Maamulka Sh.Hoose oo beeniyay in Ciidamada DFS ay dhac ka geystaan Magaalada Marka

0
Saturday January 02, 2016 - 08:53:23 in Wararka by
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Sh.Hoose oo beeniyay in Ciidamada DFS ay dhac ka geystaan Magaalada Marka

    Afhayeenka Ciidamada Dowladda ee Magaalada Marka ee Gobolka Sh.Hoose, Maxamed Rashiid Guhaad oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in Ciidamada Dowladda ay boob iyo dhac hantiyadeed ay ka geysteen Magaalada Marka ee Xaru

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Ciidamada Dowladda ee Magaalada Marka ee Gobolka Sh.Hoose, Maxamed Rashiid Guhaad oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa beeniyay in Ciidamada Dowladda ay boob iyo dhac hantiyadeed ay ka geysteen Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose. Afhayeen Maxamed Rashiid Guhaad ayaa ku tilmaamay Wararkaasi mid been abuur ah xili ay Dad la soo xiriiray Idaacadda Shabelle ay sheegeen in howlgallada Ciidamada ay dhac iyo handadaad ay kala kulmaan.

Hadalka Afhayeen Maxamed ayaa waxuu imaanayaa Xili Ciidamada Dowladda ee ku sugan Degmada Marka lagu eedeeyo in mararka qaar ay dhac kula kacaan Shacabka ku dhaqan magaaladaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip