Dhageyso:-Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa+Sawirro

0
Saturday May 26, 2018 - 01:20:44 in Wararka by
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Warbixiyey Safarkiisa Adis Ababa+Sawirro

    Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa waxa uu gaaray Magalada Adisa Ababa ee dalka Itoobiya,waxana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa waxa uu gaaray Magalada Adisa Ababa ee dalka Itoobiya,waxana halkaasi ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowladda Itoobiya

Safarka ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxa ku wehliya Xubno uu ka mid yihiin Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibada iyo masuuliyiin kale kuwaas oo caawa ku hoyanaya Magalada Adis Aababa.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Addis Ababa Amb. Maxamed Cali Nuur Xaaji ayaa sheegay in wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ay mudo laba cisho ah ku joogi doonaan dalka Itoobiya,isla markana uu la kulmi doono Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed.



Waxa uu sheegay in ay labada masuul ka wada hadli doonaan iskaashiga Waxbarashada,Nabadgelyada iyo qodobo kale.

Hoos Ka Dhageyso Codka SafiirkaSoomaaliya u fadhiya Itoobiya kana Daawo Sawirrada.

Audio Player


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip