
Sacuudiga oo Dacwad ka dhan ah Iran u gudbisay QM
Safirka Sacuudiga u fadhiya QM ayaa u gudbiyay ashtiko ka dhan ah dowladda Iran kaas oo ku aadan in ay ogolaatay dad careysan in ay gudaan dhismaha dowladda ay ku lahayd Tehran. Safiir al mucalami ayaa dhinaca kale beniyay in xiriirka xun ee
kala soo dhex galay Iran iyo Dowladiisa aysan sameyn ku yeelan doonin
arimaha wada hadalada nabada Yemen iyo Sacuudiga.
Sacuudiga ayaa xiriirki gabi ahaanba u jartay dowladda Iran.


0 


Sacuudiga oo Dacwad ka dhan ah Iran u gudbisay QM
Safirka Sacuudiga u fadhiya QM ayaa u gudbiyay ashtiko ka dhan ah dowladda Iran kaas oo ku aadan in ay ogolaatay dad careysan in ay gudaan dhismaha dowladda ay ku lahayd Tehran.