Wasiir Koofur Galbeed ka tirsanaa oo Is Casilay

0
Tuesday December 22, 2015 - 19:45:51 in Wararka by
  • Visits: 723
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Koofur Galbeed ka tirsanaa oo Is Casilay

    Wasiirkii Dalxiiska iyo Duur Joogta maamulka Koofur Galbeed Cumar Dheere oo la soo xariiray Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in uu iska Casilay xilkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirkii Dalxiiska iyo Duur Joogta maamulka Koofur Galbeed Cumar Dheere oo la soo xariiray Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in uu iska Casilay xilkiisa. Cumar Dheere ayaa ku micneeyay is casilaadiisa in Wasiirada maamulka aysan kuwa u Madax banaan howshooda balse talada oo dhan uu kor ka heysto Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Wasiirka is casilay ayaa ka mid ahaa Wasiirada maamulka Koofur Galbeed oo Xilkooda loo dhaariyay Bishii January ee aan ka soo gudubnay.

Maamulka Koofur Galbeed ayaa lagu eedeeyaa in howlihiisa ay yihiin kuwa gaabis ah marka loo eego dhaq dhaqaaqyo fiican oo la taaban karo maadaama aysan ka jirin deegaanadiisa.

XIGASHO:-SHABEELLENEWS.COM



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip