Daawo:-Marxuumkii La Dilay Kadibna La Gubay Oo Maanta Lagu Aasay Muqdisho

0
Sunday September 23, 2018 - 23:45:23 in Wararka by
  • Visits: 487
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Marxuumkii La Dilay Kadibna La Gubay Oo Maanta Lagu Aasay Muqdisho

    Maxruum Axmed dowlo ayaa 20-kii Bishaan waxaa lagu dilay Garaasha uu ku lahaa Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid,waxaana dilkiisa ka dambeeyey Waalidiinta Gabar uu guursaday Wiil uu Adeer u yahay,iyada oo loo dilay sababo la xiriira heybsooc. Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxruum Axmed dowlo ayaa 20-kii Bishaan waxaa lagu dilay Garaasha uu ku lahaa Xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid,waxaana dilkiisa ka dambeeyey Waalidiinta Gabar uu guursaday Wiil uu Adeer u yahay,iyada oo loo dilay sababo la xiriira heybsooc. Maanta ayaa Alle ha u naxariistee waxaa lagu Aasay Khabuuraha Barakaad ee Magalada Muqdisho,iyada oo boqolaal ruux ay ka qeyb galeen.Warbixinta Warkaan Aaska waxaa diyaariyey Wariye Munasar Maxamed Cabdi.

 

 XIGASHO:-RADIODALSAN.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip