland iyo ciidammada Puntl and. Deegaanka Dhumay oo aan sidaas uga foggeyn magalaada Laascaanood waxaa dhowr jeer ka dhacay dagaal be eleedyo ay ku dhinteen dad badan kuwaa soo saameyn ku yeeshay nolosha dadka reer miyiga.
HALKEE AYAY KU DAMBEYN DOONTAA WARBIXINTII GUDDIGA MAALIYADDA GOLAHA SHACABKA?
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabda lla Cawad oo kulanka shir Guddoomina yay ayaa sheegay in gud doonka golaha ay soo gaartay War qad ay ku saxiixan yihiin toban Xil dhibaan oo ka mid ah Gu ddiga Maa liyadda, taasoo ujeedkeedu uu yahay tabasho ka dhan ah warbixin maa liyadeedka meelmarinta qoondada Mii sa aniyada 2018ka,waxaana warbixin ta go laha u arqiyay Xildhibaan Maxam ed So omaali oo guddiga ka mid ah.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Be yle oo ay wehliyaan kuxigeenkiisa Mud ane C/llaahi Sheekh Cali Qaloocoow iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarad da Mudane Maxamuud Xayir Ibrahim ayaa ka hor akh riyay Golaha Xildhiba anada warbixino ca ddeyn iyo jawaab u ah eedeyntii loo soo jeedeyay Wasaaradda Maaliyadda.
Wasiirka Maaliyadda Xuluumadda Fe deraalka Soomaaliya Mudane C/raxma an Ducaale Beyle ayaa sheegay in haba yaraatee wax xaqiiqda u dhow aysan ka mid aheyn Warbixintii Wasaaradda laga qoray, iyadoona isla goobta lagu soo ban dhigay Warbixin ay soo saareen 10 xub nood oo ka mid ah Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka isla markaana ay iska fog eynayaan ku lug lahaasha qorista Warbix inta ku soo baxday Magaca Guddiga Maa liyadda ee Xukumadda lagu eedeeyay in ay lacag malaayiin ah Musuqmaas uqday.
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabda lla Cawad oo kulanka soo xiray ayaa Xil dhibaanada u faah faahiyay habraaca loo maro diyaarinta warbi xinada isagoo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed.
"Warbixin guddi marka golahu la ke enayo waa iney soo martaa Guddiga jog tada ah,mana la soo marsiin waana gef ,raali gelin baa idinka siine ynaa shacab ka Soomaaliyeed baa raa li gelin ka sii neynaa,dalkana meel fii can buu ma rayaa howl adag oo mii saaniyada 201 9ka noo taala,ansixintii iyo iyo ka doo distii xisaab xirkii 2017kii,yeynaan waxa an jirin ku mash quulin, yeynaan hay’ad dah eena isku burburinin, yeynaan Kals oon ida ka qaadinshacabka Soomaaliy eed,Inta asi waxaa weeyaan warbixintan hab raacii uu xeer hoosaadka qorayay an nagu maanaan soo marsiinin waxaa we eye umanna dhammeystirna ee xubn ihii soo gudbiyeyna kuma qorna xubn ihii la soo wareystayna kuma lifaaqna, waxaa weeyaan waxyaabihii loo baah naa cade ymahoodana kuma lifaaqna, sidaasi owg eed agendaha ku saabsan warbixinta hal kaasi ayuu ku egyahay soo qaadis damb ena malahan,”ayuu yiri Guddoomiye Cawad.
GUDOONKA GOLAHA SHACABKA OO RAALI GELIN KA BIXIYAY WARBIXINTII GUDIGAMAALIYADA
Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Go laha Shacabka Md. Mahad Cabdalla Caw ad oo kulan ka shir Gu ddo ominay ay ayaa she egay in gud do onka gola ha ay soo ga artay War qa day ku saxi ix an yihiin toba n Xildhibaan oo ka mid ah Guddi ga Maal iyad da, ta asoo ujeedkeedu uu yahay tabasho ka dhan ah warbixin maaliyade edka me elmarinta qoondada Miisaani yada 2018ka.
"Warbixin guddi marka golahu la keen ayo waa iney soo martaa Guddiga joogt ada ah,mana la soo marsiin waana gef, ra ali gelin baa idinka siineynaa shacabka Soomaaliyeed baa raali gelin ka siineyna a,dalkana meel fiican buu marayaa howl adag oo miis aaniyada 2019ka noo taa la,ansixintii iyo iyo ka doodistii xisaab xir kii 2017kii,yeynaan waxaan jirin ku ma shquulin, yeynaan hay’ad0daheena isku burburinin, yeynaan Kalsoonida ka qaa din shacabka Soomaaliy eed,intaasi wax aa weeyaan warbix intan habraacii uu xe er hoosaadka qo rayay annagu ma anaan soo marsiinin waxaa weeye umanna dha mmeystirna ee xubnihii soo gudbiyeyna kuma qor na xubnihii la soo wareystayna kuma lifaaqna, wa xaa weeyaan wax yaabihii loo baah naa cadeymahoodana kuma lifaaq na,sidaasi owgeed agendaha ku sa absan warbixinta halkaasi ayuu ku eg yahay soo qaadis dambena malah an,”ayuu yiri Guddoomiye Cawad.
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabda lla Cawad oo kulanka soo xiray ayaa Xi ldhibaanada u faah faahiyay habraaca loo maro diyaarinta warbixin ada isagoo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed.
BOOLISKA PARIS OO KALA CEYRIYAY BANAANBAXAYAAL
Booliska Magaalada Paris ee xarun ta dalka France ayaa dibadbaxay aal ku kala ceyriyay Gaaska indh aha ka ilme ysiiya kadib markii dadka banaanbaxaa yey oo jaakado adag watay ay ka dhaga adeegeen amar kooda.
Kumanaan banaanbaxayaal ah oo ka cabanaaya qiimaha shidaalka dal kaasi oo la kordhiyay ayaa is ugu soo baxay Ma gaaladaasi waxa ay na cod dheer ku she egeen in aynan jo ojin do onin mudahar aadyada ilaamaa codsi gooda la maqlo oo wax laga qabto qiimaha shidaalka ee la kordhiyay.
Kol sii horeysay oo Shalay ah ay ey Booliska Paris gacanta ku dhigeen nin dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bambo Gacmeed iyagoo wixii intaas ka dambee yay boolisku bilaabay baa ritaano intaas ka badan waxa ayna rabsahadaani ku bil aabatay kadib markii banaanbaxayaasha ay iska dii deen amar boolisku siiyay oo ahaa in ay wadooyinka furaan si nolosha si caadi ah ugu soo laabato shaqada bool iskana ay qabsadaan.
Durbadiiba waxaa falkaasi dhaliilay hay’addaha u dooda xuquuqul insaanka ee dalkaasi France iyaga oo eedeymo ka la dul dhacay Booliska Paris, balse Boolis ka ayaase ku jawaabay ” Waxa aynu sa meynay wax waliba oo aan ugu digi karn ay balse bananbaxayaasha waxa ay u muuqdeen kuwo aanan diyaar u aheyn awaamiirta Booliska, waana wax aynu xaq u leenahay oo waa qeyb kamid ah howsheena in aan sameyno wax waliba oo aan amaanka ku sugi karno”.
Xigasho: Aljazeera
KENYA OO MAALIYIIN LACAG AH KU DULDHIGTAY KOOXDII AFDUUBATAY HAWEENEY TALYAANIGA U DHALATAY.
Booliska dalka Kenya ayaa soo sa ar ay magacyada shaqsiyaad la aaminsan yahay inay ka dambeeyeen afd uubka ha weeney samafale Talyaani ah oo laga soo qafaashay dalka Ke nya.
Bogga twitterka booliska Kenya a yaa lagu daabacay magacyada iyo sawirada Sadex ruux oo Soomaali ah kuwaasoo da wlada Kenya sheegtay inay yihiin kooxda qafaalatay Silvia Co stanza Romano, oo u dhalatay dalka Talyaaniga una shaqayn aysay hay’ad samafal.
Booliska Kenya waxay sidoo kale Sad exdaan ruux dul dhigeen lacag dhan hal milyan oo lacagta Kenya ah una dhiganta 9,750 oo Dollar.
Magacyada ay booliska Kenya ba adi goobayaan waxay kala yihiin Ibra ahin Aadan Cumar, Yuusuf Kuno Aad an iyo Si ciid Aadan Cabdi kuwaasoo lagu eedee yay inay haweeneyda Ta lyaaniga ah kas oo qafaasheen goob ay ka shaqaynaysay oo ku taala ma gaa ladda Kaliffi la yir aahdo.
Taliyaha booliska Kenya Joosef Boinn et ayaa sheegay inay xoog badan galina yaan sidii loo soo furan lahaa haweeneyd aan gacanta ugu jirta kooxdii afduubatay.
Taliyuhu waxaa uu aad uga gab saday inuu si toos ah ugu eedeeyo AlShabab inay afduubta ka dambeeya an.
MAAMULKA GOBOLKA BANAADIR OO DIB U HOWLGALINAYA KOOXDA KUBBADA CAGTA DAWLADDA HOOSE
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiy aha Gobolka Banaadir Cumar Cismaan (En g.Yari sow) oo ka qeyb galay munaas ab adda dib u loogu howlgeli nayay Kooxda kubadda cagta ee Daw ladda Hoose (Minishiibiyo) ayaa shee gay in dadaal la gelinayo kooxdan, ma adaama ciyaaruhu ay ka tarjumayaan horumarka bulshada.
Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyey muhiimadda ay Caasimadda u lee dahay kooxda kubadda cagta ee Dawl adda Hoo se oo la asaasay sanadkii 1963 dii, iyado ona noqonaysa kooxda matalaysa Muq disho ciyaaraha heer Caasimadeed ee caalamka iyo in ay Kooxdan ay waajaha dda u noqoto horumarka iyo isdhex galka bulshada.
"Kooxda Dawladda Hoose ee Xa mar waxa ay ka mid ahayd qorshe yaashii ugu horreeyey ee la hirgeliyey xornimadii ka dib, taas ayaana muu jinaysa muhiimad da ay ciyaaruhu u le eyihiin isdhexgalka iyo horumarka Go bolka. Maamul ah aan waxaan dhe xda u xiranaynaa sidii aan dib ugu soo celin lahayn ko ox daan, una dhamm eystiri lahayn dham maan baahiy ahe eda asaasiga ah.” Eng.Yarisow ay aa sheegay in garoonka kooxda Banaadir dhawaan dib loo soo celiyey, laguna wa reejiyey maamulka kooxda balse haatan laga shaqeynayo in dib loo dayactiro iyadoo laga faaiidaysanayo Olalaha Is xil qaan ee ka socda Gobolka Ban aadir.
Hawlwadeennada Kooxda Dowladda Hoose iyo xidigihii horey u soo matalay ay aa ku bogaadiyey Maamulka Gobolka Ba naadir dadaallada dib u soo nooleynta ko oxaha iyo tarta nnada ciyaaraha, iyagoo na soo jeedi yey in dib loo soo dhiso koo xdii kubad da kolayga ee Dowladda Hoo se oo qeyb ka ahayd Naadiga Ciyaaraha Dawadda Hoose ee Xamar.
DIL XALAY KA DHACAY XAAFAD KA TIRSAN MUQDISHO
Dabley hubeysan ayaa Xalay wa xa ay Degmada Hoden gaar ahaan aga gaarka Isgoyska Black Sea ku dileen Ask ari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Dad goobjoogayaal ah ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Rag bastoolado ku hubeysnaa ay toogteen Askari oo ka tir sanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya xili oo ku sugnaa meel ku dhow Isgoyska Black Sea ee Degmada Hoden ee Go bolka Banaadir.
Ragii ka dambeeyay dilka askariga ayaa durbo goobta ka baxsaday. Ciid amo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo aan ka fogen goobta uu dilka ka dha cay ayaa gaaray,iyaga oo halkaasi ka qa aday meydka askarigii la dilay,,waxaana halkaasi ay ka wadaan baaritaano ku aad an sida uu u dhacay dilka.
Inta badna degmooyinka Gobolkan Banaadir ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca dilal,waxaana mas’uuliyadooda sheegta AlShabaab.
ALSHABAAB OO WEERAR KU QAADAY CIIDAMADA DOWLADDA
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa ilaa 10 Askari oo ka tirsan ciida mada do wladda ku dilay weeraro dha bogal ah oo ka dhacay dulleedka deg mada Balcad ee gobolka Shabeellaha dexe.
Sidoo kale weerarkan ayaa la shee gay in miino ay la qaraxday baabuur noo ca raaxada ah balse lama oga kha saa raha ka dhashay weer arkan.
Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ku sugan deegaanno ka mid ah gobo lka Sh/dhexe saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidamada Milatariga.
Deegaanka u dhexeeya Qalimow iyo Gololey ayaa waxaa hore dhowr jeer lagu weeraray ciidamo Milatari ah iyadoo sidoo kale lagu diley qarax mi ino labo xildhi baan oo ka tirsanaa Baa rlamaanka Dow lad goboleedka Hirsh abelle.
Halka weerarkan oo uu ka dhacay ay eey mar badan oo hore Alshabaab ku dil een askari ka tirsan ciidamada dowladda, saraakiil iyo xildhibaanno ka tirsan ma amulka Hirshabeelle.
ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo dowladda federaalka ay ka soo saartay weerarka lagu dilay Askarta ka tirsanaa ciidamada dowladda oo ka soo laabtay Magaladda Jowhar.
SOMALI CANADIAN KU BIIRAY SARAAKIISHA BOOLISKA DALKAASI
Saraakiil Boolis da’yar ah oo Somali C anadian ku jirto ayaa Shalay ka qalin jebiyay Akedemiyada Bool iska Dalkaasi Canada ay ku leeyihiin Magaalada Etme nton ee xarunta u ah Gobolka Alberta ee dalkaasi Canada.
Saraakiishaan Booliska ah ee tabab arka uu usoo idlaaday ayaa dhawaan ku biiri doono Booliska Guud ee dalkaasi Canada waxaana arrintaani xiiso gaar ah u yeeshay in soo gelootiga dalkaasi no losha u raadsada ay xilal sar sare ka qa banayaan dalkaasi.
GANACSATADA SOOMAALIYEED EE KOON FUR AFRIKA OO KA QEYB GALAYA SHIR KA DHACAYA MAGAALADA ISTANBUL.
Wararka ka imaanaya Dalka K/Afrika ayaa sheegaya in Ganacsato Soomaali ah oo gaaraya ilaa 20ruux markii ugu ho reysay ka qeybgalayaan shirka Ganacs iga Caalamiga, shirkad aha Turkiga ayaa ku soo bandhigaya wax soo saarkooda ganacsi ee ka soc da magaalada Istanbul ee cariga Dal ka Turkiga.
Shirkadaha dalka Turkiga ayaa shirka an ku soo bandhigaya alaabaha ka la du wan ee ganacsiga oo ay doona yaan inay u suuq geeyaan caalamka intiisa kale, waxaana uu soconayaa mudo afar maalin ah .Ganacsatada Soomaalida ee dalka Koonfur Africa ku nool ayaa xilligaan loo arkaa qaar ka mid ah ganacsatada Ca alamka ee dhaqaajin kara wax soo saar ka Turkiga uu doonayo in uu caalamka ga arsiiyo, waxaana xariir wanaagsan oo ganacsi uu dhaxma rayaa ganacsa tada Soomaalida iyo kuwa Turkiga oo ka wada shaqeyn doona arrimaha ga nacsiga, he shiisyo caalami ahna kala saxiixan doono shirkadaha Turkiga.
Dhanka kale Safaaradaha Soomaliya iyo Turkiga ay ku leeyihiin dalka Koonfur Africa iyo hey’ada ganacsiga ee lagu mag acaabo Muziad Trade ee dalka Turkiga laga leeyahay ayaa iska kaashaday fudud eynta in shirkaan markii ugu horeysay ay ka qeybgalaan ganacsato Soomaali ah oo ku nool dalka Koonfur Africa.
BAYAANKA WADAJIRKA AH EE MUNAAS ABADDA BOOQASHADA MADAXWEYNAHA JFS EE UGANDA
1.Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Maxamed Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah oo hal maalin ku tagay Jamhuur iyadda Uganda 24kii Nofeembar, 2018, ka dib markii uu martiqaad ka helay Mud ane Yoweri Kaguta Museveni, Madaxwey naha J/Uganda. Md.Maxamed Cabdulla ahi Maxamed Farmaajo waxaa Qasriga D owladda ee Entebbe ku qaabilay Mudane Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni.
2.Labada Madaxweyne soo dhoweyn di iran kaddib, waxay wada hadal rasmi ah ku yesheen Aqalka Madaxtooyada Enteb be, oo ay uga wada hadleen arrimo bad an oo Khuseeya labada dal, gobolka iyo waliba guud ahaan arrimaha caalamka.
3.Labada Madaxweyne waxay qireen xir iirka saaxiibtinimo ee joogtada ah iyo is kaashiga u dhaxeeya labada dal, kuw aas oo ay ballanqaadeen inay xoojiyaan. Si gaar ah waxay isla eegeen dhinacyada is kaashi, gaar ahaan nabadda, amniga, waxbarashada, ganacsiga iyo maal gashiga
4. Md. Farmaajo waxa uu xaaladda So omaaliya uga warbixiyey Md.Madaxwe yne Yoweri Kaguta Museveni. Waxa uu xusay in xaaladda amni ay si xoog leh u ga soo raysay marka laga yimaaddo haw lgallada Alshabaab ee Koonfurta, khilaaf sokeeye oo marar dhaca, dacaayadaha aan salka laheyn iyo waxyaabaha kale ee nabadda carqaladeeya.
5. Waxa uu bogaadiyey iskaashiga dhina ca Difaaca ee xaaladda kala guurka ah, iyo taageerada ay AMISOM fidiso inta la gu jiro xilliga kala guurka ah. Waxa uu xu say horumarka wanaagsan ee laga gaa ray arrimaha Itoobiya iyo Eriteriya, iyada oo loo marayo Heshiiska saddexgeeso odka ahaa. Wuxuu ku adkeeyay wada shaqayntu in ay fududeyneyso xallinta khilaafaadka siyaasadeed iyo joojinta Khi laafka gobolka iyo sidoo kale kor u qaa didda dhaqaalaha saddexda waddan, ga ar ahaan Soomaaliya, iyada oo la eegayo goobta istaraatiijiga ah eey ku taalo.
6. Madaxweyne Museveni ayaa ammaa nay Heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee September 2018 ay wada gaareen Ma daxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo, Madaxweynaha Eriteria Isaias Afwerki iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, isagoona xusay in arrintan ay ahayd tallaabo loo qaaday jihada sax da ah ee xaqiijinta nabadda, xasilloonida iyo barwaaqada gobolka.
7.Madaxweye Museveni ayaa Madaxwe yne Farmaajo iyo Mudane Madaxweyne Isaias Afwerki, iyo Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed, ku bogaadiyey in ay wakhtigii loo gu talagalay ku dhammaystireen heshii ska saddexgeesoodka ahaa ee bishii Se bteembar, 2018; isaga oo xusay in ay tani ahayd tallaabo loo qaaday jihada saxda ah ee sugidda amniga, xasilloonida iyo ba rwaaqada gobolka.
8.Madaxweyne Yoweri Kaguta Museveni waxa uu Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo uga mah adceliyey aqbalaadda martiqaad sharafe edka uu u fidiyey iyo wadahadalladii mir adhalka ahaa ee ay yeesheen. Intaas ka dibna waxa uu wafdiga Soomaaliyeed ku casuumey qado, wuxuuna ku dhiirrigeli yey inay ka bogtaan quruxda Uganda inta aanay safrin.
9. Dhankiisana, Madaxweynaha Jamhu uriyadda Federaalka Soomaaliya, Mud ane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Far maajo, ayaa muujiyay mahadcelin iyo qa ddarinta uu u hayo Madaxweynaha Uga nda Yoweri Kaguta Museveni, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda ee ku aaddan soo dhoweynta iyo marti so orka diirran ee loo soo sameeyay isaga iyo wafdigiisa. Bayaankan waxaa lagu qo ray Qasriga Dowladda ee Entebbe, 24ka bishan Nofeembar, 2018.
AQBALI MAYNO DIB DANBE IN LA TAABTO KARAAMADA INDHEER GARADKA PUNTLAND EE QAALIGA AH
Abwaan cabulqadir cabdi shube Waa abwaan Soomaaliyeed,nin walbaa garan aaya waana nin wadani ah had iyo jeera tiriya gabayo wax ku ool ah oo dad way naha soomaaliyeed uu ku dareen siinayo qaab suugaaneed fahanka diinta dadka iyo dalka soomaaliyeed. waa abwaan bi dhaamiya waxa Soomaaliya ahaan jirtay hada tahay iyo saadaalin waxay noqon doonto mustaqbalka haddii illaahay idmo.
Abwaan weeye mideeya soomaali ya, abwaan weeye isu soo duma sooma alida kala irdhoowday abwaan weeye taa geera dawladnimada ummadda soom aal iyeed iyo wada jirkeeda.
Waa halgamaa ah dawlad doon dal do on dad doon.waa Cabduqadir cabdi shu be oo ah nin illaahay siiyay waxa cid wa lba uusan siin oo ah xikmad iyo fahan fog. hibo weeye aan cidina ka xoogi kar ayn xaqiri karayn oo alle ku manahaystay isaga.
Waxaa soomaali oo dhami iyo gaar ah aan Puntland laga wada ogyahay, in lay sku dayay in la wax yeelo sharafka iyo ka raamada abwaanka soomaaliyeed ee u dhashay Puntland shube. Handadaad iyo heer xarig ayaa loola tagay,sababta lagu haysto oo ah inuu yahay waddani raba soomaali oo dawlad ah oo ka baxda dhib ka.
Waxaa lagu eedeeyay in maxaad MOGDISHO u tagtay,maxaad u tageeri Mog disho! waxaa kuwa sameeyayna waa ku wo dilaaleey ah oo ka soo horjeeda in ay is fahamaan shacabka puntland iyo kuwo Mogdisho. waxay had iyo goor si xun ugu kala dhex jiraan yacni isku diran is faham dhaca oo keena isu imaansho soomaaliy eed si dalka dawlad u yeesho hanata dal koodhan.
Ninkastoo siyaasi ah,aqoonyahan ah, abwaan ah oo daacad u ah dawlad soom aaliyeed oo dhisanta,waxaa lagu hayaa caga juglayn iyo dhibaato ah caburin. sha cabka puntland intee in le eg ayuu kusii jiri karaa dikteeytarn imo?
Waxaa shacabku aad uuga xunyahay reer puntland dal iyo dibadba maamul ka puntland ka jira oo u dhaqma qaabkii TI GREEGA oo kale ah aniga mooye cidkale puntland matalinkaray so,wax ma fahmi karayso,marwalbana anaa saxan. Shalay waxaa lawada ogsoon yahay in aan sha cab xoog lagu haysan karayn iyo cabur in,inaan layska yeelayn hantida ummad da ka dhaxaysa oo lala gaar noqday lagu danaystay, waliba dadkii laga dhaca yna lagu sii dhibaataynaayo.
Ninwalbaa wuu arkaa halka uu Tigree maray ee uu ku danbeeyay, mudo sodon sanadood ah ayuu dadka caburinaayay, hantidii ka dhaxaysayna uu kaligii aruur sanaayay,oo dhacaay ay, Shalayna hoog iyo ceeb adduun iyo xabsi buu mutaystay. waxaan aad uugu faraxsanahay in abw aankii shube iyo suldaan xarago si nabad iyo xor ah u joogaan guryahoodii. shacab ka iyo wax garadka puntland dal iyo dibad aad iyo aad ayuu uuga xun yahay falalk aa ku racan ee kasocda puntland mudo 20 sanadood ah,sidaa daraadeed waa in dib laysugu noqdaa la keenaa isbadal, ka dhaca puntland.
Waana in aysan dib danbe u dhicin in biri magaydada,abwaanada iyo madaxda dhaqanka aan lagu samayn xadgud iyo xurmo darro taasoo sharaf dhac ku ah dhaqanka puntland shacabka ku no ol.Puntland ma aqbalayso in dad gaara oo siyaasiyiin ah,oday dhaqameed ah uu tago Mogdisho isagoo sigaara wax u do onaaya, halka siyaasiyiinta iyo oday dhaq ameedyada kale haday tagaan la xirayo, hadaba arinkaasi waa dilaal foolxon oo aan dan u ahayn puntland iyo mogdisho midna.hada waxba sheeg mayno laakiin waa ognahay odayaasha iyo maamulka puntland khiyaanada kuwajahan madax da fadaraalka oo been lagu seexiyay!! shaadhkana loo badashay.
HOGAAMIYAHA XISBIGA TALADA HAAYO EE TAIWAN OO IS CASISHAY
Madaxweynaha Jasiirada Taiwan ah na hogaamiyaha Xisbiga talada haaya ee Jasiirada sheegata inay shiinaha ka madax banaantah ay ee Taiwan mar wada lagu magic aabo Tsia Ing ay aa iska casishay hogaaminta xisbig aasi.
Madaxweyne Tsia ayaa sheegtay in ay isku casishay sababa la xiriira dooras hada xiliga dhexe ee Jaziiradaasi oo ay rajo fiican ka qabtay balse ay usoo baxd ay in sida ay fileysay aynan wax noqon oo ay ku fashilmeyn.
Maalinimadii shaley aheyd ayey iyada oo matalaysa xisbiga talada haaya Jaziir adaasi ayey dhiibatay codkeeda iyadoo sheegtay in go’aanka kama dambeysta ah uu noqon doono mid ay ku farxaan si kasta oo uu ahaadaba maadama ay ku kalsoontahay sida ay sheegtay codka sha cabka Taiwan.
Xisbiga kale ee Shiina sida hoose u taageera ee Mucaaradka ah ayaa u mu uqda in natiijo fiican uu kasoo hoyiyay doorashada xiliga dhexe ee Taiwan.
NIN BAMBO GACMEED SITAY OO CODSADAY INUU LA KULMO MADAXWEYNAHA FARANSIISKA QAAR KAMID AH DADKA DIBAXYADA DHIGAYAY
Nin ku hubeysnaa bambo gacmeed ay aa codsaday inuu la kulmo madaxwe ynaha Faransiiska Emmanuel Macron xilli dalkaasi ay ka socdaan dibadbaxyo. Wux uu codsanayay in dadka dibadbaxyada dhigayay loo ogolaado inay la kulmaan ma daxweyne Macr on.Ninkan ayaa lagu xiray galb eedka dalka Fa ransiiska xilli la arkay isagoo wato bambo gacmeed.
Wuxuu qabay dharka dadka dibaxayad a dalkaasi ay xirtaan, wuxuu is dhiibay sa acado un badan kaddib markii booliska Faransiiska lagu wargeliyay ninkan.
Dhacdadan ayaa imaaneysaa xilli tob onaan kun oo shacabka Faransiiska ah ay wadaan dibadbaxyo ay uga soo horj eedaan qiimaha shidaalka oo sare u ka cay. Sida laga soo xigtay booliska maxa lliga, Ninkan 45 jir ahaa wuxuu gacanta ku sitay bambo gacmeed isla markaasna codsanayay inuu madaxweynaha Faran siiska kula kulmo gurigiisa.
Reer Galbeedka: Faahfaahinta Sacuud iga uu ka bixiyey dilka Khashoggi lama ru meysan karo Faransiiska oo ku gacan sa yray xayiraad dhanka hubka ah oo Sacu udiga lagusoo rogo Ninkan ayaa lagu xi ray goob baabur la dhigto oo la yiraa hdo 'Angers'
Wuxuuna qeyb ka ahaa dadka muda aharaadayay ee ka careysan qiimaha shi daalka dalkaasi. Ninka ayaa markii hore wakhti badan la qaatay dibadbaxyaasha kuwaaso ku kulmay agagaarka xarunta la ga dukaameysto ee Espace Anjou, sida ay saraakiil ay u sheegeen wakaaladda wararka ee AFP.
Bernard Gonzalez oo ah sarkaal ka tirsan laamaha ammaanka ayaa sheegay in waxyaabaha qarxa ee ninkan uu ga canta ku sitay ay hadda baarayaan khub urrada bambaanooyinka isla markaasna uu yahay mid aanan 'been abuur aheyn'.
Dibadbaxyada oo ku baahay Far ansiiska
Wakaaladda wararka Reuters ayaa ku warrantay in dad ka badan 30,000 la filayo maanta inay ka qeyb qaataan diba daxyada Faransiiska ka socda gaar aha an magaalada Paris Waxaana boolis gaar aya 3,000 loo daabulay gudaha magaa lada caasimadda ah oo kaliya ah si ay uga hortaggaan dibadbaxyaasha.
MAREYKANKA:”WAXAAN QABNAA RAJO AH IN AMNIGA SOOMAALIYA UU SOO HAGAAGI DOONO”
Inkastoo todobaad ka hor intuunan soo caga dhigan Magaalada Muqdisho Saf iirka cusub ee Mareykanka Soomaaliya usoo magacaabeen Donald Yamamoto ay saddex qarax oo is xig xiga lala bee gsaday Hotel ku yaa llo Bartamaha Muq disho ayaa hadane saas ay tahay waxaa uu rajo fiican ka qabaa in xaalku is bedeli karo oo nabad iyo xasilooni Soomaaliya ka dhalan karto mustaqbalka dhaw.
Yamamoto mar wax laga weydiiyey rajada shaqsiyadiisa iyo dowladda uu matalo ee Mareykanka ay amniga Soomaaliya ka qabaan ayuu sheegay in xaalada amni ee Soomaaliya ay tahay mid cakiran oo daqiiqad weliba boqolaal naf ay sahlantahay in ay ku go’do balse waxaan qabnaa rajo fiicaan waana hu bnaa in mar dhaw Soomaaliya xasilooni waarta heli doonto waana sababta aynu safaarad ugu furan doono Soomaaliya.
"Sida uu qorshaha Mareykanku yahay waxaan wadnaa dadaallo aan ku doo neyno in aan Magaalada Muqdisho kaga furano safaarad iyo Qunsuliyad isla hal dhismo ah balse mustaqbalka la kala qaadi doono, waxaana markaasi ka ma armi doonaa fadhiga ku meel gaarka ahaa ee Kenya aynu ku leheyn waana arr in sii xoojineysa xiriirka labbada dal” ay uu sheegay safiirka Mareykanka ee Soo maaliya Donald Yamamoto.
Haddii Mareykanku sida ay sheegeen Soomaaliya Safaarad ka furtaan waxa ay dhiira gelin u noqon doontaa wadamo ba dan oo reer galbeed ah oo daneeya Soo maaliya balse xaalado amni awgood ay ku adagtahay in ay safaarado ka furtaan Soomaaliya.
DADKA SWITZERLAND U CODEEYAY DABCINTA SHURUUCDA DHALASHO BIXINTA
Qiyaasaha hore waxay muujinayaan in ku dhawaad 60% ay dadku aqbaleen in isbadal lagu sameeyo shuruucda dhal ashada Dadka Switzerland ayaa u code eyay in la dabciyo shuruucda dhalashada lagu qaato ee dalkaas, arrintaas oo sahl aysa in jiilasha saddexaad ee soo galoo tigu ay helaan dhalashada dalkaas.
In aad ku dhalato Switzerland ayaan hubanti ka dhigaynin in aad dhalashada dalkaas heli doonto, dadka daganaans haha haysta een dalka u dhalanina waa in 12 sano sugaan si ay u dalbadaan in dhalashada dalka la siiyo.
Imtixaano iyo waraysiyo ay dawladdu kula yeelato ayaana lagaaga baahan ya hay, taas oo qaali noqon karta.
Saadaasha hore waxay muujinaysaa 59% dadka Switzerland ay u codeeyeen in isbadel lagu sameeyo shuruucda had da jirta. Hindisahan cusubse wuxuu ogola an doonaa in jiilka saddexaad ee dadka soo galootiga ah laga daayo tallaanooyi nkaas qaar ka mid ah.
Waxay si toos ah u saamayn doontaa dadka ku dhashay Switzerland, kuwaas oo waalidkood, ayeeyooyinkood iyo awo weyaalkood ay si rasmi ah u dagana ayeen dalkaas. Swiss: Gabdhaha Musli miinta waa inay la dabaashaan wiilasha
Amiirkii hore ee Qadar Sheekh Khalifa oo geeriyooday
Yahya Jammeh iyo madaxda kale ee la gu eedeeyay in ay dheceen hanta Natiij adan ayaa guuldarro ku ah xisbiga garab midig ee Swiss People's Party, kaas oo ka digay in talaabadaasi ay saamixi doo nto in ay si dhib yar dhalasho ku qaadan karaan dadka dalka degen een u dhal anin Switzerland oo lagu qiyaasay in ay yihiin 25% bulshada dalkaas ku nool, sida uu ku soo warramayo weriyaha BBC Imogen Foulkes oo ku sugan magaalada Berne.
Si kastaba ha ahaatee, sharcigan cu sub wuxuu saamayn doonaa dad lagu qiy aasay 25,000 oo ruux oo kali ah, kuwaas oo badankoodu ka soo jeedaan Talya aniga sida uu ku soo warramayo weriya hanagu.Kala bar dadka jiilasha u daga naa Switzerland waxay ka soo jeedaan soo galooti Talyaani ah, iyadoo kuwa kal ana ay u badan yihiin dalka Balkanska iyo Turkiga.
Dadka go'aankan ka soo horjeeda wax ay ku doodayaan in isbadalkan uu faraha ka bixi doono shalasho bixinta Qaar ka mid ah dadka ka soo horjeeday hindisah an cusub ayaa ku doodaya in arrintani ay horseedi karto sidii uu dalku ku noqdo lahaa "Islaam".
Boor ama ogaysiis ay mucaaradku le eyihiin oo lagu dhajiyay wadada ayaa la gu soo sawiray gabar xijaaban, arrintaas oo naadir ku ah dalkaas. Sodoonkii sano ee u dambeeyay waxaa guuldaraystay sa ddex isku day oo lagu doonayay in lagu khafiifiyo shuruucda dalkaas. Laakiin araa da la qaaday waxay muujinayaan in cod ka Axadan uu noqon doono mid isku dhaw, magaalooyinka waawayn ayaa fikir kan taageersan, balse dadka baadiyaha degan ayaa ka soo horjeeda.
UK OO $64 MILYAN OO DOOLAR UGU DEEQ DAY AFRIKA SI QAARADDA LOOGA CIRIB TIRO GUDNIINKA FIRCOONIGA AH
Dowladda Britain ayaa waxa ay qaar adda Afrika ugu yaboohaysaa lacag dhan 50 milyan oo giniga Istarliinka ah oo u dhi ganta 64 milyan oo doolar si ay gacan u ga gaysato joojinta gudniinka fircooniga.
Lacagtan oo la isticmaali doono shanta sano ee soo socota ayaa waxaa lagu doo nayaa in lagu joojiyo oo loogaga hortago dhibaatooyinka haweenka ka soo gaara gudniinka fircooniga ah.
Dowladda UK ayaa sheegaysa in tani ay tahay maalgashigii ugu wey naa taa riikhda dunida ee looga golleeyahay in gudniinka fircooniga lagu ciribtiro wixii loo gaaro 2030ka.
Caadadan oo looga dhaqmo meelo badan oo Afrika ka mid ah, ayaa wax ay tahay mid gabdhaha looga jar ayo qeyb ka mid ah xubinta taranka.
Hay`adda ActionAid ayaa soo dho we ysay deeqda UK, balse waxay she egtay in diiradda la saaro gudniinka oo keliya in uusan ku filneyn cirribtirka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka.
Xirmadan gargaarka ah ayaa lagu taa geeri doonaa ururrada sida mash ruuca Saleema ee dalka Sudan, oo ujeeddadii su tahay inay gabdhaha tus iyaan inay aw ood leeyihiin haddii aan la gudin, iyo si doo kale in duqeyda bul shada la wacy igeliyo.
Wasiirrada ayaa sheegtay in lacagt a ay sidoo kale faa`iido u leedah ay UK, iya doo loo adeegsan doono ya reynta kha tarta in gabdhaha la dhoo fiyo si loo soo gudo.
Gudniinka gabdhaha ayaa sharci darro ka ahaa UK, tan iyo sanadkii 1985, sharci la soo saaray sanadihii 2003 iyo 2005 ay aa dembi ka dhigaya in muwaadiniinta Bri tain iyo dadka sida rasmiga ah u deggan ay caadada asi ku sameeyaan meel ka baxsan Ingiriiska.
Caruur ugu dhimatay Soomaaliya gud niinka fircooniga oo lagu sameeyay Dowladda ayaa sheegtay inay jir aan haween iyo gabdho lagu qiyaasay 24,000 oo ku nool Ingiriiska oo khatar ugu jira gudniinka.
Ka dib marka lagu dhawaaqay dee qda gargaarka ah, xoghayaha horum ari nta caalamiga ah Penny Mordaunt ayaa sheegtay in gudniinka aan laga cirib tiri Karin UK, ilaa dunida laga cirribtiro.
Anne Quesney, oo ah la taliye sare oo xuquuqda haweenka ah kana tir san ha y`adda ActionAid ayaa ku tilm aantay de eqdaasi mid muhiim u ah cir ibtirka mid ka mid ah tacaddiyada ugu ba`an ee loo ge ysto haweenka iyo gabdhaha
TALIYAHA MILATARIGA UGANDA OO LA KUL MAY HOGGAANKA AMISOM
Taliyaha Ciidanka Militariga dalka Ug anda David Mahuuzi oo booqasho ku joo ga magaalada Muqdisho ayaa kulan la qa atay Taliska Ciidamada Uganda ee Soom aaliya iyo sidoo kale hoggaanka guud ee AMISOM.
Taliye Mahuuzi ayaa sheegay in uu Soomaaliya u yimid sidii uu qiimeyn ugu sameyn lahaa sida Ciidamada Ug anda ee ku sugan gudaha dalka ay u wajaha yaan howlgalladooda ku aadan qorshaha QM ay u dajisay in ay ku howlgalaan Ciid amada nabad ilaalinta Midowga Africa ee AMISOM.
Sidoo kale waxa uu xusay in Cid ama da Uganda ee ku sugan Soom aaliya in ay haatan u gudanayaan waa jibaadko oda si waafaqsan Nidaamka ay u dajisay Qaramada Midooobay, isl amarkaana ay xooga saarayaan, sidii ay u soocelin
Uganda ayaa ah dalkii ugu horree yay ee Ciidamo ka socda Midowga Africa u soo dirtay Soomaaliya san adkii 2007kii, iyad oona haatan in ka badan 6000 oo Ask ari ay ka joogaan Soomaaliya, kuwaa si oo qeyb ka ah howlgalka AMISOM.
CIIDANKA AMNIGA OO FASHILIYAY QARAX LAGU AASAY HELIWAA
War qoraal ah oo ka soo bax aya Hay’ adda NISA ayaa lagu she egay in Ciidam ada ammaanka iyo shacabka oo iskaa shanaya ay ku guuleysteen in la fashiliyo qarax miino oo lagu aasay degmada Hel iwaa ee gobolka Banaadir.
Taliska NISA ayaa shacabka uga ma hadceliyay kaalinta ay ka geysteen la sha qeynta laamaha amm aanka."Wada sha qayn dhaxmartay Ciidamada Policeka, NISA iyo shacabka degmada Heliwaa ay aa lagu fa shiliyay miino Al Shabaab ay u gal iyeen dhulka, si ay shacabka Soomaa liyeed ugu dhibaateeyaan,Wada shaqay nta shac abka iyo laamaha amniga ayaa dhaba rjab ku noqonaya Al Sha baab ”. ayaa lagu yiri war ka soo bax ay NISA Maalmihii la soo dhaafay Cii damada am maanka ayaa sare u qaa day how lgal lada lagu xaqiijinayo amn iga mag aalada Caasimadda ah ee Muqdisho.
GUDDIGA JOOGTADA AQALKA SARE OO KULAN KU YEESHAY MUQDISHO
Xubnaha guddiga joogtada ah Golaha Aqalka Sare ee Baarlam aanka Soomaal iya oo Shalay kulan ku yeeshay magaala da Muqdi sho ay aa ka arrinsaday qod obo ka mid ah shqooyinka hor yaalla Gola haasi. kulankan ayey xubnuhu uga doode enka tashiga kordhinta xubn aha gu ddi yada waxaana la go’aami yay in guddoon ka iyo guddiga xeer ho osa adka ay dib u gu laabtaan arrin taas, si ay uga soo tala bixiyaan.
Sidoo kale Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa ka hadlay Ajandaha kul anka todobaad ee Gola ha, waxaana uu ku saabsan yahay kulankaasi oo dhici do ona Isniinta soo socota akhrinta labaad ee Sharciga dhismaha guddiga la dagaal anka Musuqmaasuqa.
Xoghayaha Golaha Aqalka Sare Cali Maxamed Jaamac ayaa Saxaafa dda u sharraxay kulanka kadib wax yaabihii dii rada lagu saaray kula nkaasi. Maalinta Isniinta ah ee 7baadkan ayey akhrinta 2a ad marin doonaan Golaha Aqa lka Sare Sharciga dhismaha guddiga la dagaalan ka Musuqmaasuqa.
Haddii uu dhaqan galo Sharcigan wax aa dalka ku yaraanaya falalka wax isdaba marinta iyo xatooyada ah, kuw aas oo ragaadiyay dadka Soomaali yeed.
CODBIXIYAYAASHA DALKA SWITZERLAND OO GO'AAN KA GAARAYA IN LA XOOJIYO SHURUUCDA MAXALLIGA AH
Codbixiyayaasha dalka Switzerland ayaa maanta u dareeraya goobaha codib ixinta, si ay go'aan uga gaaraan in dib loo qoro iyo inkale dastuurkooda si shuru ucda maxalliga ah mudnaanta looga siiyo kuwa caalamiga ah iyo heshiisyada ay dowladdu gasho.
Taageerayaasha codbixintan ayaa sheegaya in arrintan ay dimuqraadiyaddii tooska aheyd ee Switzerland dib ugu soo celin doonto booskeedii saxda aheyd, taas oo ah codbixiyayaasha ay yeeshaan codka ugu dambeeya ee siyaasadaha dalka loo dajinayo.
Kooxaha ka soo horjeeda hindisahan oo ay dowladdu ka mid tahay waxa ay ka digayaan in taasi ay horseedi karto in Switzerland ay faraha ka laabato waaji ba adkeedii caalamiga ahaa ee ku aada naa heerka xuquuqda aadanaha iyo weliba heshiisyada ganacsi.
Hindisahan wax looga bedelayo dastu urka dalkaasi ayaa waxaa dabada ka rii xaya xisbi u janjeera dhanka midig, xiriir na la leh doorashooyin horay uga dhacay dalkaasi oo lagu meel mariyay arrimo ay kamid yihiin in la yareeyo qulqulka muh aajiriinta iyo in la tarxiilo dadka ajnabiga ah ee dembiyada ka geysta dalka Swit zerland.
Xisbiga people's party ee wadankaasi ayaa waxaa uu sheeegay in waxyabaha asi oo dhan ay daaqadda ka tureen xildh ibanaada barlamaanka ee dalkaasi, si loogu hogaansamo shuruucda caalamiga ah oo ay kamid yihiin xuquuqda aadana ha iyo isu socodka xorta.
Dadka qunyar socodka ee dalka Swi tzerland ayaa caqabad kala kulmayay hey 'ado caalami ah oo ay kamid tahay mid owga Yurub oo aysan kamid aheyn iyo Qaramada Midoobay oo ay ku biireen sannadii 2002dii.
Hasayeshee dowladda dalkaasi iyo hogaamiyeyaasha ganacsatada waxaa ay sheegayaan in hindisahan uu yahay mid aad loogu fogaaday, waxaana ay ka digeen in la meel mariyo.
Xukuumadda
dalkaasi ayaa sidoo ka le sheegtay in hadii la meel mariyo qor shahan wax
lagaga bedelayo dastuurka Switzerland uu caqabad horleh ku keeni doono
kalsoonida lagu qabo dalkaasi iyo inay waxyeeleyn doonto xuquuqda aadan aha,
taasi oo horseedi doonta ayay yirah deen in la takooro alka Switzerland
siyaasad iyo dhaqaale ahaan ba.
HALKAAN KA AKHRISO:- WAA BOGGA WARARKA WARGEYS KA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 25-KA NOVEMBAR 2018-KA
MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOO QDAY DEEGAANKA TUKARAQ Madaxweynaha jamhuuriyadda Som aliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Shalay booqasho ku tagey magaalada Laasca anood isago oo markii dambe uga sii gud bay deegaanka Tukaraq oo ay dhawaan ka dhaceen da