Suuqa : Qiimaha Chelsea Ku Doonayaan Carlos Bacca Oo La Helay

0
Monday January 11, 2016 - 11:33:36 in Sports News by
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa : Qiimaha Chelsea Ku Doonayaan Carlos Bacca Oo La Helay

    Warbixno ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa weeraryahanka Milan la xariirinaya kooxda Chelsea oo ay tilmaamayaan in uu bishaan u soo wareegayo Metro ayaa sheegeysa in Chelsea diyaar la yihin 30 milyan oo gini waana qiimaha Milan ku dooneyso in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbixno ay qorayaan saxaafadda Ingiriiska ayaa weeraryahanka Milan la xariirinaya kooxda Chelsea oo ay tilmaamayaan in uu bishaan u soo wareegayo Metro ayaa sheegeysa in Chelsea diyaar la yihin 30 milyan oo gini waana qiimaha Milan ku dooneyso in ay ku iibiyaanCarlos Bacca haddiiba ay dhacdo in ay ogalaadaan

 Tababaraha cusub Chelsea ayaa la tilmaamayaa in maamulka kooxda uu ku war giliyay in ay muhiim tahay in kooxda lagu soo kordhiyo weeraryahan cusub maadaama Remy laga yaabo in kooxda ka huleelo halka Falcao uu ka sii baxay qorshayaasha Chelsea

Carlos Bacca ayaa Milan u yimid xagaagii hore isaga oo ka so wareegay kooxda Sevilla waxa uuna 29-sano jirkaas uu dhaliyay 9 gool ka dib 19 kulan oo uu xilli ciyaareedkaan saftay Milan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip