Qarax ka dhacay goordhaw maqaayad ku taalla Daarta Hooyooyinka

0
Saturday January 02, 2016 - 10:13:00 in Wararka by
  • Visits: 805
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax ka dhacay goordhaw maqaayad ku taalla Daarta Hooyooyinka

    Qarax ayaa ka dhacay goordhaw maqaayad ku taalla daarta Hooyooyinka, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhawaac. Qaraxa ayaa loo maleynayaa in uu ahaa qof isku soo xiray walxaha qarxa oo goobta ay dadka isugu yimaadeen isku qarxiyay, lamana oga qasarah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ayaa ka dhacay goordhaw maqaayad ku taalla daarta Hooyooyinka, kaasi oo sababay dhimasho iyo dhawaac. Qaraxa ayaa loo maleynayaa in uu ahaa qof isku soo xiray walxaha qarxa oo goobta ay dadka isugu yimaadeen isku qarxiyay, lamana oga qasaraha dhabta ah ee uu geystay qaraxa.

Ciidamada amniga ayaa goobta isku gadaamay, iyadoo la daad gureynayo dadka halkasu wax ku noqday

Waa markii 3aad oo weerar ceynkaan oo kale ah lagu qaado maqaayadda ku taalla hooyooyinka.

wixii warar ah ee ku soo kordha dib ayaan idinkula soo socdsiin doonnaawararkeena danbe insha allaah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip