
Coutinho oo u sheegay Messi in xagaagan uu laacib kale oo reer Brazil ku soo biirayo Barcelona
Barcelona ayaa maalmahan si aad ah ugu raad joogtay ciyaaryahanka ay ka dhigi lahayd beddelka Iniesta kaasoo xagaagan ku biiray Vissel Kobe oo ciyaarta horyaalka J-League-ga dalka Japan.
Coutinho ayaa bilawgii sanadkan kusoo biiray kooxda Barcelona, balse Blaugrana ayaa ku fikiraysa inay xiddiggan ku darto weerarka iyagoo raadinaya laacib kale oo khadka dhexe ah.
Horraan naadiga reer Spain ayaa kala heshiisay Gremio inay suuqa jiilaalka ee 2019 kasoo qaataan laacibkooda Arthur, kaasoo ku wanaagsan ka ciyarista booskii uu banneeyay Iniesta.
Horraan naadiga reer Spain ayaa kala heshiisay Gremio inay suuqa jiilaalka ee 2019 kasoo qaataan laacibkooda Arthur, kaasoo ku wanaagsan ka ciyarista booskii uu banneeyay Iniesta.
Don Balon ayaa sheegtay in Coutinho uu saaxiibkiisa Lione Messi u sheegay in Arthur uu xagaagan noqon doono laacib ka tirsan kooxdooda.
Barcelona ayaa markale ku laaban doonto kooxda reer Brazil ee Gremio si Arthur uu ugu soo biiro dhanka La Liga xagaagan, maadaama ay jirto baahi khadka dhexe ah
Coutinho oo u sheegay Messi in xagaagan uu laacib kale oo reer Brazil ku soo biirayo Barcelona
Barcelona ayaa maalmahan si aad ah ugu raad joogtay ciyaaryahanka ay ka dhigi lahayd beddelka Iniesta kaasoo xagaagan ku biiray Vissel Kobe oo ciyaarta horyaalka J-League-ga dalka Japan. Coutinho ayaa bilawgii sanadkan kusoo biiray kooxda Barcelon