Khilaafka Madaxda Galmudug oo waji cusub yeeshay

0
Saturday October 13, 2018 - 19:10:41 in Wararka by
  • Visits: 349
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khilaafka Madaxda Galmudug oo waji cusub yeeshay

    Khilaafka ka dhex taagan Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug ayaa yeeshay waji cusub ka dib markii xildhibaanada ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ay markale ay shaaciyeen in ay waddaan qorshe ay xilka kaga qaadayaan madaxweyne Xaaf

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaafka ka dhex taagan Madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug ayaa yeeshay waji cusub ka dib markii xildhibaanada ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ay markale ay shaaciyeen in ay waddaan qorshe ay xilka kaga qaadayaan madaxweyne Xaaf

Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Dhuusamareeb ayaa si weyn uga Carooday Liiska Golaha Wasiiradda Galmudug oo ay iska dhex waayeen ka dib markii uu isku dayay Madaxweyne Xaaf in uu ku dhawaaqo.

Xaaf ayaa Kalsooni Buuxda ka heysta labadda Shaqsiga ugu sareysa dhuusamareeb Sheekh Maxamed Shaakir iyo Macalin Maxamuud, waxaana taasi ay keentay xubnaha ay wataan wasiiradda lagu soo daro,islamarkaana laga taggo intii kale horay Ahlusunna uga tirsaneyd.

Sidoo kale Xildhibaanada mooshinka keenay ayaa waxaa ku jira qaar iska waayey liiska golaha wasiirada cusub, Dhanka kale ciidamo ka tirsan kuwa Ahlu sunna oo hab beeleed u abaabulan ayaa ilaa xalay dhaqdhaaq ka waday magaalada Dusmareeb, Madaxda Ahlu sunna ayaa isku dayaya in ay qaboojiyaan xaaladan siyaasadeed




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip