Neymar, Cristiano Mise Cid Kale, Yaa Hogaaminaya Gooldhalinta Horyaalka Dalka Spain Ee La Liga ?
Dhamaadka sanadkaan 2015 gooldhaliyaha ugu sareeyay La Liga waa xidigaan Uruguayan ka ah kaasoo laba jeer shabaqa kazoo taabtay Betis waxaana sare u eegaya Neymar oo gool ku laad markii horeba gardaro ahaa oo laguabaalmriyay qasraariyay xalay (Si lamid ah Cristiano oo isna gool ku laad xaq daro ahaa oo lagu abaalamriyay cirka ku tolay).
Suárez ayaa shabaqa soo taabtay 15 jeer wuxuunamar dheer yahay Neymar iyo Cristiano Ronaldo kuwaasoo min 14 jeer kubada dababa mariyay goolhayeyaasha kazoo horjeeda inkastoo Ronaldo uu xalay kaliya labo jeer shabaqa kazoo taabtay Real Sociedad.
Suárez ayaa ku dhameystay sanadaa 2015 isagoo dhawaan koxodiisa ka saaciday ku guuleysiga Club World Cup, halkaasoo shan jer uu shabaqa ku soo taabtay labadii kulan uu ciyaaray sidoo kalena loo magacaabay xidigii ugu fiicnaa e tartankaas ee MVP.
Neymar, Cristiano Mise Cid Kale, Yaa Hogaaminaya Gooldhalinta Horyaalka Dalka Spain Ee La Liga ?
Luis Suárez ayaa u sheegay Messi iyo Cristiano in ugu danbeyn lagula xifaaltami doono kabta dahabka ah ee gooldhaliyaha yurub iyo walina tan horyaalka La Liga oo todobadii sano ee la soo dhaafax ka dhexeysay xidigaha kala hogaamiya Argentina i