Faafaahin kasoo baxaysa dabkii ka kacay dhismo ku yaala magaalada Dubai.

0
Friday January 01, 2016 - 19:40:45 in Wararka by
  • Visits: 762
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faafaahin kasoo baxaysa dabkii ka kacay dhismo ku yaala magaalada Dubai.

    Dawlada Imaaraatka Carabta ayaa sheegtay inay in ka badan 90% ay ku guulaystaan inay bad baadsheen dadkii iyo hantidii dhex taalay dhismaha hotel u dhaw dhismaha dunnida ugu dheer ee ku yaala magaalada Dubai oo xalay fiidkii uu dab qabsaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Imaaraatka Carabta ayaa sheegtay inay in ka badan 90% ay ku guulaystaan inay bad baadsheen dadkii iyo hantidii dhex taalay dhismaha hotel u dhaw dhismaha dunnida ugu dheer ee ku yaala magaalada Dubai oo xalay fiidkii uu dab qabsaday.

Dhismaha gubtay oo ka koobnaa 63 dabaq ayaa kooxaha gurmadka waxay sheegeen inay ku guulaysteen inay damiyaan dab ka kacay hotelka oo ay sidoo kale ku dhex yaalaan dukaamo ganacsi iyo qeyb dadki dego.

48386540.cached

Illaa iyo 16 ruux ayay xukuumadda Dubai sheegeen inay ku dhaawacmeen dabkaas inkastoo dadkii ugu badnaa la bad baadshay.

Lama oga waxa dhaliyay dabka hotelkaan qabsaday waxaa uu dhinaca ku hayaa dhismaha dunnida ugu dheer ee Burj Khaliifa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip