DHAGEYSO:-Guddoomiyaha Degmada Awdiinle oo maanta ku dhaawacmay Qarax miino oo lala eegtay

0
Sunday July 15, 2018 - 21:15:48 in Wararka by
  • Visits: 489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO:-Guddoomiyaha Degmada Awdiinle oo maanta ku dhaawacmay Qarax miino oo lala eegtay

    Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in maanta Qarax Miino lala beegsaday Mas`uuliyiin ka tirsan maamulka K/Galbeed kuwaas oo ka amba baxay magaalada Baydhabo kuna sii jeeday Degmada Awdiinle ee gobolkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in maanta Qarax Miino lala beegsaday Mas`uuliyiin ka tirsan maamulka K/Galbeed kuwaas oo ka amba baxay magaalada Baydhabo kuna sii jeeday Degmada Awdiinle ee gobolkaasi.

Mas`uuliyiin Qaraxaasi lala beegsaday ayaa waxaa ka mid ah Guddoomiyaha degmada Awdiinle oo la sheegay in asiga qudhiisa dhaawac uu soo gaaray.

Wariyaha Idaacada Kulmiye ee deegaanada maamulka K/Galbeed ayaa goor dhow arimahaas aan ka wareysanay, wuxuuna faafaahin uu ka bixiyay Qaraxaasi iyo khasaaraha ka dhashay inta uu la egyahay iyo sida ay ugu hadleyn mas`uuliyiinta maamulkaas.

Halkan ka dhageyso Wareysigaas oo dhameystiran.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip