Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Dhuusamareeb Gaaray

0
Tuesday January 05, 2016 - 12:40:56 in Wararka by
  • Visits: 725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Dhuusamareeb Gaaray

    Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa Maanta gaaray degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay Gacanta ku hayso Ahlusunna Waljamaaca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa Maanta gaaray degmada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud oo ay Gacanta ku hayso Ahlusunna Waljamaaca. Ciidamadaan oo ay weheliyaan Ciidan Itoobiyaan ah ayaa ka soo baxay Degmada Ceelbuur Ee Gobolka Galgaduud,waxaana ay Fariisimo ka sameysteen Duleedka Degmada Dhuusamareeb.

Ujeedka Imaatinka Ciidamada Xoogga Dalka ee tagay Degmada Dhuusamareeb ayaan la sheegin,iyadoo sidoo kale Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata Gaadiid dagaal ay la socdeen.

Magaalada Dhuusamareeb Ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ku sugan Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca,walina Ahlusunna kama hadlin.

Xigasho:-radiokulmiye.com/knn/




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip