Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo lagu xir xiray dalka Costa Rica.
Dawlada wadanka Costa Rica ayaa sheegtay inay xirtay 51 ruux oo 9 kamid ah ay Soomaali yihiin kuwaasoo la sheegay inay si sharci darro ahku galeen wadankaas. Saraakiil booliska u hadlay ayaa sheegay in ciidamadu qabteen
gaarinooca xamuulka qaada ah oo ay la socdeen 51 ruux oo marayay
meelbuundo ah oo la yiraahdo CaƱa Blanca oo ku taala magaalo la
yiraahdo
Jaco.
Dadka la qab qabtay ee ay Soomaalidu jiraan waxay dawlada Costa Ricasheegtay inay u socdeen dalka Maraykanka oo ay doonayeen inay sitahriib ah ku galaan waxaana ay u kala dhasheen wadamo ay ka mid
yihiin Soomaaliya, Eritrea, Bangladesh, Ciraaq iyo Pakistan.
Afhayeen u hadlay waaxda socdaal dalka Costa Rica waxaa uu sheegay intahriibayaashaan ay wateen dukumiintiyo been abuur ah waxaana uu intaaku daray inay dhawaan maxkamad geynayaan.
Dadkii tahriibinayan iyo wadihii gaariga ay la socdeen oo u dhashaywadanka dadka lagu qabtay ayaa iyagana la xiray.
Wali lama shaacin magacyada 9 ruux ee Soomaalida ah ee lagu xiraywadanka Costa Rica.

Soomaali badan ayaa ku xira xabsiyada wadamo dhawr ah oo dunnida kuyaala kuwaasoo la qabay ayagoo tahriibaya.

Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo lagu xir xiray dalka Costa Rica.
Dawlada wadanka Costa Rica ayaa sheegtay inay xirtay 51 ruux oo 9 kamid ah ay Soomaali yihiin kuwaasoo la sheegay inay si sharci darro ahku galeen wadankaas.