
Man Utd oo Shaacisay xiddigaha kaga qeyb galaya Champions League
Diogo Dalot iyo Antonio Valencia ayuu kula dagaalami doonaa booska daafaca midig ee kooxda Manchester United.
Dhanka kale, Marcus Rashford ayaan kujirin liiska Manchester United ee ciyaaraya tartanka Champions League sabab la xiriirta inuu dhashay wixii ka dambeeyay Janaayo 1, 1997.
Andreas Pereira ayaa sidoo kale lagu soo daray kooxda United ka dib markii uu qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay xilli ciyaareedkiisii hore.
25 Ciyaaryahan ee Jose Mourinho ku dhawaaqay
Goolhayayaasha:David De Gea, Lee Grant, Sergio Romero.
Daafaca:Victor Lindelof, Eric Bailly, Phil Jones, Chris Smalling, Marcos Rojo, Diogo Dalot, Luke Shaw, Antonio Valencia, Matteo Darmian.
Khadka dhaxe:Paul Pogba, Juan Mata, Jesse Lingard, Andreas Pereira, Fred, Ashley Young, Ander Herrera, Marouane Fellaini, Nemanja Matic, Scott McTominay.
Weerarka:Alexis Sanchez, Romelu Lukaku, Anthony Martial.
Man Utd oo Shaacisay xiddigaha kaga qeyb galaya Champions League
Iyadoo uu ku dhawaaday inuu ku laabto dalkiisa Italy intii uu furnaa suuqa kala iibsiga, Matteo Darmian ayaa haatan lagu soo daray liiska ciyaartooyda kooxda Manchester United xilli ciyaareedkan kaga qeyb gali doona tartanka Champions League. Koox