Ka Hor Kulanka Champion-ka Jérôme Boateng Oo Walaac Ka Muujiyay Weeraryahanka Juventus Ee Mandzukic.

0
Monday January 11, 2016 - 11:34:51 in Sports News by
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ka Hor Kulanka Champion-ka Jérôme Boateng Oo Walaac Ka Muujiyay Weeraryahanka Juventus Ee Mandzukic.

    Daafaca Bayern Munich ee Jérôme Boateng ayaa ka hadlay kulanka wareegga 16-ka Champion-ka ee ay la ciyaarayaan kooxda Juventus Bogga Internet-ka Bayern Munich ayuu laacibaan ka yiri " waxaan wajaheynaa koox adag oo kuu diideysa n

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daafaca Bayern Munich ee Jérôme Boateng ayaa ka hadlay kulanka wareegga 16-ka Champion-ka ee ay la ciyaarayaan kooxda Juventus Bogga Internet-ka Bayern Munich ayuu laacibaan ka yiri " waxaan wajaheynaa koox adag oo kuu diideysa nasiino".

” Juve waxa ay haystaan xiddigo aad u wacan iyo tababare qabiir ah waxaana sii dheer weeraryahan xariif ah” ayuu yiri Boateng.

” Mario Mandzukic waa laacib xooggan waliba qatar ku ah maamulka kubadaha hawada ku jira waxa uuna mar waliba doonayaa in uu gool dhaliyo sidaa darteed waa adag tahay in laga hor tago oo la difaaco”.

Waxaa xusid mudan in Juve iyo Munich ay is arkayaan 23-ka bisha dambe waxa ayna ku ciyaarayaan garoonka Juve halka lugta labaad ay dhaceyso 16-ka March waxaana loo lagu ciyaarayaa qalcadda Arena ee Munich .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip