War Cusub: Liverpool Oo Diyaar U Ah Iney Meesha Ka Saarto Weeraryahanka Dhaawaca Dishooday Ee Daniel Sturridge

0
Sunday January 10, 2016 - 11:31:16 in Sports News by
  • Visits: 726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Cusub: Liverpool Oo Diyaar U Ah Iney Meesha Ka Saarto Weeraryahanka Dhaawaca Dishooday Ee Daniel Sturridge

    Daniel Sturridge ayeey danta ku kaliftay inuu u dagaalamo mustaqbalkiisa kooxda Liverpool kadib markii uu dhaawac hareeyay waayihiisii ciyaareed ee kooxda waxayna keentay Klopp uu ka quusto weeraryahanka ree England.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daniel Sturridge ayeey danta ku kaliftay inuu u dagaalamo mustaqbalkiisa kooxda Liverpool kadib markii uu dhaawac hareeyay waayihiisii ciyaareed ee kooxda waxayna keentay Klopp uu ka quusto weeraryahanka ree England.

Kliya 106 ayuu u ciyaaray maclain Jurgen Klopp tan iyo markii uu ninka ree Germany uu qabtay shaqada kooxda Reds xili hore oo xagaagan ah waxayna ku qasabtay macalin Klopp inuu qarsan waayo dhibka uu ku qabo Daniell Sturridge.

Daily Mirror ayaa qoreysa in Reds ay dhageysan doonto dalab ku kacaya £25 milyan oo poun dwaxayna u furnaan doonaan iney iibiyaan xidigaan ahdii ay ku helaan qiimahaas.

Gooldhaliyaha ree England ayaa 44 shabaqa u soo taabtay 72 kulan uu u saftay kooxda ku ciyaarta Anfield laakin wuu ku guuldareystay inuu wax ka badna kaliya sadex kulan oo horyaalka Premier League uu ku soo bilowdo xili ciyaareedkaan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip