Qarax Ismiidaamin oo maanta ka dhacay dalka Afgaanistaan

0
Monday June 04, 2018 - 23:13:38 in Wararka by
  • Visits: 423
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ismiidaamin oo maanta ka dhacay dalka Afgaanistaan

    Ugu yaraan 12 ruux ayaa ku dhintay Qarax ismiidaamin ah oo lala begsaday Hugaamiye yaasha muslimiinta iyo culimo isugu soo aruuray jaamacad Polytechnic lagu magacaabo oo ku taala Caasimadda dalka Afganistaan ee Kaabuul.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 12 ruux ayaa ku dhintay Qarax ismiidaamin ah oo lala begsaday Hugaamiye yaasha muslimiinta iyo culimo isugu soo aruuray jaamacad Polytechnic lagu magacaabo oo ku taala Caasimadda dalka Afganistaan ee Kaabuul.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Afganistan Najib Danish ayaa sheegay in dad ka badan 10 ruux ay ku dhaawacmeen weerarka isniintaan gilgilay magaalada Kaabuul, waxaana laga cabsi qabaa in geridu ay kororto.

"Kooxda weerarka soo qaaday waxay lugeeynayeen meen u dhow Albaabka jamacadda ka inta aysan falkaa geysan” ayuu yiri Afhayeenka Wasaarada arimaha Gudaha Afgaanistaan.

Dhankale Waheed Majrooh, afayeenka Wasaaradda cafimaadka ee Afganistaan ayaa u sheegay Al-jazeera in 12 ay dhaawacmeen, lana geeyay qaybaha gudmadka deg-degga ah.

Taalibaan ayaa badanaa sheegata Weeraradda Afaganistan ka dhaca waxayna horay u sheegteen weerarro dhiig badan ku daatay, inkastoo maanta uusan soo bxin war sheegaya in masuuliyadda ay taalibaan leeyihiin.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip