Dabeylo Roobab Wata oo ka Dhacaya California

0
Thursday January 07, 2016 - 09:16:01 in Wararka by
  • Visits: 711
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dabeylo Roobab Wata oo ka Dhacaya California

    Dabeylo ka dhashay dariimaad ku yimid badweynta Pacifiga ayaa ku dhuftay xeebaha gobolka California ee dalka Maraykanka. Dabeylaha ayaa keenay roobab waaweyn oo aad loogu baahnaa, maaddaama uu gobolku la il darnaa abaaro xoog badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dabeylo ka dhashay dariimaad ku yimid badweynta Pacifiga ayaa ku dhuftay xeebaha gobolka California ee dalka Maraykanka. Dabeylaha ayaa keenay roobab waaweyn oo aad loogu baahnaa, maaddaama uu gobolku la il darnaa abaaro xoog badan.

Wakaaladda Saadaasha Hawada ee Maraykanka ayaa sheegtay in Arbacadii shalay ay dhaceen iyo Khamiistana la filayo dabeylo xoog badan, kuwaas oo keeni doona roobab gaara in ka badan 7centimeter.

Isu socodka waddooyinka waaweyn ee gobolka ayaa xayirmi doona, roob di’i doona iyo baraf buuraha ku soo dhici doona dartood.

Saraakiisha ayaa sidoo kale ka digaya in dhul go’i uu ku yimaaddo buuro uu dhawaan uu dab weyni gubay.

VOA



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip