
Obama oo qaraar kasoo saaraya hubka sharci darada.
Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Obama ayaa qaadi doona sharciyo lagu xakameenayo hubka sharci darada ah ee ay heestaan shacabka wadankaasi. Obama ayaa qaadaya talaabooyin dastuurka isagoona aanan wax ogolaashiyo waydiisanayn Kongareska wadankaasi.
Aqalka cad ee mareykanka ayuu kula hadlay saxaafada waxana uu
shegay in talaabadasi loo qaadayo yareenta weerarada toogashada ee ka
dhaca wadankaasi.


0 



Obama oo qaraar kasoo saaraya hubka sharci darada.
Madaxweynaha dalka Mareykanka Barak Obama ayaa qaadi doona sharciyo lagu xakameenayo hubka sharci darada ah ee ay heestaan shacabka wadankaasi.