
HALKAAN KA AKHRISO:-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 30-KA MAY 2018-KA
Munaasabadda dhaarinta ayaa waxaa ka qeyb galay G/G/Shacabka, Ra/Wasaa re kuxigeenka, Wasiirka Cadaaladda, xub no ka socday Hey’adaha Garsoorka iyo Mas’uuliyiin kale. Khudbad uu Madaxwey naha ka jeediyay munaasabadda dhaarta ayaa waxaa uu ku sheegay in DFS ay mu dnaanta 1aad siinayso dib-u-habeynta garsoorka dalka.
"Muddooyinkii la soo dhaafay dadkeen nu waxa ay ka hadlaayeen caddaalad dar ro dhinac walba ah oo baahsan. Waxaan ku samaynaynay daraasad meesha dhib ku ka taagan yahay iyo xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka. Waxaa noo soo baxd ay in loo baahan yahay dib-u-habayn, dib-u-habayntaasina shalay ayay bilaa batay, waxaana noogu xigi doona in aan dhisno Golaha Adeegga Garsoorka”ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.
Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda xilka culus ee uu u maga caaabay, isaga oo ka codsaday laamaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeedba in ay gacan ku siiyaan sidii uu u gudan la haa xilka culus ee loo igmaday.
Guddoomiye Baashe oo hadal kooban jeediyay dhaarinta kaddib ayaa yiri: "Helit aanka garsoor hufan, madax-bannaan, dhexdhexaad ah, ummadda Soomaaliy eedna ugu adeega caddaalad, waxa uu aasaas u yahay in la helo caddaalad oo iy aduna saldhig u ah wax kasta oo same eya nolosha bini’aadamka.”
"Haddii ay noqoto horumar, haddii ay noqoto amni iyo haddii ay noqoto kor-u-kac dhaqaale dhammaantood waxaa aas aas u ah in la helo caddaalad, helitaanka caddaaladduna waa masuuliyad wadare ed saaran qof kasta oo muwaadin ah oo Soomaaliyeed, aniguna waxaan ahay qof ka masuuliyadda koowaad ay ka saaran tahay.”
Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu duc eeyay Guddoomiyaha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka, wuxuuna faray goleyaa sha dowladda in ay soo dhameystiraan dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka oo wax weyn ka taraya dib-u-habeynta iyo hufnaanta garsoorka dalka.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale sheegay inuu magacabaayo Guddiga Dib-u-eegi sta Dacwadaha iyo Cabashooyinka oo si dhaw ula shaqeynaya Guddoomiyaha cus ub ee Maxkamadda Sare. Guddigan oo ka kooban sharci yaqaanno iyo culumada diinta ayaa dib u dhegeysanaya dacwada ha lagu muransan yahay iyo xukunnada ay sida khaldan u rideen hay’daha Gars oorka dalka.
Dhaarinta G/cusub ee Maxkamadda sa re ayaa ku soo aadeysa, iyadoo uu qaada cay xilka qaadistii lagu sameeyay G/yihii Maxkamadda sare, isla markaana ku tilm aamay mid sharciga baal marsan, waxa ana dhaarinta Guddoo miyaha cusub u muuqataa mid degdeg ka muuqata.
DAGAALYAHANO KA TIRSAN XARAKADDA AL-SHABAAB OO LAGU QABATAY GUDAHA DALKA KENYA.
Wararka ka imaanaya dalka Kenya ay aa sheegaya in ciidamada Policeka dalk aasi ay gacanta kusoo dhigeen 3 ruux oo looga shaki sanyahay in ay katirsan yihiin xarakada Alshabaab kuwaa oo qorshey nayay in ay weeraro ka geystaan gudaha dalka Kenya.
Charles Mutua oo ah sarkaal oo sare oo katirsan ciidamada dambi barista dalka Kenya ayaa sheegay in labo kamid ah raggaasi laga soo qabtay deegaanka Nye ri halka midka kale gacanta ay kusoo dhi geen ciidamada Kenya isaga oo kusugan deegaanka Meru ee dalkaasi Kenya.
Saraakiisha ciidamada policeka Kenya ayaa carabaabay in dhalinyaradaasi ay doonayeen in ay weerar kuqaadan gor oonka kubada cagta lagu ciyaaro oo lagu magacaabo Kinoru oo ku yaala deegaan ka Meru halkaa oo baaritaan la sameeyay ay ciidamada amaanka Kenya ay ku guul eysteen in gacanta lagu soo dhigo raga asi katirsan alshabaab.
Wilson Njega oo ah isku xiraha gobolka u qaabilsan ciidamada Policeka Kenya ayaa sheegay in markii hore lagu daba jiray raggan isagoona ugu baaqay dadka is kaleh hoteelada kuyaala guud ahaan Kenya in ay soo gud biyaan xoggo kusaa bsan qofkasta oo ay kakirenayaan hotee lkoda in loo ilaaliyo amniga shacabka kun ool guud ahaan dalkaasi.
Dhanka kale Charles Mutua oo ah sar kaal sare oo katirsan ciidamada dambi ba rista dalka Kenya ayaa ugu baaqay ciidamada amaanka Kenya in ay dar dar galiyaan howl galadooda loogu soohorj eeda xubnaha katirsan alshabaab ee sida dhuumaaleysiga ahi usoo galaya dalka Kenya isagoona sidoo kale sheegay in ciidamada policeka Kenya in sigooni ah ubaaraan deegaanada Meru, Isiolo, Ma rsabit, Laikipia, Mandera, Wajir, Nyeri, Kiri nyaga iyo Murang’a halkaa oo uu shee gay sarkaalka in goobahaasi ay yihiin mar
inada ugu waaweyn alshabaab.
Dhawaan ayey aheyd markii ciidamo fara badan oo katirsan policeka Kenya la dhigay xuduuda ay wadaagan dalalka so omaaliya iyo Kenya kuwaa oo kacabsi qa ba weeraro horleh oo shabaabku ayku qaadan dalkaasi inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan.
MADAXWEYNE KU XIGEENKA GALMUDUG OO AQBALAY CODSI KA YIMID DOWLADDA SOOMAALIYA
Maalma ka hor Wasiirka Wasaaradda Arri maha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxa med Sabriye waxa uu ugu baaqay mada xda Galmudug ee is khilaafsan in ay isu gu yimaadaan shir deg deg ah oo lagu dhex dhexaadinayo.
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo ka mid ah Madaxda is khilaasfan ee Gal mudug ayaa isaga oo ku sugan Cada ado waxa uu sheegay in codsiga dowladda ee ah in shir loo qabto madax da Galmudug uu soo dhaweynayo.
War qoraal ah oo uu soo saarey ayuu ku sheegay in markii hore ay iyaga dalbad een in madaxda khilaafka uu ka dhaxee yo ee Galmudug la dhex dhexaadiyo taas ina ay dowladdu ka jawaabtay,isla marka ana isaga iyo guddoomiyaha Baarlamaan ka Galmudug Cali Gacal Casir ay soo dha weynaayan shirkaas oo dowaldu sheeg tay in la qabanayo 30 Bishaan oo Beri ku began.
HOOS KA AKHRISO
Warka Qoraalka ah ee ka soo baxay Madaxweyne ku xigeen ka Galmudug. JFS
DowladG.G/mdug Xafiska G.Xigeenka Ref:-XMKGM /05/205 28/5/2018
Ku:-W/Arrimaha Gudaha DFS Muqdisho.
Ujeeddo:-Jawaab celin Xallinta Qlaafka Madaxda Galmudug ee DFS
Md. Wasiir, waxaan helnay warqadaa dii aad madaxda galmuduf u soo dirtay ood ku codsaneysay si loo xalliyo qilaafka ka dhex jira Galmudug in shir la isugu yimaa do 30/05/2018 Magaalada Muqdisho,
Madaxda oo ay ka mid ahaayeen ani goo ah Madaxweyne ku xigeenka Galm udug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Gudoo miyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, Runtii anagu waxaa soo dha weyney naa saan horeyba diyaar ugu ahe yn wa xaa walba oo wada hadal iyo dhe xdhex aadin ah oo garwadeyn ay ka ta hay DFS waa muhim in xal loo helo qila afka mada xda sare iyo xubanaha Baarla maan ugu danbeyn waxaan soo dhawe yney naa diyaarna u nahay baaqa wasiir aad so saartay kuna aaddan in 30/05/ 2018M/Muqdishomahadsanidadxweyne he ku xigeenka Galmudug maxmed xaashi cabdi ayaa ku saxiixnaa iyadoo waqaddu lahe yd timbaraha galn mudug iyo saxiixasa
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO XAFIISKIISA KU QAABILAY PETER DE CLERCQ.
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Ga as ayaa shalay oo waxa uu qasriga ma daxtooyada Puntland ee Garoowe ku qa abilay wafdi uu hogaamineyey ku-xigeen ka xog-hayaha guud ee qaramada mido obey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Peter De Clercq.
Weftigan balaaran ee uu hogaaminayey Peter De Clercq ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxa xafiiska (OCHA) Mr. Justin Brady iyo Agaasimaha ROLSIG (UNSOM) Mr. Staffa Tillander iyo sidoo kale saraakiil ka tirsanUnsom iyo UNDP.
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Ga as ayaa kulanka uu shalay la qaatey ku-xi geenka xog-hayaha guud ee QM u qaa bilsan arrimaha Soomaaliya, Peter De Cle rcq waxaa uu ugaga mahad celiyey booq ashada ay ku yimaadeen Puntland, iyado ona madaxweynuhu sheegay in ay Punt land wada shaqayn dhow la leedahay Hay’adaha caalamiga ah ee ka hawl gala geeska afrika iyo guud ahaanba dalalka caalamka.
Kulankan shalay uu Md.Gaas la yeesh ay Mr. Peter De Clercq ayaa waxaa uu ku saabsanaa arimaha bani’aadanimda iyo xuquuqda dadka tabaalaysan ee reebob ka duufaanada wata iyo abaaruhu aafee yeen, kuwaas oo roobabkii dabaylaha wa tay ee ku dhuftay soomaaliya iyo wadamo badan oo deriska ah barakac baahsan iyo waxyeelo u geysteen.
Mr Peter De Clercq ayaa dhankiisa she egay inuu aad iyo aad ugaga mahad celi nayo kulanka uu kulaqaatay Madaxweyna ha Puntland xafiiskiisa iyo sida wanaags an ee loogu soo dhaweeyey Puntland, isa goona dhinaca kalena uu sheegay inuu soo maray gobolada waqooyiga Soomaali ya oo iyagana duufaanadii iyo roobabkii ka da’ay todobaadkii lasoo dhaafay khasa are baaxad leh oo naf iyo maal ahba u geysteen.
Sidoo kale Peter De Clercg ayaa shee gay inuu haatana Puntland u yimi sidii ay ugu kuur geli lahaayeen xaalada dadka re er guuraaga ah iyo kuwa ku teedsan dhul xeebadka Puntland ee duufaanadii iyo ro obabkii sanadku halakeeyeen, islamar’ ah aantaanaa ay wax uga ogaan lahaayeen xaalada bai’aadanimo iyo raadkii abaar ahu ka tageen.
Ugu danbeyn, Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland ayaa sheegay in ro obabkii duufaanada watay ee ka da’ay Puntland ay dad wax yeeleeyeen, Maamu lka Puntland-na uu ka gurmaday amuurta asi intii taagtiisaa aheyd, balse khasaara ha dhabta ah si loo ogaado ayay Puntl and u xilsaartay xeel dheerayayaal xaqi iqo raadiyeyaal ah oo kasoo warbixiya raa dadka abaaruhu ka tageen iyo khasaar aha ay geysteen duufaanadii iyo roobab kii isku lamaanaa.
MUWAADIN SOOMAALI OO LAGU DILAY TOOGASHO KA DHACDAY DALKA KANADA
Marxuum C/fataax Osman "Upti” oo 31-jir ah ayaa lagu dilay Toogasho ka dhac day caasimadda dalka Kanada ee Otta wa, halka haweeney kale oo Somali oo 23-jir lagu dhaawacay toogashadaasi.
Boliska Kanada ayaa sheegay inay De mbiilihii geystay Toogashadaasi ka baadi-goobayaan guud ahaan dalka Kanada, waxayna soo bandhigeen magaciisa iyo sawirkiisa.
Eedeysanaha oo Nin Madow ah waxaa magaciisa lagu sheegay Tristan Campbe ll, oo 34-jir ah. Iyadoo marxuum C/fataax Osman"Upti” oo ahaa Aabbe 2-Carrruur leh ayaa la sheegay in Madaxa laga toog tay, halka Haweeneyda iyadana laga toog tay Calosha lagu daaweynayo Ibsitaalka.
Si kastaba ha ahaatee, 7aakaani ayaa ah tii 3-aad ee isbuucan ka dhacda dalka Kanada, iyadoo 14 Somali ah lagu dilay dalkaasi sannadkan 2018-ka.
OLOLAHA DAWLAD-WANAAG HAY’ADA INS ANIA FOUNDATION OO LA WAREE GTAY SAMAFALKII QALINKA BILAASHKA AHAA EE XISBIGA SSUP
Mahad Celin Hay`ada (Insania Founda tion) oo la wareegtay Samafalkii 50 qofo od ee qalinka si bilaasha ha Xisbiga SS UP ugu deeqay. Sha;ayoo 29-05-2018 ayaan si toos ah Xisbiga SSUP ugu ware ejiyey Hay`ada Insania Foundation waxa ay ballan qaaday ilaa iyo 50 qof ka badan oo Qaliin bilaasha ah u sameeyneeyso dadka aan awoodin in aay helaan Qaliin bilaashka ah.
Hoggaanka hay`ada INSANIA FOUN DATION ayaa yiri Bishaan Barakeeysan Ayaan ka wada faa `iideeysaneeynaa in aan shacabka Soomaaliyeed adeeg caaf imaad siino Alle SW waydiisaneeyno inuu inoo danbi dhaafo Aamiin. Wixii warbixin intaa la eg kala xiriir talefnnr iyo emailkan xaga facebook #Sinaan iyo #Cadaalad
SOMALILAND OO CEYRINAYSA DAD U DHASHAY SRI LANKA
Maamulka Somaliland ayaa M/ Harge ysa ka masaafurinaya ku dhawaad 12 qof oo u dhashay Sri Land sidda laga soo xi gtay Wasaaradda Arrimaha dibada dowl adda Sri Land. Somaliland ayaa Amar ku bixisay in dadkaasi ay ka baxaan degaa nada Somaliland ka dib markii lagu eed eeyay in ay hareer mareen Sharciga Shaqaalaha Ajnabiga ah ee Somaliland.
Wasaaradda arrimaha dibadda dowl addaSri Lanka ayaa shaacisay in muwa adiniinteeda ku sugnaa Somaliland ay lasoo xariireen,islamarkaana lagu Amray in ay ka baxaan degaanada Somaliland.
Wasaaradda waxa ay sheegtay in Saf aaraddooda Adis ababa ay kala shaqe yneyso Hay’adda IOM sidii dadkaas dib ugu laaban lahaayeen dalkooda.
Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrim aha dibada ayaa sheegay in aysan jirin ,safaarad,qunsuliyad iyo xitaa xafiis dibl omaasi oo ay ku leeyihiin Somaliland maa ddaama aan la aqoonsaneyn Somaliland
DALXIISAYAAL KU XANIBAN GAROONKA DIYAARADAHA MOI EE MAGAALLADDA MOMBASA.
Diyaarad ay la socdeen 121 Dalxiisay aal u dhashay Jarmalka ayaa barqanima dii shalay degdeg u caga-dhigatay Garo onka Caalamiga ee Moi International Air port ee M/Mombasa, wax yar kadib, mar kii ay ka hinqatay Garoonkaasi.
Diyaaraddaasi oo ku sii jeeday Jesiir adda Zanzibaar ee dalka Tanzania ayaa la sheegay inay raxan Shimbiro badan ku soo yaaceen, iyadoo ay 2-shimbir ku dhex dhinteen mid ka mid ah Matoorka Diyaaradda o oshaqadii gabay. Diyaar adda ayaa la sheegay inay soo degto iya doo uu hal matoor ka cilladaysnaa.
Shirkadda Diyaaradda ee The Condor ayaa leh Diyaaradaasi oo ay la socdeen Dalxiisayaal u soo tamashle tegay dhulka loo dalxiis tago ee Kenya. Mid ka mid ah Shaqaalaha Diyaaradda o oaan fasax u haysanin inuu Saxaafadda la hadlo ayaa u sheegay Wargeyska Nation inay Dalxii sayaasha qaadan doonaan Diyaarad kale, si ay berrito ugu dalxiis tagaan Zanzi baar.
NIN HUBEYSAN OO TOOGASHO KU DILAY 2 SARKAAL BOOLIS IYO NIN DARAWAL AH DALKA BELGIUM
Nin hubeysan ayaa toogasho ku dilay 2 Sarkaal boolis ah iyo nin darawal ah mag aalada bariga ku taal Liege ee dalka Belg ium. Ninkan hubeysan ayaa markii dambe qafaashay haweeney nadiifiye aheyd me el iskuul ah, iyadoo markii dambe ay dile en Booliska.
2 Askari oo kale ayaa ku dhaawacmay toogashada uu ninka hubeysan geystay.
Ma cadda ujeedka ninkan, hase ahaatee Xeer ilaaliyeyaasha ayaa baarayaha kii skan, haddii uu la xiriiro fal argagixiso iyo in kale. Booliska ayaa u sheegay warba ahinta gudaha Belgium in ninka hubeysan ee toogashada geystay uu ku qeylinayay "Allaahu Akbar”.
Warbaahinta dalka Belgium ayaa she egaya ninka loo maleynayo in weerarka geystay uu yahay nin Isniintii laga sii daa yay xabsi, waxaana laga yaabaa in intii xa bsiga uu ku jiray la soo maskax rogay ama xagjir laga dhigay
RW KU XIGEENKA OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA DENMARK U QAABILSAN SOOMAALIYA
R/Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa M/a Mu qdisho waxaa uu kulan kula qaatay Safii rka dowladda Denmark u fadhisa Soom aaliya. Kulanka ayaa waxaa ku wehlinaay ay Wasiirka Caddaaladda Soomaaliya Xu seen Xaaji, waxaana ay ka wada hadleen xiriirka ka dhaxeeya labada dal.
Sidoo kale waxa ay ka hadleen taage erada dowladda Denmark ay siiso Sooma aliya. "Waxaan kulan la yeeshay Safiirka wadanka Denmark u qaabilsan Soomaali ya Amb. Mette Knudsen waxaa nuna ka wada hadalnay iskaashiga 2da dal ee Soomaaliya Iyo Denmark & sidii Mashaar iicaha horumarineed ee ay Denm ark ina ga caawiso loo dardargalin lahaa” ayuu yiri R/Wasare ku xigeenka Soomaal iya.
CIIDANKA AMMAANKA OO DEGMADA WAA BERI KU QABTAY LABA NIN OO KA TIRSAN SHABAAB
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Waaberi ee gob olka Banaadir, Hay’adaha ammaanka ay aa galabta degmada Waaberi gaar ahaan halka loo yaqaano Ansalooti ku qabtay 2 nin oo ku hubeysnaa Bastoolado.
Saraakiisha ammaanka ayaa inoo she egay raggan in xogtooda horey loo hay ay, ayna ku sugnaayeen guri ku yaalla de gmada Waaberi, galabtana ciidamada ay ku baxeen. Saraakiisha ayaa sidoo kale waxay in oo sheegeen inta uu hawlgalka socday in ciidamada ay dhaawaceen hal nin, halka mid kalena isaga oo badqaba gacanta lagu dhigay, kadib markii raggan ay isku dayeen in ay baxsadaan, rasaa sna kala hortageen ciidanka.
Maamulka degmada Waaberi oo dhan kooda aan la xiriirnay waxay inoo sheeg een in labada nin gacanta lagu dhigay ha da ay ku socdaan baaris, ayna yihiin rag ka tirsan ururka Al-shabaab.
"Waxaan adin xaqiijinayaa shalay galab in degmada Waaberi lagu qabtay 2 nin oo hubeysan horey ayaa xogtooda loo hay ay, ciidamada ayaa ku baxay guri ay joo geen, iska cabin ayay sameeyeen, waxaa ku geeryooday qof shacab ahaa inta uu hawlgalka socday, mid isaga oo dhaa wacan ayaan qabanay, halka midka ka lena uu badqabo, nimankan waxay ka tir san yihiin kuwa cadowga ee Shabaab.” Ayuu yiri masuul ka tirsan maamulka degmada Waaberi.
Dorraadgelinkii dambe ayay aheyd mar kii degmada Waaberi ay koox hubey san ku weerartay gaari ay la socdeen ilaa afar qof, waxayna halkaasi ku dileen nin lagu magacaabi jiray Cumar Dalxa oo ka tirs anaa shaqaalaha Baarlamaanka, hal ka qof kale oo gaariga saarnaa ay dhaa waceen.
XILDHIBAAN DALXA OO SOO BANDHIGAY WADDADA LOO MARI KARO SUGIDA AMN IGA MUQDISHO
Iyada oo maalmihii lasoo dhaafay falal amnidarro gaar ahaan dilal qorsheysan ay ka dhacayeen Muqdisho ayaa waxaa ka hadlay xildhibaan ka tirsan baarlam aanka Soomaaliya. Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa she egay in mudo laga daba wareegayey sidii loo sugi lahaa amniga Muqdisho balse dowladdu aysan weli ku guuleysan.
Isaga oo wareysi siinayey Radio Dal san ayaa waxa uu sheegay in dowladda looga baahan yahay in marka hore ay ku dadaasho sugida amniga labada gobol ee Shabeelooyinka ee labada dhinac ka xiga Muqdisho.
Masuuliyiinta waaxyaha kala duwan ee degmooyinka ayuu sheegay in ay sha cabka kala kaashaadaan sugida amniga waaxyaha kala duwan ee degmooyinka ta as oo horseedi karta xasilinta amniga Caa simadda. Sikastaba dowladda Soomaal iya ayaa dhawaan sameysay ciidamo ga ar ah oo ka qeyb qaata sugida amniga muqdisho,waxaana daba socda dilalka qorsheysan ee ka dhacaya xaafado ka mid ah muqdisho.
DOWLADDA KENYA OO DALBANAYSA IN LA KORDHIYO MAGDHOWGA CIIDANKEEDA LAGU DILO SOOMAALIYA.
Dowladda Kenya ayaa ka dalbatay QM Magdhow dheeraad ah ciidamada dalgaal ka kala soo horjeeda Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan Soomaliya.
Hadalkaan ka soo baxay mas’uuliyiinta ugu
sareysa dowlada Kenya ayaa waxay sheegayaan inay sare u qaadi doonaan Magdhowga
ay ka qaadayaan QM laga soo bilaabo
bartamaha bisha July ee sa nadkan haddii ciidamadeeda qeybta ah howl galka M/Africa
ee AMISOM.
Qiyaastii 4,000 askari oo Kenyan ah ay aa qayb ka ah AMISOM. Beesha caalam ku waxay bixisaa $ 1,028 (Sh103,828) Askari kasta bil kasta, dowladahooda kala duwan ayaa markaa ka jari doona $ 200 (Sh20,200) kharashaadka maamulka taas oo macnaheedu yahay in askartu guriga ku qaadaan $ 800 (Sh83,628). Askartu waxay maalgelinayaan dawladda.
Dowlada Kenya ayaa Soomaaliya u soo dirtay 4,660 bishii October ee sanadii 2011-kii askar katirsan ciidamada difaaca Kenya iyadoona qaar kamid ah ciidanka asi ay dib ugu laabteen dalkaasi maadaa ma lasheegay in waqtigii ay kujo ogeyn soomaaliya uu dhamaaday.
Dhnka kale Hadalakan ka soo baxay Kenya ee ku’aadan kordhinta magdho wga ciidankeeda ku dhinta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in markii hore Askari kasta ee ku dhinta gudaha Soo maaliya Magdhow ahaan loo siin jiray qoy skiisa lacag dhan 6.1 Million oo shilinka Kenya ah balse laga bilaabo bisha july ee sanadkan ay kordhiyeen lacagtaasi mag dhowga ah isla markaana qaramada mid oobay ay dhiibi doonaan 7.05 Million oo shilinka Kenya ah askari kasta ee ku dhinta guud ahaan Soomaaliya kuwaa oo qeyb ka ah ciidanka AMISOM ee dowlada Soomaaliya ka taageeraya dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.
ISRAEL OO SHEEGTAY IN LAGA SOO WEERARAY GAZA
Milatariga Israel ayaa sheegay in min tidiin ku sugan marinka Gaza ay 25 hoob iye shalay ku soo tureen dhowr goob oo ku yaalla Koonfurta Israel.
Bayaan kasoo baxay milatariga ayaa lagu sheegay in habkooda difaaca gantaallada uu qabtay inta badan gantaalladaas, hal ka qaarkoodona ay ku dhaceen meelo ba naan, lama sheegin wax khasaare ah.
Xiisadda ka taagan xuduudda Gaza ayaa sare u kacsaneyd 2dii bil ee ugu da mbeeyey, ayada oo Falastiiniyiinta ay dhi gayeen dibadbaxyo ay ku baaqayaan in ay dib ugu noqdaan dhulkoodii laga barak iciyey markii Israel la aas-aasay 1948-kii.
Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yar aan 115 qof oo Falastiiniyiin ah tan iyo markii dibadbaxyada ay billowdeen, aya da oo aad loogu cambaareeyey adeegsi ga awood ciidan. Israel ayaa ku eedeey say kooxda Xamas inay rabshadaha kici say, waxayna ku dooday inay ka fal-cel isay si ay u ilaaliso xuduudda. VOA
HOGAAMIYE KU XUKUNNAA DIL OO XABSIGA LAGA SIIDAAYAY DALKA ITOOBIYA
Andargachew ‘Andy’ Tsege, oo ahaa hogaamiye sare oo mucaaradka Itoobiya ka tirsan islamarkana ku xukunnaa dil ay aa xab siga laga siid aayay shalay ,waxaa sidaasi sheegaya wariyaha BBC qayb ta Amxaariga Kalki dan Yibeltal.
‘Andy’ Tsege,oo sidoo kale haysta dha lashada dalka Britain ayaa imika dib ula midoobay qoyskiisa. Siideynta ayaa wax aa si wayn u sugayay waalidiinta hog aa miyaha oo iyagu ku nool magaalada Bole oo u dhawcaasima da,Addis Aba ba.
Waxaa xabsiga la dhigay Mr Andarg achew afar sano ka hor. Mr Andargachew ayaa waxa uu ahaa xoghayihii guud ee dhaqdha qaaqii la mamnuucay ee Ginbot 7. Dowladda ayaa ku dhawaaqday siida yntiisa, waxa ayna sheegtay in ay qayb ka tahay dadaalada dib u heshiisiinta ee dalka ka socda
CIMRIGAAGA OO RAAGO CEEB AYUU
KU JOOJIYAA!!!.
Qudus
waa la heeystaa…..Cudur daar noqon meeyso, maxaan ka qaban karaa? .iima dhawa,
Islaamku mamideeysna, ana gaateenu naheeysataa.
Halka yuhuudu dul taagan tahay waa Qibladaadii 1aad, waa mid ka mid ah sad daxda Masjid ee barakeeysan.
Waxaa u qorsheeysan in ay berrina Kacbada isku dul sawiraan, diyaar ma u nahay difaac mise shimbirihii Abaabiil ay aan sugeynaa. Ma ogtahay in somalidu mar ay kacbada ka difaacday Bortaqii ska, waa Abkoow yaashaadii kaa imam anka sareeyay.horaa loo yiri ( Dab damb asoow dhalaa).taas miyaa nagu rumoow day.
Waan ceeboownay cudur daarna ma lihin, cumrigeena oo raagay ayaa cee btaa in aan u joogno na gaarsiiyay.ma ba naan tahay in lagu duceeysto ceeb kale Allow ha i joojin, ee ka hor i oofso, waa Alcaful iimaan.
Bal talo keen Aduun la joogo ma jiro, Aakhira loo ordana lama soo sheegin.
Maxaan ku jawaabeeynaa, haddii Aakh ara nala weydiiyo waajibkaa aan gudan weynay. Maxaan sameeynaa maanta?. Talaadaadu waa muhim ,in aad asiibto ay aa dhici karta, maan kaa maqan mask ax walaalkaa ayuu ku jiraa, ayaa la yiri ee talo keen waa la ceeboobaye.
Qore: yahya Amir.
DAACISH OO WEERAR KA FULISEY GOBOLKA BARI - MAS’UULIYIINTA AMNIGA AYAA XAQIIJIYAY
Askari ayaa geeryooday 3 qof oo ka lana waa ay dhaawacmeen, markii da gaalyahanno hubeysan ay weerarren xilli dambe oo Hbeen hpre ah saldhigga cii danka sidda milateriga u tababarren ee Daraawiishta Puntland oo ku yaalla tuu llada Canjeel oo ka tirsan degmada Qan dala ee gobolka Bari,sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta amniga deegaanka uu we erarka ka dhacay.
Taliyaha saldhigga oo lugu magacaa bo, Fowsi Xasan Ismaaciil ayaa u sheeg ay idaacadda VOA-da in dagaalyahanna da soo weerarrey ay ka tirsanaayeen koo xda Daaciish oo dagaalyahanno taabacs an ay ku suganyihiin dhulka buuraleyda ah ee ku dhow deegaanka Canjeel.
" Daaciish ayaa na soo weerartay buu rta ku jira xalay markii ay ahayd toddo badii saac ayaa saddex jiho nagala soo weerarray hal wiil ayaa nooga dhintey waan iska difaacnay.” ayuu yiri Fowsi oo inta ku darray " Weerarka waa ku dhaa wacmey labo gabdhood iyo hal wiil... Ra ggii na soo weerarray dhaawac ayaa gaa rey, waan ku raadjoogna.”
Markii ugu horreysay oo tuullada laga maqlo weerar ay ka fuliyeen dagaallamay aasha Daacish waxaa ay ahayd October sannadkii hore ee 2017, waqtiga oo xilli habeen ah lugu diley guri ku yaalla Can jeel haweeney iyo wiil ay dhashay oo 15 jir ahaa, waxaana weerarka xalay uu noq onayo midkii labaad oo deegaanka ay fuliyeen kooxda.
DIINI MAXAMED DIINI: "XILKA QAADISTA GUD.MAXKAMADDA SARE SHARCIGA MA WAAFAQSANA”.
Guddoomiyaha Ururrada Bulshada Ra yidka ee
SOSCEN SA Diini Maxamed Di ini; ayaa sheeg ay in xilka qaadistii dhawaan uu mad
ax weyne Farmaa jo ku sameeyay Gu ddoomiyihii Maxka madda sare aysan waa
faqsaneyn sharciga.
Waxa uu sheegay in Dastuurka KMG ah iyo Dastuurkii 60kii labaduba aysan ku jirin hannaanka uu Madaxweynaha u mar ay xilka qaadista Ibraahim Iidle Suleym aan. Guddoomiye Diini ayaa sheegay in xilka qaadista ay tahay in uu soo jeediyo Guddiga adeegga garsoorka kaas oo aanu dalku lahayn hadda.
Waxaa uu XUkuumadda Xasan Cali Khe yre; ku eedeeyay in aysan ka shaqe yneyn dhismaha Guddiga adeegga gars oorka oo ay tahay in uu soo maro Golaha Wasiirrada kaddibna Madaxweynaha ansixiyo.
Diini,ayaa sheegay in xitaa haddii ay tahay in Madaxweynaha isbddel ku sam eynayo garsoorka ay ahayd in uu xilka ka wada qaado Guddoomiyayaasha Maxk amadaha Racfaanka sare iyo Gobolka Banaadir. Ibraahim Iidle ayaa laftiisa dii day xilka qaadista uu Madaxweyne Farm aajo ku sameeyay,waxaana uu ku dood ay in xilka qaadistaas ay baal marsan ta hay xeerarka dalka u yaalla.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xilka qaa dista Ibraahim ku sheegay in ay qeyb ka tahay isbdelka dhinaca garsoorka ah ee uu ballan qaaday in uu sameynayo xilligii ololaha doorashada
IMTIXAANAADKA DALLADA SAFE EE SHAHAADADA DUGSIGA DHEXE OO AY U FARIISTEEN 15,770 ARDAY
Waxaa la soo gabagabeeyey Imitixaan aadkii Sannad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Shahaadada Dugsiyada Dhexe ee Da llada Waxbarashada ee SAFE, waxaana Sannadkaan Imtixaanaadkii u fariistey Ardeydii ugu Badneyd oo isugu jirta Wiilal iyo Gabadho sida uu sheegey Agaasima ha Fulinta ee Dallada SAFE Keyse May ow Abuu Xuseen.
"Tirada Guud ee ardeyda Imtixaanka u Fariisatey waa 15,770 oo Kun, waxaa Wi ilal ah 9,305 Kun, Gabdhaha waa 6.485 oo Kun Waana Fasalka Sideedaad , wa xayna Imtixaanadaanay ahaayeen kuwa lagu qaadayey Muqdisho iyo Gobolada dalka” sidaa Waxaa yiri Agaasimaha Ful inta ee Dallada KeyseMayow Abuu Xuse en oo sheegey in Dallada ay Hoos yima adaan ilaa 297 Dugsi wuxuu intaa Raac iyey
"Dhamaan Goobaha imtixaanada ka dhacayeen waxaan u Diyaariney Wixii Ta shiilaad ahaa oo ay u baahnaayeen sida Macalimiin, Kormeerayaal iyo Dhaqaale, waxayna Imtixaanadaas ay Bilaabeen 26 waxayna ku ekaayeen 29 Bishaan May 2018 waxaa uu sheegey Agaasimaha in Muddo ku dhow 18 Sannoo oo Xiriir ay qadayeen Imtixaanada Dugsiyada Shaha adada Dugsiga Dhexe”
Agaasimaha Fulinta ee Dallada Md. Keyse oo Warbixintaan nagu siinayey Xaf iiska Dallada SAFE ee M/Muqdisho wax aa uu sheegey in ardeyda Dhameysatey Dugsiyada Dhexe ay u Diyaariyeen habkii ay u sii Wadan lahaayeen Waxbarashado oda ee Dugsiyada Sare
"Ardeyda Kaalimaha Koowaad, Labaad iyo Sadexaad galey ee Dugsiyada Dhe xe in ay Dallada gu talagashey in ay si lacag la’aan ugu dhigtaan Dugsiyada Sa re ee Dallada Hoos yimaada sidoo kale waxaa sheegey inArdeydaas Dallada SAFE ugu talagashey in ay siiyaan Abaal marino ku aadan Darajada sare ay keene en ” sidaa waxaa sheegey Agaasimaha Fulinta ee Dallada Keyse Mayow
Dalada SAFE waxay ka mid tahay Dal adaha Waxbarashada ee ka jira Dalka waxayna Mudadii dheereyd ee ay jirteyay ku soo shaqeysey Xaalad adag sidoo kale Dallada SAFE waxaa wax ka barta in in ka badan Saddex Boqol Kun oo ardey kuwaa oo ku sugan Dhamaan Gobollda Soomaaliya iyo M/ Muqdisho.
RAMADAANKU WAA FURSADA CUMRIGA Q 9AAD |
CALINUUR
(Dersiga Sagaalaad)
Waxaa xiligaan oo kale muhiim ah in lala
yimaado Sunadii Ictikaafka ee uu la imaan jiray Nabigeenii (Nabad iyo Naxariis
Korkiisa allaha yeelee)
Ramadaan kasta marka uuu gaaro Tobanka dambe, wuxuuna fogaan jiray Mashaakilada kale ee Dunada, asagoo u gaar yeeli jiray waqtiga oo dhan Caibaadooyin lagu sameeyo Masjidka gudahiisa.
Ictikaafku waa Qalbiga oo loo jeediyo Xaga Rabi, lana macaansado Munaajaadkiisa, lana weheshado, waxaana arintaas lagu sameeyaa in Masaajidka aan marna laga Baixin, iyo in Cibaadada loo gaar noqdo oo aan faraha lala galin arimaha kale ee Aduunka.
Ibnu Cutheymiin (Allaha u Naxariistee) oo Ictikaafka macna ahaan Sheegayayna waxaa uu ku macneeyay: In uu Insaanka ka haro dadka kale, si uu ugu gaar noqdo Cibaadada Allaah (cw) asagoo gala Masjid Masaajida Illaah ka mid ah, asagoo ruuxa raadsanaayo Fadliga Illaah iyo Ajarkiisa, doonayana inuu haleelo Habeenka Leylatul-Qadriga.
Waxaa kaloo uu Sheekh Inbu Cutheymiin (Allaha u Naxariistee) hadalkaas sii raaciyay waxyaabaha looga baahan yahay ruuxa Ictikaafka Doonayo waxaa uuna yiri:Sidaa dartyeed waxaa u haboon ruuxa Ictikaafaya inuu ku Mashquulo Xuska Illaah, Qur’aan aqris, Salaad iyo Cibaado, waxaana looga baahan yahay inuu ka fogaado waxa aan macnaha laheyn ee Aduunka ee Sheekada Aduunka ka midka ah, dhibse malaha inuu waxoogaa kula sheekeysto xaaskiisa hadal banaan ama qof kale maslaxad darteed,.. waxaa una soo arooriyay Ibnu Cutheymiin Daliil ahaan Xadiiskii laga wariyay Hooyadii Mu’miniinta Safiya (Allaha ka Raali Noqdee) oo ay ku sheegatay in ay u timid Nabiga suuban oo ku jira meeshii uu ku Ictikaafayay xili habeen ah oo ay la shekeysatay, waxa ay tiri ka dibna waxaan doonay inaan u laabto Gurigeyga, Nabigaana isii raacay sagootin ahaan..
Marka Ictikaafka waxaa uu ka mid yahay sunooyinka looga baahan yahay Muslimiinta in ay la yimaadaan Bishaan Ramadaan Gaar ahaan Tobanka Dambe ee ka midka ah si fursad loogu helo Cibaadada Munaasabadan qaaliga darteed.
Ictikaafka waxaa uu Bilaawdaa marka ay bilaabato Tobanka dambe ee Ramadaan. waxaa uuna leeyahay Shuruudo laga maarmaan u ah inuu ilaaliyo ruuxa doonaya inuu Ictikaafo si uu uga Ansaxo waxaana ka mid ah:
1- Inuu Muslim yahay Ruuxa Ictikafaya, Gaal kama Ansaxo.
2-Inuu Fiyoow yahay Caqli ahaan, kan waalan kama Ansaxo.
3- Qaangaar inuu yahay, Caruurta kama Ansaxo.
4- Waxaa looga baahan yahay Niyad inuu la yimaad ruuxa Ictikaafaya(Inuu Niyeesto).
5-Daahirna waa inuu kayahay Xeyd (Caado) iyo Nifaas, waxaa ku waajibaya hadii Caadada ka Timaado gabadha in ay joojiso Ictikaafka kana baxdo Masjidka.
6- Meesha lagu Ictikaafayana waa in uu ahaado Masjid lagu Tukado Saalaadaha Jiimcada iyo Jamaacada.
Waxaa kaloo jira waxyaabo looga baahan yahay inuu ka Digtoonaado ruuxa Ictikaafaya oo Buriya, waxaana ka mid ah.
1- ( Jimaaca) taasoo loo la jeedo ruuxa inta uu ku jiro Ictikaafka ma taaban karo Xaaskiisa ama lama imaan karo waxyaabaha hor dhaca u ah Jimaaca Sida Taabashada Shahwada darateed ah ama Shumin.
2- Waxaa kaloo Buriya Ictikaafka in Masjidka laga wada baxo dan la’aan, hadiise jirka qaarkiis laga bixiyo Masjidka sida uu sameeyay Nabiga (Nabad galyo iyo Naxariis korkiisa Allaha yeelee) oo kale markii ay Caaisha u Dhaqeysay Timahiisa asagoo Ictikaafsan waa ay banan tahay.
3- Waxaa kaloo Buriya Ictikaafka Diinta in laga Baxo (Ridada) – illaah ayaan ka magan galeynaaye- waxaa kaloo Bura Camalkiisa oo dhan maadaama uu Ridoobay.
Sidaas oo kalana waxaa jira Aadaabo laga maar maan ah inuu ilaaliyo ruuxa Ictikaafaya,.. qaarkoodna hore ayaan usoo sheegnay, waxaa kaloo ka mid in uu ruuxa ilaaliyo Nadaafada Masjidka, inuusan ka dhigan Ictikaafka miduu uga faaiideysto Saaxiibo la sheekeysi, waxaa kaloo ka mid ah ruuxa inuusan dayacin Ehelkiisa maalmaha uu ku jiro ictikaafka oo uusan dhigin Masruuf la’aan.
Hadaba waxaan kusoo gabagabeynayaa walaal walba oo Muslim ah inuu isku dayo inuu soo nooleeyo Sunadaas laga tagay ee Ictikaafka isla markaana nafteena ku tarbiyeeyno ku dayashada Nabigeebnii Suubanaa, ugana dayanaa wax walba oo aan Cibaado ahaan u sameyneyno.
waxaa diyaariyay Calinuur Xoogsade
Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: calinuur
FG:Akhriste fadlan ha dhigin meel aan Nadiif aheyn Qoraallo Dini ah ayaa ku yallaan ee Xafid Adigoo Mahadsan
LABA TELEFISHAN OO LAGA JOOJIYEY INAY KA HAWLGALAAN
SOMALILAND
Xukuumadda Somaliland ayaa gabi ahaanba joojisay inay Somaliland ka hawlgalaan laba Telefishan oo lagu eede-eyey inay warar dhinac u badan baah-iyeen.
Wasaaradda warfaafinta Somal-iland ayaa sheegtay in qofkii war u dira talaabo laga qaadi doonno,waxaana sid-aas lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda.
"Waxa caddaan ah in labada telef-ishan ee kala ah SBS TV & SOMNEWS TV ay ku kaceen falal olole siyaasadeed iyo dagaal borobagaande cad oo ay ku hayaan qaranka Somaliland”ayaa lagu yidhi qoraalkaasi.
Waxaana lagu eedeeyey labad-dan muuq baahiye qodobadan hoos ku qoran:.
1. Telefishanka SBS
Waxa uu caado ka dhigtay tel-efishanka SBS in uu sameeyo, isla mar-kaasina baahiyo warar iyo barnaamijyo been-abuur ah oo qaawan iyo kicin dad-weyne oo fidno abuur ah.
Tusaale cad waxa u ah falalkaas siyaasadeed iyo kicintaas muuqaallada iyo heesaha joogtada ah ee guubaabada ah ee loogu hanjabayo Somaliland, isla markaasi loogu samaynayo borobaga-andhe taageero ah Puntland.
2. Telefishanka SOMNEWS TV.
Sidoo kale telefishanka Somnews TV waxa uu isna si joogto ah u baahiyaa baaqyo kicin iyo guubaabo qabiilaysan, kuwaasi oo fidno ka dhex abuuraya buls-hada Somaliland.
Tusaale waxa u ah falalkaas siya-asadeed iyo kicintaas muuqaallada iyo barnaamijyadda qabyaaladaysan oo guubaabo dagaal ah oo ka baxay Somn-ews TV wakhtiyo kala duwan laga soo bilaabo taariikhdu markay 21 May 2018.
Sidaasi awgeed, waxa muuqata in telifishannadaasi ay lumiyeen dhexdhe-xaadnimadii iyo dhawristii xeerarka waa-qicinimada saxaafadda, sugnaanshaha xogta, iyo anshaxa mihnadda saxaafadda ee laga filayey in ay dhawraan. Isla mark-aasina, waxa ay jebiyeen Telifishana-daasi shuruudihii laga doonayey hay’ad kasta oo warbaahineed oo ka shaqayna-ysa Somaliland inay dhawrto.
Sababahaasi awgood Wasaaara-dda Warfaaafinta, Dhaqanka iyo Wacy-igelinta Somaliland waxay soo saartay amar ay kaga mamnuucayso telifishanna-daasi SBS & SOMNEWS in ay ka hawl galaan amma wax shaqo ah ka qabtaan dalkan Somaliland gudihiisa
HALKAAN KA AKHRISO:-WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 30-KA MAY 2018-KA
MADAXWEYNAHA OO KA QEYB GALAY MUNA ASABAD LAGU DHAARINAYAY GUDDOOMIY AHA MAXKAMADDA SARE Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay mu naasabad lagu dhaarinayay Guddoomiya ha cusub ee Maxkamadda Sare oo ka dhacday Xarunta