AKHRISO: Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo Magacaabay Golihiisa Wasiiradda

0
Sunday September 02, 2018 - 09:12:23 in Wararka by
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo Magacaabay Golihiisa Wasiiradda

    Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mudane Mustafe ayaa gudiga fulinta XDSHSI hordhigay liiska Golihiisa Wasiirada Cusub. Golaha Cusub wasiirada waxaa la filayaa maanta in ay ansixiyaan baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad degaanka Soomaalida Mudane Mustafe ayaa gudiga fulinta XDSHSI hordhigay liiska Golihiisa Wasiirada Cusub. Golaha Cusub wasiirada waxaa la filayaa maanta in ay ansixiyaan baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida.

1 Madaxweynaha DDSI MudaneMustafe Muxumed Cumar

2 Madaxweyne Ku/xigeenMudane Aadan Farax Ibrahim

3 Wasiirka BiyahaMudane Bashiir Shaafi

4 Wasiirka MaaliyaddaMudane Bashir Dubad

5 Wasiirka MadaxtooyadaMudane Xasan Dhaadhi

6 Wasiirka WaxbarashadaC/laahi Maxamed Muuse

7 Wasiirka CaafimaadkaDr Yusuf Maxamed

9 Wasiirka BeerahaMudane C/qaadir iimaan

10 Wasiirka Howlaha GuudMudane C/fatax Sh Biixi

11 Wasiirka GanacsigaMudane C/raxan Axmed Xasan

12 Wasiirka Ka-hortaga MasiibooyinkaMudane Maxamed Cabdi

13 Wasiirka QurbajoogtaMuadne Xabiib Xaaji

14 Wasiirka Xeer-ilaalintaMudane C/wali Jamac Ibrahim

15 Wasiirka Xoolo DhaqatadaEng Maxamed Shaale Isaaq

16 Wasiirka CadaaladaMudane Mubaarak Sh Cumar

17 Wasiirka Shaqada Iyo ShaqaalahaMudaneXasan Aadan

18 Wasiirka HaweenkaMarwo Ayaan Cabdi Shukri

19 Wasiirka WarfaafintaGuuled Aw Cali

20 Wasiirka TVETMudane C/raxmaan Liid Daahir

21 Wasiirka DooxooyinkaMudane Axmed Deeq Maxamed

22 Wasiirka SayniskaMudane Axmed Naaji

23 Wasiirka Dhaqanka, DalxiiskaMudane Ilyaas Abiib

24 Wasiirka Macdanta, TamartaMudane Lade C/wali

25 Wasiirka DhalinyaradaMudane Xasan Faarax Cali

26 Maareeyaha Wakaalada, JidadkaSacaada Giire

27 Maareeyaha Wakaalada, DakhligaMudane C/laahi Cabdi

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip