Waxa uu sheegay in go’aan kaasi uu yahay mid looga golleeyahay in looga hortago falalka lidiga ku ah amniga gobolka hiiraan.

Hadalkaan ka so baxay maamulka sare ee gobolka Hiiraan ayaa imaanaya xilli maalmihii la so dhaafay gobolkaasi ay ka jireen xiisado kacsanaan ah,walow markii dambe lagu guuleystay xalinta arimahaasi sida ay sheegeen qaar kamid ah masuuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan.