12 Milyan Muslimiin Ah Oo Ka Qeyb Galay Janaazada Waardiye Dilay Wasiirkiisa + Sawirro
Hawaynay u dhalatay waddanka Pakistaan ayaa si bareer ugu gaftay Nabigeenna Muxammad (NNKH) ayaa waxa ayna dhacdadaasi ku caro badan ku abuurtay muslimiinta Caalamka.
Haweyneydan waxaa difacay mid kamid ah Waziirada Pakistaan oo saaxiib la ah dowladda Mareekanka waxaana taasi ka dhashay in Waardiyihii wasiirka oo muslim ahaa uu u dulqaadan waayo in la difaaco haweeneydaasi, ayaa Waxa uu wasiirkii ku dhammeeyay 20 xabo oo rasaas kuna jirtay Qorigiisa.
Intaa kadib Waardiyihii isagana waa la toogtay Hase yeeshee waxaa janaazadiisa kasoo qeyb galay 12 Malyan oo Muslimiin ah oo isugu jiro waziirro, Saraakiil iyo shacab ku dhaqan dalkaasi Paskistaan.
Muslimiinta ka qeyb galay Janaazada ayaa ka badan tiro ahaan dalal badan oo caalamka ku yaal.