Xanta Suuqa: Barcelona Oo Lacago Qaali Ah Ku Dooneysa Xidiga Arsenal U Ciyaara Iyo Waliba Daafaca Dhexe Ee Everton John Stones

0
Sunday January 10, 2016 - 11:37:53 in Sports News by
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xanta Suuqa: Barcelona Oo Lacago Qaali Ah Ku Dooneysa Xidiga Arsenal U Ciyaara Iyo Waliba Daafaca Dhexe Ee Everton John Stones

    Sida ay qoreysa Sunday People kooxda difaacaneysa horyaalka La Liga ee dalka Spain ee Barcelona ayaa £50 milyan oo pound ku dooneysa xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka Wales ee Aaron Ramsey iyagoona isku diyaarinaya iney dalab ka g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida ay qoreysa Sunday People kooxda difaacaneysa horyaalka La Liga ee dalka Spain ee Barcelona ayaa £50 milyan oo pound ku dooneysa xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka Wales ee Aaron Ramsey iyagoona isku diyaarinaya iney dalab ka gudbiyaan xidigaan xagaaga soo socda.

Waxaa la warinayaa in amcalinka kooxda ka dhisan Cataloniya eeLuis Enrique uu taageero u yahay xidgaan kubada u dhisa Gunners ee Aaron Ramsey isagoona doonaya inuu kooxdiisa ku soo biirayo xagaaga danbe si uu ugu adkeeyo khadka dhexe ee Barca.

Xagaagii hore ayaa sidoo kale lala xiriirinayay Barca iney lacago badan ku dalban doonto isla xidigaan laakin ugu danbeyn macalinka Gunners ee Wenger ayaa sheegay ineysan jirin wax xiriir ah oo ay Barca kala soo sameysay saxiixa xidigooda.

Dhanka kale waxaa soo baxaya in Barcelona ay dooneyso iney daafaceeda ku adkeyso daafaca dhexe ee Everton iyo England ee John Stones kaasoo lagu heli karo £40 milyan oo pound laba filayo inuu kooxdiisa ka tago xagaaga laakin waxay tartan adag kala kulmi doonaan Chelsea, Man United iyo Real Madrid.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip