
HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO ARBACO 5-TA SEPTEMBAR 2018-KA
SHIRKA MAGAALADA KISMAAYO OO MAALINTII LABAAD GALAY
Shirkan oo maanta galay maalinkii labaad ayaa waxaa lagu lafa guri doonaa dhawr arrimood oo ku qotoma xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, dib u dhiska ciidanka iyo qeybsiga qeyraadka.
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa waxa ay Idaacadda Risaala u sheegeen in xalay hoyga martida ee Kismaayo ay kulamo gaar gaar ah ku yeesheen Madaxda dowlad goboleedyada iyo Wakiilka QM oo weli ku sugan Kismaayo, waxayna ka wada hadleen arrimo ku saabsan xiriirka dowladda iyo dowlad goboleedyada.
HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO ARBACO 5-TA SEPTEMBAR 2018-KA
SHIRKA MAGAALADA KISMAAYO OO MAALINTII LABAAD GALAY Shirkan oo maanta galay maalinkii labaad ayaa waxaa lagu lafa guri doonaa dhawr arrimood oo ku qotoma xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, dib u dhiska ciidanka iyo qeybsiga qeyraadka