Daawo:-Jawaahir Baarqab"Muqdisho Waxaa Ka Furan Goobo La Geeyo Gabdhaha Jirkoodana Laga Ganacsado"

0
Saturday September 29, 2018 - 18:49:50 in Wararka by
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Jawaahir Baarqab"Muqdisho Waxaa Ka Furan Goobo La Geeyo Gabdhaha Jirkoodana Laga Ganacsado"

    Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay in gudaha Magalada Muqdisho ay ku yaallaan Guryo la geeyo Gabdhaha yar yar ee la afduubtay,isla markaana jirkooda laga Ganacsado. Waxa ay sheegtay in Gabdhaha qaarkood laga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab ayaa sheegtay in gudaha Magalada Muqdisho ay ku yaallaan Guryo la geeyo Gabdhaha yar yar ee la afduubtay,isla markaana jirkooda laga Ganacsado. Waxa ay sheegtay in Gabdhaha qaarkood laga soo celiyo Qurbaha loogu tago Goobahooda waxbarashada,kadibna la tashkiilo sidaasina hadda ay ogyihiin Laba Gabdhood oo laga keenay london inay maqan yihiin.

 
"Waxaa jira markii aad tagto xilliyada habeenkii liido gabdho badan oo bajaaj lagu keenayo,waxaan jira meel la yirahdo backa sii,tasina ay tahay faaxisho aad u badan,anaga waxaana nahay haween mar walba qaxaan ka hadalnaa dhibaatada haweenka loo geysanayo.

Waa markii ugu horreysay oo Guddoomiyaha Ururka haweenka Gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab uu ka soo yeero hadalkaas,iyada oo hadalheynta Magalada uu noqday Warkaasi ka soo baxay.

Video Player
 
00:00
01:
xigasho:-radiodalsan.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip